Birriq | cayda ugu weyn ee ninka Soomaaliga ah | Masalo foolxun!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024
  • Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan:
    RUclips: / @sahanka97
    Podcast: / @sahanpodcast97
    Facebook Page:
    www.facebook.c...
    X (Twitter): Aa...
    Instagram: / aadan_sahan
    Snapchat: www.snapchat.c...
    TikTok: www.tiktok.com...
    Buugteenna soo baxday:
    1- Hayaankaygii Rumaynta.
    2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
    3- Loollan.
    4- Faca koraya.
    5- casariye.
    6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
    7- Waayaha Daanyeerta.
    8- Ismalure.
    Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
    1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
    2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
    3- Hadhkii Madoobaa.
    4- الإسلام بين الشرق والغرب
    5- بروتوكولات حكماء الصهيون
    6- المؤامرة الكبرى
    7- الشيطان يحكم
    8- اعترافات عشاق
    9- إسرائيل البداية والنهاية

Комментарии • 439

  • @maxamedmuudey8026
    @maxamedmuudey8026 23 дня назад +71

    "Dhalinyaradu in siyaasad loogu sheekeeyo waxaa uga muhiimsan in looga sheekeeyo nafsadooda ama waaqica ay ku noolyihiin"
    -Adan sahan-

  • @abdirazaaqahmed2813
    @abdirazaaqahmed2813 23 дня назад +61

    Muhiimadu waa inaad dhinaca positive ka kahadlayso Aadanow. Legand dhalinyarada somaliyeed usoo baxay baad tahay 🎉

  • @thedigitalcreating
    @thedigitalcreating 23 дня назад +60

    Masha’Allah Aadan Sahanow sida aad u go’aansatay inaad ka hadasho waaqica iyo xaqiiqoyinka dadka soomaaliyeed ka dhex jira.

  • @aidurusalarmaan3368
    @aidurusalarmaan3368 23 дня назад +78

    Lagend kaliya youtube ka nagu maatala mahadsanid ustad sahanow

  • @Ugggiie
    @Ugggiie 23 дня назад +72

    Way oo way aadan oo manta xishoonàya arkay 😅
    Lkn mawduuca keentay waa mawduuc muhiima thanks

  • @maftuuxmahdi
    @maftuuxmahdi 23 дня назад +16

    Aduunka Maso marin rux ka kheir badan Nabigena udgoon mohmed scw❤❤adigo akhrinaya waxan ka codsanaya in aad ku salido xabiibu Raxmaan❤❤

  • @khadiijaabdqadir
    @khadiijaabdqadir 23 дня назад +24

    Alla aadanow markad tidhi dumarka somaliyed tidhi yaanan ugafine inad legend dhaftay sii ogadey m.a wana run dumarka naga washey weye ee miidhayaha joogan❤

  • @mohamudyusuf1353
    @mohamudyusuf1353 23 дня назад +25

    Wxba haka xishoon, waxa aad ka hadleysa wa muhiim si positive ah-na wad UGA hadashay mhdsnid

  • @ahmedcirale2015
    @ahmedcirale2015 23 дня назад +63

    Malmahan ustaadka ciwankisa hoos udhac ka muuqda aan ukacno dhalinyaro❤

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193 23 дня назад +35

    Legend wllkay aadan sahan maanta wuu xishooday rabiyoow xishoodka hanaga qaadin😢

  • @AbdiweliJaamac
    @AbdiweliJaamac 23 дня назад +19

    Nio wan kugu wadana waxkasta oo dhabata inagu ah san isku dayno inaan ka hortagno cilmiga cimriga io caafimadkaba Allah hakuu barakeeyo wallkay adan khadar

  • @cumarcabaaye856
    @cumarcabaaye856 23 дня назад +20

    Siigada waaye waxa dhipka u keenay dhalinta ,niyad jabka hanyarida ,hal abuur la'aanta physical xumada aqoon la'aanta iyo dhibaatooyin badan waxaa leh siigada i aamina iska daaya waxa sxpayaal 🎉 car 1 year siigo iska daaa waad yaabaysaa

    • @Yo-sasife
      @Yo-sasife 22 дня назад

      Ok waan firiniyAa I,a sanadkan sanadkiisa kala noo balana

    • @fantasticvideos9815
      @fantasticvideos9815 3 дня назад

      ​@@Yo-sasife😂😂😂

  • @cabdiadanmxd1961
    @cabdiadanmxd1961 23 дня назад +6

    Ustaad ku soco adiga Un baa mudan inaad hawshan ka hadasho xog ogaalna u aha wlhi waad Naga fujisay waxaan ku fakaray inaan guurba iska daayo lkn hada waan soo noqday mashalah

  • @MUHABARRE143
    @MUHABARRE143 23 дня назад +15

    Legend is always legend teacher aadan 😂

  • @user-cx4yn9bl6f
    @user-cx4yn9bl6f 19 дней назад +3

    youtuber ka firfircoon oo ninkan ka aqoonyahansan majiro sababtuna waa waaqaca lajoogo Buu lahadlaa keep goin zhp adan❤❤❤❤❤

  • @IkranAhmed-ih6vc
    @IkranAhmed-ih6vc 23 дня назад +21

    Anoo daawanaya isku qajilay dad nah media ayey la soo fadhisayan rabbiyow xayada nagu dil😊

  • @abdullahiahmed581
    @abdullahiahmed581 23 дня назад +3

    Dadka qayb aan waxaas ba war ka hayn baa jira dhalinayaro badan oo say wlaahi ah oo gabdha cadaana qaba waxaasba ayagoo ka hadlaya arki maysid ninyahaw dadkeena qaybta stress ku ka tusaa waxaad ku mashquula sidookale gabdha ayagoo dhinaca waxbarashada caafimaad ka iyo psychology bartay oo aad u garaad badan baan arkaa weligoodna ayagoo waxaas ka hadlaya ma arkin masha alah dadka inta wanaagsan alaha nagu dhigo aamiin mahadsanid sxb Aadan respect 🙏

  • @suhaibahmedabdirahnmaan6747
    @suhaibahmedabdirahnmaan6747 23 дня назад +60

    Aadan ثقافة الجنسية waa muhiim kasoohadal

  • @MohamedYusuf2000s
    @MohamedYusuf2000s 23 дня назад +4

    Aadan xishoodka iska daa ee barnaamijyada xasaasiga ah noo soo badi, Mahadsanid

  • @asmaabukar5946
    @asmaabukar5946 23 дня назад +28

    Caawa waan soo qaldamee casharku waa kii raga
    Ilama adeera yaal
    Casharkaan hadaad tigtog geyneysaan
    Ha kala jar jarina
    Hadii kale qalad fahan weeeeeyna baa dhacaya
    Sidiisa u qaada

  • @maariana7291
    @maariana7291 23 дня назад +15

    Qofka xishoodka leh wiill hdu yahy xitaa isma qariyo , aaadan isaga oo wax cilmiyesn shegaayo buu hadane xishonaaya ,wuuba qaadan la 'yahay inuu ciwaankaan maanta ka hadlaayo 😂

  • @MoOsman990
    @MoOsman990 22 дня назад +4

    "Ragga waaweyn su'aalaha qaar lama weydiiyo"❤
    Rawahu aadan sahan.❤

  • @nuraxasanxusen2256
    @nuraxasanxusen2256 22 дня назад +4

    Waa runtaa niyada u deji wiilashii waxaa naga waaley dumar aan alle ka cabsaneynin

  • @amiramoha2636
    @amiramoha2636 13 дней назад +1

    Qosol iyo xishood baaa dhintay sidaaa aadan 😊😂😂

  • @AabahaKhibradda-qi5co
    @AabahaKhibradda-qi5co 15 дней назад +2

    7:46 😅😂😂😂😂😂😂

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 23 дня назад +5

    Kkkkkkkkkk war aadan waana af kharaareeyeen
    Aboowe waa naago waashay oo halagaa sheego leh

  • @asadbulle8472
    @asadbulle8472 23 дня назад +7

    Ustaad wllhi xogaha aad maanta NASIIsay aad ayaan Kaga mahad celinayaa 🙈

  • @Marcade-e2v
    @Marcade-e2v 23 дня назад +4

    Ustaad barakallah❤❤

  • @ahmedosmanshidane1840
    @ahmedosmanshidane1840 23 дня назад +6

    الله اكبر
    ولله العزة ولرسوله وللمومنين

  • @BishaaroMohamed-q7e
    @BishaaroMohamed-q7e 23 дня назад +7

    Maanta waa iga xishoodsisay adanow tan kale dhiiqdaas dhowr nagoodow wawalan hanagu wada qaban💔😂😂😂

  • @sabrinasiman
    @sabrinasiman 23 дня назад +3

    😂😂wallhi waaiga qoslisay saad uxishoonysi masha Allah lkn moqducas waa muhiim funny baa tahy wallhi

  • @abofalahfans
    @abofalahfans 17 дней назад +1

    Waa wxan inbadan sugaynay inlaga soo hadlo sxb thank you so much 😂😂😂😂😂

  • @AkramNawaaf
    @AkramNawaaf 23 дня назад +4

    4:55 DAD Liita Weeye Ustaad Waxaasi Ninkii Ka Shekeeya iyo Naagtii Waxaas Ka Sheekeesana Waa SHAYAADiiN Siduu Nabigu Scw Noo Sheegay 😊😊😊
    Ugu Danbayn ALLAAH SW Ayaa Mahad Leh iga ilaaliya Waxyaalaha Liitoo Dhan 😊😊😊
    Wr Dhalinyaro Wixii idin Anfacaaya Aduun iyo Aakhiro Ku Mashquula Dadka iyo Meelaha Liitana iska ilaaliyoo Ka Fogaada MASKAXDiiNANA ilaashta Xubnaheena Xubinkaasaa Ugu Muhiimsanee Yacni { MASKAXDEENA 🧠 } 😊😊😊❤❤❤❤
    MAHADSANiD Ustaad 100000000000 Jeer ❤❤❤❤😊😊😊

  • @KORORSOAQOON
    @KORORSOAQOON 23 дня назад +8

    Aadanow kala qari bahasha 😂😂

  • @HahaHuhu-be8ir
    @HahaHuhu-be8ir 23 дня назад +3

    Alla mawduucu xasaasisanaa

  • @abdishakourmohamoudjama2326
    @abdishakourmohamoudjama2326 23 дня назад +5

    ان الله لا يستحي من الحق

  • @mgm__thedealer4957
    @mgm__thedealer4957 23 дня назад +3

    War Waa qosol Miiran Wlhi 😂 waana xaqiiq Taas

  • @azmadheeg5433
    @azmadheeg5433 23 дня назад +2

    Kalmada meeshay ku qoran tahy iskuma galo adna mawduuca maanta aad so dhigtey wan ka dul boodayo anoo og in aad qaabka wanaagsan uga hadlayso ma tihid wiil xuman looga bartay keep going 😊

  • @ZakariaDaauud
    @ZakariaDaauud 23 дня назад +4

    Like hala saaro Mowduucaan hoos ku qoran walaaliyaa mowsuuca siiga sidee ayaa la iskaga joo jiyaa

  • @Axmedweli-oo9qm
    @Axmedweli-oo9qm 22 дня назад

    Geesi hada maqashaan waa Aadan sahan.
    Legend ku dhiira kara boholaha.

  • @AbdirisaqIsmail-k2f
    @AbdirisaqIsmail-k2f 22 дня назад

    Maansha allah. Wallhi wa aiga qosliyay ustadku.

  • @MaaluusMaaluus
    @MaaluusMaaluus 23 дня назад +3

    😂😂😂😂😂😅😅😂😂 الحق يقال و لو مرّ

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 23 дня назад +8

    Firys today 😂 waxan ussoo laaban doona caawa

  • @Ziyaad_goni_socod
    @Ziyaad_goni_socod 23 дня назад +2

    M.a teacher you inspire me 😂😂😂😂😂
    Lkn walhi waan qoslay caawa😂

  • @qoslaayeahmed9899
    @qoslaayeahmed9899 21 день назад +1

    xogtaaan Mar Hore inaad keento bey ahyd aadanow

  • @LiibanAli-g7b
    @LiibanAli-g7b 23 дня назад +5

    Laba jer ayaan hupiyey chenelka caawa
    Nin reer howd ah oo wxan ka hadlaya waa ii kow

    • @kaafi_ahmed6934
      @kaafi_ahmed6934 23 дня назад

      Wax xun kumuuna hadlin ee waaqic bulshada ka dhexjiroo ka hadlay

    • @getwhatyouwant3879
      @getwhatyouwant3879 22 дня назад

      KADAA hakasii xishoodsiine 😂

  • @user-pu1wb7jn1l
    @user-pu1wb7jn1l 22 дня назад

    Legend aadan sahan hadi dhalintoo dhan wax kaa qaadan lahayeen dhalintu wa is bedeli lahaayee

  • @abdirazakhuzein9982
    @abdirazakhuzein9982 22 дня назад +1

    Ustaad waa arin muhiima arinkanu

  • @SOMALIBADBOY
    @SOMALIBADBOY 23 дня назад +7

    Anigu ciladaa xalkeedii beri horaan fahmay gabadh 10 sano iga yar uun guursanayaa oo kaga qaylisiinayaa😂😂😂

  • @faadumanuurmaxamud3799
    @faadumanuurmaxamud3799 21 день назад +1

    Show xishoodku waa hu' allow xayada haynaga qaadin

  • @Somaliadicumentry12
    @Somaliadicumentry12 23 дня назад +13

    Suaasheydi gadal iga jabey anoo qoraya maxa waxa ku baray maqlay raga waweyn waxa lama weydiiy😂legend❤

  • @LibanDahir-z3g
    @LibanDahir-z3g 23 дня назад +1

    Aadan sahan runta ugu imaaw 👍👏

  • @Yooco.
    @Yooco. 20 дней назад +1

    Aadan Kahadar Cali masuul sare

  • @LIONGRADEWaaberiDuhurgal-zy3ho
    @LIONGRADEWaaberiDuhurgal-zy3ho 23 дня назад +2

    Mahad sanid wllkay waxana wax laga xishoodo maaha waayo waa wax xaqiiqo ah xaqana lagama xishoodo si kastuu u adag yahayba

    • @LIONGRADEWaaberiDuhurgal-zy3ho
      @LIONGRADEWaaberiDuhurgal-zy3ho 23 дня назад

      Wax kastoo xaqana ka hadal oo haka xishoon anaguna waan kugu garabtaaganaah in aan wixii xaqa kugu taageerno

  • @TrickSom.Tech1
    @TrickSom.Tech1 23 дня назад

    war aadanow waad ku saxan tahay in aad ka hadasho xaqiiqdu si kastay u qaraartahay una fooxuntahay keep going legend.

  • @mubaarakidan5826
    @mubaarakidan5826 16 дней назад +1

    Waar libaax baad tahay sxp casharkuna waa mihiim weeye

  • @TIGERMEDIA7
    @TIGERMEDIA7 13 дней назад

    ANAGAABA WAX FOOL XUN DAAWANAY, YEELKEE WAA BARNAAMIJ MUHIM AH.
    AADAN SAHAN, KU SOCO SXB.

  • @pdf5_
    @pdf5_ 23 дня назад +1

    Point ugu muhiimsana ee adayga iyo biyaha haysashada aheyd waa ka boodey sahanow 😂😂😂

  • @XuseenShaxmed-tf6kd
    @XuseenShaxmed-tf6kd 22 дня назад

    Ustaad aadan ale haku barakeeyo

  • @mursalsayed
    @mursalsayed 23 дня назад

    Ustaad aadan sahan ilaahay ha ku sharfo.

  • @umalkhayromar8253
    @umalkhayromar8253 23 дня назад

    Mashallah mahad sanid ustaad aad baad umahadsan tahay waa xaqiiqoh fulxun lkn waxa kasii xun niyadjabka dhalin yarah inksatoo uu ahaa mawduuc raggah ama labka ku socdah hadanah waxabaah ka faaiidey thanks ustaad ilaahaynah haku xafidoh😊

  • @MucaadMustafe-wt2ze
    @MucaadMustafe-wt2ze 23 дня назад +2

    Lengend wankaha😂😂

  • @zakariye2037
    @zakariye2037 23 дня назад +1

    Xaqiiqada qaraar, xaga wngsn halaga eego mawduuca uu ka hadlayo ustaadka

  • @sadikfarah8381
    @sadikfarah8381 23 дня назад

    Mahadsanid ustaad.

  • @EnaHachi-gr6sr
    @EnaHachi-gr6sr 23 дня назад +4

    Inta ku seexata macluumad kiisa waa inoo cawa ❤😂

    • @mustafupdyhasen4587
      @mustafupdyhasen4587 23 дня назад

      😂 😂😂😂😂

    • @mustafupdyhasen4587
      @mustafupdyhasen4587 23 дня назад

      Maxa dhici Waa cilmi Uun xaaji no …….😂😂😂

    • @aaminasahra5013
      @aaminasahra5013 22 дня назад

      wlhi waan ku seexdaa markaan sii seexanaaayo ayaan daartaa maqaaladiisa inta aan kagam ana habeeb danbaan halkii kasii bilaabaa😂

    • @EnaHachi-gr6sr
      @EnaHachi-gr6sr 22 дня назад

      @@aaminasahra5013 same 🙌

  • @DeeqaAxmed-ts8bb
    @DeeqaAxmed-ts8bb 20 дней назад +1

    Waxaa jira Mar mar fadaro wanaagsan, bal iska dhagaysano

  • @akram00c8r
    @akram00c8r 23 дня назад +1

    Sxb wlhi dar alaan kuu jeclahay wanan kuu duceeyey aadanow🎉

  • @abdulahiaadan6308
    @abdulahiaadan6308 12 дней назад

    5:50 wlhi waa Qosla😂😂😅

  • @JamaalXaashi-e5x
    @JamaalXaashi-e5x 22 дня назад

    Mahadsanid ustadiii

  • @CarabTech
    @CarabTech 23 дня назад +1

    Wlh run qaarar aa sheegtay'

  • @rijaalfilms
    @rijaalfilms 23 дня назад +1

    Gabadhii biriq keentay waa sida qaabiil oo kale , qof kasta Oo isticmaala kalmaddaa waa laga xisaabinayaa .

  • @siciidmaxamed4573
    @siciidmaxamed4573 23 дня назад +2

    Sxb wllhy waa dhab lkn niyow waxyaalo badan baad inaga fashilisay hhhhhh

  • @n_____7668
    @n_____7668 23 дня назад +2

    Warya adan mawduucu qadhaadha oo foolxuma lkn wa xaqiiqo qadhaadh oo mujtameecena dhex taala oo bulshadii baa qulubtodi dhimaty inyar oo alle u naxariisty mooye wﹰY ka fursan wyday in liidka laga raaco

  • @bisharojamac3108
    @bisharojamac3108 23 дня назад +2

    Ala adanow cawa warkan ma dhagaysteen ee adan inu ka.hadlaya udhagaystey ilahow na astur sartu meshay ka qurunsan tahy hdan loo tagin taatabashada kore ku bogsan mayan dadku waa saxan tahy nio

  • @CudoonNuur
    @CudoonNuur 16 дней назад +1

    إن الله لا يستحي من الحق

  • @MoOsman990
    @MoOsman990 22 дня назад

    Xaqa inaad sheegto ceeb ma ahan e waxa ceeb ah inaad shey aan xaq ahyn aad ka hadasho ❤❤
    اللهم اجعلنا من اهل الحق وارزقنا اتباعه❤❤

  • @amiramoha2636
    @amiramoha2636 13 дней назад

    Qosol iyo xishood baaa dhintay sidaaa aadan 😊😂😂❤❤

  • @JamaalTimoJamaaltimo
    @JamaalTimoJamaaltimo 23 дня назад +1

    Waar qosol awygeed waan kaa cashay kariwaayay legendnow

  • @haykalchannel4303
    @haykalchannel4303 23 дня назад +2

    Maw duuc aad umihima💯

  • @HasanAli-nj9wq
    @HasanAli-nj9wq 23 дня назад

    Raggeedi baa tahay aadanow ku soco

  • @akram00c8r
    @akram00c8r 23 дня назад +2

    man jeclayn inan comment so qoro balse walaalayaal manta hooyo ayaa iga xanusanysee waxan si naxariis leh idinkaga codsanayaa inaad aniga iyo hooyo ba nosoo ducaysan Please🙏

    • @shaakirabdi7416
      @shaakirabdi7416 22 дня назад

      Alle hydin cafiyo sdiga iyo wixi xanun sanyaba ee islama
      Aamin xanunku wa dhadhanka nolosha waanu dhamanya goortu doono ha noqde

  • @suhuurqurux4541
    @suhuurqurux4541 22 дня назад +1

    Halkaa markay maraso waxba ka odhan maayo😅lkn waxaan kuqoslay ninba magac buu uyaqaan😅

  • @Munasar-17
    @Munasar-17 22 дня назад +1

    Waa run badanaaa hablaha sidaas dhaha waa kuwa qurbaha jooga ama ka yimid ee halka ay Haanta weyn kala yimaadeen hakula laabtaan 😂😂

  • @CabdikariinQaalibCabdi
    @CabdikariinQaalibCabdi 22 дня назад

    Khadar aadan sahan the lejend hore usco ustaad muqaalada maandhisida noosoobadi😊

  • @clraxamaankhadar
    @clraxamaankhadar 23 дня назад

    Mahadsanid aadan

  • @SowdoSowdocisman
    @SowdoSowdocisman 22 дня назад

    Thank you

  • @AbdullahiAbdi-c3d
    @AbdullahiAbdi-c3d 23 дня назад +5

    Sxp buuga loollan podcast noo bilaae lpx

    • @Sayid_999
      @Sayid_999 23 дня назад +1

      Soo gado nio buuga somalia 🇸🇴la kenay Ana gatee

  • @IbrahimUpdullahi
    @IbrahimUpdullahi 23 дня назад +1

    Aadanow maanta waad farda baxday 😂😂

  • @abdiwali4669
    @abdiwali4669 22 дня назад +1

    Aadan waaguu maasooniyada ka sheekayn jirey waan ka baqi jirey isaga io chanalkiisaba lkn sanadadan danbe aadbaan ugu xidhanahy mawduucanina cid ka hadashay maleh wuuna ku mahadsanyahay ustaadku inkastuu dhawr mar iga qosliyay😅

  • @mariamfaarax7743
    @mariamfaarax7743 23 дня назад +2

    😂intaan yagoo waliguud wax arag hadan aaminay wax khalad 😊🙈

  • @axmed4220
    @axmed4220 23 дня назад +1

    Ku soco legendnow

  • @Ruwayda-s7d
    @Ruwayda-s7d 23 дня назад +2

    😂😂😂😂😂 wala kala shakiyey wale

    • @fahadmuuze
      @fahadmuuze 17 дней назад

      Islama ino kla sheekeyay ee😅

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 19 дней назад

    Caqliga Allah kuu barakeyo 💯✔️👏

  • @CabdiAadan-ik7fo
    @CabdiAadan-ik7fo 22 дня назад

    Aadanoow saxib waxa hubaal ah wax walbood kasoo hadasho inaan muhiim uargno kusoco saxiiv❤❤

  • @ahmedcade7782
    @ahmedcade7782 23 дня назад +3

    Waxaa caawo ka hadlayo foolxumaa kkkk
    Waa kula dareemaya aadanow foolxumadaas lkin waa xaqiiq u baahan in laga hadlo

  • @IsmailIbrahim-zt8hf
    @IsmailIbrahim-zt8hf 22 дня назад +1

    Anuu magac uma aqaanee Aadanow hana wanjalin😅😅

  • @AhmedDahir-fq6xy
    @AhmedDahir-fq6xy 22 дня назад

    Ilaahay haku barakeeyo adan awowe ❤

  • @najaxraagemursal9139
    @najaxraagemursal9139 23 дня назад

    Waaan kuwadanaaa aadanow wlll guulayso

  • @SaabiriinsicittYuusufismai
    @SaabiriinsicittYuusufismai 18 дней назад

    Aadanoww hablaha waad aflagaadeynaysaaye bulsho ahaan uga hadal

    • @AabahaKhibradda-qi5co
      @AabahaKhibradda-qi5co 15 дней назад +1

      Nin ninkle ma caaye ee dumarka ayaa afarahaas ka hadlay iyaganu u jwbya

  • @mukhtarmohamed4364
    @mukhtarmohamed4364 23 дня назад

    Way kuufadhidaa Sahan muhiimadu waa ujeedka salaan sare wll xishoodku wuu kaa muuqdaa lkn danbaa kutiri kahadal mowduucan salaan sare nin culuse🫡🫡🫡🫡🫡