Maxay Rwanda u diyaarisay dadka magan gelyo doonka ah ee ay UK doonaysay in ay geyso wadankaasi.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 дек 2022
  • Kala Soco Barnaamijo Iyo Warbixino Ku Xiiso Galiya
    Ku Xidhnow Hereri Media Goob Kasta Iyo Goorkasta

Комментарии • 152

  • @muktarcaynabo3317
    @muktarcaynabo3317 2 месяца назад +2

    Herari ❤️❤️🇬🇧Somaliland ingu sameeya an Canada ka nimadnee

  • @AbdiqasimG
    @AbdiqasimG Год назад +6

    Abdisalaan waan ku salaamay salaan kadib waad ku Mahadsan tahay soo gudbinta waxyaabo badan oo aanan waqti u helin .
    Waxaan kaa rabnaaa inaad dhanka waxbarashadda reer Rwanda ka war doonto ,Waan kaa sugeynaa taas InshaAllah.
    Qiimaha, tayadda iyo nolosha dalka Rwanda.

  • @mowlidmohamed8772
    @mowlidmohamed8772 Год назад +4

    Hareeri ina aderow sida somalida waxbarata iyo hab nololeydka noo soo gudbi, qarashka waxbarasha iyo degankaba. Mahadsanid

  • @mm.joseph4351
    @mm.joseph4351 Год назад +7

    RWANDA 🇷🇼 🇷🇼 🇷🇼 🇷🇼 🇷🇼 🇷🇼 MAASHA_ALLAH

  • @MyGoalisJannah
    @MyGoalisJannah 5 дней назад

    Wow that looks amazing I love Rwanda❤❤

  • @kingmoha8874
    @kingmoha8874 Год назад +2

    Masha Allah Rwanda 🇷🇼🇷🇼🙏

  • @shideyare3062
    @shideyare3062 Год назад +2

    Thanks ustaad c/salaan herari

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 Год назад +7

    Qaxootiga UK joogo waxee ka jecelyihiin ineey Britain ku gaajoodaan than in Ruwanda la geeyo

  • @maydal6037
    @maydal6037 Год назад +6

    Massive thank you very much for generous 🇷🇼 and Somaliland. Maashallah

    • @KorUqad
      @KorUqad Год назад

      Kkkkkk... cadaalad-buura 13 /11/22 wadani

    • @kariimosman532
      @kariimosman532 Год назад +2

      Lkn Rwandiisku Somaliland Ma Yaqaanaan wadan Somaliya Ladhoho inuuu Jiro uunbay Garanayaan 😂😂😂😂😂 Citiraafkiibaa Halkaas Galay miyaa Kan Comentigan lehoow😊

    • @calioumarx4289
      @calioumarx4289 Год назад

      No realy generous move paul sell his country $ to bring those people

  • @alikaahiye4168
    @alikaahiye4168 Год назад +1

    Masha allah, our brother. Rwanda makes huge progres congratulations and keeping going ❤

  • @Hami_iyo_Horumar
    @Hami_iyo_Horumar Год назад

    Masha Allah, Mahdsanid Mr. Hereri

  • @HamzaMalik-ez4ro
    @HamzaMalik-ez4ro Год назад

    Beautiful thank Mr: Hereri.

  • @guutale2021
    @guutale2021 Год назад

    Wow amazing 💗🙏
    Mahadsanid (Mr,hareeri)

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it Год назад +2

    Great job done 👌 Rwanda

  • @profalcadaala
    @profalcadaala Год назад +4

    Akhyaaray
    Nagu soo biira
    Waxaan soo Gudbinaa waxyaabo kala duwan
    Fadlan na soo booqda
    Oo noo cimaamada oo nagu soo biira
    Insha Allah

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 Год назад +4

    Spectacular progressive in Rwanda 🇷🇼 👏

  • @omarbaalwi3544
    @omarbaalwi3544 Год назад

    Mashaa allaah excellent information thanks bro beautiful country 🇷🇼 Rwanda

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 Год назад +5

    Qaxootiga Persia ama meelo kale ka yimaadaan Oo UK iska dhiibo ma rabaan ineey Africa tagaan because UK waxaad heleeysaa shaqo under table £1000-2000 Rwanda kama heleeysid period

  • @saluumisaid8471
    @saluumisaid8471 Год назад +6

    My favorite Announcer herari ❤my allah protects you ader

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 Год назад

    Masha Allah, waa meel ka fiican uk
    Marka Aad ka eegto xaga diinta , nabad galaya iyo Nadafada.

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 Год назад +1

    My future home I love it 😀 😍 ❤️ 💕

  • @adangeydh7387
    @adangeydh7387 Год назад

    Mash alah cabdisalan nolow

  • @HRU2100
    @HRU2100 Год назад

    INSHA ALLAAH XAL MA LOO HELI DOONO, KHILAAFKA ARINTAN LA XIRIIRA, MADAAMA MEESHANI AFRIKA TAHAY...

  • @nasteh4967
    @nasteh4967 Год назад +1

    Way to go! Rwanda

  • @lolbaba2493
    @lolbaba2493 Год назад +1

    Maan borama
    Iska tago intaa Rwanda 🇷🇼 ku noqonaayo 🤔

  • @mohamedissack719
    @mohamedissack719 Год назад

    Aniga ugu horeeya manta

  • @ilyaasahmad5123
    @ilyaasahmad5123 Год назад

    Masha allah wa wax lagu farxo

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Год назад +3

    Masha Allah baraka Allah. Thanks sharing with us 😊. And thanks to the Rwanda people who are sharing the pain and giving a helping hand of humanitarian to the people of need. God bless 🙌 you all. 🙏 ❤️

  • @massmass8300
    @massmass8300 Год назад

    maansha alaah dabarkalaa

  • @Hornscope
    @Hornscope Год назад

    Hareri ha joojiyo turjumaada somaliga, oo si dul mar ah howga sheekeeyo barmaamijka

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Год назад

    Alle mahadii weye horey usoco

  • @abdinur6152
    @abdinur6152 Год назад +1

    Hopefully Rwanda will give them better future for them and I am sure the country will benefit from them in long run

  • @AllQuraanSO
    @AllQuraanSO Год назад

    Really , here is my future home

  • @Odaybiiqe
    @Odaybiiqe Год назад +3

    Tutsi waa Ajuranakii ka hayaamay Geesks Africa

  • @Futuremillionaire000
    @Futuremillionaire000 Год назад +1

    Waa la joojiyey arintaa sxb anaga nala gayn lahaa allamdulilaah😂😂😂

  • @GQ-sz2xn
    @GQ-sz2xn Год назад

    That’s great

  • @kingsharma7064
    @kingsharma7064 Год назад

    Legend Hareri

  • @doormak2019
    @doormak2019 Год назад +1

    A very good environment for asylum seekers. Rwanda is more safer and beautiful than Europe and America combined

  • @user-wv7cp5lf7b
    @user-wv7cp5lf7b Год назад +1

    Intaaba Ka qurux badan UK

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 Год назад +2

    I would rather go to Somalia than living in Rwanda I’m sorry

  • @ifrahjama630
    @ifrahjama630 Год назад

    Mashallah tabarikallah beautiful Rwanda waxan rabaa in an soo bokhdo inshallah from America 👋🌷

  • @maxamuudibraahin5219
    @maxamuudibraahin5219 Год назад

    Waa meel quruxbadan

  • @halimoomar7529
    @halimoomar7529 Год назад +1

    Shacbiga Somaliyed.Inay wadankooda dhistaan,waxeey ka jecelyihiin.Inay qabiil isku ceeyrsadan.Sidii Calibestenkii oo kale.Rwanda Waa wadan,dadkiisu caqli leeyihiin.Dadka Somaliyed.Africanka weey yasaan.
    Laakiin isma oga,inay Africa ugu liitan

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 Год назад

    Thank you for your latest updates news and information about your tour in Rawanda this hostel is very clean and equipped with the every necessary needs well this will a good for Rawanda government as the first Africa country benefiting from the tragedy and trauma into well civilised and Frist Africa country challenge the European countries standard
    Rawanda will be the Singapore of Africa

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 Год назад +3

    Meel qurux badan waaye laakiin waxaAD UK ka heleysid kama heleeysid Rwanda Waxaa ka mid ah shaqo under table ah oo £1000-£2000

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 Год назад

    Quud aan jirin qoryo u guro

  • @fowsiyaaxmed7469
    @fowsiyaaxmed7469 Год назад +1

    Waxaan rajanayaa inuu sidaa ruwaada lnuu dakeena dalkooda usoojeediyo isha allaah

  • @abdimaxamed3454
    @abdimaxamed3454 Год назад +2

    Is this in Africa??? amazing

  • @bartashidan
    @bartashidan Год назад +2

    Soomaalida qurba jooga ah ee reer UK dib usoo celin waa ay codsan karaan! waa iney halkan nasiino u yimaadaan!

  • @dheemandhagabadan7629
    @dheemandhagabadan7629 Год назад

    No. 1

  • @karingarfod9151
    @karingarfod9151 Год назад +1

    Good rowanda

  • @abdirashidismail6631
    @abdirashidismail6631 Год назад

    Haye, haaye Cabdi salaan maanta waa halmaamay.

  • @Aymanvlogs252
    @Aymanvlogs252 Год назад +3

    My fav country Rwanda

    • @xena6894
      @xena6894 Год назад +1

      thank you. we love somali people. our brothers

    • @Aymanvlogs252
      @Aymanvlogs252 Год назад

      @@xena6894 👑🙏❤️

  • @drmaxamedaxmed4671
    @drmaxamedaxmed4671 Год назад

    Mazha alllah Weriye sare Abdisalaan Hereri iyo barmamijyada aqooneed horu usoco suxufi sare abdisalan

  • @nuurmowliid9175
    @nuurmowliid9175 Год назад +1

    Hereri sxb wxn kaa codsanaa fursadaha ganacsi inaad nooga warbixisid

  • @hamzeabdi7605
    @hamzeabdi7605 Год назад

    Rwanda 🇷🇼

  • @munajama4208
    @munajama4208 Год назад

    Hope hostel !! I see hope indeed , come back to Africa

  • @maxamedaxmed1047
    @maxamedaxmed1047 Год назад +1

    Adeero xilimad tagtay sawdigii bandhigii abdi waraabe joogay sabtidii

    • @saamivimto
      @saamivimto Год назад

      Inuu Sabtidi Bandhigi Abdi Waraabe Joogay, Axadina uu Rwanda Joogo Waa Sababta Hostelkan Quruxda Badan uu Faaruq u Yahay, Passport Ka Wax Sahlan Ma Ahan.

  • @NordinMohamed-m7y
    @NordinMohamed-m7y Год назад

    Dadkaasi maxay ahaayen wariye ☝️

  • @aiduruusmohamed7995
    @aiduruusmohamed7995 Год назад +2

    Waxbarashada jamacadaha bal noo so firi iyo xiliga ay bixiyan scholarship ka

  • @maamka07
    @maamka07 Год назад

    M.a

  • @kafogowfiraqadadhexgaldadka
    @kafogowfiraqadadhexgaldadka Год назад

    🎉🎉

  • @faaraxmaxamed
    @faaraxmaxamed Год назад

    PRESIDENTsheekh naasir saleebaan maxamed

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Год назад +1

    A/salaan Nooma Sheegin How Long Ee Joogaayaan Rwanda Sharci Noocee Lasiinaa.
    Ileen Hadii La Diiday Rwanda Lama Geenaayo Ee Somalia Aa Toos Loo Geynaa.

  • @hargeisamusiclyrics5650
    @hargeisamusiclyrics5650 Год назад +2

    Hadii la isku raaci waayo dhismaha qiimo jaban iigu soo dhamee Cabdoow

  • @jama377
    @jama377 Год назад

    Ingiriiska ayaa waxuu rabaa inuu Rwanda ka dhigo xero qaxooti

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 Год назад

    100 qof

  • @imamjaylaani1145
    @imamjaylaani1145 Год назад

    Ruwando waaba shaqa tag caadiha, denmark xukumada cusubi way joojiyeen inay ruwanda u diraan qaxoontiga iyo dadka kaleba

  • @abdurahmanhilowle7732
    @abdurahmanhilowle7732 Год назад +1

    Qabiil intaan ka daba ordaynay bal fiiri sida lo horumary 😢

  • @fadumofarah2001
    @fadumofarah2001 Год назад +2

    Walahay camp aan ku jiro oo Germany kuyaal kanaa SI kasta uga fiican, tolow dadka Germany kayimaada ma qabilayaan ,

    • @aayahenatours
      @aayahenatours Год назад

      Ha isa soo dhiib imow halkaa ba ku dhaantee

    • @seynabnuur3020
      @seynabnuur3020 Год назад

      Walaal Finland ayaa deganahay weli kuma arkin kaam sidan oo kale waa jano aduun mar hore ayaa ka sheekeeynaa 2009 anni mar hore ayaa sharci qaatay mcnto Alle hakaaga soo qaado.

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery 5 месяцев назад

    Balayaa tagta uk yaa africa lagu soo celiyaa

  • @ibrahimabdi3480
    @ibrahimabdi3480 Год назад

    Kuwo badan oo somali ah markay meeshan arkaan waxay dhihi lahaayeen ngkya

  • @mubarakhassan3883
    @mubarakhassan3883 Год назад

    Csalaan weriye ruug cadaaya ana wlaalkaya

  • @hufanmedia7986
    @hufanmedia7986 Год назад

    Kigali best city in africa

  • @faaraxmaxamed
    @faaraxmaxamed Год назад

    PRESIDENT sheekh naasir saleebaan maxamed

  • @AhmedHassan-xt8dq
    @AhmedHassan-xt8dq Год назад

    Optical on Harry Harry

  • @ahzaaball2052
    @ahzaaball2052 Год назад +1

    Video gani ma quruxbadna, fikir wanaagsanna kuma jiro

  • @samayntafadhiyadadibada2534
    @samayntafadhiyadadibada2534 Год назад

    Walaahi ruwanda dadka tuudsigaa ee asalkoodu somalida yahay waa in xidhiidh tolnimo lala sameeyo si awooda goboleed ay kor inoogu qaadayso below weeye somalidu way ku badantahay imika lakiin somalida ale ha is fahansiiyo

  • @Talent-inspiration
    @Talent-inspiration Год назад

    sababta ay ruwanda sas dhan u samynaysa ee ay u so dhawaynaysa dadka qaxootiga waxay damacsantahy inay ka faaidaysato dadka kala duwan ee la keenayo si looga faaidaysto khibradoda iyo talentkoga sida america africa kala tag allow kaayagana no hagaaji

  • @aliqorshe4093
    @aliqorshe4093 Год назад

    Waxani xaro qoxoti ma ahee waa Villa 😂😂😂 ama Hotel 🎉🎉🎉

  • @saalahyare369
    @saalahyare369 Год назад

    Kitabka quranka ah sijayada , iyo masajidka lagudiyariyay mesha , waxey cadeyn utahay in muslimin basa lakenirabo , galada iyo cadanka kale e qaxotiga ah melo kale ayeyudiyariyen o yurub dhaxdeda ah , cunsurinimo ti uweyneyd aya tas ah , dadka inti dalkoda lagasoqixiyo aya sas loladhaqmaya, nacal abihin kuyal nijas an ingris aheyn calamka kamajiro .

  • @samiwilsomaliyed35
    @samiwilsomaliyed35 Год назад +1

    Aniga igeeya waaba meel mcne

  • @moulidali207
    @moulidali207 Год назад

    M,a

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Год назад +1

    Habaryoonis weriyeheeda fanaankooda sheekhooda dhamaan waa dhedig weriyaha Habaryoonis waa candha weyne hereri lagama yaabo in uu sheego horumarka qaranka somaliland sheekhoodu waa mustafe wuxuu ku leeyahay kuwii siyaad bare meesha ka eryey waxay ahaayeen xaasidiin alaa kariim fanaankoodu waa bk wuxuu yidhi reer somalia raali ha iga noqdaan because waxay ii diideen in aan show dhigto wuxuu sii raaciyey reer somaliland meel kasta waa looga badan yahay cadowga qaranka somaliland waa daarood jeberti su,aashu waxay tahay jeberti daarood ma leeyahay magaalo Burco leeg ama la population ah waa maya waa run daarood jeberti nagaga badan north America oo nooga xumaan badan laakiin reer somaliland waxay cid kasta uga badan yihiin gudaha qaarada Africa habaryoonis waa dhediga umada reer somaliland waa la hubaa anigu sheekhooda weriyahooda iyo fanaankooda midna ma dhegeysto waayo waa dhediga faqash nooga hari weysey

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 Год назад +2

    Europe is much better I can’t live in Africa

  • @jamanur1685
    @jamanur1685 Год назад

    1

  • @kawsarabdi1803
    @kawsarabdi1803 Год назад

    oo dadkaas laso celinayo ma rwanda u dhashen

  • @jaamacducaale6946
    @jaamacducaale6946 Год назад

    Hereri wuxuu xayeysiinayaa goobtii dadka lagu dhibaatayn lahaa ma haboonayn in uu sidaas sameeyo

    • @mohamedhuseen8235
      @mohamedhuseen8235 Год назад

      Waxaa soo dirsatay dowlada UK si xayeeysiin loogu sameeyo

  • @hamdafarah825
    @hamdafarah825 Год назад

    Oo maxa dadka ku dhacay magan galyada raba

  • @ikraanmacalin8317
    @ikraanmacalin8317 Год назад

    Yaabay dadka Britain 🇬🇧 laga soo celinaayo oo Rwanda 🇷🇼 la keenaayo

  • @shamsoabdul6185
    @shamsoabdul6185 Год назад +1

    Ma sariiri bay donaaya shaqo bayaraban e

  • @hassanhusein7210
    @hassanhusein7210 Год назад

    War dadkaan soo qulqulaya siiba carabta iyo Afghanistan ta. Africa ma rabaan. Qofkii ba 50.000$ ku soo tahriibay qoxooti ba lama dhihi karo

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 Год назад

    Maasha Allaah. Qurux. Caadi hadii la'rabo in loo dago maxaa lagu degi karaa.

  • @mnn5983
    @mnn5983 Год назад +1

    Adeer qol fican ii qabo qolada lasoo wado ku jiraa

  • @rodahassan929
    @rodahassan929 Год назад

    Dad kadidooda usoo cabay in ay yurub galaan. Sariiro Africa kama dhegaysanaya.

    • @seynabnuur3020
      @seynabnuur3020 Год назад

      Taa aa beentaa aheeyn marka dad an sharci laheeyn lagusoo hadal qaado Rwanda meelbaa damqaneeyso waana sax hadii layiraahdo 10 kun oo ban ayaa lasiinaa qofkiiba ma yeelaayaa dhimashee ka xigaan.

  • @mecaadmuxuyadiinadan1769
    @mecaadmuxuyadiinadan1769 Год назад

    Soo diyaari
    lkn meeshu shaqo maledahay?

  • @updyrahmanaaran1790
    @updyrahmanaaran1790 Год назад +1

    Waxan ku jira dadka rajenaya ine uso safran dalka UK inkasto e i cabsi galisay arintani lkn maka baqsan dono safarkeyga i.a

    • @mohamedhanad6694
      @mohamedhanad6694 5 месяцев назад

      insha allah waa socdaa april ban baxaya hada germany baa joga

  • @mustafatalaal5734
    @mustafatalaal5734 Год назад

    Waxaaynu halkaas ka fahmaynaa in dadka lasoo rarayo aay wada yihiin dad Muslim ah.... Gaaloow jab

  • @safiyaomar6179
    @safiyaomar6179 Год назад

    Dee inaga albaabka maynaga furayaan aan u camirnee

  • @somcaafimaad7009
    @somcaafimaad7009 Год назад +1

    Dhul qurxoon