Digtaatoor | Sida laguugu tacaddiyayo | lammaanaha, dadka caanka ah, madaxda.
HTML-код
- Опубликовано: 8 ноя 2024
- Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan:
RUclips: / @sahanka97
Podcast: / @sahanpodcast97
Facebook Page:
www.facebook.c...
X (Twitter): Aa...
Instagram: / aadan_sahan
Snapchat: www.snapchat.c...
TikTok: www.tiktok.com...
Buugteenna soo baxday:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
3- Loollan.
4- Faca koraya.
5- casariye.
6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
7- Waayaha Daanyeerta.
8- Ismalure.
Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
3- Hadhkii Madoobaa.
4- الإسلام بين الشرق والغرب
5- بروتوكولات حكماء الصهيون
6- المؤامرة الكبرى
7- الشيطان يحكم
8- اعترافات عشاق
9- إسرائيل البداية والنهاية
Nolosheena inta badan waxa la dhahaa waa afar jaran jaro
1= wax baro
2= shaqayso
3= jacayl samayso
4= guurso
Inagu waxaynu horaysiinaa martabada sadexaad ee jacaylka laga yaabaa inaanad wax barshada ku fiicnayn laga yaabaa inaNad shaqaysan oo hooyo iyo aabo gacanta kugu hayaan
Markaa salaad walba xiligeedaa la tukadaaye hays kalifin
Ustaad aadan sahan waan ku salaamay!
Wadankeena Soomaaliya aan Ilaahey u barino, si uu Hormar iyo cadaalad u gaaro. khaasatan Sujuuda ( رَبِّ اجْعَلْ هَٰذَا بَلَدًا آمِنًا وَارْزُقْ أَهْلَهُ مِنَ الثَّمَرَاتِ
Guusha dalkeena waxay ubaahan tahay inaan isbadelno danteena garano dulmigana iska dhaafno ummad aan isbadalin alle ma badalo wllo
Amiin 🤲 lkn wll adina la imaw sababta inshallah ❤
Waddankee? Waddankagu hadduu Somalia, aniga iyo malayiin soomaali kale ah dalkoodu maaha dalkaa habaaran eed ducada u raadinaysid
Masha Allah Adan
WAXAN rajaynaynaa inan waayo aragnimo badan kaa dheefi doono
Adne Alle haka abaal mariyo
Wlhi runtad noshegty adanow
Jazakallah ❤
Walhi mar dhawayd ayan ku ducaysanayay inad wax soo dhigto adanow🎉
adan khadar cali wllky ilaahay aqliga haku barakeeyo❤
Sxp aadanow wxn ka rabaa sida buug loo turjumo inad wx macluumad ah ad iga siisid sxp
Barnaamij Muhiim Ah iyo Xog Culus 😊😊😊 Mahadsanid Ustaad 😊😊😊❤❤
بارك الله فيكم وجزاكم الله خيرا ويحفظكم
Mahadsanid inder waad noo dadaashy waxbadne from hargaisa❤❤❤❤❤❤❤❤
Mnsha allah waad mahadsantahay ustaad❤
Great gu adan sahan 😊
Mahadsanid ustaad ❤😊
Jacayloow Batakoow ina abtio❤❤
Nio adanow sida ugu fudud e luqad lo barto wax noga bidhami in badn ku dalnay ani dhalinyaro bdn ku dhiban ❤
Labbo muuqaal ayuu ka sameeyay ee dib video ufiirri. Inkasto foogayeen
Wuuka sameey muqaalo lkn ogow barashada luuqad waxey kaaga baahantahey waqti bdn iyo sabar fudeyd iyo dagdag luqad laguma barto waliba luqad mesha aad joogto ka baxsan
Qof aan kudeydo ina aan sidaada camal noqdo ayaan rajeyneyaa inshallah ❤❤
Ha oran sidaas aadan waa qof Shaqsi ah oo adi kula mid ah. ee hadad Cid ku dayanayso ku dayo xabiibkeena muxamed scw ❤
Ustaad Aadan Sahan mahadsanid
Aad bad umahadznthyy sida bararujinta leh ee nola wadagtid vedio yashada malin aan dawan majiro tnz
الله المستعان 😊
Mahadsanid wll Adan
"Gar-maqaatayaashiyo dadkaa beera ruux gudhan"
~HADRAWI AHN
Aadanow qaab soojeedintaadii hore soo celi
Asc waan ku salaamay zxp sahanka niyow zxp waxan ahay arday wadanki waxka barta bal zxp waxbarashadeenu iyado marka horeba manhajkeenu
Liitay ayay hadana Halkin ugu hooseysay maraysaa
Saamaynta ugu wanna waa baraha bulshada
Barnaamijka soo sameee
السلام عليكم ورحمة
Wnku salmy adan zxp allah haku xifdiyo wllo
Waxyabahan ka fikiro ayay ka mid tahay in umadeenu u baahantay in naftoodo la dhiso walaahi nafsad ahaan wan dunay waliba intii baraheeni bulshadu isu badaleen qashin qub inta wanaaga sheegta waxa ka awood badatay inta xumaha sheegto oo laga dhagaysi badanyay
Allahayow sidi roon so sii qalpiyadada 🤲🤔
M.a adan sahan
Thanks❤
Azc aadan khadar cali roble ❤
Nio sahankow xage ayaan ka baxday
legenow adi markaa shaafto u baahato lee maa wax noosoo dhigtaa mise saan daacadee ka tahay saa iskaga maqan tahay hal mar wax soo dhigeehe💔😂
Aadanow baramijydii iyo xogiihi gaark aha kaama hayno
Sahan producti kadaawo
Anoo leh abtigay hadalkiisu waakala duduwan yahay ayaad dhahday sibuu hadalkaygu isu daba marsanyahay mahadsanid waalid❤
Mahadsanid ❤❤
Xaqiiq weeye
muuqaal faaido bdn leh dad bdn oo caan ah isu maleeyo dad aad muhiim u ah hanada aadan garaneynin wx faaido leh ey umada usoo gudbiyaan ayaa inugu badan
Ku saliya nabiga scw🎉🎉
Hadraawi (aun) "Gar-ma-qaatayaashiyo dadkaa beera, ruux gudhane"
Legend
Hadraawi ayaa arntaa 30 sano Kahor Gabay GUDGUDE Layidhaahdo ka Tiriyay
❤
6:30 dusha kala fuusho!!😂
Kalatalis waa dad kasoo baxa bulshadas mesha kunool
Wcs
Wakuslamay nin ween oo an tagero waxan kasoo salamaya casimada dalka ee muqdisho jimco wanagsan asxabey
Sxb Codka mic maistimaashid wankudibtone😢
Sowga nadiifa ee toos loo maqlo wll maxaa qaldan
Walaahi been maaha qofku haduu shar iyo khayr kaad ula timaado uu aqbalayo ka kale isagoon is ogayn ayuu kugu tacadiyayaa .
1
Somalida kuligood talilayaal
Weeye imika
بارك الله فيكم وجزاكم الله خيرا ويحفظكم