Waraa jeekee waanaga bad badise falooga aad sheegeeso ayaa kugu qasbe oo ku dhahay soo duub markaa mar kato beenta dad ka ka sheegeeso adeer adaa lacag raadis ah ee si qaf ween aqlaaq leh u hadal caayda jooji han dadaad like kuma heleeso maanta laga bilaabo
❤❤❤mashallaah BiLAAJO CARAB❤FooD CaDE Iyo JEEKEEY❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha'alh macalin Jeekey iyo food cade suuqa manaboolyo noogu imaada🙏
Thankyou foot cade iyo jeekey we love you masha Allah ilahyow noosiyadi. qawoow an jookna 😮😮❤❤❤❤❤
Marsh alaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
😂😂😂😂❤❤❤thank you my brothers keep going insha allaah I’m coming this year back to xamar
masha allaah shibis
Asc Maasha Allah xamar Cade 😜
Salansare🎉🖐
😂😂😂😂❤❤❤you are so funny 😂😂😂❤❤❤
Mashallah
Asc aboowe please ma iso duubi karta xamar jajab guryaha pooliiska oo xerada fardaha agtooda iyo daraawiishta guryahay oo asktarta ledahay xafadasa daganayn aabahaya woolies ahaa thanks
Jeekeey waan kuu mahad naqeynaa muga hore ka dibna namberkada mahaan noo soo dhig
Qaadadiina iin aan biixii no waaye
Saxiibayal jeekey iyo foodcade waxan codsa Nena maqayada fuursade ,caynushamsi iyo foornada durdur jidka 30 ka thank you ilaa warshada Canaha school taleex waa isku eeriya ok
Quraxda dantaada ugu wareegoosa anaga maa ku dhahne noo wareeg aqlaaq yeelo saad u had leeso qasaaro ayaa ka faa i dee
Waraa jeekee waanaga bad badise falooga aad sheegeeso ayaa kugu qasbe oo ku dhahay soo duub markaa mar kato beenta dad ka ka sheegeeso adeer adaa lacag raadis ah ee si qaf ween aqlaaq leh u hadal caayda jooji han dadaad like kuma heleeso maanta laga bilaabo
Jeekay mahad sanid, waxaan kaa codsanayaa inaad na tusto Tiyaatarka ilaa iskool Macalin Jaamac iyo Xaawo taako adigana nambarka noo soodir aan wax soo tuurnee
Falooga xoog miyaa duhur la adimaayo video mala duubo waa la weeseestaa masaajidkaa la aadaa shaq fur buufle yaahu