GOOSAN GOOSAN XASAASI AH

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 фев 2025

Комментарии •

  • @moktarabdi7646
    @moktarabdi7646 7 дней назад +1

    Odygu lacag buu doonayay, hada bass waaye waay ka timiday nacdal baa ku taalee

  • @zeinabsaidsalah2678
    @zeinabsaidsalah2678 6 дней назад

    Kii xoow ahaa Xassanoow dhiiqaad lagashey waana ku dhex baraaq satey haatan xukunka iska cassil god qiyaamaad qodey maanta adaa ku jira Xassan kabiximeysid maxkamad baa ku sugeysa

  • @farhiyosaid5300
    @farhiyosaid5300 7 дней назад +1

    Xasan shiikh soo ma aha madax weynha dalka ma itopiyey raaceen

  • @adanbonja8107
    @adanbonja8107 7 дней назад +5

    😂😂😂😂mr Hassan before and after haye walap

  • @AbuNaciim
    @AbuNaciim 7 дней назад +3

    من حفر حفرة لأخيه وقع فيها!

  • @AhmedMohamed-ni7dh
    @AhmedMohamed-ni7dh 7 дней назад +1

    Plz markasta Barnaamijkaaga ku bilow Xasuusintaas hadalladi Xasan oo hore waa Markhaati

  • @NorIbrahim-pc7ys
    @NorIbrahim-pc7ys 7 дней назад +1

    Saraskiisha hawiye ayuu la hadlayaa Hassan Shiikh Mahamuud

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 7 дней назад +1

    Wsdadass khadlfan dadba Ku hodmay marka haku hodmin haddii kale dhiigaagan galayna miya.dhiigaas Ku tala galma waa Ku hdantay skhiru Ku fadhiya.

  • @luuljaamac2023
    @luuljaamac2023 7 дней назад +2

    Taag taagso diidee hada waayee tiimba tiimboy 😜

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 7 дней назад +2

    Imaaraad wada si yemen looga badbaadiyo

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 7 дней назад

    Farahaan qaroole awey,??

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 7 дней назад +1

    9:42 Waa Halis. Somaliya Sidii GAZA beey noqon..
    IMARAAD oo Somaliya dhulka la raba. Iyo Amxaar + Koofiyadyar.
    🤔.. Oday Somalina Lacagtaa buu arkaa, Ama Xil.. Maxaa Loo dhahay, Somalidu weey ka Garaad badan-tahay, Umada..

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 7 дней назад +3

    Hadalkaas waa sax

  • @abdullahmusaabdiali4222
    @abdullahmusaabdiali4222 7 дней назад

    Macalinoow barnaamijyadaada oo dhan goosan goosanka ayaan ujeclahY

  • @AsafaGirme
    @AsafaGirme 6 дней назад

    Kkkk kkkk kkkk kkkkk kkk
    Eebbaa oge Beriga dhiiqadiiyaad kujurtaa Beeni xeeysheegee

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 7 дней назад +1

    Ha hishiiyaan

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 7 дней назад +1

    Sax waa run mareekanka gedaal ka riixya

  • @luuljaamac2023
    @luuljaamac2023 7 дней назад +1

    Dhiiqadii ay kijiree🤩

  • @abisinianancientsomalia2536
    @abisinianancientsomalia2536 6 дней назад

    Xasan Sheekh OO la xoogaayo in Mediaha lasoo dhigo😂

  • @BeerlulaSiyad
    @BeerlulaSiyad 6 дней назад

    Kan waa naceebeeyey

  • @farhiyosaid5300
    @farhiyosaid5300 7 дней назад +1

    Khatumo mar hadey doorashda faderaalka ku jirto hadee hargaysa ayaa la midiowday somaliya ileen ssc labo ma u qaybsanameysee bal is qabad sii adoga adam warkaagu isma haysto

  • @CabduqaadirAdan
    @CabduqaadirAdan 6 дней назад

    Militaria Bes Lasiiyay

  • @xaqiiqadachannel5608
    @xaqiiqadachannel5608 6 дней назад

    ninka wax kala og ma aha kuwi doortayna isga ayey ka liitaan

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 7 дней назад +1

    Dhiiqadi uu cagaha la galay dhiigaaga la gala may àhayd akhiro buy dhiigaas kugu sugar dhiiqadaas

  • @DaadirMohamed-t8x
    @DaadirMohamed-t8x 6 дней назад

    Bal eeg meesha oo ku nool yahay iyo ninka maalin walbo aad views ku raadisid

  • @AsafaGirme
    @AsafaGirme 6 дней назад

    SMC TV international Secret political officials

  • @farhiyosaid5300
    @farhiyosaid5300 7 дней назад

    Tasaa maquul ah kornayl sax

  • @AsafaGirme
    @AsafaGirme 6 дней назад

    Kkkk kkkk kkk

  • @عرفاتصدق
    @عرفاتصدق 6 дней назад

    Maaya waxlasiiyay majiro mishaar maafi

  • @AsafaGirme
    @AsafaGirme 6 дней назад

    Kkkk ahahahah

  • @AbunawafAljabarty
    @AbunawafAljabarty 7 дней назад

    MUXUU KU MUDAN YHY QABUURE QOTE
    WAR YAA ILAAHEY YAQAANA.

  • @abisinianancientsomalia2536
    @abisinianancientsomalia2536 6 дней назад

    Imarad sow Islam Somalia soo weeraray maaha!!!😂

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 7 дней назад

    Walaahay munaafaq baad tahay beenaale saacada qiyame dhacdo unaney dib isugu soo noqonayn dayuus

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 7 дней назад +1

    Macalinka scw

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 7 дней назад

    Beenaale buu