HEES | Boqorkii quruxdaay | Maxamed Axmed Kuluc | lyrics

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • Ereyadii : Cali sugle cigaal "dun carbeed"
    Laxankii : Cabdulaahi qarshe
    The song and 'cut scenes' used in this video are not my original creation, therefore, Maadeys does not claim any rights over them.
    Copyright Disclaimer under section 107 of the Copyright Act of 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, education & research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing.
    In case of any copyright infringement complains, kindly contact me on : Maadeystube@gmail.com

Комментарии • 38

  • @WALAALAHAHARGEYSA
    @WALAALAHAHARGEYSA 4 года назад +20

    "illoobaye hay ogaysiin".
    Waxay ku jirtey riwaayadii" mahuuraan"ee "cali sugulle" heesaheedii 1965.
    1/Af-qalaad aqoontu miyaa 1965
    2/hooyadii wanagsani ubadka wey hagaajisaa1965.
    3/boqorkii quruxda ama bilaney kalkcaylku wa1965.
    4/Ha meer meerin habeenka madow mashaqadiisiyo sharkiisa1965 .
    5/Ha hadlin ha maqlin wa habaar waa habkeynu nahay ama Hinbiriirsi1965.
    Riwaayadan waan hayay ,Aun dhamantood.
    Mahadsanid chanelka waayo-waayo ayaad na xusuusisay.
    Qore:Barkhad ciise.

    • @ambasaadordeeq2447
      @ambasaadordeeq2447 4 года назад +4

      Haa waa sidaa aad.sheegtay waa fankii dhaxal.galay 1965 ayaan caawa jooga

  • @sahrobilan6025
    @sahrobilan6025 4 года назад +2

    Xasan diiriye iyo Xaliimo Kh. Magool ayaa ku
    Raaxeystay heestan markee qaadayaan❤❤❤❤

  • @aliosman8418
    @aliosman8418 4 года назад +2

    Ilaahay ha u naxariisto Maxamed Axmed Kuluc

  • @axmedhillaac3886
    @axmedhillaac3886 4 года назад +2

    Radio muqdisho ayaan ka dhageysty

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 года назад +2

    Laxanku waa Cabdilaahi Qarshe AUN
    Iyo erayadi Duncarbeed

  • @iamhaleel
    @iamhaleel 4 года назад +1

    Alylehe waa hees cajiiba maxan xiliyo ay ku haboontahay kusoo qaatay.❤👏

  • @burhaan-ducoqabem.3863
    @burhaan-ducoqabem.3863 4 года назад +9

    Yaa salaam! Qofka macaanka iyo naxariista fanka ka qatanni, tolow siduu u nool yahay?
    Qofka M. Axmed, M. Mooge, M. S. Tubeec, Magool, Maandeeq, Kiinsi iyo X. X. Tooxow, inta uu dhegaystay aan muraaqoon oo is madax marin, waa MAYD socdee ha la aaso!

    • @redwankhader2292
      @redwankhader2292 3 года назад +2

      Intaaba quranka Alle ayaa ka qiimo qurux qadrin iyo qiiro badn kna mudan in aanay qulubtenu ka qadin 💎

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 3 года назад

      @@redwankhader2292 Waa Runtaa wlal... Laakiin Fanka iyo Sugaantu waa Hibo Rabbi ka timid Denbina maaha.... Hal Aayad Qur, aanka kuma jirto oo lagu xarimaayo Suugaanta.....Allena wuu noo sheegi lahaa hadey Denbi tahay.

  • @calimaqdis5952
    @calimaqdis5952 Год назад

    Eraydii abwaan cali sugule duncarbeed

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 3 года назад

    Maashaa Allah cod iyo Erayo qurux badan. Radio Muqdisho bn soo xasuusty runtii.

  • @cabdullahimuseahmed
    @cabdullahimuseahmed 4 года назад +2

    Maadeys waa meesha kaliyah aan kahello wax iqanciya ama music halaasi ah keep going

  • @ibrahimahmed2814
    @ibrahimahmed2814 Год назад

    Waan daawaday riwayada14 bishii 3 1965 cali sugule

  • @hassanelmi3308
    @hassanelmi3308 Год назад +1

    Erayada cali sugule cigaal Adan
    Codka la jeclaysto Maxamed Axmed Kuluc
    Boqorkii quruxdaay

  • @garanuug1289
    @garanuug1289 3 года назад

    Kabankii cumar dhuule ayaan meelaha qaar ka dareemayaaa

  • @Newheesocusub
    @Newheesocusub 4 года назад +4

    Hees macaan alle ha u naxariisto Legend maxamed Axmed kuluc Azxaabta ana soo booqda chanelkyga Subscribe iisaara

  • @calimaqdis5952
    @calimaqdis5952 2 года назад

    Erayadii abwaan cali sugule duncarbeed
    Laxankii cabdilaahi qarshe
    Codkii maxamex axmed kuluc

  • @maogtahay4999
    @maogtahay4999 4 года назад +3

    Mahadsanid sxb

  • @abdinoor2023
    @abdinoor2023 2 года назад

    fananka muhamed axmed waligii qof hees kamuu daba qaadin
    hees kasta oo u qaado isagaa qaaday orginaly

  • @qadafinuur
    @qadafinuur 4 года назад +2

    Originally keeda waa talantaali waana aun magool iyo aun xasan diiriye faarax

  • @maakhiri3886
    @maakhiri3886 4 года назад +2

    Heestan Boqorkii quruxdaay Cid walba ma qaadaa waxan Ku maqlay fanaaniin badan sida : Xasan diiriye, Maxamed axmed, Tubeec &Magool, Gacanlow, Zulfa&Magool iyo qaar kalo badan

  • @adnaanmohamad
    @adnaanmohamad 3 года назад +1

    yaasalaam

  • @Maeyann9
    @Maeyann9 2 года назад

    Waayo waayo yes

  • @cosoblecade7668
    @cosoblecade7668 4 года назад +2

    riwaayadii mahuraaan
    heestaam soo kuxasuusi meyso heesti afqalaad aqoon maaha isku riwaayad kuwad jireen musigaa yaroo oo turumbadaa iska egyhiin

  • @foosiyacali2158
    @foosiyacali2158 4 года назад +3

    magol iyo xasan diiriye qaade
    marka ka wacante wlhi axsan hes

  • @ayaanlemohamud3024
    @ayaanlemohamud3024 4 года назад

    Wof wof tageran ku ahay sxb sa nogu so daa calacalka

  • @ambasaadordeeq2447
    @ambasaadordeeq2447 3 года назад

    waxad naxasuusisay 1965 iyo riwayadi mahuraan

  • @Hiiraan_boy
    @Hiiraan_boy 4 года назад +1

    Sxb heestii ii raadi nin dalkiisa iibsaday oo dalkiisa wada cunay naar ha udanbeysee waxaa qaaday haween ma aqaan magaceeda pless aad baan ugu baahanahay heestaas

  • @khalud1272
    @khalud1272 4 года назад +1

    Heesta yaa leh asalka oo qaaday, waxaan ku maqlay xasan diiriye

  • @rahmobaariyow9525
    @rahmobaariyow9525 4 года назад

    First seen ❣ maadeys❤

  • @aaminaxmed1936
    @aaminaxmed1936 4 месяца назад

    Asc 2:04 2:05

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 3 года назад

    WoW❤❤❤

  • @haleelo1613
    @haleelo1613 4 года назад

    m.a

  • @cosoblecade7668
    @cosoblecade7668 4 года назад

    🎻🥁🎸📯✋habiinki socdaalka🤣

  • @Dayaxism
    @Dayaxism 3 года назад +1

    Waa hees cajiib ah. Waa tan iyada oo uu Xasan Diiriye iyo Magool isla qaadayaan
    ruclips.net/video/kGYha_WhS0c/видео.html