HEES | Kala Dooro Waayaha | Saynab Cige |▪︎Original | lyrics

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024

Комментарии • 899

  • @mustafedacar2183
    @mustafedacar2183 Год назад +90

    Kala dooro waayaha nasiib wacan qofkasta oo fariinteyda arka mahadsanidiin walalayaal.😢

  • @gattuze453
    @gattuze453 4 месяца назад +6

    Waxaan fadhinaa meel aniga iyo nin saxibkay ah sanadkuna waa 29/4/2024 waxaan la hadlayay qof muhiim ii ah oon farrin ka sugayay markaasan halkan soo galay❤qofka iga dambeeyow peace and love

  • @alimohamud1251
    @alimohamud1251 2 года назад +339

    Caawa oo ay taariikhdu tahay 26/11/2021.
    Waxaan ku suganahay muqdisho Caasimada ummad soomaliyeed.
    Waanku salaamayaa wll adiga fariintayda akhrinaya waxaan kuu sheegayaa fariin ah haka welwelin berri iyo mustaqbalka wll waxaan kuu rajaynayaa inaad ku noolaato nolosha aad jeceshahy ee quruxda badan.
    ❤️

    • @ahlanwasahlan.211
      @ahlanwasahlan.211 2 года назад +6

      Aamiin Adigane Sidoo kale.
      Muqdisho waa Maskaxdii Wadankeena
      Maankay ku Taal Waa Midii Aan ku soo
      Maqsuuday Anoo Mudo Badan ka
      Maqnaa Illaahow ka Magan Gali
      Mid kastoo Xumi La,Maaga. Aamiin.

    • @mihiimali
      @mihiimali 2 года назад +7

      Waxan u maleeyay in qalbigaga arkaysay....
      😑Ilaahayaw noloshan jecalahay iyo qofkan jeclahyba isii

    • @farxiyocabdirixmaan5426
      @farxiyocabdirixmaan5426 2 года назад +1

      Mahadsanid wll wayahy

    • @ahmedcabdi9324
      @ahmedcabdi9324 2 года назад +6

      Anigane Caawa Aay Tahay Taariiqdu 27may2022 Ayaan Qoraalkaaga Arkay Adna Waxaan Kuu rajeynaa Farxad Waarto Aan khiro iyo aduunba

    • @mumtaazmaxamuud6578
      @mumtaazmaxamuud6578 2 года назад +1

      Amiin walaalo

  • @GlobalNomad-d7q
    @GlobalNomad-d7q 5 месяцев назад +6

    Malindi Kenya ayaa caawa ka shidan tahay. Meel kasta Somali joogto, Walee qalbigeenu wa mid oo wa Kaas Sayneb Cige isku wada dareen ma galisay. ❤I love Somali

  • @queenaraweelo6322
    @queenaraweelo6322 3 года назад +208

    Waan daaYeY maantee
    Axadkii dareemow
    Dib waxaY ka Noqotana
    KaLa Dooro waaYaha💔
    Still listening 😔2021

  • @barkhadibrahim7497
    @barkhadibrahim7497 2 года назад +76

    Maanta waa maalin taariikh culus agtayda ka leh taariikhduna tahay 11/09/22/saacaduna tahay 2.33 duhurnimo maalinta axad aan go aan ka gaadhay jacaylkaygii aan aadka u jeclaa markaan dhagaystay heestan qaaliga ah waxaanan alle ka baryayaa in gabadhaa alle meel wacan mariyo Ana qof aan ku samro isiiyo dhamaan inta qoraalkaygan aragta iyo kaaba salaan boqortooyo qalbiyadana alle haynoo dajiyo salaadahana yaan la ilaawin dhalinyaro

    • @qadariyaqadan3364
      @qadariyaqadan3364 Год назад

      Alle badel khayr qaba haku siyo wllo😊

    • @cabdicasiiscawil4316
      @cabdicasiiscawil4316 Год назад +1

      Isha alah zxip bedel khyr qaba alla hkuugu bedelo qoftaa waxad weydo inay shar kuu ahaayeen baa dhacda ilhy kaa leexiyey

    • @keyahmedibrahim4475
      @keyahmedibrahim4475 Год назад +1

      Qof wangsan samir badan inaa tahay kaaga marag bro
      Alle kuwa samra abaalkooda ma dayaco

  • @huzzeinomarabdi1131
    @huzzeinomarabdi1131 9 месяцев назад +8

    Heestan Qeys qeysar ban kaso racay iniba caadi ma aha 😍😍😍

  • @Daahirdool
    @Daahirdool 9 месяцев назад +16

    Heestan waxa dhageysanaya 10/12/2023 anoo aad u murugsan waxa kusu cel ceshadey ina ka bdn 5 waxa si lama filana oo ana marna fileyn ku wayey jeceylkeygi aan 2 years isla socaney oo marki danbe i riti waxa go aan sadey ina halka ku ekeyno oo waliba anoo ilmeynayo oo dhahayo kaama marmo i tiri ana ka marmey wllhi 2 bil ka hor baa igu danbeysy labada bil qofki farin iso diraba ayada modayey balse ugu danbeyn waxa leyhy koley anigu samree bal aan eegno aayaha 💔😭

    • @Ruun568
      @Ruun568 5 месяцев назад

      😢Samir laabta gaaadhsii wllo

    • @Abdiwahid-gf1lx
      @Abdiwahid-gf1lx 4 месяца назад

      Calafkaaga waa helaysa sxp waaxase waa basiid hays dareensiin adigu daacadnimada ku dadaal iyo wanaaga qofka is calmataan

    • @MaxamedYare-hv7iz
      @MaxamedYare-hv7iz 4 месяца назад

      😢

  • @Jokar_2
    @Jokar_2 Год назад +5

    Tariikhdu wa 25 October 2022 muddo kadib ayan cawa heestaan dhagysan kadib markii qofkij an dunida ugu jecla dhib iyo dheef ba isla qaybsanay dhawaac igeystay wa aduun murugdiisa iyo farxdiisa wata xlaada an kusuganhy iyo dhawaca an dareemyo cawa wa mid aan qoraal ku qeexi karin rabbi qofkasta oo murug dareemaya faraxd Ha ugu badalo qofkii qoraalkan arka waxn kula talina waliga qof si xad dhaafa Ha u jeclaan sbbto ah jacylkaas faraha badan ayaa ah hubkii lagu isticmaali laha 🙏

  • @yaxyeym3766
    @yaxyeym3766 3 года назад +38

    Qeys qaysar RUclips kiisa ka soo maqlay wlhi waa hees macaan 😍😍
    15/9/2021 11:52 maalin arbaca ah

  • @Nasiiba
    @Nasiiba 7 месяцев назад +5

    Waan daayay maantee axadkii dareemow dib waxay ka noqotana kala dooro waayaha🤌 24.jan.2024✋️💗

  • @zakimagan5791
    @zakimagan5791 3 года назад +73

    22/01/2021 maalin jimca ah waqtigana 7:53 am ama aroornimo iyo magalada dooxa ee caasimada dalka Qathar waa xasuus qor aan halkan ku qortay ee intii akhrisan doonta commentigan waxaan idin leeyahay noloshu iyo waqtiguba idin ma xumeeyaan,nasiibkuna meel habaas iyo boor badan idin ma dhigo oo guleysta waligiin

    • @naimoabdullahi6887
      @naimoabdullahi6887 3 года назад +1

      Doha, Qatar. ❤

    • @zakimagan5791
      @zakimagan5791 3 года назад +1

      @@naimoabdullahi6887 xafadee kajoogta Doha

    • @naimoabdullahi6887
      @naimoabdullahi6887 3 года назад

      Maba Joogi Sow Maaha Wllo, Qatar Is My one only Fov country Kaliya..

    • @zakimagan5791
      @zakimagan5791 3 года назад +1

      @@naimoabdullahi6887 haa waxaan mooday inaad halkan joogtid Qathar lkn hadaad jeceshahay waad imaan doonta... barasho wanagsan iminka xageed kunoshahay

    • @naimoabdullahi6887
      @naimoabdullahi6887 3 года назад

      #somalia, Mogadishu Wllo

  • @xaydarofficial
    @xaydarofficial Год назад +4

    Heestan waa markii iigu horaysay ee aan maqlo wxn kasoo arkay muuqaal uu duubay qaysqeysar iyo tuulada kurta budhyare xly ayaan daawady saakana Markale ayaan ku ceshady anigoo dhakhtar kiyuu ugu jira.
    Ilaahay umada somaliyeed cafimaad ha siiyo.
    Maamo saynab cige alle cimriga iyo caafimaadka haw barakeeyo.
    Hadii la noolyahy waa la isu soo laaban doonaa ❤✋️
    13-6-2023

    • @SUHAYBMUMINBAKAL-pp6nm
      @SUHAYBMUMINBAKAL-pp6nm 9 месяцев назад

      Ana kula mida wll heeestu aad bey u dagan tahy hamen hore ooo dhana radinayay

  • @RiyaaqcaLi
    @RiyaaqcaLi Год назад +10

    1/8/2023 Habeen talado..baan dhagaysan wle inay hees iyo badh thay.. ❤

  • @shukriahmed351
    @shukriahmed351 2 года назад +28

    Heesta waxan ka soo jecladay qays qaysar waa hees mcn ❤️

  • @fadimohashi771
    @fadimohashi771 3 года назад +147

    Qeys qeyser RUclips kiisa ayaan kasoo maqlay waa hees mcn😍😍

    • @ayaanleali7203
      @ayaanleali7203 3 года назад +4

      Me too

    • @fakeboy7830
      @fakeboy7830 3 года назад +2

      Anisidookle

    • @yaxyeym3766
      @yaxyeym3766 3 года назад +4

      Hada kasoo maqlay
      15/9/2021 11:50 maalin arbaca

    • @calimaxamed281
      @calimaxamed281 3 года назад +4

      Sidkle wllhi weliba video ugu danbeeyey safarka naxdinta nadnaa

    • @fakeboy7830
      @fakeboy7830 3 года назад +3

      Lkn waaxay adiga 2month ago baad socotaayee ❌

  • @Inakulmiye
    @Inakulmiye 4 месяца назад +2

    Sidan weli fanaan ama fanaanad hees u qaada lama hayo. Saynab Cige waxay lahayn cod halaasi ahi oo qalbigaaga taabanaya.
    Absolutely fantastic song. ❤❤❤

  • @amien4423
    @amien4423 3 года назад +15

    qeys qeysar youtube kiisa kaso arkey jees sojidasho leh runti big love 😍

  • @naciimakaafiya1864
    @naciimakaafiya1864 11 месяцев назад +4

    8/10/2023 ayaa waxa heestan lonkigeeda iiso sher gareeyay gacaliyahaygii
    Waxan fiiriyay 11/10/2023 habeen arbaca ah khamiis soo galayso saacadu markay ahayd 22:35 wlhi waan u xiisay maqalka codkiisa waxa iigu danbeysay axadii 8/10/2023 miss you wlhi gacaliye saan kuuku xiisay wlhi ma khiyaasi karo
    Walaw aynu kal dognahay misana quluubtan halka nhy geesigi noloshaydaw alla calaf haisugu keen sare love you maa faranayo inaa arki doontid qoraalka waan ku jeclahy mubaarik ❤ geesigaygiyow

  • @baxsanx.dheere7111
    @baxsanx.dheere7111 5 месяцев назад +2

    7: 16 fiidnimo hargeysa Somaliland waa habeen ramadan 10 kii dhexe ilahay hano danbi dhaafo nabad iyo caano hanagu dhameeyo heestan waan dareen dhagaysanaya waxyaalo badana waan tabayaa ilahay muraadkayga ha ii sahlo saynab cigena naxaris ku led ayaan leeyahay ❤

  • @caqlikoriye593
    @caqlikoriye593 3 года назад +43

    Cid aanan garanayn ayuu jacayl iigu dhacay dhagaysiga heestan awgeed

  • @najaxnalkaofficial6532
    @najaxnalkaofficial6532 4 года назад +119

    Axdkii daremow dib waxy ka noqotana kala dooro wayaha😥 waa markii igu horeysay aan heestan maqlo waa sabti 12/September /2020👋

  • @janankajananka4650
    @janankajananka4650 6 месяцев назад +1

    maxamed nuur shareeco laya raxma abwaan culus...iyo weliba askeri qaran

  • @mohamedhassanarone
    @mohamedhassanarone 3 года назад +29

    Heestaan wax walba ee aan ku tilmaam is iraahdo waa ay igala heer sarreeysaa. Miraha, laxanka, musigga daggan iyo codkaan aad mooddo in uu duni kale ka yimid ayaa jawigii aan ku jiray iga baddalay, sidaa daraadeed waxaan ku tilmaamo ma aqaan.
    Kala dooro waayaha💙💙🔴

  • @abdrskjustjust9456
    @abdrskjustjust9456 7 месяцев назад +1

    Waan daayee maantee axadkii dareemoow dib waxay ka noqotana kala dooro waayahaa Kala dooro waayahaa😢
    .......2024 1 February Habeen khamiis ah
    Heestan waxay ka mid tahay saaxiibadayda murugta ila qaybsada xiliyada qaar 😢
    Xiligii aad aragtaba Nasiib wacan ifkana khayr iyo hadimo la aan baan kuu rajaynayaa

  • @Ayuobbile
    @Ayuobbile 7 месяцев назад +2

    Run ahaantii heestaan sikadisa ayee iiga soo hor baxday balse waan ka helay runtii💔😭

  • @sayidomarjoqof8301
    @sayidomarjoqof8301 4 года назад +37

    Naftu waxay u dabacdaa
    Ama daawadeeda ah
    Ruuxii daryeelee .
    Waa run.

    • @deeqoali4664
      @deeqoali4664 3 года назад +2

      Naftu waxay u dabacda ama dawadeda ah ruuxii daryeela

    • @ApdyrabiApdysalam73
      @ApdyrabiApdysalam73 Год назад

      Wlal waxa comment kaga bixiyay si aad xasuus ugasho ee hadan ku dhibay sorry ❤

    • @sayidomarjoqof8301
      @sayidomarjoqof8301 4 месяца назад

      ​@@ApdyrabiApdysalam73
      Haaa, dib baan xasuus u galay. Mahadsanid.

  • @MarwaanFaizal
    @MarwaanFaizal 11 месяцев назад +2

    Naftu waxay u dabacdaa ama daawadeeda ah ruuxii daryelee yaaa saynab 😢❤

  • @hunterstrawberry9392
    @hunterstrawberry9392 2 года назад +68

    Nowadays we can't produce something even close to this flawless song, the rythm, the guitar, the soothing voice, it's way out of our generation level

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 2 года назад +4

      Our generation can barely speak somali and it’s truly heartbreaking walahi

    • @mohammedhersi1984
      @mohammedhersi1984 2 года назад +1

      Real talk

    • @adanjamakahin1671
      @adanjamakahin1671 2 года назад +1

      You are absolutely right. The problem is your generation has influenced by rap and other western music Which is hard to mix with somali music. Look your generation they play only piano music, but this song for example used more music instruments to play in a very cool environment.

    • @degelkhayr
      @degelkhayr Год назад

      Qofkaan dadkii hore buu kuqiiraysanyahy macaa magiciina waa bedeshay iskadaa afkiiye

    • @MahamedAamiin-ss4jx
      @MahamedAamiin-ss4jx Год назад

      @@mohammedhersi1984 kkkk

  • @aBduL-ReHeM
    @aBduL-ReHeM 8 месяцев назад +2

    From qeys qeysar one love 2024❤❤

  • @deeqaandazadtwinofficial9541
    @deeqaandazadtwinofficial9541 3 года назад +5

    22:54 habenimo
    sacada bariga africa /
    2021 habenimo😥 broken heart 😩 kuligiin inta igadbeysay cafimaadban idiin rajeynya
    Isoo duceeya ana🤲❤😭

  • @Qacqaac101
    @Qacqaac101 2 года назад +9

    Mrksta Aan Dhagaysto Heeso Jcyl Waxan Dib Uso Xasuuustaa Jcylkaygiii Qabyoobay Makhrib Aniga Oo ka imi Kubad Oo Aan lasocdo Dhalinyaro Badan Oo Aan Ciyaartii Ka sheekaysanayno Oo Laamiga Marayno Ayaa si kadisa Waxan U maqlay Magacayga Hadaan Eegayba waa Gbbr aan isku Fasal ahayn Ma is dhaafine Waan Uso leexday Salan kadib waxay itiri Heblo ma garanaysa Ana waxan iri Haa kadibna waxay igu tiri Weykaa Heshay Numberkaga isii Ana wn Fahmay in Gabadha Aan isku fasalka ahayn ay Ergo tahay Ana wakhtiga mobilakayga Waa iga Xumaa Oo samays Ayuu jiray waxan U Qoray Wiil aan Zxbo Ahayn Numberkisa kadibna Waanka so Tagay Xaafadayadan imi Wn iska Qubaystay Oo iska so labistay Gabadhii Wicitaankedaba waan ilaaaway xili bacdal Cishaa Anoo magalada Jooga Baa waxa ii Yimi Wiilkii zxbky ahaa Waxa Uu Yiri Zxb Hebla ku raadinaysay Ee La hadal Ana Waxaanku iri Anaa numberkaga So Siiyay Sidaaz darteed ayay ku sowacaysa Hadaan Gabadhii la hdlay Xooga Waxay igu tiri Waan in aan Wada kulanaa Cwa Ana Wxn iri Diyaar Gabadhi Waanku lanay Si wngzn Ayay wx walpa igu Sheegatay Halkii baan Xiriirkayga Kasii Bilownay Kadibna Xfd Eedadeed dagantahay Ayaan sii Geeyay Oo Halkaaasay Musasal ka daawanaysay Ana Meel Ciyaaraha laga daawadaan aaday Habeenkas Waa Finalkii 1/Julay/2012 Cupkii Eurada Spain vs italy Yaanan Sheekada idinku Dheerayn inantii Jcyl Dhuuxa iyo lafaha Na dhexmaray Wakhtigaas Ma ahayn Jcylkayaga Mid Qarsoon Oo mid Ay asxaabtayda Ay Wada Ogyihiin Ayuu ahaa Macaa familkaygu waa Ogaayeen Badanaa Call ayaan ka wada Hadli jirnay Hbnkii Sanad kadib Magaladii Ayay ka tgtay Magalo kale Ayay Aaday Adeerked Dagan Yahay Lkn Xiriiirkayagii waa socday Mrkii wax barashada Loo so xiro Ayay Hooyadeed Oo aan isku magalo Joogno U imaan Jirtay Mrkas ayay Had yado Jcyl ii keeni jirtay Runtii Jcylkeenu waxa Uu Gaaray Hbn Uu Roob da’aaayay in Mobilkeedi Uu Battery la’aan Uga damay Waana Xili danbe intaan so baxay baan wiil aan zxbo nahay Oo Tukaaan Abtigiis uu leeyahay Uu Gado Hbnkiina Uu seexdo Bn ku Gargaraacay hadii Uu iga Furay wxaan iri Mobil Cusub baan U baahnahay iga iibi Waa Uu ila Yaabay Xiliga aan mobilka raadinayo kaftan kadib Waa Uu iga iibiyay Waxaan So qaaday Mobilki Cusbaa Oo dab Fiican Ku jiro waxan Daaqadeedii waan gargaraacay Si tartiiba ayay U tiri waa kuma Ana Wxn iri waa hebal Runtii ima filanayn Kadib waa ay iga Furtay waxan ku iri Mobil Cusub baan kuso iibiyay Runtii Wxkle iguma Oran Biri baad ii keeni kartay maxad isku so Dhibtay Xiligaan Ana waxan Ugu jawabay Wakhti walpa waa xiligayga baan iri Qosol yar bay qac kasiiisay Waxay igu Tiri Waanku jclhy Ee naftaada ii ilaali Xoooga kadib wnka soo laabtay Xfdaydan imi wn Wacay ilaa salada Subax bn la hadlayay Runtii waxa Uu ahaa Wakhti Waayihisa wata Gabadhii jcylkeeda Waxan wada soconay 3sano Hal hbna Kama dareemin wax is badala ilaaa hbnkii laga gaaray 2015 Hppy new Yearki mrkii Loo dabaal dagayay Sida caadada ii ahayd baan wacay Anoo sariiirtayda Jiifa Waxa iga qabtay taleefonkeda Gbbr Yar oo wllsheda Hadaan iri heblo meesay waxay igu jwbty ma jooogto Waan Yaabay Waayo waligeed Taleefonkeda Qfkle igama qaban Hadaan ku celiyay mar labaad iyada iga qabatay Waxan iri Cwa maxa jira Wxy igu jwbtay wxba majiraan Ee dan ka hadal 🥹Nolasheeda sidaas iila ma hadlin Waxan iri Mxn iga tabanaysa aankugu sameeyay Waxy igu Tiri waxba Kadibna waxan iri Waayahye mxd sidaaas igula hadlaysaa Ugu danbayn waxay igu Tiri Nio Cwa laga bilaaabo iga tasho 😭Aniga hadlkaaz waxa uu igala Xanuuun badnaan Saliid kar karaysa Taleefonkana waa igu damisay Waan xasuuusta Dibada Dhaxan Aan caadi ahayn baa ka dhacaysay Dibadaan Uso baxay anoo dhididaaya Wadnuhuna igaraacmayo sidii Qf Sanad kaamila Ordaayay cml 30daqiiqo baan sidaas ahaa kadib Waxan is weydiiyay Hal khalad Aan ka galay Oo bal in aan radiyo waan waayay Hadan waxan is weydiiyay halmar maka dareentay in jcylka Ay ku qabtay Uu Nusqamay waxa iso baxday in Taasna aan marna ka dareemin Habeenkas Waxan Go’aan saday Dib danbe in aan Ula hadlin Oo aana Raadin Nolashayda Aanka saaro Hbnkas Go’aan Fcn bn qaatay Lkn xaqiiiqadu Waxay thy Jcylka aaan U qabay in Uusan is badalin ilaaa hada oo 7sano laga Joogo ilaa hada sbbta ay iiga Fogaatay ma aqaaani Waa Su’aal iigu Dhiman wali Mrkii ay sidaas Dhacday Wiil aan zxbo nahay ayaan U sheegay in Qftii ay igu booday isaguna Niyada Ayuu ii dhisay Horay Usoco cml Ayuu i Yiri 2bil kadib xili fiida aan magalada Uso baxay bn waxan maqlay Dadkii igu leh Qaftii waa laga Dulqaaday Oo ina Hebal baa mahersaday Alla maxa ka Xanuuun badan 🥺adoo dhaawici Qarsanaya in Zxbada oo ananku dareemayn Ay marksta Qfta kugula kaftaman iyagoo Xaraabo ayay U tahay Lkn ani Qurgoooyo ayay iithy Waxay ii shidi jireen Heesti Bk Cudooon wey tagtaye ilow Nolasha Cusub so dhawee iyo Heestii Suldaan seerar Ee ahayd Quman waa laguursaday Qoolin bay Ujoogta Qumaan wacan U gogoshaau labadaan Heesed Oo Cusbaa Oo lamoodo in aniga lay qaaday Ayay zxbday ii qaadi jireen 😔mrkstana Dhaawacayga Ayay Cusboonaysiin jireen ana dibnahaan Uga Dhoola cadayn jiray Si in uusan isaamayneen hadlkooda Aniga Oo aanka so kabsan Ayaa imtixaamkii Dowlada Ee Form forka sidaas iigu so Galay Allx Waxan kamid noqday Dadkii Darajada Dhexe keenay C Sanad Kadib Wadanka Waanka so Tagay waxan imi Europe Halkaas Ayaan Nolol Cusub kale Ka bilowday 2018 ayaa whats appka layga so wacay Number aan marks Garanayn ayaa iso wacay Hadaan ka Qabtay Waaba Qoftii salan kadib Waxay i tiri ma igaranaysa Ana waxan Ugu jawaabay Si fiican baan ku Garanayaa Waxay igu tiri Waxan Rabaa in aad i cafiso Sababto ah Guurkii Aan galay Waanku dag dagay Sida aan ku Riyoon jiray ma noqon Markaasan iri Bal iiga Sheekee Bilo ilaa dhamaad Hadl waxai iiga bilowday wax walpa waa calaf wiilka waxan is baranay mrkii Uu xiriirkenu kala Go’ay Hal bil baan xiriir lahayn Bishii 2aadna Waan is Guursanay Hadaan aqal galnay Wiilkii Waan is fahmi weynay waa ii gacan qaadi jiray Kadib Uur baan Yeeshay anigoo Uur leh ayuu ifuray Guriga Hooyaday baan ku Umulay Allx Sanad kadibna Wiilkale Oo askariyaa is guursanay isna 3bil kadib waankala tagnay Hada Waxaan isku laabanay Wiilkii Hore aan Cunuga U dhalay Mrkay Halkaas Sheekada ay marinaysay baan iri sidee Ninkii Ku xumeeyay Ugu laabtay Waxay igu Tiri Waxa Uu igu Yiri wiilkayga in aan korsada Rabaa Ana Waan is badalaya Guri baan ku dhisaaya Ee aan isku noqono Ana Waanka Yeelay madama Uu is badal layimi Sidaas baan Uga Oglaaaday Wakhtiga aan hada kulah laayo Uur baan uleeyahy Lkn Guriga Hooyaday Baan jooga Adigana waxan Ku sowacay Maanta in aan Cafis ku Weydiisto Si Guurkayga danbe Uu Hada U Hagaaago Ana Waxan Ugu Jwbay Hal habeena Caloosha Wax kuuguma Qaadin Taas badalkeedana Waanku so Ducayn jiray Markaas baan si kaftan ku jiro U i iri Lkn Sababta aad iiga tagtay isheeg iyadoo Qoslaysa Bay iigu jwbtay Hadaan ku sheego maxa so kordhaaya Kadibna Waxaan iri Mar hore Ayaa igu Kaa danbaysay Sawiradada iso dir Wxyr kadib wey iso dirtay Hadana Wali Mobilkayga Waa ku jiraan Sawiradii 2018 iso dirtay Wakhtigaas baa iigu danbaysay Sanadkan bilowgiisa Anoo Facbook Ku jira Ayan arkay Swrkeeda Hadaan Hoos u sii Galay waxan ku arkay iyada 3dexdeeda Wiil M.a Wiilkeeda Curadka Waxay U bixisay magac aan jecl aa in Curadkayga u bixiyo 🥹si kasta ha ahaate waxan U rajaynayaa Cimri dheer iyo Cfmd Familka Somaliyeed

    • @theyoungboy8598
      @theyoungboy8598 2 года назад

      Waa qiso aan bilawgeedii la'dhacay muxibada iyo kalgacalka idinka dhexeeyey awgeed.
      Qisada dhamadkeedana waan kula dareemay xanuunka kadiska aheyd ee aad kala kulantay,hadana waxan niyadadeyda usheegay in laga yabo ineysan qeyr kuugu jirin.
      Badal qeyr qaba,guri aad ku nasato iyo ubad baari kuu ah ayan alle kaaga baryey🤲.

    • @Qacqaac101
      @Qacqaac101 2 года назад +1

      @@theyoungboy8598 Mhdznd Libaax ☕️

    • @rowdaahmed6157
      @rowdaahmed6157 2 года назад

      Wlhi 🥺 wa qiso Aan la ilmeeyey kolba waa meerto dunidu wlhi 🥺😭 Adgana nlol kheyr qabta ilaah haku siiyo Iydana nlosha alle hau wanajiyo anagna dambe rabi nalama kulmiyo wax nadhawaca 😭😭🥺🥺😭😭

    • @mohasheikh4708
      @mohasheikh4708 7 месяцев назад +1

      Taliye qofta waa daalisay qoftuna wey kacsaneed xiriir yuu kula dhaafin 1 sano ugu badnaan 😂😂😂

    • @SaaraAhmed-fq3rv
      @SaaraAhmed-fq3rv 5 месяцев назад +1

      Waa qoraalki iigu dheera aan abid aan aqriyo waan la cajabay qisadada wax caajisana kama qaadin walow aad saaid iga oohisay heer familku I dhahan maxa jira😢laba midna waan kugula talin iska ilow wixii hore tan labaadna waxad tahay qof aftahana oo hadal yaqaana marxalad walbana qoraal dadka ku fahansiin kara ee waxan ku odhan laha buug ka qor si dad badan ay dulucda sheekada u fahman adiguna culeyska sheekadasi uu kaga dago😊xidhiidh dambe oo 3sano ahna ha sameyn wllo anigu sida saxibada hesaha kuma daarene waxan kuu daari laha(Saar caashaq) Mursal muuse salamulah libaax❤

  • @yurub5288
    @yurub5288 3 года назад +9

    War heestu cajiib sanaa seynab cige ilahay cafimaad iyo cimiri dheer hasiiyo

  • @abdikafiosman8034
    @abdikafiosman8034 3 года назад +30

    Laxanka iyo luuqda cuddoon, muusiga debecsan, ereyada dareenka xadantaynaya ee heestan intooduba waa tusaalaha waxa lagu sheegi karo fan.
    Heestan hadda ayaan si kado ah ku helay, waana mid ah ka mid ah heesaha ugu quruxda badan ee aan dhagaysto abid.

    • @adanjamakahin1671
      @adanjamakahin1671 2 года назад +1

      Abdifatah , waxan ahay dadka fankii Hore aad ka jecel oon waxba ka danbayn. Bal eeg sida Loo garaacayo , erayada , laxanka iyo codka dabacsanba.

  • @mohankhadar9907
    @mohankhadar9907 2 года назад +5

    Waxan dhageysanaya. 22 August 2022. Burco. Qofkasto hestan dhagaysta waa qof. Xasus la nool ❤️😓. Qof kasta qof dareema alle hawgu deeqo 🤲🏻

  • @nimconimconimco9918
    @nimconimconimco9918 2 года назад +11

    waa habeen ciid ah oo ay Ramadan dHAMATAY 2022😊 MURUGAY IGU BILAAMATAY IGUNA DHAAMATAY WAANAA WAAYAHA MARKAAD CID FARKAD KU SIISAA WAYDO WAAD DHIBATAHAY 😢

  • @khaalidabdirashiid1550
    @khaalidabdirashiid1550 Год назад +2

    Laxanki iyo music aderkay Mohamed Nuur Shareeco. Allaha yaa Raxma😢

  • @muhanadjama6830
    @muhanadjama6830 3 года назад +7

    28 /9 / 2021 maalin Talaada saacaduna Tahay 09: 22 subaxnimo Oo aan ku suganahay Hargeysa
    Waxaan halkan ugu qortay inay ii noqoto xusuus i gaara madaama heestani ay tahay kuwa aan ugu dhagaysiga badan yahay ayna tahay mid xusuus gaara igu leh . Wll hadaad qoraalkeyga Aragato waxaan ku Rajeenaya Nolol faraxad leh inaad ku nolaato ✍😍😍

  • @mohamedaden6629
    @mohamedaden6629 11 месяцев назад +3

    Ifku waa ayaaame
    Akhiiran ku Haystaa
    10/10/2022 maalin xanuun badan ayay ii ahayd waxan joogay Turkiye waxan la guursaday gabadh jacayl mudo 4 sano ah naga dhexeyay.
    Kuma cafin waxkastoo dhaca.

  • @Hodan7812
    @Hodan7812 3 года назад +13

    Dhamaan dadka comment yada qoraya qisooyin ohin wata qalbiyadooda ku dugaan
    Ilhow dadka qalbiyada aan uu ilaalina
    sheeko walba oo noloshada Ah waxay ku dhamata waa xasuus un
    Xasuustana hadan la gubin waxay kugu noqota sidi holocii oo kale
    Allah qalbiyada ha no wada ilaaliyo❤

  • @ahmedisaac3083
    @ahmedisaac3083 2 года назад +2

    31 07 2022 habeen axada france
    Habenki igu horeysay heestan aan Maqloo
    Runtii murtii Dahab Ayaa ku Duugan lagama xiiso goynayo dhagaysigeda Ha u samaado waayuhu Somali idilkeed insha allah dad nasab ah weeyee wayaha ku durduriyay

  • @shaaficiabdullahi5668
    @shaaficiabdullahi5668 Год назад +5

    Jaceylka kaliya ee i dhaawacay sanadkaan 2022 Hadana aan ka Faiday farxad dhib wlba oo i heysto jaceylkaas iyo xanun wlba aan kaso Maray😭 Anoon hda sii faahfahin doonin Alx Hal wiil ayey ii dhashay Weyna dayacday Ayada iyo familkeda oo Sbbta uugu weyn lahaay waliba Asago 2month jiro Alx mantana 11Month ayuu ii jiraa Anaa u dhabar adeegaayo Noloshiiso Epow ha iga Qaadin Rabow igu garabsii Koriimadiisa Abo Aadban kuu Jclhy Wllhi Curadkeygiyow Ahmed Shaafi
    Rabow ha iga fogan Caawa waa Habenka kaliya aan wiilkeyga ka dhaxo 9 bil uu ila noolaay Wllhi wan tabay waana ka hurdi la.ahay Love you Abo Mcn

    • @kafiyakiin3163
      @kafiyakiin3163 Год назад

      Abo fican tahay ilahy masuliyada hakugu asture

    • @mssgaabo55
      @mssgaabo55 Год назад

      Apwe mcn Alle hakula grb galo plz yu dremin in uu hoyo la,an yhy😢

    • @Ikki-d4g
      @Ikki-d4g Год назад

      MashaaAllah aabo wanagsan aya tahay ilaahi ha isku kiin daayo caloosha ixanuuntey ilaahi haku daayo

    • @RiyaaqcaLi
      @RiyaaqcaLi Год назад

      Aabo wnaagsan baad thay wllky❤❤ilahay hkula koriyo xaas wnaagsan helin I.a oo adiga iyo wiilkaagaba idin daryeesha samir uun❤

  • @nafisocabdi2761
    @nafisocabdi2761 3 года назад +8

    Wlhi jecelka xasustisa waa raxo kaliya cidlo idhibtay hes jeceyl oo wadato daremaheda alle ha unaxaresto 2021 dawanya by C/........... Tyga noloshu waa wada jir🌹♥️♥️

  • @maxamedmaxamed9354
    @maxamedmaxamed9354 Год назад +1

    Hestan wxxy isoo xasusi say waagi aan qardho jogy ee aan wax baran jiray wlhy ayan wan jcladay hes kasta oo xasusu ah iyada igu so dhacda iyo lagu gursado wil dhashay ban oga oo igu magac dartay ani subax aror ah ban qoraya ano angola joga waliba tahrib dalka maraykan ka ah u joga ayan wan ku jclhy xaqiqatan
    Ilahay qalbiyada hayno qabojiyo safarkana ha inoo fududeyo i.a hadad iga danbayso isoo ducay walla safar dher ban galayaye😰

  • @somlightacademy1442
    @somlightacademy1442 11 месяцев назад +2

    2022 bishii june ayaan soo gebangebeeyey jaceyl aan waday muddo dhan 10sano, waxaana u degarogtay qof wngsn guurkuna daacad kayahay 6months kadibna 2023january waa aqal galay alx. Heestan wax weyn bey go'aamadeyda ka tareen. Ruux kuu daran marna ha ag joogin ka degarogo intaad waqti hayso.

  • @janankajananka4650
    @janankajananka4650 6 месяцев назад +1

    waa habeen isniin ah taarikhdu waa.4.3.2024.jewi macaan finland...........heslsinki

  • @inamohamed2491
    @inamohamed2491 2 года назад +4

    Aniga kartideyda heestan telfon an wato lagama wayo ,, 7sano nolosheyda caadiga ayey ka mid noqotay heestan malintan somaliya kaso tagayay ila manta kama cajiso safaro an galay an xasusta somal ila kenya South Africa qadar turkey iyada I darneyd anigo iska farax san hadan is dhoho hes daro iyadan darta waxan ogahay farxad kasta inan dhameysaneyn on qabyo🥲 ahay qalbigey dhawac mar hadu ku garo wa adag tahay si ad uga kabato wahelka nafteyda mama seyanb cimriga allaha ku dhereyo

  • @hamzehusein5697
    @hamzehusein5697 3 года назад +3

    Yaaa salaaam bal eeg codka dahabiga ah ee wadnaha daaraya, laxanka qalbiga lulaya iyo muscia macaan ee maandooriyaha ah Qiiro iyo xasuus dheer ayay igalisay sideed sano sano ka dib ayaan maanta maqlayaa saynab cige xidigtii fanka ee barisamad.

  • @ApdyrabiApdysalam73
    @ApdyrabiApdysalam73 Год назад +4

    Maalin jimce ah 5:08arooryo 26/5/2023 waxaa dhagey sanyey heestan Oo Dareen Gooniya ii leh
    ilahay wuu awooda Laba qalbiyoo kala maqan inuu kulan siyoo xataa haddii ay isku jiraan cirkiyo dhulku intay isku jiraan
    Qofka qoraalka akhrinaya waxa illahy kaga baryin inaa lakulantid jaceylkaga🥹🥹

    • @AbdirabiGardheere
      @AbdirabiGardheere 10 месяцев назад +1

      Qoralka aan Qoray hada waxa kso wregty 5months hadana wali ma kulmin😭😭

    • @AbdirabiGardheere
      @AbdirabiGardheere 9 месяцев назад

      Wan kala taGnay 21/11/2023

  • @Danwade7979
    @Danwade7979 Год назад +1

    Mualif weyn Maxamed Nuur Shareeco Allaha kuu naxariisto

  • @qaaliahmed1273
    @qaaliahmed1273 4 месяца назад +1

    Waan daayay maantee axadkii daremow kala doro wayaha😢/30/4/ 2024😢😢😢

  • @maddaale8199
    @maddaale8199 4 месяца назад +1

    Heestan waxay isoo Xasuusisaa Inan Aan mudo wada soconay misna maalin fariin isoo qortay ahayd walaal hada kadib xidhiidhkeenu waa inuu intan inoogu ekadaa marki aan is dhahay sababta waydii waxba way ii sheegi wayday ana niyad jabkii aan maalinkaa qaaday Xanuuno aan horay u lahaan jirin ayaan yeeshahay ilaa heer dhakhtar la ii jiifiyo dhaman wixii la cunayay ama lacabayayna la ii diiday waxaana waxaan ku noolada ahaayen faleenbo alhamdulilah gadaal waan ka fiicnaaday iyadana hada waa hooyo owlaad leh alle ma tuso xanuunkay imarisay Manta waxaan kusoo xasuustay halkii aan ku xanuunsaday ayaan jooga inta daacada ah qalbiyadooda allaha dhowro 🤲🤲🤲

  • @abdisalam_muhidin
    @abdisalam_muhidin 3 года назад +85

    I can't stop listening to this song every time coz i love it❤
    2021

    • @yurub5288
      @yurub5288 3 года назад +3

      Waa sheydanka aba way 🤣🤣🤣

    • @adontiallah4202
      @adontiallah4202 3 года назад +5

      Abdi Salam heestan waxa daremi karo qof ruxoow jeclay qimahisa gaaran wayey 😥😥😥

    • @yurub5288
      @yurub5288 3 года назад +1

      @@adontiallah4202 SOMALIDA Ayaa Ubadan

    • @guleidmahdimohamed7968
      @guleidmahdimohamed7968 Год назад

      ​@Yurub 💎💚

    • @abdiazizhaji2402
      @abdiazizhaji2402 6 месяцев назад

      2024

  • @Shayma122
    @Shayma122 2 года назад +3

    Waa markii koowad aan ku raaxaysto dhagaysi hees qaraamiya 🥺😊😊

  • @qalbijabiye1694
    @qalbijabiye1694 3 месяца назад

    Saynab cige alle maxay fanaanad ku banaantahay codkeedu malabka ka macaan❤

  • @hanaduk-ec5dy
    @hanaduk-ec5dy 3 года назад +36

    waa markii ugu horeysay een maqlo heestan waa caawa 19/01/2021 haben salasa soogalayso 12ki iyo 45 minute
    waxa wakhtiga heestan whatsapp iigu soo dirtey gabadh aan is jeclanhy oo aan 2week kala cadhaysnayn oonan la hdl ayaa heestan isoo dirtey runtii wlhi waa hees jacayl oo qiire leh waanan daraen sanahay jacaylka 😰😰😰😰😰

    • @sharifgeyre330
      @sharifgeyre330 3 года назад +1

      Maalinta Jacaylka aduunka 14 February 2021 ayaan arkaa fariintaada alla jacayl dhib badanaa😥

    • @Nasiib724
      @Nasiib724 3 года назад +1

      Jacayloow dhibadanidaa maxaa lagula arkay

    • @xaajicezco5674
      @xaajicezco5674 3 года назад

      Hanadow wadremyna wxa nagu smaynasid

    • @hanaduk-ec5dy
      @hanaduk-ec5dy 2 года назад

      @@xaajicezco5674 xaaji 🥰

    • @ayuub_Ka
      @ayuub_Ka 2 года назад +1

      10 months ka dib ma heshiiseen sxb 🥺

  • @inagulledjilbawayne9380
    @inagulledjilbawayne9380 Год назад +1

    Wow, epic Zaynab Ige

  • @abdallaeid045
    @abdallaeid045 Год назад +4

    Walahi Garan maayo cida Erayada, Laxanka, iyo Music’gaba iskaleh Lkn waxaan ku qeexi karaa fankii oo dad ah🎶✅ waa hees aan mid lamida aan horay u maqal cajiib
    Cod dahab Seynab cige🫡🙏

    • @HM2024.
      @HM2024. 6 месяцев назад

      Erayada Maxamed Nuur shareeco aya laha

  • @abdullahiumal5489
    @abdullahiumal5489 2 года назад +14

    Heestan waxaan ka bartay wiil aanu inma adeernahay oo aad udhagaysta ilaa aan ka jeclaaday anna, runtii erayada, laxanka ,luuqda iyo musicaduba waa ashaqaraar.🥰

  • @user-fh1mo1jf2v
    @user-fh1mo1jf2v 9 месяцев назад +4

    heestan waxan dhageysanaya 30/11/2023 wa habeenimo ay jimco soo galeyso waxan go'aan rasmi ah ka gaaray qof aan dareen fara badan u qaaday balse i fahmi waayey heestan ayaana iska dhageysanaya😥💔💔

  • @masnasaed1429
    @masnasaed1429 3 года назад +6

    Cod waali ah by hysta masha allh my fav singer

  • @hiboahmed2178
    @hiboahmed2178 3 года назад +45

    3/1/2021 waa waqtiga aan maqalkeeda maqly
    Heeso waa kuwii hore,Anna wxaan dabaylo
    Hawada aan usiidiri
    Jeceyl aniga iidaran 😨😢🤭

    • @cabeysaney7689
      @cabeysaney7689 3 года назад +2

      Hibo waa magacyada jaceylka ragga nasiibka u leh. Alla maxaa gabar hibo la yiraahdo oo aad loo jecel yahay arkay. Waa ii gaar.

    • @kowthariinabdulle1229
      @kowthariinabdulle1229 Год назад

      Alla xanuun Badana jecelku

  • @CasaanyoAli
    @CasaanyoAli 11 месяцев назад +2

    ❤ Caawa waa habeen runtii iixasuus mudan go,aan iga dhex guuxayay ayaa caawa kusar go,ay midhahaa sayneb cige alle haku sharfo
    Waa habeen khamiisi soogalayso saacadu waa 10:42 pm Tarikhdu, 04/10/2023 waa habeen xasuus mudan oon guul gaadhay alle haysiiyo dejiya insha allaah iisooduceeya

  • @iamhaleel
    @iamhaleel 4 года назад +44

    Waan daayey maantee
    Axadkii dareermoow
    Dib waxay ka noqotana
    Kala dooro waayaha.😓

  • @hamzemaygag9351
    @hamzemaygag9351 3 года назад +9

    Waa markii igu horeysey een maqlo heestan runtii aad na wan ula dhacay 2020-dec-9

  • @calikeynan2564
    @calikeynan2564 3 года назад +3

    Hees jirta masha Allah fanka somaliyed dadki dhadhanka u yeeley ayeey ka mid aheyd Zeynab cige Allah ha u naxariisto

  • @Hassan_Turki
    @Hassan_Turki 3 года назад +18

    Naftu waxay u dabacda ama dawadeeda ah ruuxii daryeele ❤
    2021 Jan.9.midnight 🤟

  • @hindaadan3442
    @hindaadan3442 Год назад +2

    Ilahay ha caafiyo Edo Saynab Cige ❤️❤️❤️

  • @saluuglaibrahim6821
    @saluuglaibrahim6821 Год назад +2

    Heestan manta igu horeysa walhi qof baa iso diray😭😭

  • @sadeqasin9975
    @sadeqasin9975 3 года назад +3

    Habayn sabti ah
    Waan daayay maantee Axadkii dareemoow
    Dib waxay kanoqotana kala dooro waayaha
    Anigoo dhagaysanaya hees kale ayay iisoo gashay heestaan markiiba magaceedaan fiirshay
    oo markay damaatay waan ku ceshaday ugu daybayntii gees waan udhaafi waayey ilaa aan aqriyey dareenka ay kureebta dhagaysta yaasha ila mid ka ah runtii musikada heestaan wuxuu leeyahay dareen markaba ku qaadaya
    Saynab cige nolol dheer baan kuurajaynayaa

    • @ApdyrabiApdysalam73
      @ApdyrabiApdysalam73 Год назад

      Allah yarxamuk wlal waa saa sheegtay gees aan udhaafo garan la ahay ♥️

  • @nadiramohamed3490
    @nadiramohamed3490 3 года назад +12

    Wan daaayey maante
    Axadkii daremoow
    Dib waxay ka noqotana
    Kala doora wayhaa💔😭
    Heartbreaking😌😭

    • @abdirahmanmustafa4023
      @abdirahmanmustafa4023 2 года назад

      nadira abayo heesta ma ii fasiri kartaa please aniga waan fahmi wayey badanaa heesta lkn waxyar ayaan kafahmaya please

  • @abdillahimuuse1709
    @abdillahimuuse1709 4 года назад +47

    maasha'allah, raggiyoow wey na sidataa , waxaan eegay commentisyada dhamaan waa rag ,waxan ogaaday inta badan inaan beerka dhulka ku hayno heestuna ina taabatay...

  • @abdimahdi4997
    @abdimahdi4997 3 года назад +15

    Heesta waxan ku xasusta gabadh Aan is jeclayn wakhtigi Jigjiga Aan joogay ayaay mar kasto kulano i qadi jirtay 5:40 pm subaxnimo xasus 😢😢😢🙋🏾‍♂️🙋🏾‍♂️

  • @carsaanyogoobe4458
    @carsaanyogoobe4458 3 года назад +1

    Marka musican shabaqdan laxankan codkan uu aduunka korkiisa ka yareero haada iyo shinbiruhuba waxay joojiyaan duulimaadka say udhagaysta mucjisada fanka codkan mar soobaxa ah aysan markale aysan maqlayn saynab cige rabi Cimriga haku barakeeyo

  • @dekowadow8409
    @dekowadow8409 2 года назад +10

    if you are here 2022 your lucky say Alxamdllh. 🇸🇴 somalia Allaha nabad yela

  • @waynakaa2156
    @waynakaa2156 9 месяцев назад +1

    Wadnaha dhiiga .....
    Mama Zeinab cimriga Allah dheere Somali marka nahay qofku marku dhinto ayaan ka daba oyna imikana war uma hayno waan jecla inaa arko😢❤

  • @cawsmacan4198
    @cawsmacan4198 2 года назад +2

    Kol aan kuqiyaasay 2005 oon geel kuracayay nogob iyo dhulki xolo dhaqashada wleh galabtan cajalad eey heestani kujirto hely galbaha kawacnayda saa week ayaan sugayay silayga soduubo heeso afartan cajaladood oo glabta isoogadhey kamid ahyd blse heestan bay igga dhgty allw wakhtigiyo dhulkuba wacnayna hdana qurbo nacas bay dhaxan nagulaysay lama huran wadhulkene allw anago cfmd qabna nabad nagu celi 😢😢

  • @maryamoxasan2289
    @maryamoxasan2289 Год назад +3

    Wan kahelay musical ❤️ codka
    Marhadey dreento dibindabyo iyo murug tii diido weyoo🥺🎶
    Still 2023💔🥺

  • @juweeriaweedhzan4751
    @juweeriaweedhzan4751 3 года назад +11

    22/2/2021 malin isniina waa markii igu horeysey ee aan maqlo heestan dareen gaarana wey iileedahay
    😥😥😥😥😥😥
    Anna waxaan dabaylo
    Hawada aan usii diro
    Jacayl aniga ii daran
    Aniga ana waan dayeeh
    Maantee axadkii darewmow
    Dib waxay ka noqotana
    Kala dooro waayaaha😥
    Jacayl aniga ii daran

  • @tooreyewitig5759
    @tooreyewitig5759 3 года назад +2

    Yaa waduud muuqalka heesta saaran codka cudoon erayada qalbiga xanxantaynaya rabbi raali hakaa noqdo mama saynab. Waan idiinka mahad celin dhalinyarta isku xilqantay muuqan cajiibka ah iyo hab-qoraalka si farshaxan ah baad uso gudbiseen

  • @ahmedkhadar496
    @ahmedkhadar496 9 месяцев назад +2

    Saynab cige ❤❤
    Anna waxaan dabahylo
    Hawada aan usii diro
    Jeceyl aniga iidaran

  • @Abdikadar.
    @Abdikadar. Год назад +7

    Waa daayay maantee axadkii dareemow dib waxay ka noqotana
    Kala dooro waayaha😢💔
    28/08/2023😢

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 2 года назад +3

    Yaa dawanaya 2022❤✊

  • @arimasdias1396
    @arimasdias1396 3 года назад +11

    I'm still watchin 2021
    Wan dayay mante
    Axadki dareemo
    Dib wxy ka noqotana
    Kala dooro wayaha 💔

    • @alonegirl9706
      @alonegirl9706 2 года назад

      Weli sidii ban u dhageysanyah😰

  • @Muniir735
    @Muniir735 8 месяцев назад +44

    1/1 /2024😢

  • @shanfoolahmed4992
    @shanfoolahmed4992 2 года назад +5

    😔 Waan daaYeY maantee
    😔 Axadkii dareemoow
    😔 Dib waxaY ka noqotana
    😔 Kala door waaYaha

  • @CaptainDj143
    @CaptainDj143 5 месяцев назад +1

    Waan daayay maantee
    Axadkii dareemoow
    Dib waxaay ka noqotana
    Kala dooro waayaha
    Wllhi waa hees iyo badh waa markii igu horaysay an maqlo 30/3/2024 sacaduna 2:34 habeenimo waa bil ramadan
    from Djibouti 🇩🇯
    Mansha Allah Saynab cigge

  • @shimbirka.
    @shimbirka. 9 месяцев назад +3

    Vlogs qays qayser ayaan ku barty heeskan macaan.❤😊

  • @Shafie-Mohamed-Osman
    @Shafie-Mohamed-Osman 10 месяцев назад +1

    Waa habeen kale oo cajiib ah heestaana iidaarantahay jawi qurux badan oo kamaran qaylo iyo sawaxan baan ku dhagaysanayaa, markasta oo aan meel cidla ah joogana waxay ubadantahay kana dhigantahay inaan faraxsanahay oo dopamine kayga farxadeedba xaaladaas iyo cida hareerahayga jooga baa jaan gooya, dhanka kale si dhab ah waxaan uga fikiriyaa xalinta hawla badan iyo mawjado mashaakilo ah waxaan sawiranayaa anoo waxkasta xaliyay sida aan dareemi lahhaa allaha ii rumeeyee insha allah meeshaan anoo waxkasta sidaan rabay uxaliyay baan kusoo noqon doonaa 28 OCT 11:22 KAMPALA, UGANDA🥺😢

  • @MaxamedDeeq-g9h
    @MaxamedDeeq-g9h 8 месяцев назад +1

    Dib waxay ka noqotana
    Kala dooro waayaha ❤ Allhyow hees matahy 2014 ilaa 2024 ii baxysaa

  • @cawaleabdirizak284
    @cawaleabdirizak284 2 года назад +3

    5 sep 2022 12:42 duhurnimo malin isniin ah after exam east aftica university compus garowe

  • @InaGaraad-zf5tj
    @InaGaraad-zf5tj Год назад +3

    Caawa taariikhdu waa 2023/August/12kedi caawa waxan ogaaday in jacaylkii aan 5ta sano waday uu ahaa dabin lay qoolay iyo sharad lagu galay in inanimadyda laygu seejiyo caawa aad ban u qoomamaynayaa wan u duceynayaa qof kasto oo lagu ciyaaray kadibna ogaaday in lagu ciyaarayay 💔
    Sariirtan dusheediii
    Daawadaa hawada sare
    Ilaa waagu daalaco
    Daakiraan wadaadadu
    2:30kii bn intaa qorayaa anigoo ilmo kulul iga socoto

    • @abdirisaqxasan7619
      @abdirisaqxasan7619 7 месяцев назад

      Waxba laguma yeelin sister. Iska delete wax kasta oo kusoo xasuusinaya doqonkaas, dabadeed maanta iyo beri noolow

  • @Software-zf1tv
    @Software-zf1tv Год назад +5

    Sariirtaan dusheedii,
    Daawadaa hawada sare,
    Ilaaa waagu daalacoo,
    daakiraan wadaaddadu.💔😢 3/ february/ 2023

  • @Adanjkahin
    @Adanjkahin 5 месяцев назад

    Adan Jama kahin
    Very nice music and voice. Thanks Zainab cige and her professional musicians.

  • @mohammedhersi1984
    @mohammedhersi1984 Год назад +4

    Beautiful song by the Legendary Saynab Cige.

  • @cadeey4502
    @cadeey4502 2 года назад +1

    Ax y'a ax walee cawa Ayan kala dortay wayaha qofkan midownay Ayan go, aan ka garay😭💯💯

  • @ahmet-yasiin8628
    @ahmet-yasiin8628 2 года назад +3

    I Like This song
    Me And My Wafe From Canada Toronto 🇨🇦😍🥰

  • @healthylifestylechannel9733
    @healthylifestylechannel9733 3 года назад +10

    Yasalaam habo seynap cige💖
    Halkeeda ladhigay hestan👌🏾
    Mar hadday dareento
    Dibin daabyo iyo murug
    Tii diida weeyoo
    U dabaci mayso waligeed...
    Anna waxaan dabaylo
    Hawada aan usii diro
    Jaceyl aniga ii daran 📝

  • @zunduzziman7629
    @zunduzziman7629 3 года назад +3

    Naftuh waxay udabacdaah ama daawadeedaah ruuxii daryelah🥰 2021 Agust 8

  • @GuledYusuf-zm6iy
    @GuledYusuf-zm6iy 7 месяцев назад

    Saynab cige legend of legend alle haku sharfo.runtii wey ku raaxaysatay.yaasalam.cod dshabiya