Ruwaayadan Ama Guur ama Guurso waa erayadii Kaariye (AHN). Ruwaayadaasi waxay ka timi Muqdisho, waxaan ku daawaday Burco, sinimoogii Ina Qulunbe 1973 kii, waan yaraa oo kaligay maan gali karayn oo waa laysii kaxeeyay. Waa markii ugu horeysey Xasan Adan iyo Saado Cali (AHN) ay ruwaayad ka qayb qaataan, fanka way ku cusbaayeen.
Allahayow jallawari😇😊 Jir baa iiga muuqdee👀👀 Inta aanan Jahaad gelin May ii jid bixiyaan🥺❤️😔 Jantaye, may i siiyaan!😋🙈 Mucjiso gaar ah buu ahaa Maxamed Axmed Kuluc Allahayow jannada ugu bishaaree🥰
Intaan fan dhegeysanayey weli hees ama Riwaayad kaariye sameeyey oo aan novo Waayey X geney sangub kariye dacar ,A s bide duncarbeed Cisman askari yus x adan,c c cigal tukale meecaad sooraan ,bare m fiidow mustafe sh cilmi abdiwees hadraawi ilma sheekh muumin c muxed amiin yusuf iyo qaarkaloo badan cidkasta midh aan kunoco waan arkay kariyese weli waan daba joogaa xataa gabayo iyo geeraaro ubadan 1991 marka lagu daro
perhaps we should recognize that to create the political is to embody the permanent tension between the institutionalization of freedom and the philosophical interrogation. To the extent that we are free to think then we can switch to a broader examination of the process of thinking itself. We can, therefore, speak of freedom as philosophy’s non-identical twin in the project of questioning and challenging the thinkable and practiced reality. To posit philosophy as a finished and exhaustive knowledge would be as if we defined and practiced freedom as the repetition of the same. The theological covering up of the philosophical interrogation goes hand in hand with the loss of the creative and revolutionary nature of freedom. To be sure, an individual who has already entered the philosophical questioning cannot avoid the explicit and free interrogation of positing other modes of thinking and other forms of the thinkable. It is fascinating to note that the philosophical questioning is a mode of thinking that can create cracks in the surrounding walls of the instituted thought. Philosophy as critical interrogation, therefore, takes place in the gap between free instituting thought and instituted thought. It is here that we might begin to understand why philosophy is the ongoing task of bringing freedom into political life as a lived corrective to the theological.
Dr kii jacaylka macamuud cali kaariye riwaayadii guur ama guurso codadka saado cali iyo maxamed axmed kuluc dhamaantood ale hawnaxariisto aaamiin
Ruwaayadan Ama Guur ama Guurso waa erayadii Kaariye (AHN). Ruwaayadaasi waxay ka timi Muqdisho, waxaan ku daawaday Burco, sinimoogii Ina Qulunbe 1973 kii, waan yaraa oo kaligay maan gali karayn oo waa laysii kaxeeyay. Waa markii ugu horeysey Xasan Adan iyo Saado Cali (AHN) ay ruwaayad ka qayb qaataan, fanka way ku cusbaayeen.
masha Allah zxp kolay waa xusuus kugu qaaliya adiga oo diwaanka kugu jirta 1973kii
@@siciidcaydaruusmaygaag5521 Mahadsanid, habeen kaama tagin baan ku jiraa, shalay bay ila ahayd sxb kkkk
Allaah ha u naxariisto dhammaan Awoowe Abwaan Maxamed Cali Kaariye oo ereyada lahaa, Maxamed Axmed Kuluc iyo Saado Cali Warsame
I know it's pretty randomly asking but does anybody know of a good place to watch new series online ?
@Aidan Junior try flixzone. Just search on google for it =)
@Darian Zayn yup, I have been watching on Flixzone for years myself =)
@Darian Zayn Thank you, signed up and it seems like they got a lot of movies there =) I appreciate it!
@Aidan Junior glad I could help :)
Ya salaam markey heestu original tahay macaana mahadsanid waayo waayihii wacnaa
Allaha u naxariisto Mohamed Ahmed Kuluc and Saado Cali Warsame Aamiin
alahu naxiisto maxad cali kaarshe.waayo heestaa meel bay igataabatay
Golden Age for Somali Music 🎶 👌 ❤
Allahayow jallawari😇😊
Jir baa iiga muuqdee👀👀
Inta aanan Jahaad gelin
May ii jid bixiyaan🥺❤️😔
Jantaye, may i siiyaan!😋🙈
Mucjiso gaar ah buu ahaa Maxamed Axmed Kuluc Allahayow jannada ugu bishaaree🥰
Aun to dhamaan intii dhimatay. Heestan waan waayey maantaanse helay. Mahadsanid WWW
Wow aduunyo. Guur ama guurso ruwydii abwaan maxmmed ali kaariye.
Faaniin culus iyo erayade awoowey mamxad cali kaariye allow dhamantood unaxariiso
Ana abtigeey amiin
Waa riwaayadii guur ama guurso ereyadii alaha unaxariistee abwaan m c kaariye
Heestan ku sinnaan hilaaddii 2002 ayaan ku dhegaysan jirey miyi, rikoodh weyn oo noocii badhan casaha ahaa ayaan ka dhegaysan jirey. Waxay ku duubnayd canjalad dheer oo 90 ah.
Waa 18 sano ka hor, waa galab cadceeddu gurigeedii oo baylah ka ah usii roorayso, sibbaaq qurxoonna isku lingaxay gabbal dhaca cadceedda. Waxaan fadhiyaa ardaaga gurigayaga oo kulaalaya jeex roobku maasheeyey oo ku yaalla dooxada habari heshay oo gobolka sool ka tirsan, waxaan si wada jir ugu raaxaysanayey codka macaan ee kuluc iyo saado oo talantaali ugu qaadayaan heestan iyo koob shaah casariye ah.
Galab wacan ayay ahayd oo fad cad oo baar dheer la baxay soo socday, habeenkaas laftiisa waqalkii uu soo kiciyey fadku ayaa nagu baro yaraystay oo biyo dhig wacan oo aan habbis ahayn nagu macasalaameeyey.
18 sano ka hor ayaa heestan maqalkeeda iigu danbaysay, caawa ayaan si kedis ah u arkay. Isla daqiiqaddiiba maskaxdaydu waxay dib ii celisay 18 sano kahor! Caawa miyi kama dhegaysanayo, dalkii aan joogayna kumannaan kiloomitir ayuu ii jiraa.
Mahad badan saaxiibka soo geliyey RUclips 💞
Waayo hore iyo xusuustood cabdiraxiimow.
Byxxvheshsh.
Mm h
AUN maxamed cali kaariye erayo culus buulahaa ilaahay dhamaantood ha u naxariisto
Ahun aamiiin labadaba aamiiin(Kuluc iyo Saado) Maxamed Axmed wuxuu la heesay Fanaanadaha intooda badan Sida.Magool, Maandeeq,Baxsan,SahraAxmed Saado AaminaC/Laahi, Kinsi Harawo, Marwo
Maryan mursalna ku dar
Hibo, Shankaroon, Casha Cabdo Malayka iyo qaar kaloo badan. Ilaahay haw naxariisto inta inaga hoosaysa.
Qamar ku dar
Lakiin Sahra Ahmed miyu la heesay?
Waa Weynkii, waa Ruwaayaddii Guur Ama Guurso, waxaa curiyey Abwaanka weyn Mohamed Ali Kaariye, aun, waxay ahayd ruwayadihii ugu horreeyey ee kacaanka lagu duray, waxaan ku galay xaafadda 26ka Juun 1975/76, Waxaa iga bixiyey abtigay oo dhawr sano qudha iga weynaa, waligay ma illaawin aun abtigay Aadan , Mareykanka ku dhintay. 13 Jir Baan ahaa, waana wada qaybay ruwaayadda, heeso iyo xikmad aan kala dhicin baa ku jiray, Kaariye dhimay, Kulux dhimay, Saado dhimatay, Shankaroon iyo Hassan Aadan Samatar baa nool oo ku jiray.
Nin waaya araga aya tahay sxb cimriga allaha ku dhereeyo
Dadkii hore Masha alaa taariikhdaa dadkan imika garaadaystay teenii magaadhayaan si walba aadbaan kuusalaamayaa sxb
Wax ma inoga sheegi karta riwaayada waxad ka xasuusato qisadeeda masuul
maasha Allaah waxaad tahay qof nasiib badan oo kusoo garaadsaday waqtigii wacnaa oo aan lamid ahayn dadkeenna kusoo aaday xiligii Burburka. Allaah ha u naxariisto dhammaan Kaariye, Kuluc iyo Saado
@@maxameddeeq7647 adigana sidoo kale Mohammed
Alle ha u naxariisto labada fanaan Kuluc iyo saado
Alaha u naxariisto iyo intii dhimatay oo islaamka ahayd dhamaan
Allow idiin naxariiso
AUN Kuluc
AUN Saado
AHN
Mohamed Ali kaaRiye
Mohamed Ahmed kuluc
Saado Ali warsame
Hees iyo codad qaaliya
Dadna Waa Dadkii Hore
Hadalna Waa intuu yidhi
Mahadsanid mr.www rag waa ragii hore alaha unaxriistoo iminka xasharaadbaa isku soo haray
aloow unaxariisto aabe kuluc iyo hooyo saado aaaaaamiiiiiin
Intaan fan dhegeysanayey weli hees ama
Riwaayad kaariye sameeyey oo aan novo
Waayey
X geney sangub kariye dacar ,A s bide duncarbeed Cisman askari yus x adan,c c cigal tukale meecaad sooraan ,bare m fiidow mustafe sh cilmi abdiwees hadraawi ilma sheekh muumin c muxed amiin yusuf iyo qaarkaloo badan cidkasta midh aan kunoco waan arkay kariyese weli waan daba joogaa xataa gabayo iyo geeraaro ubadan 1991 marka lagu daro
Mardaadi waan aragnay hees ama riwaayad kaariye sameeyay laakiin gabay uu tiriyey adaa noo sheegi!
Saaxiib magacaygu yuu kuhodin horta
Meeshaniisaaaran was yiraan gabayo
Geeraaroba
Xal hadii aad ka dhigayso
Xalanow waa keligaa
Caydiid buu kulanhadlayey
Gabay cajiiba oo alla bari ladhoho ayaa jira
Oo uu kutilmaamayo wax walba woxoodii
Inay katageen
Dhulkii abaar
Dumarku xishood la,aan
Allahow noogusoo celi ayuu kuwada
Dhamaanayaa
Raadi saaxiib lkn sugantu maaha inta
Xaafadaada laga dhegeysto ama teena
Maadaama aynaan kala fogeyn
Marka waxa kuqabanaya gabaygii ahaa
Anaa idhi hadaad adigu tidhi waa af waahore
Adeerkay beruu talinjirey eedaday dunidii
Khadar Mohamed
Abwaan maxamed Cali kariye gabayo
RUclips ka ku garaac oo dhegeyso
Inasoo jawaab markaa inaad qanacday
Maxaytiri allya Raxma Saado allahayow jaleeliyo jid Qidaxi taaliyo Jilbis u xeraysnee (JILBISKA ) WAA MASASASKA WAAWEYN ESH CALAA HEES
alle ha unaxariisto dhamantood lafdhabartii waabari
Alle hawo naxaristo maxmed axmed iyo saado cali
Woow woow Congratulations Mr. Kuluc & Saado
mahadsanid waayo waahii wacnaa hees qaaliya
الأسود لا يحكمها ملك · ملك لغابة بلا أشجار · الأسد الأبيض ليس أمهق بالضرورة · لبدة الأسد ليست دليلا على القوة والبأس · تقاسم المهام.
Yaa Salaam
Heesaha qoraalada so badi kaban mahadsanid
Ha ii jabinin cadawga iga
Soo horjeeda allahayoow.
Kuluc.
Alla hayow labadaba nariistaada.
Heestan qalbigaa ijaba 11 awoowayaashay ah
7 kamida ayaa kudhimatay dagalka jidbaale
SharmBoy wu ka cod wanagsan yhay 😂❤😂
Msh.allah
Allaah ha u naxariisto labadan marxuum
Saxiibayaal waxaa jirta hees la yiraahdo oktobareey siduu sidii ma ahan hobalada waabari oo music macaan murti iyo laxan fiican saaran fadlan noo raadiya
Nacasnimada la aamus, guulwade nimo waa waxa dishay oo halkaa dhigtay somali, halkeed ka liigaysaa, aabbo iyo hooyo miyaadan lahayn, waddani noqo, balse koox hadaba socon, daciif baad tahay, waddanka ha dumin mar dambe, wallaahi adoo kale. baa dunshay sidii u lahaa Noolow Siyaad, weligaaba hay, buu jar ka dhacay, waligaa miyaad aragtay hees lagu amaanayo Churchil oo dagaalkii labaad adduunka save gareeyey, the man who saved western civiliazation , xishood adeer,
Mo Geeddi dhaq nimada yare adiguna qof baa hees dalbadey waana fre qof kasto maxa meshan aabo iyo hooyo keenay war inlen waali waali iyo marqan xal looma helo
@@mhassan0163 ma nin waalan baad tahay? Waa maxay heesta aad dalbaneysaan kugu caaya?
🔥Allahayow jid bahaliyo
siijibaadi beer dhiga
hayjabinin cadawgaa
igasoo horjeedee allahayoow.
🔥Allahayow jidhkaygi
iskumeel ma joognee
jacaylkaa nakala raray
🔥Hawlahan janjeedh samey
sideen u jaheeyaa
🔥Nafyahay jiidh ama ka joog
jarba kaa horeeye
walleee ama jiitay lay waa x2
ama jabadka kii neceb
aroos kaaga jarayaa
🌹Allahayow jaleeliyo
jillab qodax ku taaliyo
joogdheer gunteedaan
jalbis kula xaraysnee allahayow
🌹Allahayow jacaylkuna
wuu ijima yaraystoo
siduu qays u jiidhoo
Ana ii jajabiyo jirjirkaan u aalaa
🌹Nafyahay juuq ama jaaq
ka jawaab suaashan
Wallee ama jaahil iitali x2
ama jaray shakaalko
caashaquna jalbeeb noqoy
Ama jabad ka kiina aloos
aroos kaga jaraya
Allahayow Jidbaaliyo
Sidii jibaadii beerdhiga
Weeyaan labada line ee ugu horeeya wll. Waa sixid uun. Mahadsanid saad noogu soo qortay.
@@axmed_deeq haye zxP mhdznid
Alayarxama kuligood
Mohamed Ahmed, sado ali iyo mu alifkii riwaayada Mohamed Ali kariye riwaayaddii guur ama guurso ee 1972 kii waayo waayo
Allow naxaris labadoodbaa
WAXAAN MAQLI JIREY ADUUN MAGAC BAA KA HADHA AUN
Waan la haystaa Chanel-kan
AUN dhamaantood maxaa halyay naga baxay iga danbeeyow u ducee holada iyo hoobalka
Ax SAADO CALI WARSAME
Allow idiin wada naxariiso KULUC iyo SAADO
Zxp dad dhintay hees tooday udaa qabirga ayaa laku cadaamayaa
ALLAAH YARHAM MARXUUMIINTA
Waayo waayo cajiib
riwaayadii Guur ama Guurso
Heestan aderkay oo yaaqbariweyn jooga ayaa iyiri ii soo gad kadibna isoo dhiib wuxuu isoo tuuray toban dollar
Lacgtaas waan cunay busarad xun baa I heysay mudo ka dib ayuu Xamar iigu yimid aad baan u shekeysanay sidaa ayaa u jeclahay
Heestani waxay ku jirtay riwaayadii la odhan jirey guur ama guurso
قال أبو الطيب المتنبي: إذا غامرت في شرف مروم ** فلا تقنع بما دون النجوم. فطعم الموت في أمر حقير ** كطعم الموت في أمر عظيم.
👍
Ahu maxamed axmed kuluc wuxuu ahaa fanaanka fanaaninta dhanka codka gaar ahaan qaabka loo jiodo heesaha oo fanku wu kla duwan yahay kuma xidhna codka iyo laxanka kolba saaran heesahq lkn kuluc heesaha ugu adag ayaa loo dhibi korey waxana kamida heesahas sidan
jacayl bori magoyse biyo kama maydhaan qaabka uu ujiidayao
Ahu isaga iyo saado dhamaan intii kle geeryotey
Waayo
❤❤❤
Heestan Waa afarro kalle Ama jahlil italli Ama jarey shakal koo Siyaadbare wakhtigaa hoyo iyo Abe ismaba aqon lkn Waad iska fahmi kartaa
Alahayow jid dheer bn
Jacaylkeed u marayoo
Jadalada arooortii
Jiif kuma bariistee alahaw
Yaa salaan wxa heestaa igu dambaysay 2012 wakhti aan ku maray jidka u dhaxeeya hargeisa iyo jabuuti ....ala mxy hees dhaaftay tani ale ha u naxariisto labadii hobol eee xidigaha dagay ..saado . Ali warsame xidigtii fanka ee quruxda rabi ku manaystay iyo hobolkii qulubtu u qushuuci jirtay mohamed ahmed kuluc walal waayahii wacnaa ale ha idin xafido meel bd kaga jirtaan umadeena qaliya... heestani wxy ku jirtay heesihii riwaayadii ..aqoon iyo afgarad ee hadraawi
Wlllo maaha aqoniyo afgarad hadraawina malaha waa m.c.kaariye
Riwaayadii Guur ama Guurso 1976 ....IHN Maxamed Cali Kaariye
1974 ayay Ayayd ee maaha 1976 waxaa ahayd sidaa maysku qabnaa
T
Kkk
maxa halyay naga dhintay oo doqon ino so baxday
Haaaaa
Macalinad iyo askari is jecel midba meel shaqo iyo dagaal loo diray jacaylkoooda inuu sharaxayaan
perhaps we should recognize that to create the political is to embody the permanent tension between the institutionalization of freedom and the philosophical interrogation.
To the extent that we are free to think then we can switch to a broader examination of the process of thinking itself. We can, therefore, speak of freedom as philosophy’s non-identical twin in the project of questioning and challenging the thinkable and practiced reality. To posit philosophy as a finished and exhaustive knowledge would be as if we defined and practiced freedom as the repetition of the same. The theological covering up of the philosophical interrogation goes hand in hand with the loss of the creative and revolutionary nature of freedom. To be sure, an individual who has already entered the philosophical questioning cannot avoid the explicit and free interrogation of positing other modes of thinking and other forms of the thinkable. It is fascinating to note that the philosophical questioning is a mode of thinking that can create cracks in the surrounding walls of the instituted thought. Philosophy as critical interrogation, therefore, takes place in the gap between free instituting thought and instituted thought. It is here that we might begin to understand why philosophy is the ongoing task of bringing freedom into political life as a lived corrective to the theological.
No to see you again
V
Ama jaahil iitali ama jareyshakaalkoo hhhhhh
Ama (JAA'IR) II TALLI
JAA'IR (WAA BOQOR DAALLIM AH)
AMA JAREY SHAKAALKOO
CAASHAQUNA JALBEEB NOQOY:
WA BILLAHI TAWFIIQ
Jaahil maaha waa jaahir
Awesome channel! Have a look at our channel and sub if you like