Jeekey adi lee ku daa wanaynaa xoogaa sharaxaad ayaa loo baahan yahay si dadka aan aqoon magaalada ama waqti dheer ka maqnaa ay kaaga fas iidaan mahadsanid
Waad mahad san tahay jeekeey lkn tali yar ayaa wadaa jeekey waa ku fiirsadaa lkn inta aad lugeeyneeyso heeso xamari ah inoo saar marka aad had leeysidna dami waad ku ma had san tahay

Mhdsnd baaba wllhi waana soo xasuusisey ❤❤❤❤❤❤❤maka Al mukarrama 😮😮😮😮
❤❤❤❤maasha Allaah guuleyso waad dadashay
Masha Allah dhankan iyo calakamin iyo isgoska suqbacad ad abti❤ thanks
Horey usoco wllo qurbaha ka sosalmaya jeke 😘😘😘😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍👍👍👍👍👍👍
Ok
Wardhigley iyo baar ubax iyo bakaraha iyo melaha kale mad aadid maxa nogu dawo wada xamar weyne iyo waberi dagmoyinka kale noso dhub aan aragne mase waad cabsaneysa ❤❤😂😂
Ok pos
Mahadsanid jekeey❤
Jeekey waan kusalaamay wllkey xaafadeena dharkinley ama madiina dhan noosoo duub pls hadii Alle idmo.
Jekey Wardhigley aad garhan dagmada ilaa kedjcel meshan kudhashey waye xafadeydi 🎉🎉🎉
Jay kay footcade maxa waye funny 😁 waye
Jeekey adi lee ku daa wanaynaa xoogaa sharaxaad ayaa loo baahan yahay si dadka aan aqoon magaalada ama waqti dheer ka maqnaa ay kaaga fas iidaan mahadsanid
JEEKEEY ADIGA LEEN KU ARAKNAA MAGAALADA MABA LOO JEEDO
Jegey meshan yurub waye beenta naga dhaf sxb
Jidcadaha foornada dalfac gadaasheyda waaberi nosodub jeekey
JEEKEY FOOD CADE INTEE GEEYSAY MACLIN JEKEY
0:05
Thanks a lot SXB jekeey
Mida kale iftiinka ku badan Video KAN iyo 3 malin kale laso dhaafay marka please iftiinka naga Yareey
Ok
Waad mahad san tahay jeekeey lkn tali yar ayaa wadaa jeekey waa ku fiirsadaa lkn inta aad lugeeyneeyso heeso xamari ah inoo saar marka aad had leeysidna dami waad ku ma had san tahay
Sual video ga wareysi yar xata ku qorxi adiga le ma is duubey
Waxa codsaneena odagi 15 jirka aha timo cadde sooceli