Xaqiiqooyin ku saabsan Yamen | Dalkii Taariikhda iyo Asalka Carabta

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 ноя 2019
  • Xaqiiqooyin ku saabsan Yamen | Dalkii Taariikhda iyo Asalka Carabta #Tanaad
    Waa muuqaal kamida muuqaalada aan kaga hadalno dalalka caalamka waliba si kooban.
    Fadlan Subscribe-gareey channel-ka si aad ula socoto muuqaalada xiga.
    Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Комментарии • 327

  • @abogibrel5742
    @abogibrel5742 4 года назад +36

    شكرا اخي العزيز علا هذه المعلومات الصحيحه 100% تحياتي لكل الشعب الصومالي الحبيب اخوكم من اليمن اعيش حاليا في هريجيسا🇸🇴🇾🇪

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 3 месяца назад +1

      تسسلم اخي كيف حالك بعد ٣ سنة دلحين وينك❤

    • @abogibrel5742
      @abogibrel5742 3 месяца назад +2

      @@abdirahmanhusien6174 اهلا وسهلا بك اخي لازلت حاليا في الصومال الحبيب والغالي حفظ الله شعب الصومال من كل سوء وادام الله الامن والامان عليهم 🇸🇴❤️🇾🇪

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 3 месяца назад +1

      @@abogibrel5742
      ءامين يارب اخي وانا من الجنوب بالعاصمة انتم منا ونحن منكم ترحب كل الخير الصومال بلدك زي اليمن وانت اليمني القوي ابن ابطال حياكم الله الف تحية شعب اليمني❤

    • @abogibrel5742
      @abogibrel5742 3 месяца назад +1

      @@abdirahmanhusien6174 علا راسي اخي الغالي تحياتي لك ولاصلك الطيب ورمضان كريم وكل عام وانت بخير

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 3 месяца назад +1

      @@abogibrel5742
      كل سنة وانت طيب اخي غالي الف تحية❤

  • @kambaniniil1400
    @kambaniniil1400 4 года назад +34

    قال رسول الله الحكم يماني والايمان يماني

    • @zamriyemohamed9596
      @zamriyemohamed9596 7 месяцев назад +1

      صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤

    • @Idirisk
      @Idirisk 3 месяца назад

      Scw

  • @abbdimohamed7762
    @abbdimohamed7762 4 года назад +70

    Aslu carab waa yemen sidu nabigeenu inoo sheegay SCW❤

    • @ahmedcumarosman8202
      @ahmedcumarosman8202 3 года назад

      War aamus cabdiyoow

    • @mohamudali6349
      @mohamudali6349 3 года назад

      @@ahmedcumarosman8202 7777777777777777777777777777777777777777777777777777777777777777777777777788888877777777777777777777777777777777777777777777777

  • @amiirelhajji5639
    @amiirelhajji5639 4 года назад +39

    Dalka reer Abtiyaasheyda ilaahow dhibaatada ka qaad😍

  • @saidabadalla5969
    @saidabadalla5969 4 года назад +19

    ❤️🇾🇪تحيا الجمهورية اليمنية

  • @suldaangududow8809
    @suldaangududow8809 4 года назад +8

    Macalin somaaliya calamka dhul waynaan kalintee ku jidhaa mahadsanid 👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿🌷

  • @mohammedkhalil7156
    @mohammedkhalil7156 3 года назад +12

    I did not understand anything, but a big heart to you from Yemen

    • @NajmaAmerica
      @NajmaAmerica 3 года назад +3

      he talks history about yemen

  • @abdiasismohamed896
    @abdiasismohamed896 4 года назад +29

    Carab intaan la so dhaqmayey ma arag qaar yemenin ka wangsn war somaaly hadaad dooneysan carab kuwa u wanaagsan waakuwan
    Ano jooga magaladoodi o ay wada qoryo sitaan ayaan ku kibrayey o an xolahooda intaan ka xado qalanayey markaasa intey i yamadaan i odhan jireen marti ayaad noote hadu mid kle ahaan laha labaan ka kala dhigi laheyne adigu waxaad doonto samee
    Waaa dadka hadey waxyar hayaan ama ay wax badan hayaanba wax ka siinaya

    • @xamsemahdi3861
      @xamsemahdi3861 4 года назад +1

      Asc zxb qli

    • @thecentury1200
      @thecentury1200 2 года назад

      Beenta waxay ka mid yihiin kaalinta koobaad ayay kaga dad aduunka ugu bakhaysan

    • @thecentury1200
      @thecentury1200 2 года назад

      Dad dunida ugu bakhaysan

    • @MotivationRight1
      @MotivationRight1 Год назад

      Kkkk adiga xoolaha islaamed maxaad u xadeysaa

  • @ayubmohamedhassan
    @ayubmohamedhassan 4 года назад +11

    Yemen 🇾🇪 is our brothers

  • @taariilhcheneltariikhchene4937
    @taariilhcheneltariikhchene4937 4 года назад +22

    Fadlan hadaat halkan soo gaadhay waa kii 60 ee like

  • @cabdisalaancabduqaadirciis6679
    @cabdisalaancabduqaadirciis6679 4 года назад +4

    Masha.allh Tanaad waad Na shaafisay insha.allh Mardhowna 100kun Aan u dabaal dageynaa rabbi hadii uu idmo

  • @updimaalikcarab5489
    @updimaalikcarab5489 4 года назад +8

    Woow masha Allah Tanaad / I love Tanaad

  • @DALKAIFIYECHANNEL
    @DALKAIFIYECHANNEL 4 года назад +4

    Tanaad guul iyo hormar wacan insha Allah

  • @quuleqq8570
    @quuleqq8570 4 года назад +14

    Saqudra somalia aaya leh maahan meel Yemen kaliya degan yihiin 6sano aanku noola dadka degana waa Yemen iyo soomali maahan meel Yemen rasmi u leedahay

    • @MotivationRight1
      @MotivationRight1 Год назад +1

      OO sidee ku tagtay waa la ogyahay iney Somalia leedahay lkn yamen ayaa xoog ku qaadatay waagi siyaad bare ayaa dacwad ka gudbiyay ilaa hada waa leysku heystaa

  • @inauujeyali4028
    @inauujeyali4028 2 года назад +3

    maanta kaliya 30 vido waa ka dawatay chanel.kaan guuleso wll tanad🖐🖐👀👀

  • @faysayusuf3427
    @faysayusuf3427 4 года назад +6

    Muqaalka xiga spain Ama srilanka
    plz🙋‍♂️Mahadsanid tanaad✔
    waad gaadhi hamigaga😍

  • @turaabiofficialchannel1138
    @turaabiofficialchannel1138 4 года назад +3

    Waa runtaa sxb yemen waa xudunta islamka taariikh weyoo islam ha ayuu leeyahay

  • @mohamedabdirizak4715
    @mohamedabdirizak4715 4 года назад +8

    keep going sxb best youtuber aan jeclahay

  • @cumarislaw1892
    @cumarislaw1892 4 года назад +7

    Somalia ina wax naga sheegtit rabna sxb ☝🏿

  • @daakirkadoon5338
    @daakirkadoon5338 4 года назад +6

    Ilaahay Yemen ha u gargaaro iyo dhamaan muslimiinta caalamka ku dhibaataysan.
    Sxb waxaad mowduuc nooga soodiyaarisa wadanka GREAT BRITAIN iyo dadkiisa.

    • @faysayusuf3427
      @faysayusuf3427 4 года назад

      Great britania waa halkee🤣

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 3 года назад

      @@faysayusuf3427 egland irland iskootland wales kuwaa les ku dhaahaa

  • @adoomadaalle6733
    @adoomadaalle6733 4 года назад +2

    Maasha allh yaman allh ha xafido

  • @abdirmaanlayli106
    @abdirmaanlayli106 4 года назад +2

    Masaha Allah Mahadsanid Bro Codkaaga waa mid macaan hadalkaaguna waa mid faseex aad baan u jeclahahay inan dhagaysto Barnaamijyadaduna waa ku aad faaido uleh

  • @abkaboy2755
    @abkaboy2755 4 года назад +32

    Allaha dhipka ka dul qaado wadankaan❤

    • @abdirahmansalah5219
      @abdirahmansalah5219 4 года назад

      Waa ka halye

    • @abdirahmansalah5219
      @abdirahmansalah5219 4 года назад

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @hamzehassen1344
      @hamzehassen1344 4 года назад

      amin

  • @ahmedkaamil2809
    @ahmedkaamil2809 4 года назад +3

    Mnsha allah wl tanad horumar wcan liketa iisaara wxi muslimw

  • @kowtheral-wadi9194
    @kowtheral-wadi9194 Год назад +1

    I am from Yemen expecially baytul Awadi love you Yemen

  • @Nabiilfoot
    @Nabiilfoot 4 года назад +3

    Yaa ii sheegi kara muuqaalkii ugu horeeyay oo chennelkan lasoo galiyo ani one year ago hoos wan dhaafi la,ahee

  • @abdallajamaal3562
    @abdallajamaal3562 4 года назад +2

    Masha'allah
    Aadbad u mahadsan tihiin tanaad

  • @kaamilshire6959
    @kaamilshire6959 4 года назад +1

    Fadlan adoo raliya somaliya ka soo hadal dalkeena🇸🇴💯🇸🇴

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 3 года назад

    Mahamet Amin Mahadsanid Teacher

  • @ahmedsaed7602
    @ahmedsaed7602 4 года назад +48

    yemeniyiinta iyo soomaalida qayrkood waxa ka reebay waa qaadka iyo qabiilka

  • @abdullahikaafi6763
    @abdullahikaafi6763 4 года назад +1

    Maash allah wll wax badan
    Ayaa ka faidnay mhdsnid

  • @abdisamadguuled2208
    @abdisamadguuled2208 4 года назад +1

    Thanks ustaad

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 года назад

    Tanaad👍👍👍👍the best tahay horay u soco

  • @daudabdikarim4336
    @daudabdikarim4336 4 года назад

    Mahadsanid sxb dhulalka lagu muransan yahay sxb manoosoo gudbin kartaa fadlan

  • @warsamemohamed1242
    @warsamemohamed1242 4 года назад +22

    DALALKA MUSLIMIINTA AH DHIBKA ALLAAH HA KA DUL QAADO

  • @dryarisow5782
    @dryarisow5782 4 года назад +5

    masha Allah horey u soco bro

  • @ahmednor6603
    @ahmednor6603 4 года назад +8

    Yemen waa dad iyo dal jira

  • @travelandnaturechannel5875
    @travelandnaturechannel5875 4 года назад

    Thanks very good narrative

  • @maxamedyare562
    @maxamedyare562 4 года назад +1

    Tanaad zxb aad ban ku tagera horey usoco wax bdn ayn ka faidy tanaad

  • @kingyahye9540
    @kingyahye9540 4 года назад +3

    l love you yemen wat mhsnatahay sidaa oo soo diyarisya dalkena musliminda ah yeme ilhayow unaxriso

  • @footballstars6379
    @footballstars6379 4 года назад +2

    Hore u soco

  • @ubdymajiidkaarshe5199
    @ubdymajiidkaarshe5199 4 года назад +3

    Allaha nabad ka islaaxiyo cadowgana ka qabto
    Mhdsanid wllkeen

  • @axmedcawale3587
    @axmedcawale3587 4 года назад +1

    Thanks Tanaad 👍

  • @nuuradiindugsiiye6442
    @nuuradiindugsiiye6442 4 года назад +1

    Allah haku sharfo sxb tanaad

  • @fatumamohamed7030
    @fatumamohamed7030 4 года назад

    Thanks brother Keep going 💕💕

  • @mustafadiriye6870
    @mustafadiriye6870 3 года назад

    Codka wariyaha iyo musica ayaaba cajiib ah hore u soco Sxb

  • @somcastudio2899
    @somcastudio2899 4 года назад +11

    Wae bixin laga Soo fakirey thanks tanaad ilaahey hakaa abaal mariyo 👉❤️❤️❤️🤞

  • @axlaanjm8089
    @axlaanjm8089 4 года назад +3

    Adigu heedhe miyaadan soomli aheyn mise waxaatahay qof aan dhiiglaheyn suqatra waa soomli waa jasiired mehrana waa dad soomli waxay ladhasheen darood ismacil mxaa kagaley aniga suqtra waan tagey soomlinmada haina deeqdo xage nooga siineysa carbta dhulkeena 😏😏😏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @aamiinmukhtaar3681
    @aamiinmukhtaar3681 4 года назад +2

    *Yemmen* *alle* *dhibta* *haka* *dul* *qaado* ...

  • @apdirahmandaahir1852
    @apdirahmandaahir1852 4 года назад +1

    20:41 hor mar wacan pro 👍

  • @abdow4104
    @abdow4104 4 года назад +1

    Mahadsanid wlkey 👍😁

  • @xoogsato450
    @xoogsato450 4 года назад

    Mahadsanid wllo

  • @abdirahmaanshaka816
    @abdirahmaanshaka816 4 года назад +5

    Wxd thy nin taarikhda aduunka nagadawageya👍👍👍

  • @faizalbotan8008
    @faizalbotan8008 4 года назад

    Mahasanid, sida aad noogu soo koobtay, waxyaabo badan oo ku soobsan dalka yaman

  • @apdiazizdemba2953
    @apdiazizdemba2953 4 года назад +2

    Mar walba one love tanaad

  • @cayga3403
    @cayga3403 4 года назад

    Mahadsanid sxb

  • @hassanmohamedabdi4644
    @hassanmohamedabdi4644 4 года назад

    alle haku naxariisto

  • @cumaryuusuf8881
    @cumaryuusuf8881 4 года назад

    Mahadsaniid ustaad

  • @mowlidsamadon9618
    @mowlidsamadon9618 4 года назад +1

    Bro runtii waan jeclahay janal kaagan guuleso

  • @daily4253
    @daily4253 4 года назад +13

    Like ii saar wllo

  • @djice756
    @djice756 4 года назад

    Mashallah tanad horay usoco

  • @salmaanali1971
    @salmaanali1971 4 года назад

    Keeb going tanaad

  • @abdirahmaanshaka816
    @abdirahmaanshaka816 4 года назад +1

    Masha allah

  • @fatherofshorts78
    @fatherofshorts78 4 года назад +1

    Keep going pro

  • @ogaalsan4991
    @ogaalsan4991 4 года назад +2

    Maan shaa alaah

  • @hersiofficial7340
    @hersiofficial7340 4 года назад +2

    Waaaw masha allah kula socdaa lpx 🙄🙄🙄

  • @engmoocodayadam7249
    @engmoocodayadam7249 4 года назад +4

    Tanaad Wahelkeygah❤😘

  • @maxamedxasan6660
    @maxamedxasan6660 4 года назад +1

    Nice caawa anaaba uhoreeya sxb

  • @abeysubagle906
    @abeysubagle906 4 года назад +6

    Suqadar waa jasiirad ay leedahay somali taa yaan la ilaawin

  • @ibrahimaliibrahimgureyla7613
    @ibrahimaliibrahimgureyla7613 4 года назад +1

    Mash allh

  • @salaadabdalla9052
    @salaadabdalla9052 4 года назад

    Wll mahadsanid lkn ogow ilaa hada inaa kaa sugaayo xogta dalka Sweden wll waadna ii bln qaaday

  • @apdiazizdemba2953
    @apdiazizdemba2953 4 года назад +1

    Wlhi in badan ayaan sugayey warbixinta dalka yamen

  • @abdisamedabdikadir8162
    @abdisamedabdikadir8162 4 года назад +1

    Mashallah

  • @aqiilomar
    @aqiilomar 4 года назад

    Allh xfido

  • @damxeyaremohaibra7150
    @damxeyaremohaibra7150 4 года назад +2

    Hhhhhh hore isoco bro

  • @nouri7861
    @nouri7861 4 года назад

    Keep going sxb

  • @kabtanaabaska9370
    @kabtanaabaska9370 4 года назад

    Waa wadadmada aan sugayey Xaqiiqdiii

  • @newlifemedia7118
    @newlifemedia7118 4 года назад +1

    Asc wll mucluumaad kusaabsan jaziirada socotra ee dooda weyn dhalisay thanks

  • @siciidyaasiin1259
    @siciidyaasiin1259 4 года назад +1

    CROATIA KASOO HADAL THANKS

  • @seriesstudio5455
    @seriesstudio5455 3 года назад

    Sharci ahaan anagaa leh jaziiradaa I.a intaan dawlad ka helayno haiska heysato hdaa midowno waa laisweydiin I.a

  • @adanjilacowmaxamed2293
    @adanjilacowmaxamed2293 4 года назад +1

    M.a Tanaad horay usoco 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @user-qp3cc9mw1s
    @user-qp3cc9mw1s 25 дней назад

    Caasimada magaceed

  • @TaliyeDuuLane
    @TaliyeDuuLane 9 месяцев назад +1

    Suqadara dhul carab salax🇾🇪

  • @sadaqmaxamed5545
    @sadaqmaxamed5545 4 года назад

    Horey usoco sxb aad baan kula socdaa ee no so badi barnaamijkaan

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan3406 4 года назад +1

    Maanshallah

  • @fogaanshochannel8403
    @fogaanshochannel8403 4 года назад +2

    Thanks

  • @mohazat5009
    @mohazat5009 4 года назад +2

    Jabuti xog ka samee sxb
    From jabuti

  • @suldaanmohamedosman1592
    @suldaanmohamedosman1592 4 года назад +2

    Yemen iyo Somaliya waa laba dal oo aad iskaga shabaha dhanka dhaqanka

  • @clraxmaansiciid3533
    @clraxmaansiciid3533 4 года назад +1

    Allaahu akbar

  • @maxamedyare2254
    @maxamedyare2254 4 года назад

    Sxp kahadal 🇫🇮🇫🇮🇫🇮🇫🇮filand

  • @staydowson1498
    @staydowson1498 4 года назад +1

    Waa dad kii aan ka soo faracanay
    Xagaa dabeecada ka keenay

  • @yurubtaan2858
    @yurubtaan2858 4 года назад

    Anaa qaba inyaman tahay taariikhda uguweyn

  • @jimcaalecabdi8110
    @jimcaalecabdi8110 4 года назад +1

    Muuqaalka ka xiga Thailand
    Nooga dhig mahadsanid

  • @rashkaabdirahim3987
    @rashkaabdirahim3987 4 года назад

    Aad iyo aad ayaan ugu xiisay wadankaygii labaad ee yemen kaaso aankuqaatay nolol aad u qurux badan waxan kugu guursaday xaaskayga aan aadka u jeclahay waxan rajaynayaa inaan booqan doono yemen oo nabad ah insha allah

    • @gamestart3659
      @gamestart3659 4 года назад

      Waan rajeeneenaa in yamen iyo somali noqon doonaan dalal nabad iyo barwaaqo Insha allah

  • @pakaalyareh1687
    @pakaalyareh1687 4 года назад

    mansha alaah

  • @ashqanhabib7745
    @ashqanhabib7745 4 года назад +1

    Mahadsnid wll wan kugu faana
    Waxaan kaa codanaynaa sidaaan oo kale inaad clip noga soo diyaarisid Dalkeena SOMALIA mahadsanid

  • @naasirnani8375
    @naasirnani8375 4 года назад +1

    Keep gone tanaad lkn sxp magaca isheeg plz🙏

  • @horumarigaraadkaaga3316
    @horumarigaraadkaaga3316 4 года назад

    Sxb adoo mahadsan waxaan kaacodsanayaaa inaan soo galiso dadka nolosha guusha ka gaaray

  • @ayatiinchannel873
    @ayatiinchannel873 4 года назад +9

    Allaha kadhigo Yemen iyo somali dowlado xoog badan oo barwaaqo ah waxaan kasoo jedaa laba dal somali waa dalkega hooyo yemen waa dalka aabahega ❤🇸🇴❤🇾🇪❤🇸🇴❤🇾🇪❤🇸🇴❤🇾🇪

  • @ilhaanmalay9194
    @ilhaanmalay9194 4 года назад +3

    Qad iyo qabyalda aa calamka rabe somali iyo ymani wlhi