Waa kuma Xi Jinping? | Wiilkii godka ku noolaa ee maanta xukumaya Dalka Shiinaha

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 мар 2021
  • Wiilkii godka ku noolaa ee maanta xukumaya Dalka Shiinaha#china
    Xi Jinping waa siyaasi shiinees ah oo haya xilalka kala ah xoghayaha guud ee xisbiga shuuciga ee CCP,iyo madaxa gudiga dhexe ee militeriga,waana madaxweynaha dalka Shiinaha.
    ku soo biir channel-ka oo kamid noqo saaxiibada nala socda mahadsanid.
    Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Комментарии • 158

  • @baashifx703
    @baashifx703 3 года назад +86

    Yaa U xiisay Tanaad Like Saar
    Nin la waayey Come back

  • @apdirahman1433
    @apdirahman1433 3 года назад +34

    Mxaa laguu xiisay 🥰🥺🥺💞 Tanaad yaa ila mida✅Farta taag bal☝️❤️

  • @eidfarah1857
    @eidfarah1857 3 года назад +1

    Hore u soco sxp thenks

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 3 года назад +6

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا إلى اليوم الدين امين يارب العالمين

  • @khalidmohammed9791
    @khalidmohammed9791 3 года назад +1

    Thanks again brother tanaad

  • @mxro_8439
    @mxro_8439 3 года назад +1

    Calaamadan waa dan bi🙏🙏🙏

  • @kingyuusufgeedi1911
    @kingyuusufgeedi1911 3 года назад +1

    M.a soo laabasha Wacan zxb

  • @abdirageyussuf7842
    @abdirageyussuf7842 3 года назад +12

    RUclipsrka ugu cid macaan youtuberada soomaliyeed tanaad sxb soo laabasho wacan iyo barnaamijyo cusub kaa sugaynaa i.a

    • @omarahmad5053
      @omarahmad5053 3 года назад +2

      Waa ruunta walaahi waa gu racsanahay

  • @timo6867
    @timo6867 3 года назад +4

    Zxb wayadaan halkee aaday

  • @dr.mohamoudfarahsahil6085
    @dr.mohamoudfarahsahil6085 3 года назад

    Mansha allah it is greatest madia I like tanaad

  • @OkOk-wy2qw
    @OkOk-wy2qw 3 года назад +2

    Sxp sthy wax wad naga maqnayd happy witch your videos bro

  • @hamse33muhumed79
    @hamse33muhumed79 3 года назад +2

    Waxaan ahay qofkii ugu horeeyay
    Macalin wax walba ii faaidayey mahadsanid xitaa jaamacadaha kuma dhigan aqoontaa intaa leg ee kaa helay adiga

  • @user-mustafa290
    @user-mustafa290 3 года назад +3

    Yarkaan xaguu qabtay mise markuu damco ayu so hadlaa???

  • @cawodagan7196
    @cawodagan7196 3 года назад +1

    Codkaaga iyo muuqaalkaba waa masha allah e musiga qaabdaro kadhigayo

  • @haiisheegin8222
    @haiisheegin8222 3 года назад +2

    Keep going saaxiib tanaad 👍👍👍

  • @abdidahirgorod898
    @abdidahirgorod898 3 года назад +3

    First tanaad✅

  • @tayoqaran.1446
    @tayoqaran.1446 3 года назад +16

    Tanaad Inaad Howl Aduun Ku Maqnayd Filayaa Ama Howlo Qoys Waan Ku Salaamay Walaal Mar Hadaad Noo Soo Laabatay Adoo Caafimaad Iyo Nabad Qaba Insha Allah.

  • @somaliboy5001
    @somaliboy5001 3 года назад +1

    Background music whooshing sound soo celi bro

  • @jaadyare128
    @jaadyare128 3 года назад +1

    Zxb waa wayahan wa naga maqneed

  • @somaliboy5001
    @somaliboy5001 3 года назад +1

    Tanaad best RUclipsr wlhi 💞💞💞 fram uk

  • @abdirahmaanahmed572
    @abdirahmaanahmed572 3 года назад +2

    Tanaad is back

  • @zakinawi3301
    @zakinawi3301 3 года назад +1

    Wll wlahi waan kuwataa

  • @ibraahimcabdulahi4982
    @ibraahimcabdulahi4982 3 года назад

    Aad iyo aad ayaan ugu farxsana hy soo laabashadaada Tanaad

  • @sacdiyasiman604
    @sacdiyasiman604 3 года назад

    Soo badi wall video yada

  • @cabdalemaxamed207
    @cabdalemaxamed207 3 года назад +1

    Wa miss you wllhie teacher tanaad

  • @moamein9456
    @moamein9456 3 года назад

    Isu soo noqod wngsan mr Tanaad

  • @MohamedAhmed-ng9dy
    @MohamedAhmed-ng9dy 3 года назад +1

    Tanaad aad baan ugu faraxSanahay inaad soo labataan
    Waxaan RajeyNayaa in aad si fiican usoo dhameeysatay shaqadii aad kumaqneed sxb horumar wacan.

  • @alibinali2141
    @alibinali2141 3 года назад +10

    wll tanaaad plz mar kale sidaan ha noo galin , hadaaa mashquushid xitaaa ugu yaraaan Salaan lee noosoo marsii qeybta community-ga ❤❤❤❤❤

  • @xarakocomedy5241
    @xarakocomedy5241 3 года назад

    Warka ugu danbeeyey macalin mareekan haduu ku maqli lahaa awaal marin uu kuugu siin lahaa

  • @islamisthereligionofpeace1922
    @islamisthereligionofpeace1922 3 года назад

    Taariqdisa wax eei nootaari malahaan haduuba islamka gumeysaanayo cadur aan afkisa lakaseynin alle hakudilo inshallah wixii islamka naceeb damantood alle dulka haka hosmariyo qaab xuun alle haudilo inshallah

  • @cabdicasiisaxmed8754
    @cabdicasiisaxmed8754 3 года назад +5

    Sxb walhi wanu jecelnahay muuqaaladaadee hanaga dheereyn

  • @khaalidshiine1200
    @khaalidshiine1200 3 года назад +1

    Love iizaar wallo

  • @ilyazmaxamed9816
    @ilyazmaxamed9816 3 года назад +9

    Yes wan ku xisnay walhi 😭

  • @ayubkey9935
    @ayubkey9935 3 года назад +1

    Legend Information about bahamas plz 🙏 Jaziradas aad bey muhim igu tahay inan wax ka ogado allah ku xafido wllka

  • @dahirusman968
    @dahirusman968 3 года назад +1

    Mahadsanid wllkey waxan jeclahay barnamijyadada sidaas darteed horay usoco inaga aan kaa faiideysano insha allaah

  • @kingcarabproduction298
    @kingcarabproduction298 3 года назад +1

    Update noqo zxp

  • @abaasbo9694
    @abaasbo9694 3 года назад +9

    Sidan ayan ka raba 1week 1 vedio
    Iga badna
    🙏الله يرحمك❤❤

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 года назад +7

    *TanaaD😍❣*

  • @hideeyes8565
    @hideeyes8565 3 года назад

    ReaL ustaad big fan💯💯💯

  • @maxamedcqaadir5818
    @maxamedcqaadir5818 3 года назад +1

    Zhp lo xisay😍😍

  • @maamemedia8980
    @maamemedia8980 3 года назад +1

    Zxp xage Aya lagu wayay mudu badab ayad maqabayd zxp

  • @Farasle15
    @Farasle15 3 года назад +1

    keep going lipaax

  • @mahadomar6837
    @mahadomar6837 3 года назад +2

    Tanaad welcome back sxb

  • @ahmednasir5329
    @ahmednasir5329 3 года назад +1

    Hore u soco jazak Allah khair

  • @hanadmoha5390
    @hanadmoha5390 3 года назад +1

    Welcome back

  • @saleebanxussein9058
    @saleebanxussein9058 3 года назад

    MashaAllah pro soo dhowow

  • @zupermax3710
    @zupermax3710 3 года назад +1

    Sxb waa lagu waayee inted ka dhacday

  • @manowmodricmanowmodric813
    @manowmodricmanowmodric813 3 года назад +1

    Zxb wan Ku xiisay....Tanad...keep forward

  • @mohamedmuseabdirahim4249
    @mohamedmuseabdirahim4249 3 года назад +24

    Hadad tabaysay tanaad like tu lacag maaha🤟🤪

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 3 года назад +1

    Thank you Tanaad

  • @shuuriye115
    @shuuriye115 3 года назад +1

    Walal wadanka canada parnamijka five group inoo soo gudbi walal

  • @mohamedxuseenoficial1098
    @mohamedxuseenoficial1098 3 года назад

    Masha allah tanaad maad soonoqotay sxb

  • @shamuumiye8485
    @shamuumiye8485 3 года назад +3

    Fadlan chanalkeyga ku soo biir wax uun waad ka faaiideysaa mhdsnd.

  • @abdallahersi7348
    @abdallahersi7348 3 года назад +2

    tanaad runtii waanu kuu xiisnay

  • @musharaf25yare47
    @musharaf25yare47 3 года назад +3

    Tanaad nice voice
    Nosobadi barnamijkii sidex magalo
    keep going brother🙏✋✋

  • @abdulahidahir2447
    @abdulahidahir2447 3 года назад +2

    Markasta halagu arko SXP

  • @jaadyare128
    @jaadyare128 3 года назад

    Waa uxiisna dhagausigaad

  • @enginerbarbera6310
    @enginerbarbera6310 3 года назад

    Tanaad channel waa chanel aan aqoon badan ka kororsdey alle haku dayoH wllo
    Fadlan kuwan iyo kabadan kaso hdl

  • @abdijabaarsaid2039
    @abdijabaarsaid2039 3 года назад +1

    Fadlan MuuQaalada Noosoo Badi ZhP🙌❤

  • @bashirmohmedabdi9184
    @bashirmohmedabdi9184 3 года назад

    War waa lagu waayaya nin yahow xagee ka dhacday welcam back walal

  • @hindifiimyouarewelcome6513
    @hindifiimyouarewelcome6513 3 года назад

    How Ara Thanks 👍 welcome Love you have

  • @cazaamofficiall1192
    @cazaamofficiall1192 3 года назад

    Noo soo badi

  • @abdulahifattah3385
    @abdulahifattah3385 Год назад

    I want to go to China. The eye of God

  • @saednoraini8019
    @saednoraini8019 3 года назад +2

    Sxb ani bdnaa ma jecli inaa comment dhiibto lkn please si toos ugu soo laabo RUclips kaaga thanks in bdn 😍🤝

  • @abdirizakdhoodhe9136
    @abdirizakdhoodhe9136 3 года назад +2

    Welcome Back King 👏👏👏

  • @faysalxuseen1610
    @faysalxuseen1610 3 года назад

    Kabtan waalagu waayay soobadi video yada

  • @jacafarpoi5857
    @jacafarpoi5857 3 года назад +2

    Libaax maxaan kuu xiisnay
    I love tanaad channel

  • @ahmedhussein4583
    @ahmedhussein4583 3 года назад +3

    ❤tanaad❤

  • @mahadomar6837
    @mahadomar6837 3 года назад +3

    Guuleyso

  • @abdikadir5310
    @abdikadir5310 3 года назад

    Noso badi

  • @abdiqadiribrahimgulied2096
    @abdiqadiribrahimgulied2096 3 года назад

    Waad Nacidlaysay Zxp
    Welcome

  • @abdihayehashi769
    @abdihayehashi769 3 года назад

    Waa cadow muslimiinta shiinaha xasuuqay

  • @mohomoudfarah
    @mohomoudfarah 3 года назад +3

    maxaa lagu soo biiraa zxp waxaa tahay SANAD LE

  • @MahdiCCade
    @MahdiCCade 3 года назад +1

    Background music tii hore beelo eheed macalimu

  • @siidcalimuqtaar8697
    @siidcalimuqtaar8697 3 года назад

    Saxib horay usoco

  • @wiilkahooyo1
    @wiilkahooyo1 3 года назад

    Sxbow noosoobi muqaladaa waan kuuxisnaye

  • @abdirahmaanmahamed2011
    @abdirahmaanmahamed2011 3 года назад

    Waa Madaxweyna dadka caadadiya

  • @zakittabdi185
    @zakittabdi185 3 года назад

    Saxiib musigaagi hore ba ka wanaagsan midkaan cusub

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 3 года назад

    Tanaad scw

  • @mpctokyo5487
    @mpctokyo5487 3 года назад +2

    Wllky Waa kusalamy marka Hore marka xigta wllo parnamijki 3magalo miyaa iska jojisay

  • @saacidabdikadirhassan768
    @saacidabdikadirhassan768 3 года назад +1

    #Tanaad Come back

  • @shaaficijama5735
    @shaaficijama5735 3 года назад +2

    Chenalkan wad na nacsiineysa @Tanaadow mudooyin badan ayaad naga maqneyde noogu cimamad ina malin dhaf ama isbuuci hal mar ku arkno
    Hana nacsiin chanalka 🙏

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 3 года назад +2

    ❤️❤️ Tanaad ❤️❤️

  • @ismailaliyusuf1566
    @ismailaliyusuf1566 3 года назад +2

    Lovely and interest Voice Kep Going wllkey❤️💯

  • @sakariyeziiz9619
    @sakariyeziiz9619 3 года назад +1

    Waad nagaraagtay

  • @baariyare5995
    @baariyare5995 3 года назад

    Kani waa ay ay dhaley Islaamka siduu u galey ayaan runtii ka xumahy

  • @jabirabdilatif7383
    @jabirabdilatif7383 3 года назад +1

    Plz brother after one week plz post something

  • @cabdiaziizboqortooyo765
    @cabdiaziizboqortooyo765 3 года назад +2

    Inteee ku dambeysay sxbow

  • @mohamedgoogooye979
    @mohamedgoogooye979 3 года назад

    Tanad in dhawayba hawada laguma arkin Soo labasho wacan.

  • @naaj2846
    @naaj2846 3 года назад +4

    Back to the 🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @sakariyeziiz9619
    @sakariyeziiz9619 3 года назад

    Inoo soobadi

  • @mrhamza2410
    @mrhamza2410 3 года назад +1

    Farah

  • @ibrahimmohamad9244
    @ibrahimmohamad9244 3 года назад

    Sxb tanaad waan uxiisny sxb noo sobadi barnamijka please

  • @abwaandaanbari9646
    @abwaandaanbari9646 3 года назад

    Waan ku xiisay tanaad

  • @abdiqaniahmed2308
    @abdiqaniahmed2308 3 года назад

    zxp chanel kaaga kan aan ugu jeclahay buu ahaa lkn hada wlhi ka caajisay waayo sxp barnaamij yadii naga dey say hada ayamahan so gelisaa sxp hadii aad hadhow naga tegayso hadaba nagadaa sxp hadii kle taxane nooga dhig

  • @cismaanciilxasan5345
    @cismaanciilxasan5345 2 года назад

    Saandhaaloow

  • @faysaldhegajuun3618
    @faysaldhegajuun3618 3 года назад +1

    Barnaamijkii sadex magaalo soo diyaari jaalle

  • @alcamaarifardo7334
    @alcamaarifardo7334 3 года назад

    Waa nin adag lkn ilaahay Muslimiinta haka qabto

  • @farhaanmacalin2220
    @farhaanmacalin2220 3 года назад +1

    𝐒𝐱𝐛 𝐱𝐚𝐠𝐚𝐝 𝐤𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐜𝐝𝐚𝐘𝐧𝐚

  • @mohamedabdiabdullahi3090
    @mohamedabdiabdullahi3090 3 года назад

    tanaad top man