Somaliland Xasuuqii Siyaad Bare & Gabood Faladii Kornayl Tuke (Qaybtii 2aad)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 ноя 2024

Комментарии • 308

  • @queenrayan8450
    @queenrayan8450 4 года назад +16

    Walahi wan ooyey ad ban ugu xumahy walalahena rer somaliland marka arko somaali nimada xita wanca forma muqdisho ad ban uilmeeye wlhi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💚💬❤🙏🙏

  • @ahiraa1438
    @ahiraa1438 4 года назад +12

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭xaq ayey u leyihn iney ictiraf helan reer s.land weliba hargeysa wxn ahay reer muqdishi lkn igma dhiman damiirka islanimo damiirka wlltinimi damiirki bini adanimo inti dhimatay ilahey ha u naxristo cadaldna ilahey ayey hirta😭😭😭

    • @mohamedabdio1510
      @mohamedabdio1510 4 года назад

      Best movie

    • @h.m.k6976
      @h.m.k6976 4 года назад

      @@mohamedabdio1510 hhhhh😂

    • @h.m.k6976
      @h.m.k6976 4 года назад

      Waryaa qaylada iyo calaacalka naga naaf 😂

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 4 года назад +1

      @@mohamedabdio1510 adiga haday movie ku tahay wllo anaga dadkayagi o la dilay weeye ee lkn adigana in sha Allah waad dareemi xanuunkaso kale

  • @hiigsiganoloshadhabta5799
    @hiigsiganoloshadhabta5799 4 года назад +28

    Inaalilah wa inaa ilayhi raajicuun 😭😭😭waxa ka mid ahaa abahay allah how naxariisto abahay iyo inti kale e la xasuuqay ma ilaabi karno '' qaarna way u sacabo tumayan xamar' wan ka xumay 😢😢😢☝️☝️😭

  • @sahraabdillahi7041
    @sahraabdillahi7041 4 года назад +14

    Madaxtooya Villa Somalia horteedaa gaajo loogu dhintaa kuwaa wax utara ,dhalinyartayadu boqolkiiba boqol waxaad waalidiintood KU samayseen way ogyihiin, waxaad is leedihiin kuwa waawayni waxay goobjoog u ahaayeen xasuuqii, sheeko iyo muuqaalba waanu ugu gudbinay wixii dhacay.

  • @Malikahmed961
    @Malikahmed961 3 года назад +4

    Adunka somalia iyo muqdisho waxan ka necbay lawaaa ma arki karaaba nacayb kan uqabo daraadeed iyaga iyo calankoodaba uuuf 😠 I'm somalilander dhabaaa ✌❤ viva somaliland ❤

    • @saadisuban6990
      @saadisuban6990 3 года назад

      Muqdisho waxba ma eysan sameer kaligis talis oo dadka layay ayaa sameyay. Dadka ku nool weey iska amuseen dowlad hadii ay ka so jeatay uu dilayay marka dadka xamar joga eda ka daa ileen waxba kama dalin. Allah uu naxaristo umdi dhamatay uu dinbi dhaafo. Kuwi ka danbeyay mantey hesataa

    • @savamokhtar
      @savamokhtar Год назад +2

      @@saadisuban6990ma wxd iga dhadgicnysa inanu hawiye Ku jirin dagalka xasuqaygi loma kala hadhin isaaq iyo darood o dhan u hawiye la socdo,jarer weyn,samaron,gabooye aniga illhy Ba ila socday lkn wan Ka guleysty oo mntaba dwlad ban ahy aad kudaba daashen ood isledihn mrkle harwasada wallay Ka tahy tasi walahi Isaaq oo la waayo mahane Somali iskuma imneyso ana kala jaray somali anana isku so celin kara idnkana nbsigi ba idnku socda

  • @nuuradiino3341
    @nuuradiino3341 4 года назад +13

    Dhalinyada somaliland ee
    Kusiisocda somalia
    Tanaa u tusaale ah.
    Waana inay ogaadaan
    Inayna wxba kaga horayn
    Somalia

    • @Malikahmed961
      @Malikahmed961 3 года назад +4

      True viva somaliland

    • @LakiliibaanMaxamuud
      @LakiliibaanMaxamuud 5 месяцев назад

      ​@@Malikahmed961Malik abaayo nac kuwa idin xumeeyay lkn aniga ahaan walhi waa nii jeclahay ❤😢 sorry walhi raligalin waxba idiinma tartoh

  • @abeessharmarke5089
    @abeessharmarke5089 4 года назад +14

    Waxan islahaa anigu malaha dadkii waxba kama noola
    i thought to myself there must be no more people left aax oooh my allaah 💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔🤲🤲🤲🤲🤲🤲👎👎👎👎👎👎

  • @khadarmohamed6505
    @khadarmohamed6505 4 года назад +13

    We need museum for this victims

    • @mrhassanali3297
      @mrhassanali3297 4 года назад +4

      Also a memorial day honoring the innocent victims. May Allah have mercy on them and grant them janatul firdous

    • @Sam-t4p4r
      @Sam-t4p4r 8 месяцев назад

      You right,we need that absolutely😢😢😢😢we should talk

    • @jjuice3327
      @jjuice3327 Месяц назад

      @@Sam-t4p4rI agree

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 4 года назад +8

    Waa in dalinta Somaliland ee hoos joogta Somalia, hada taariikhda eey soo mareen dadkoodu la tusaa. Taarikhdan mid la iloobi doonin maa aha.
    Toolaayo, tolaay, Somalilandey marnaba ha nogu celinina dalkaa sidaa noo gele.

    • @h.m.k6976
      @h.m.k6976 4 года назад

      War soomali waxaa raali kama ahayn ee siyaad bare baa sameeyay isago kaligii talis ahaa

    • @maxamedoslo655
      @maxamedoslo655 4 года назад

      Dameer iyo labadiisa daan ha iikala qaadinvabti

    • @osmanismail21
      @osmanismail21 2 года назад

      Haar walahay

  • @samiiraapdiqaadir1927
    @samiiraapdiqaadir1927 4 года назад +10

    Wlhi waan ooyaay ma awoodi kari inaan kaanta roolo ilinta indhaheeyga markaasey dheeldheel ka dhiganayasn

  • @dhacdooyindhacay4144
    @dhacdooyindhacay4144 4 года назад +3

    Wllhi somaliland ictiraaf way uqalanta

  • @nimcamahamod4885
    @nimcamahamod4885 2 года назад +3

    Wlhi somali ban ahay run Shanti waxan wa wax ad loga qirodo I'm sorry my people wlhi somalinimo walalnimo iyo bilaadanimo kumaaysan jirin sidhan😭😭😭😭

  • @NabihaKhadrbiixi
    @NabihaKhadrbiixi 9 месяцев назад

    Qalbigayga Allah ayaa og wxn dareemayo 😢😢 lkn inta nool iyo inta iga danbeeyow aynu ilaashano dhaxalkeena ay geesiyaashi janno galayaashi inooga tageen 😢😢😢 somaliland Guul somaliland 😢😢

  • @ibrahimomer6825
    @ibrahimomer6825 4 года назад +18

    Taarikhdu iyada ayaa isqorta
    Arrintani mahaa mid sii fudud loo iloobi karo. Genocidkani mahaa mid sii fudud loo qadan karo

    • @abooledabshid785
      @abooledabshid785 4 года назад +1

      Dpp

    • @lipra5390
      @lipra5390 3 года назад

      😂😂😂😂😂oobal ya idin raba isaqow

    • @savamokhtar
      @savamokhtar Год назад

      @@lipra5390 swdigan sidad idaba cararysy igu daba daalay ee billions of dollar Ku bixnya sd somaliland Republic adunka uga ignore gryn lhyden lkn idnma shqyso😭😂Intad igu dhgn tahy wd qrxysa adna tas niyada Ku hay hello sheikh Ali dhere

  • @mukhtarsaidabdi6664
    @mukhtarsaidabdi6664 Год назад

    Halkad ka La Yaabantihiin Ayan ana ku faraxsanahy Jale Maxamed Siyaad Bare ilhy Naxaristiisa Jano Haka Warabiyo Libax bad ahayd walee

    • @halimali8389
      @halimali8389 Год назад

      Nin suuli ku dhintay reerkisi qaxooti 2023 yaalo naxariiste sugaya

  • @abrhanbe.lincolnite1380
    @abrhanbe.lincolnite1380 4 года назад +8

    We may forgive but Never forgotten the genocide took place.

  • @bashirgana1614
    @bashirgana1614 4 года назад +7

    ILAHAY IFKA HA IDINKU CADABI AAKHIYO WAA IDIIN DIYARE MA GAALO AYAY LAYBAYE

  • @abdiabdillahi6052
    @abdiabdillahi6052 4 года назад +2

    Arabsiyo news hore usocda

  • @mahadigaraalinoqo1883
    @mahadigaraalinoqo1883 4 года назад +3

    Arabsiyo news viva

  • @muxiyadiincali4979
    @muxiyadiincali4979 2 года назад +2

    Mar kasta oo aan dhegeysto
    Dhibka naloo geystay xumad ayaa iqabata
    Inkastoo aanan jirin oo hooyadayba ayberigaa inan ahayd hadan waan dareemayyaa
    Dhibkey Somalia noogeysatay

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 4 года назад +13

    Waan oyeey tolaay tolaay😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @aaminaahmed218
      @aaminaahmed218 4 года назад

      Kawaran kuwa faqashta horboodaya

    • @mohamedabdio1510
      @mohamedabdio1510 4 года назад +1

      Best movie

    • @sakirepere8256
      @sakirepere8256 3 года назад

      Anigaba wadnaheyga ooya

    • @django3211
      @django3211 3 года назад

      Ahhaha iidor marlabaad la ina xasuqaaya

    • @abdirzakkaahin4920
      @abdirzakkaahin4920 2 года назад

      @@django3211
      Soo dhuus dee wax kale kuguma hadhine ka dib eeg in aad wax ku xasuuqdo

  • @amiira8902
    @amiira8902 10 месяцев назад

    ان نا إله وانا اليه راجعون 😢😢😢😢😢

  • @Somali450
    @Somali450 Год назад

    Dadku somalidu waxba ma fahansana intii gumaystaha la dagaalamay iyo dadkii iska xoreeyay wuxu sammaystay dad isaga matala lkn Inagu inaga dhex sammaystay kadib inaga Inagu dhex dhibateeyey oo u aar guda kuna shaqaysta una shaqaysa gumaystaha

  • @ahmedgellah3050
    @ahmedgellah3050 4 года назад +6

    Xaarmuuje wuxuu doonayaa in uu mar kale FULIYO XASUUQII ADEERKIIS KU KACAY OO KALE.

    • @faaizaamiir3218
      @faaizaamiir3218 4 года назад +1

      Cunsiriyiinta mid in laka rebo ma istahilaan gabigood in la laayo eheed

  • @happyprofessional2100
    @happyprofessional2100 Год назад +1

    Dowlad walbo aya falkano kale waa caadi ee adiga yaaku xisabinayo 33 years diil iyo qaaraxa iyo reer laascaanood dhiigoda iyo daarood calool madoowe malin waxa imani doonta alle lahortiigi doono wana waxla inkiri doonin snm oo luguxiissbiini doono yaagaal Murray naarta alle hadhiiku foogeeyo qaasatan aniga iyo ninkeryga caruurteydba inta nogeeyssten allaah idiin ku cadaawo amiin ya bari 🇸🇴🙏❤️❤️🇸🇴💪💪💪💪

  • @guledahmedlg
    @guledahmedlg 4 года назад +4

    😢😢😢😢 ilahayow u naraxiiso fimikayga la xasuuqay

    • @queenaaliya2891
      @queenaaliya2891 3 года назад

      Omg😿😿 illahy ha unaxariistO apoowe

  • @Easy_way1
    @Easy_way1 Год назад

    Jaale siyad Allaaah Yarxam, Idoor sawabta ulaayay muuse Biixi iyo waxan dhaamin inay dhala hayan buu oga

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Год назад

    Siyad bare calana laga jexday itobiya lola tagay sida sacudi ooga soogosatay yamana logaracay garaci garaac dhalay sida lagu garacay dAdkale walogaracay

  • @abdihakimchine7952
    @abdihakimchine7952 4 года назад +4

    Inaalina wa inerarijukun

  • @abdihakimchine7952
    @abdihakimchine7952 4 года назад +5

    Allahu akbar

  • @carafaadahmed138
    @carafaadahmed138 2 года назад +2

    Waxa hadeer kafanta ku duuban ee ciidaa kabadan ma meydbaa😭😭😭😭😭 wlhy ilmaa iga timi anoo daaroodaa naxey

  • @munamahamad8866
    @munamahamad8866 4 года назад +4

    Subxanalah. Subxanalah. Madaxa. Igariiray. Ilahow. Dadkayaga. Unaxariso

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 8 месяцев назад

    Xasuuqii Somalia weeye. Waqooyiga Somalia maaha ee waa Somaliland.

  • @samiiraapdiqaadir1927
    @samiiraapdiqaadir1927 4 года назад +7

    😭😪 ax ax ax illhay haw naxariisto dadkaa ma ilaawi doono wlhi marba

  • @awm221
    @awm221 Год назад

    Inaalilaahi wa Inaa ilehi rajicuun Ilahay ha unaxaristo gacan kaxadaran baa dishay

  • @Shaakiryare690
    @Shaakiryare690 3 года назад +1

    Waa wax laga Damqado run ahaan allah u naxaroosto Dadkii ku geeriyoday xasuuqaas maanta gobanimo bad hanateen Reer somaliland Illahey Kuma hadiya Cidna ha ujoojin

  • @geelegeedi2948
    @geelegeedi2948 3 года назад +1

    maxamed siad bare Allaha u naxariisto.

    • @qalbisame9324
      @qalbisame9324 3 года назад

      Aammiin wll asaga iyo intii islaam ah

    • @bookhaxmed6583
      @bookhaxmed6583 10 месяцев назад

      Markaa waxaad leedahay wuu saxsanyahay inuu quraanka badilo?

  • @awilsuleiman4250
    @awilsuleiman4250 4 года назад +6

    Allah yarhamu intii dhimatay

  • @misssomaliland6712
    @misssomaliland6712 4 года назад +9

    Isga dhaaf maalin unbay Allah hor imaan donan insha Allah iyago duulaysan

    • @Malikahmed961
      @Malikahmed961 3 года назад +1

      True ❤ ilaahay waa caadil waany uga jarayaaaa ❤🤲🏻

  • @umuikhlaasikhlaas6819
    @umuikhlaasikhlaas6819 4 года назад +4

    Ax ax wllhi billahi ilahy dulmiga wuu necebyay siyadbarana wuu laxisabtamaya alla necbiya siyadbare iyo kacankiisa somlia uf

  • @abhayb7723
    @abhayb7723 4 года назад +5

    Waan la xasuuqa dadka Tuke ka soo jeedo, Dhulbahante ayaga xasuuqy Isaaq maantana Burco iyo Hargysa ayy madax ka yihiin wlhy inaanan aqbalay

    • @faizaabdi4916
      @faizaabdi4916 4 года назад

      Ab Hayb dhulbahante maxay kugu samayeen tuke waa hal shaqsi Ma iyaga oo dhan baa kuu xasuuqy??

    • @saacidomar8752
      @saacidomar8752 3 года назад

      Hadaaa Xininyo leedahay kaaaalay na xasuuuq hooyadaa siilka Ka wase 😆😆
      Ingiriis baaa adeeer Na xasuuqi waaayay oo mise waa adoo iidoor futo xun ah 😆
      Waligay baaan ku xasuuqayay ilaa iyo qarnigii 15aad intan wayba yar tahaye 👊💪 c

  • @ahmedxirrse3649
    @ahmedxirrse3649 2 года назад

    ADEER WAXBA YAANA SOOMAALIYA KUDHAGIN EE MAJEERTEEN AAN ISKA DHICINO

    • @cismaanbaashe5224
      @cismaanbaashe5224 2 года назад

      maxa kabadalee ohin labad maa rabtaa adeer😂😂😂igusoo orod maha ragani waraga somalidii awooda lahed halkaa dhigey aqli iyo gesinimo

  • @Biyomacaanhuluuq
    @Biyomacaanhuluuq 2 года назад

    Ilaahay ha u naxaristo 😭 😭 😭 😭 inti ku dhimatey janadi furdiwsa alle weeyn uga baryayaa 🤲 aamiin yaa rabi 🤲

  • @nimcamahamod4885
    @nimcamahamod4885 2 года назад

    Dadkas walalaha ahayen o iskudhamada waxa kamasul aha Gumeystayashi ingiriska illahow unaxariso walalahen kudhimatay 🥺😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @fadxamaxamad9688
    @fadxamaxamad9688 4 года назад +4

    Alle haunaxarisito yaa rabi naxarisi

  • @abdirahmaanfarhanmohamett5566
    @abdirahmaanfarhanmohamett5566 3 года назад +1

    Wey ku yartahay wllhi waxbaa udhiman 🇸🇴🇸🇴❤❤

    • @Mclavingxx
      @Mclavingxx 3 года назад

      Madaxda iyo dadka kala sar .....

  • @shiineakhyaar2714
    @shiineakhyaar2714 2 года назад +1

    My home gabiley 😭😭😭

  • @AhmedMohamed-gu8hr
    @AhmedMohamed-gu8hr 4 года назад +2

    *Futo iidoor*
    *Cabaadweyn, Waa nala xasuuqay, One Somalia for All*

    • @FatmaAli-id4gs
      @FatmaAli-id4gs 4 года назад +4

      Kaabaha iidoorka ka qiimo badan dabo dhilif yahaw

    • @AhmedMohamed-gu8hr
      @AhmedMohamed-gu8hr 4 года назад

      @@FatmaAli-id4gs
      *Farmaajo ii geeya*
      *Maxaa ka dhacay shalayto adis ababa Muse Biixi oo farmaajo Barya ya*

    • @aliadam4810
      @aliadam4810 4 года назад

      Nabsigu ma raago waxa dhici karta in maalin ka mida aad ka qoomamayso hadalkan

    • @AhmedMohamed-gu8hr
      @AhmedMohamed-gu8hr 4 года назад

      @@aliadam4810
      *Waad iska hada shay, Somali diid , One Somalia for All*

    • @aliadam4810
      @aliadam4810 4 года назад

      @@AhmedMohamed-gu8hr waad mahadsantay

  • @Abdihakimsaeed.430
    @Abdihakimsaeed.430 4 года назад +2

    Waa Sheekadii Heego war somali dhibku waa wada gaadheen

    • @iidibraahin8361
      @iidibraahin8361 4 года назад

      WAA SHEEKADII HEEGO ,DOQON DOQON DHALAY CAQLI XUMADA WAAD KU DHALATAY WAAR MAGACA SOMALIDA EE AAD SHEGAYSO WAA ANAGA IDINKU FEEG AYAAD TIHIIN

    • @hamseabdisiraad6492
      @hamseabdisiraad6492 4 года назад

      Nacalaa faqash kahadhkatay kuyal

  • @araweelocali5421
    @araweelocali5421 4 года назад +4

    Kuwii aynu ku xasuuqnay DILLA IYO BOORAME miyaaney Somalilander aheyn?

    • @aliadam4810
      @aliadam4810 4 года назад

      Fadlan bal wax yaroo tafaasiila iga sii waxaad maqashay ama aragtay ee ku saabsan warkan walaal adiga oo iga raaliya

  • @savamokhtar
    @savamokhtar Год назад

    Mar idage alle ha dago laba jeer idage se ana is dagay, wliged banay somaliland Republic iyo somalia isku noqnyn wllhi ilaa qiyamaha sidas nogu riyooda gun ba tihine , alle haw naxarisdo dadkygi 😭

  • @happyprofessional2100
    @happyprofessional2100 Год назад +1

    Kulmiis ayad aheeydeen ee caalamka beenta ha usheegiina lkn waxad smeeyseen aya idiinku roogmay

  • @simplistic9162
    @simplistic9162 4 года назад +3

    YAAHUU ALOW UMADA DHAAFI DAALIMIINTA AMIIN YA RABI

  • @yacquubmaxamedwadani6951
    @yacquubmaxamedwadani6951 4 года назад +2

    waa wax laga xumaado runtii allaha unaxariisto

  • @suheylmoha3061
    @suheylmoha3061 2 года назад

    Somali oo dhan baa isbaabi isay ilahay ha u naxariisto

  • @faisanotelinoosoodirkhalil8813
    @faisanotelinoosoodirkhalil8813 2 года назад +1

    Arrintani mahaa waxaa la iloobo
    Farmaajo wuxuu ka mid yahay raggi dadka guumadey.

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 4 года назад +2

    Tuke jahanaba ku cuntaay waay sugayaan akhiiro xagaad gelii💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀☠☠☠☠☠💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀☠☠☠☠☠☠☠☠💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀☠☠☠💀☠💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀☠☠☠☠☠☠☠☠☠💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀

  • @abdinaserabdilahi9588
    @abdinaserabdilahi9588 2 года назад

    Allah u naxariisto dhamaantood.

  • @nimcomuxumad-lo6we
    @nimcomuxumad-lo6we 8 месяцев назад

    Marka hada waxaa lay dhahaa somali waa wllo adaan yeelo

  • @cabdiidiris9698
    @cabdiidiris9698 4 года назад +4

    Guulwade markii lala xisaabtami waayay waa waajib inu yidhaa saxbay ahayd dadkii lalaayay

  • @sabaaxyuusuf5566
    @sabaaxyuusuf5566 4 года назад +5

    waa waxlaga qiirodo xasuuqasi

  • @safiyamohamed5836
    @safiyamohamed5836 3 года назад +4

    Ala been badanaa lafahani waa kuwii Ogaadeenka ka soo qaxay Ethopia ee aad layseen idinku kuwaad layseen ee ku layseen dogoble buuhoodle ee aad xasuuqdeen ka warama. Waxaa ku heli maysaan citiraaf

  • @MahadMaxamed-ij3ix
    @MahadMaxamed-ij3ix Год назад

    Wlhi Waxbaa U Haray Hadaan Madax Weyne Ahaan Lahaa Reer Waqooyi oo idil Dhulkaan La simi Lahaa Yahuuda Yahuuda Dhashey

  • @hayaan8738
    @hayaan8738 4 года назад +1

    Aniga Fikirkayga waxan xasuuQ Laguma tilmaami karo kii
    Daraawiish iyo seyid maxamed loo gaystay ayaa xasuuq lagu tilmaamo karaa

  • @happyprofessional2100
    @happyprofessional2100 Год назад

    Laascaanood sow kuma dhawaca day qalbiyo iyo caruurta 😭😭🇸🇴🇸🇴🤲🤲guul iyo gobanimo m/ siyaad barre guul

    • @fatuuhussein5233
      @fatuuhussein5233 Год назад +1

      Xanuun hnalasoo doonane ninka sheegaysa afwayne alle ku gafay mxu mhdsanan hlku ku dhintay xta lmao garanayo😅ragaasi waa ragii ka dhacsaday naaya waana geesiyaashayda🟢⚪️🔴👨‍✈️💪tukana USA bu ku xidhanyahy.tan lascanoodna idinkaa bilabay oo yidhi gala dagaalka mxd ka faa'ideen?

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 4 года назад +4

    Waaye anu shahiduulah uu ahaa qaaaxi iyo diyaradi ano yaare waaxan soo luugeyeey min hargeisa too hartasheqa
    Waaxan xasuusta ano maaya maqaxiida inaanta oo faqashti jiidgooye laagu laayeey kuuwi naaga hooreyeey maxiigaan roooba ayaa naa heeelaye dhooqodi dacaaski iyo dhulki isku dheegayaan ileeyn dhulkan mareyneeye bero leey baaye ahaayeen dhaar maa siidano cuunto maa jiirto kaabo laa ane kaabihina waaxa kuu dheegen dhooqo maa madow dhulku roobadeeya ano kaabo laa baan harta sheeqa kuu soo galaaye
    Waaxan muudo fadhiiney biyaha shiinaha aneeyo diyaaradi markaye naafta noo keenteye ee abtiigeey oo dhawaaca kuu ruusheysey biyaha shiina allah maalinta maaxa deed dhiinteey dhaawac ahaa oo geedaha hoosotooda dadsana aneeyo iyo biyahashinaha geedeble intaadey dadku dadsanayeen walaahi waa maalinti meeydadka laa kala guuriwayeey caruuro yaar yaar oo dhawac ee diraradu ruusheeseey abtiigeey ooo dhawaac ahaa oo ayaa kuu dhinteeye diradi ayaa rusheeysey AX walaahi maa ilaawo maalinta iyo habenkan harta sheeqa luuug kuu soo galaaye ilaaahow xaqaayaga biidhe bidhi tee aqiiro naa waa uu denbeeya kuuwi naa babiyeey isaaq ciid somaliwyn ah oo godoob kaa geelin maaba jiirto kaa ugu yaar baa guuryihi feentaye ,,,, miiid naaguso duula oo shaadhe askari naagu xasuuqa,,,,,,miide naa soo sheega oo yiidha snm baaye laa shaqeeyan ,,,,,, miiid raagayaadi inta baaburo iskaroogo ah laagu guuro xeerta jaasiira laagu waada toogto,,,,,,miiid dumarka kufsada illahow ada xiisabi uquubo idinku dhaacdeey ooo dhiigi masakinta allah idinka soo saare xaaqa uu hiliyeey somaliland waaliba ilaa laa soo waada qaqaabto kuuwi kaa denbeyeey ee ise waada qarinaya siidi ruuwanda haa kaa yabina ine laa waada hadlo reer Somalia intaad xaaqdaro daa uu hilinaysaan idina allah idinma deejiiyo baadilkad iskugu hiliisan iyo xaqdarada daalimiiin waaxad tihiin doofar abiidki maa dahiiro urkiina iyo afkiinu isku miid. Maa haa qiiyamaha ayaad kuu heeshiisan iyo duluumka

    • @footballer9117
      @footballer9117 Год назад

      Geesiyad❤ Aduunka farxad ku noolow aakhirana janutul fardawsa

    • @aminojaamac5363
      @aminojaamac5363 11 месяцев назад

      Waxa maanta somalilan kasamaysay sool kawaran

  • @kaydyasin7826
    @kaydyasin7826 4 года назад +16

    Tuke waa in halkujoogo lagu dila waa waa jib

    • @nasriabdirahmaanelmi8485
      @nasriabdirahmaanelmi8485 4 года назад +5

      Adeer tuke waa nin dhul bahante ah
      Dhulbahantana intii dhiba oo isaaq u geystay waa la yaqaan
      markaa hadii bogihii hore dib loo soo bilaabo somaliland lawada ahaan maayo

    • @fatimafarah5311
      @fatimafarah5311 4 года назад

      Ader kalshale wixi isaaq ka gaystay miyad ilowday ilowsha dhawida ma umulba tahay tuke ilaahay unba waxa yeli kara dacwad cab sheegtene xabad kama qadi kartan 30 sanad ben la waregaysan camarada sa waxa udubaysay xagay jogtay bena wa sin yahay

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 3 года назад

      @@nasriabdirahmaanelmi8485
      Walalo markaynu ilaahay ka cabsano aynaan isaaq iyo dhulbahante kala shaqayaan ninka dadka laaya ee dambiyo cadcad lagu hayo hadii la sheego Ama dadkuu dulmaa dacweeyaan ma xaq baa in aynu ka dhikno in reer loo jeedo oo dambiilaha la difaaco ileen muslimbaynu nahay oo xaq iyo baadil waynu kala naqaan nolashanyar ee gaabani in ay dhamaanayso waynu wada oknahay maxkamad eebe in aynu Iman waynu wada ognahee

    • @saacidomar8752
      @saacidomar8752 3 года назад

      Waaaa nin Labo Xininyood ah oo dhulbahante ah yaa far ku fiiqi kara 💪
      Waliba naaag Sacad Muuse ah buu qabaa oo habeeen walba ku dhakhleeya

    • @saacidomar8752
      @saacidomar8752 3 года назад

      @@nasyadeuanyeong8707
      Hey Hey calaaacal uma baahnin TUKE waaa dhulbahante khalaas DHULBAHANTE oo dhan bay iidoor SNM la dagaalamayay ma fahamtay markaa wacdiga beeenta ah nagala tag
      VIVA TUKE

  • @ahmedhassan4384
    @ahmedhassan4384 4 года назад +6

    Waxaas lamadawaan karoo wa in loso aara in lagumaado kuwi kujiiray taaliski fascisme

  • @Marketing5050
    @Marketing5050 2 года назад

    Ilaahay ha unaxariisto dadki lagu diley xaq darrada, ilaahayna samir iyo iimaan ha ka siiyo dadka iyo ehelada ay ka baxeen dadkaasi.

  • @SuhuursaleepaNZuhuur-jg6wp
    @SuhuursaleepaNZuhuur-jg6wp 7 месяцев назад

    Subxanalah

  • @ibrahimomer6825
    @ibrahimomer6825 4 года назад

    Xasuuqa wuxuu socdey 21 October 1969 ila 1988ki.xaduuqu wuxuu ka socdey dhamman goboladda iyo degmooyinka jsl iyo ex Somalia Italian colony.

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 3 месяца назад

    Gobanimo jsl

  • @khadarxasan5230
    @khadarxasan5230 3 года назад

    Inaalilaahi wainaa ilayhi RAAJICUUN

  • @muhiim2989
    @muhiim2989 Год назад

    Allow u naxariso 😭😭😭

  • @iidahmed2097
    @iidahmed2097 4 года назад +2

    Wn.ognahay.in.somaliya.cadawga.kubad.eesomaliya.mana.ilawayno

  • @zaqafie
    @zaqafie 4 года назад +1

    Wax lagumaado waayihin maxaa udiiday inay awaamirta dowlada qaatan isaaqu

  • @rapperssmoke2209
    @rapperssmoke2209 3 года назад

    Aljazeera waa cadowga somaliya

  • @wlldallano6419
    @wlldallano6419 4 года назад +2

    They deserve to be given ictiraaf realy very sad for it

    • @h.m.k6976
      @h.m.k6976 4 года назад +3

      Nooo somalia makala go,ayso

    • @abdirzakkaahin4920
      @abdirzakkaahin4920 2 года назад

      @@h.m.k6976
      Maxaa gacan kuugu nira ooyadee waligiinba

  • @ibrahimomer6825
    @ibrahimomer6825 3 года назад

    Siyasiinti xukuunki keliye taliye ee xasuuqay dad somaliland qarkood waxay joogan goboladda somalia

  • @happyprofessional2100
    @happyprofessional2100 Год назад

    Naarta allaah ku foogeeyo kuliigiin

  • @munoali6345
    @munoali6345 3 года назад

    Walliged ayaaba somali dhiga labane san jiray subxanalaah

  • @saacidomar8752
    @saacidomar8752 3 года назад

    TUKE waa nin dhulbahante ah oo laandheere ah cid wax ka qaadaysaan jirin ba 👊
    iidoor Futojilic hooyadiin anagaa wasna

    • @saacidomar8752
      @saacidomar8752 3 года назад

      @@xasanabdulahimire8965
      Anigu kiii ku wasi jiray baan ahay ee buuraha Sanaag kugu gumaysan jiray haka soo dagin buurta ku yiri kii sida Naagaha kuu mehersaday Garadag baan ahay AFXAKAME wa xasuusata,
      Kii waxaan ahay anigoo daraawiish ah qoobka faraska kugu dili jiray iska nabsi bax 😄 nabsi nabsi dhalay baa tahee sidaan doono baan kaa yeeli jiray ilaaahay siduu iiga adag yahay baan kaaga adkahay iidoor yahaw afka dheer
      hadana Dawladnimo baa ku soo dhuumatay ee maadan soo badheedhin lkn dib baaa loo noqonayaa 😄 sidii horaa loo noqon

    • @Nono-fm5mj
      @Nono-fm5mj 2 года назад

      @@saacidomar8752 ina dhilo kaalayo dhulkiina naga xoree

    • @bookhaxmed6583
      @bookhaxmed6583 10 месяцев назад

      ​@@saacidomar8752ina dhilo he restarunt lixle waa laandheere oo wasey dhulbahante waana laydin wasi doonaa

  • @Khadarilkacase-n8g
    @Khadarilkacase-n8g 10 месяцев назад

    Hadanan idiin arin kaman dhalan isaq iyo besha magaca wayn😢

  • @safiyamohamed5836
    @safiyamohamed5836 3 года назад +1

    Hadaad ku haydataan shacab xoo dhulkoodii. maxay hadba qoomuluud keeneen walee citiraaf male

  • @yacquubomar7513
    @yacquubomar7513 2 года назад

    Subxanallaha subxanallaha subxanallaha

  • @qisodhabachannel6804
    @qisodhabachannel6804 4 года назад +3

    Hal qof hayso sheeg dal adunka kamida oo civil war ka dhacay oo laba qaybood oo kala madax banan u kala go ay iyaga oo isku qowmiyad ah.
    Dadka benta halaga daayo wax aad calamka la hortagtan mesha kuma haysane waxasi waa tariikh wana laga gudbaya aduunko oo dhan ayana soo maray kan ayaa ina deeqa 🇸🇴

    • @savamokhtar
      @savamokhtar Год назад

      Abaha iyo calankan bluega ah e lagugu dul cilayba was alshbab ba Ka jartay intad somaliland Ka jartenba haddi laga gudabayo 1960 ilaa imkaba dartay umad qaraxden oo aniga oo horumar gdhaya md idaba cararten oo kumad merysaten Somali wa hal niic ba tihne dalkina dhista faruqin yahay oo is xoreya adunka argagixisad Ka diwangshantihn nbsigi wka idnku socda ilaa imka aad qrxysan

    • @aminojaamac5363
      @aminojaamac5363 11 месяцев назад

      Manta maxaa haysaa adi oo kasamaysay sool iswaydii

  • @maxamedapdi8271
    @maxamedapdi8271 4 года назад +2

    Qaybta labaad hore u so dhig

  • @yacquubomar7513
    @yacquubomar7513 2 года назад

    Allaha unaxariisto dhamantod inti ku dhimaday

  • @nomomn6602
    @nomomn6602 4 года назад +1

    Waxan in la wad wado ma jeclin wa wax tagay dhacay siranyo ku jiray iyo qarkale. Dee ma mashruubaad la dhigateen

    • @sahraabdillahi7041
      @sahraabdillahi7041 4 года назад

      Yeele waa iloobaa la yeele se ma ilaabo,waa gartaa marka aan lagaa aargoosan.

  • @maxamudahmed3297
    @maxamudahmed3297 3 года назад +1

    SubxanaLah

  • @nuwara8333
    @nuwara8333 3 года назад

    Siyaad barre waraa sugaayo
    Illah agtiisa

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 4 года назад +3

    tuke wa dhulbahnte dhulbahnte waa la cafiyay waxa lagu yidhi xalay dhalay anu ka noqono wixi dhaacay aanu ka soo qaadno dadkeenii oo la isku diray iyagii la samaxay baa hada is walaya dhiigiina ku maqan yahay sow waalida qaybo ka mida maha raga koonfurteed wax caqli laha oo khaladka qabtay diiday ka mudaharaday ka joog ku yidhi ma jiray waa maya way ku dabal degayeen dhiiga idinka da aya hadaa kuwan sirxaden ee daabayaaca waxan is idhaahada tolow miyay nagu dhex dhuumanayeen oo hooyadood baa ku tidhi kuwan ma tihide kuwaasa tahay sida liiban xuma talis magaca ilahay waan u soo tagana paltalk kii oo ugaadeen ka sheegta qiyamaha la iisoo taaya afkiisa ayuu ka sheegnaayay marka waxan qar aan la baay oo badan baa jira jaahilnimo miya doqonimo miya ma dad nagu dhexdhuunta ma dad soori qaday baa ma calooshiisa la ciyaar baa tolow ilahay ugama tegin somalidii wata silicaday aduunka odhan kuwii yurub iyo ameerica yimi ubadkoodii aay xaranta ku koriyene wlaahay jeelashu ka buuxa waa is wada laaayeen maalin baa mid baa la dila qaar baa naaso samaystay imaamyo aaya khaniisoobay waa sharaf beeleen waxaasina wa xarantay cuneeen xaraan cun ubadkiisana wa xaramooaba sida diinteena sheegtay wadankoodi wa idinka arkaya manta waxa ka tagan gedo iyo qoryoolay somalia odhan inkaarti duriyada barkaysan baa ku dhacda y ila aay iyaga ka ducaystana way ku soconaysa insha allah qof duriyada barkaysan isku soo tagay oo loiibanay walanu jirin way arki weli waa loo siyadin doona waayo duriyada wa xalaal cun xumaha jeclayn rabigooda ku xidhan oo yaqan ilahay anbiyada xusa nebigooda salalahu alayhi wa salim jecel mahaa dadkan been beenta ka tahay munafiqiinta ah ee denbi walaba dabasha duriyada dhiigooa rabi waa kaga dabo tegaya meel kastoo ay joogan akhirno wuu ka jaraya snm waxay laayeen oo guushii ka heleen 30 thousand troops aaskartoodii ah lakiin iyagu xaq bay wax ku dileen dulmi kama ahayn waxay laayeen waa dalaiminti maxaabiistiina way siidayeen taasina koonfur walanay ka suuro gaashen inay maxabiistaas sidayan dalkooda dumisay nariixta eehe ha aahato gokorkooda duriyada odhan mid dhintay iyo mid noolba guuulaysta meel walaba ku sugan tihin cadowgeenina wa jabay iyaga hada cadowgii ciil qaba iyagana u baahan cawimo oo walahay ah

    • @djzaami1717
      @djzaami1717 2 года назад

      😂😂😂😂Maxaad ka qaadi kartaa dhulbhnte Aar ciil kuseexo kusoo toos nio

    • @aminojaamac5363
      @aminojaamac5363 11 месяцев назад

      Manta somalilan maxay ka samaysay gobolka sool

  • @abdishakurfaisal3985
    @abdishakurfaisal3985 2 года назад

    Ilahow u naxariiso dadkayga

  • @ubahabdi8070
    @ubahabdi8070 4 года назад +4

    Wllo hadii aad tiraahdo ma aha mid aan dayn karno ama hilmaami karno gul miyaad ku gaare wllo mise intii ku dhimatay baa kusoo laabanee sow kama fiicna in lays cafiyo oo laga gudbo sow mafiicna alle dartii qalbi nadiif ah baa wngsn wllo jisaakalah qayre raali a iga ahoow hadaan qaldamay so sorry about that

    • @ozameahmed6214
      @ozameahmed6214 3 года назад

      Sis walaahi Wax la dayn Karo maaha waxaa qudhunka😢💔

  • @happyprofessional2100
    @happyprofessional2100 Год назад

    Masha allaah walee muuse juudaan itaanba ciqaab kugu filan waayo xataa qaburaha ayaka baxsan waaye mowtida ee muuse juudaan subxan allaah

  • @mohammethussein9313
    @mohammethussein9313 3 месяца назад

    tani wa wax aad io aad u xun oo ay gaysteen taliskii dhagar qabe siyaad waxanu ku waynay dad aad u badan hase yeshe maanta wanu ka nool mahay waxas magu dhacay tuke rerkisa wan gukaystay wana dilay wana xasuuqay
    siyadkii reer marexan maanta dadkisi aya gaajo io gumaysi gedo la yuurura waxna galgudud ayey habar gidir adomo ugu yihin 😂
    qalad ayey galen reer banu haashim qofkii dila wa in kun la qabiila madaxa laga gooya

  • @ibraahinahmed4171
    @ibraahinahmed4171 2 года назад

    Ger.tuke halyay buu ahaa cadoga kacelinaya dadkisa maxad maanta faaiden waydinka gaajada isla deldelaye

  • @wiilwaalyare4917
    @wiilwaalyare4917 4 года назад +2

    Wll waxaaz mafiicnaa inaad taariikhdaa ku celcelisaan tusaale Hawiye meeqa jeer la laayay Ethiopia ilaaa hada qarax markaa walaal nahay stop that habit of spreading dirty videos

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 4 года назад

      Wll tarikhdada cid ku diiday o haka hadlin ku tidhi ma jirto
      Hadanu taayada ka hadalno maxa ka galay adiga

  • @H.EPresidentGaas
    @H.EPresidentGaas 2 года назад

    Viva Morgan

    • @bookhaxmed6583
      @bookhaxmed6583 10 месяцев назад

      Viva lixle waa ninkii morgan googarada u xidhay

  • @hamzebadri2591
    @hamzebadri2591 3 года назад +1

    Dad waqtigi siyad bare maba nolayne