Wooow fanaankan wa itoobiyan kooxda u tumoyso wa itoobiyan heestan wa lo dhiibay abwaan somali ah u dhiibay maadama fanaankan waxa oo wiligiisa jecla in oo hees somali ah qaado
Fanaankan Qaadaya Heestu Waa Maxamed Awal Waa Fanan Caana oo Amxaarada Muslimka ah ee Reer Walo ee Ethiopia Weeye Waa Nin Muslim ah oo Saafiya imika Qasiidooyinka Nabi ammaanka ayuu u Wareegay
Wooow fanaankan wa itoobiyan kooxda u tumoyso wa itoobiyan heestan wa lo dhiibay abwaan somali ah u dhiibay maadama fanaankan waxa oo wiligiisa jecla in oo hees somali ah qaado
Heesta asalkeeda allaha unaxariistee kuluc baa iskalahaa ninkan dib buu kasoo qaaday
Fanaankan Qaadaya Heestu Waa Maxamed Awal Waa Fanan Caana oo Amxaarada Muslimka ah ee Reer Walo ee Ethiopia Weeye Waa Nin Muslim ah oo Saafiya imika Qasiidooyinka Nabi ammaanka ayuu u Wareegay
"boqorkii quruxday " waaaaaaw
Voice gold
Waaaw ax yaa fanaan
HEESTAN LIXDAMEEYADII AYEEY SOO BAXDAY WAXAANA WADA QAADA (ORIGINAL)KA AHUN. LABADABEE XALIIMA KHALIIF(MAGOOL)IYO XASSAN DIIRIYE.
Classic
Lovely
"Bus weeye abaara boor badanoo,, Waaaaaaaaaaaaaaw,,
waaaw fananda waa kii hore
Waa fanaan itoobiyaan ah
Heestaas oo kuluc Qaadayo
Qofkii hayaw ii tilmaan?
togdheer Tv ruclips.net/video/7Up1ykjgiUg/видео.html
wataas
Anaa Haayo Waliba Ayada Oo Lylis Nadiif Ah Musiga iyo Codka Dhawaaqaba
hees iga dhe
Sulfa ayaan mooday markii hore
Hees iyo badh💋🎶🎻
😎😍
ruclips.net/video/bVQLPlw5taA/видео.html
Waxasa hees la idhaa
What does Boqoraddii Quruxdaay translate to in English??
The queen of beauty
beautiful queen
adiga i badee iga bii
Wakaa Fanaankan Maxamed Awal ruclips.net/video/2kJuIpjRDjw/видео.html
war ninkan magacii wllhy cod baa ku jireee
Maxamed Awal
Somalida Waxay Uu Yaqaanan Maxamed Waryaa
What’s the singers name ?
Leyla Adan 🔎Mohamed awal
Layla Adan ma xasuusto magaciisa waase itoobiyaan Addis Ababa aan ku arkay 2000kii