Rag wax buu isku ogaadaaye in aan fogaynu anaga nagu halee adnaa xagaaga kasoo fogee yacni naga soo macanee zxp iskaabulada hadaan nahyna hana tabaabushayn zxp naga yara dhac baryahan tooshkaagu xagayaguu ku badan yahay lama kala xanaaqaan GB daraama agta 🫡
Hadaanu nahay iskaabulo wlhi like 👍 naga heli maysid waaxay waad na daba dhigatee Dhaawacyada aan kala gurano #guri #barwaaqo hana iloobin in dadkan ku daawadaaba ay iskaabulo u badan yihiin
guroow sxp fanka ama hees la soo qaado faaido ma lahane iska daa sxp aniga waa iga talo aan walaalkay siin lahaa iyo sidan naftatda ula jecelahay inaan hees faaido lahayn
Maalina imaan mayso anu laftigeyga hore socod baa rabaa marka waa ku khasbanahay inaa ka beyro waa laga maarman Dood buu qabayaa ano is mahdinayo dacwo buu qabayaaa Waayo qorshihiisuba tiisa ayuu fushanaya
@@guribarwaaqotv waar zxp aan talo kusiiye Iska daa barmaamujkan waa naar wallhi zxp Iska daa oo ka toobad keen, dadkana cayda ka daa oo naftaada iyo walaalaha iyo hooyada ka soo qaad, aakhiradaada iyo aduunkaaga dhiso zxp. Waa talo
Barnaamijka Fogeeya Dhalinyaro, wakhti baa Kubaxaye
Rag wax buu isku ogaadaaye in aan fogaynu anaga nagu halee adnaa xagaaga kasoo fogee yacni naga soo macanee zxp iskaabulada hadaan nahyna hana tabaabushayn zxp naga yara dhac baryahan tooshkaagu xagayaguu ku badan yahay lama kala xanaaqaan GB daraama agta 🫡
Guri barwaaqo saxiib aan waligay ku xirnaa garawaan kaasoo salaamayaa boowe,waligay muuqaal aad leedahay ima dhaafin
Guribarqo heestaa noi coming soon taa kudaaa😂😂
Walalayal Uso duceeya ardayadii ku geeriyotey saka hargeisa.gaar ahan school ka faarx oomaar .dunidan malinba qofba galbanaye.
Allah unaxariisto dhamaan inshaa Allah
Guri Ana ugu horeya😂❤
Heestu waa iga fasaxan tahau
Afkii somaliga ahaa oo saafiya raap lagu soo qaaday 😊
Guri barwaaqo Waxan ka mid ahay taagerashada from Djibouti waxad noo sheegtq macna Qori cas maxad ka wada
Kkkk guri barwaaqo heesta cusub aad soo wado xabadii garabka kuugu qadi la heed soo diyaari deeeeeee🎉
😂😂😂😂
Team guri barwaaqo Like❤😂
Guri barwaaqo Lageng Wan ku wataa Qori caska Fanka 😂
Igula saliya nabiga scw
Scw scw
Hi
Scw scw scw
Sallallaahu calayhi wasalam
Ala Guri Barwaaqo 😂hoyo Qurxeey Kulahaa 😂😂😅nijaaZ😂
Maanta uuunbaan vedio daawanay Gurayow saas usoo dheeree Taliye❤
Guroow heestan wlhi waa xaar cadi ah , Iska jooji Waxan heestan maha ilhy uun bad isku seegaysan.
Waryaa gurow heesta waanba kahelaa sideeda kuso gali anigoon wada dhegeysanban aad ugu helay wllhi
Guribarwaaqo our big legend
Gurayow waad mahadsantay hbo👑🦁🔥
Guri barwaaqoo waxaa madgaranaysàa hablaha dhanqanxumada waxa ugu wacan waa aalada baraha bushada kahor caadi bayhaayee
RAFAAD AFTER RAFAAD COME TO FANAAN 😂😂😂😂😂😂😂
Legend qore casa batahay gurey✊️👏
Legend of the legend birta aan daxalku xunin keep goin brother
Heesahaas markaan maqlo waxaan dareemaa in mid aan sxb nahay guursadey oo hambalyo ayaan diyaarsadaa 😂😂😂😂😂😂
Best youtuber adkeee waan kuslmy
Team guri barwaaqoy mar walba wan idin jecelahay ayuu inagu yidhaye inagu miyanan o dhaneynba wanu ku jecelahay wll ileen sidokale na wa dane😂😅
Hayaaaay war yaaa erayadaan kusiiyay 🎉
Adkaatay waxii hore biq guri barwaaqo. Congratulation 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
waan ku salamay well done brother
Ar guroooow Ayantan adoo taras mootarada ka hadlaya kuma arkee eraygaa walhi wa iga gadan yhy fariintayda soo qaado Me Khalid jamac kumagac dheer Goat zalwe kasoo salamaya Gobolka Sanaagta wayn Gar ahaan xingalol ima dhaafo vidoe yadaadu walhi gulayso ❤😂
Hadaanu nahay iskaabulo wlhi like 👍 naga heli maysid waaxay waad na daba dhigatee
Dhaawacyada aan kala gurano #guri #barwaaqo hana iloobin in dadkan ku daawadaaba ay iskaabulo u badan yihiin
Gurow taladaadi wan qaatey maanta ka qabsadey isoo hambalyeeya🎉😅
Hablo sharaftood waa Reer Burco.
Hhhhhh guri borwaqo from ree gabilay aad ayan kuu salamaynaa legend
guroow sxp fanka ama hees la soo qaado faaido ma lahane iska daa sxp aniga waa iga talo aan walaalkay siin lahaa iyo sidan naftatda ula jecelahay inaan hees faaido lahayn
Allah haka madobeeyo isaga iyo inta ku jirtaba
Guri barwaaqow waa ku wataa frm Gado qori cas baatay nio
kabax heestu wey iga gadan thy ismaaciil cabdilahi cali❤
❤❤❤❤😂😂😂 you are best brother
Guri barwaaqo markasta waan daawada
Adigoon codsan ban saarayba 👍
The goat gurey❤🐐🙌🏻👏
Waar culimo ninku walli 600k🎉 Mugarine ku tuura
@cabdale jamal and @qays ba way dhafeen
lagenka Ismail C/lahi Cali mr gurayy ❤😊😊
Waan Gutay xilkeyga wlhi waan caraysnaa lkn madaxan kuğu degsaday♥️♥️♥️
The Legend guri barwaqo❤
Hooyooyinkii hore sigaar ah allaha unaxariisto gabdho celcelis ah baanlayaabanayn hooyo celcelis ah cunugeeda maxaakasugee
The legend gurey nin culus
Gurow Rection ka soo bixi Khaalid kaamil ft rooda kayf 🎉❤
6630 bu maraya view ku gurow ee aniga like miyaan iska dhafa😅
Yelkede xujada man ku jirin yelkede wan ku saray legend
Keep going brother
😂😂😂 wlhi zhp guri barwaaqo fani😂
Zxp mcn isgaa bulada way idhibtee hal dalo isii 🙏
Guri baqwaaqo umad maaha😂😂😂😂😂
Amiin Amiin hooyo mcn ❤❤❤
Hestu way shidan tahay guriyow la so dhaqso ❤
Walhi ani heestaas waa idhibtay 😁😁😁
waxni hees maahan zhp iska daa danbigeeda gudoomiye
Adeer cariiriga nka daaa eee hablihi qaali bay noqdayn
Wallhi wey qarxeysa heestaasi pro 🎉🎉🎉
صلالله عليه وسلم
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Ismaaciil cabdilaahi ali qori cas 😂😂
Gurow waxsi wa bersi nol atag kkk😂😂
Guri barwaaqo way fadhidaa nio reaction ka igu da ani nio wixiii faranaa laysu cafin mayo😂😂😂
Ha iga waalin wali school ayaan dhigtaaye mise waan guursadadee 😂
Waar gurow sxp habluhu iyagu iskaabulo ma aha miya NAFTA aan Leyhy oo kale ma laha miyaa iyada so haad haad dheh zxp
Hhhh horta sxb gurayow caqli xumida iskaabuladu ma rago kaliya maxad hadalka ugu koobtay kali good
Guri barwaaqo awaay ruwaydii aad ledahay wan soo wdaa aad ladahay wli kma hyneee
Ilahayow xayada hanaga qaadin ya rabbi
Legend guri barwaaqo like comments and share burciidow 🎉
Mxaanu dareena dee waanu iska oynaaa😢😢😢😢😢😢
Alla midaan walaalo nahay baakujira😂😂😂
19:42 way dhanaan dhaaftay 😂😂
War heesta noo soo daa goroow wa dab iyo holoce🤝
Wlhi Guri Barwaqo uu iga qosliyay
Heesta maraka maqlo WaaN siigaysata 😂😂😂
Nio anigu heesta ma dhagaystaba wayo scapula ayaan niyada u dhisaa
Gurayoow dee naga dhac mise mise wanu kaa yaacnaa dadka kugu xidhani waa waa majority is team iskabulo 😂😂😂😂😂😂😂
Waaw ma raaapaa heestu sawdigii laahaa hees ilahy aakhiro iiqaban maayo sideed wax uwadaa
qaamta waali ah waaye sxb waan kugo goaa legnd
Ninkii ugu horeye naas la saarey khadar kiinyaw😂😂😂
Waa waa iib hablii ee Naga dhac single lahyne😂
Anigu waan kudhaqaqay guurke iisoday day gabad aan lacag donayn nio guri barwaqo leader😅
Legend guri barwaaqo😂
Guroow ma gudbe wayn ahy nio😂😂
Anigu De Gurey Inuu Fanaan Buuxa Yahay Waan Ogaa Wllo igasoo Daa Heesta ❤🎉
Dhaga Hadal Free Teams single 😂😂
😅😅😅😅😅😅barwaaqo guri xamari kusslaamay
Deee gurigooow ka wrn hadan cidii la guursanyayeba la hayn mxa la sameeynayaaa 😅😅😅😅
Gurayow abti Riwayadii away wankansugayne
Maraq ku lahaa legend lee fahmi karo😂😂
ALa waxay nuugu darantaahy markay daabashuu soodhacd o 😂😂
Waar hooy joog gureey dhiqaa lugaha lagu galinaya 😂😂😂😂
Guri barwaqe xilikan lajoko hablaha aya lacag bixiya ee jilicsan iyo waxas majiran ee adunki aya isbadalay ee laqabso🤣🙈
Musickga unbaa old version ah mooyee,wuu fadhiyaa,ereyo laxan io codkiba
Maalina imaan mayso anu laftigeyga hore socod baa rabaa marka waa ku khasbanahay inaa ka beyro waa laga maarman
Dood buu qabayaa ano is mahdinayo dacwo buu qabayaaa
Waayo qorshihiisuba tiisa ayuu fushanaya
Qori cas maxaaLaga wadaa Taliye🤔🍬
niin adag
@@guribarwaaqotv waar zxp aan talo kusiiye Iska daa barmaamujkan waa naar wallhi zxp Iska daa oo ka toobad keen, dadkana cayda ka daa oo naftaada iyo walaalaha iyo hooyada ka soo qaad, aakhiradaada iyo aduunkaaga dhiso zxp. Waa talo
subxaanlaah somaali waa waalatayee
Guri barwaqo big legend
Wwwww❤❤❤❤❤ esh calaa heees❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waan.saaraY Gurayowww❤😊
Nio heesta naga cun 😂😂😂 socon maysee😂
Gorow naga hadh hadaba daad baad naga fuushay 3 habeene😂 team iskanbulo
Haw war qoftu xoog waynaa sowta hawada lagashay😂😂
Bes InTa NoogU Eeke Hada single NaHeyy 😂😂