Muranka qiwaamada | maxay dumarku u diidaan hoggaaminta ragga?!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 ноя 2024

Комментарии • 564

  • @Axmeds222
    @Axmeds222 2 месяца назад +95

    Arrimaha somalida sida aad uga hadashid aadanow way igu socotaa, ha iga kal joojinin. legend legend-dooda 🫡

  • @Xafsailyaas
    @Xafsailyaas 2 месяца назад +41

    Waa maantii uu hore saye ee an maaqalo qof si facan uga hadla xaqiiqada ninka iyo gabdha ka dhaxaye . Sido kale waxa uu inoo qayax sida ayaa dumarka somalida ayaa uu iyaahan boqorado❤

  • @naciimacareef7199
    @naciimacareef7199 2 месяца назад +21

    Qawaamadi alle ragga siiyey ee ahayd
    Raggu iyaga masuul ka yahay dumarka maha dheerad ee waa amar alle idin siiyey ,hadaba 😊
    Idinku ragga soomaliyed ahaan waxad u qaadateen amar ku taaglayn ,kibir dulmi iyo tacadii ,ad adayg iyo qalafsanaan ,iyo yaasitaan in yar oo alle fahansiiyay mooyene
    Anuu waxa layga faaidayo rabbigay swt ayaa i sheegay oo diiday dhibta aaduun inan maro oon boqorad ahaado sido kle nabbigaygii muhhammed ,,sallallahu calayhi wasalam aya igu sii dardaarmayey markuu dhimanayey
    Jawaabta udub dhexaadka nolosha aduun waa dumarka
    Allahu akbar 🫡☝️🤲

    • @Mohamed_573
      @Mohamed_573 2 месяца назад +1

      Kama jawabin suaasha , dumarka marka suaal ay ka jawaban waxa isticmalan self defend answer or shaming tactics all women use it trust me.

    • @naciimacareef7199
      @naciimacareef7199 2 месяца назад +1

      @@Mohamed_573 waa fikirkyga huno maxa jira

    • @SiyadoAbdi
      @SiyadoAbdi 2 месяца назад

      😂​@@Mohamed_573

    • @MandekDuale
      @MandekDuale Месяц назад

      ​@@Mohamed_573 suaasha anigu mxaan kaa faidaya mxay tareysa bal hadii aad waxba iga faaidayn yalla dariiqa kudhac weeye hadaan se lkn xaqiiqada isugu imano ninka loobaahanyay inuu wax walba huro isaga loo baahanyahy in uu is cadeeyo o rabitaan dhaba leeyahay hadii kale waraaba kasto quruxey i idhahaba miyaan raaci laha ? Mise waan iska hubin laha?

    • @Mohamed_573
      @Mohamed_573 Месяц назад

      @user-zu3sh7xz1o warabe faqir iyo warabe tajir quruxey hadey ku dhahan kee ba raci laheyd ?
      Suaasha kawaran 🤣 adaga iskeentay hadad warabe ka aaminsantahay raga somaliyeed.

  • @FarahYuusuf-pt1om
    @FarahYuusuf-pt1om 2 месяца назад +38

    Burcoo dhan jeclanaya😂 alla burcawinumadu kugu weynaa sidaydaa❤

    • @zakirboss143
      @zakirboss143 2 месяца назад +6

      Anoon reer burco ahyn ayaaa hadana burco jecel waliba qofka jecelna sii jecel

  • @hananabdirahman3922
    @hananabdirahman3922 2 месяца назад +23

    marka koowaad alxamdullilah lkn maanta waana sooqabtay wllhi aadanow 😁kaalintiina waligay maxaqirin somali men are the best as always thanks 🎉💯

    • @dalxiischannelvlogs14
      @dalxiischannelvlogs14 2 месяца назад +2

      Daaci bilan 2😂

    • @c.mj.d4033
      @c.mj.d4033 2 месяца назад

      Kaalintiina Diintaa idin Siisay wakaalo Ragga waydin ka fadli badan tihii Xaga Diinta❤🎉

  • @eidfaahiye24
    @eidfaahiye24 2 месяца назад +40

    Mawduuc aad aan ugu bogay 2jeer baan ku cecceshaday si aan uga bogto dhammaantiis 😊

  • @ZTrader-l6e
    @ZTrader-l6e 2 месяца назад +9

    Ayeydey aa Waxey Igu Duceysaa Waxad Jeceshahy O Ey Janada U Weyntahy Allaha Kuu Siiyo. Marka Zxb Allaha Kusiiyo Waxaad Jeceshahy O Ey Janada u Weyntahy❣❣

  • @mohamadhamza837
    @mohamadhamza837 2 месяца назад +23

    ماشاءالله تبارك الرحمن Hadal xikmadeysan

  • @SalmaAhmedzh
    @SalmaAhmedzh 2 месяца назад +16

    Wll gabadhu markaad intaaba siiso iyaduna caag maahe waxay kuu noqonaysaa your bigest suporter oo nabigeenaba cs khadiija waxay ahayd qof suport gareenayay eedhiiri galinayay ee ugu hor aaminay hadhawtana gabadhu waxay caruurtaada u noqonaysaa hooyo wanaagsan hooyadu caruurteeda waxay utahay maclin,doctor,therapy,waxwalba so being a good mother iyo gabadh wanaagsan oo waxwalba kugu dulqadata isn't easy

    • @S.A.12789
      @S.A.12789 2 месяца назад +1

      Gabdhaha qaar baa uqabi doona markay vedigan daawadan inuu qiimahooda hooseeyo, gabdho ninkan kalmada biriq baa xooanuujisay marka wuu iska daaweenaya ,Arinkaas ahma😅😅😅😅😅😅😅😅😂😂😂

  • @HoodoMuhmed
    @HoodoMuhmed 2 месяца назад +6

    Adanow wllo rag iyo dumarka alle isku abuuray ee maaliyacniga nagaltag😊

    • @XamzemaxamedNuur
      @XamzemaxamedNuur 2 месяца назад +2

      Adigaan saan u hadlayaa waxaa kaa qiimo badan kaamiradda oo sahan wax noogu soo duubo iska daay aadanee 🤏

  • @HassowGaani
    @HassowGaani 2 месяца назад +4

    Waa muuqaal aad isoo jiitay wax badan oo nolasheyda khuseeya aad u taabtay waxaan kaa codsanyaa in aad soo badiso Xagaa iyo kenya ayaan kagasoo biiray ustaad

  • @HamdaHikmo
    @HamdaHikmo 2 месяца назад +8

    Mansha allh ustaad Ragu inay adaiga Ku wada daydaan bay ahyd

    • @zakirboss143
      @zakirboss143 2 месяца назад

      dhamaantoodba waaa sidaaaa

  • @TomleeAli-z4s
    @TomleeAli-z4s 2 месяца назад +9

    Muuqaalkaan waa iney daawan all men Oo qiimahooda garan waayey

  • @MohamedYusuf2000s
    @MohamedYusuf2000s 2 месяца назад +10

    Aadanow muuqaalada Guurka kaga hadlayso soo badi

  • @guled59
    @guled59 2 месяца назад +8

    It keeps getting better Nio Wakadee. Malinba Episode kii Hore Ka Wacan. Allahuma Barik

  • @hamzaajab3703
    @hamzaajab3703 2 месяца назад

    Allah Yacizak Ustaad 💯🔥.
    You got the stick at the right edge.

  • @ShukriMohamed-p2s
    @ShukriMohamed-p2s 2 месяца назад +10

    hadiyad wan ahy sabbto ah waxa hadiyadd iga kaa dhiga mataqaana alle subaxana watacaall
    alle nabi adam mar kuu abuuray wax ugu horeeyey oo usameye mataqana oo ugu far xiye hooyaddena xaawo si ee u wehliso magaraty adanow
    markaa hanagu dagdagin
    qir am ha qiri hadiyad bannahy 😅😊

    • @mohamadhamza837
      @mohamadhamza837 2 месяца назад +4

      wll hadiyad waxaad ku tahay marka aad garato xaqaaga iyo kan laguugu leeyahay?????

    • @ĽèĝènD__61-k3k
      @ĽèĝènD__61-k3k 2 месяца назад

      @@ShukriMohamed-p2s aniguba hadiyadaada ayaan ahay

    • @wwewokeup8917
      @wwewokeup8917 2 месяца назад

      Juhdigaa mid lamida madan bixin 😂😂😂

    • @TomleeAli-z4s
      @TomleeAli-z4s 2 месяца назад

      Raga feedhooda lagaa abuuray xanunkaas soo marnay

    • @ShadiyaCabdiraaxmaan
      @ShadiyaCabdiraaxmaan 2 месяца назад

      ​​@@wwewokeup8917 haa because ilaahay nooma dhiibin

  • @naimamowlid6824
    @naimamowlid6824 2 месяца назад +1

    Mahadsanid Ustaad
    Wanu ogalnahay hogaamintina iyo inaad tihiin halyeeyo
    Balse mahadcelinta inaad qof kutidhahdo wayinaga wadamaqantahy wayo in uu ninku uso shaqeeyo reekisa waa waajib ,inay gabadhu gurigeda ka shaqayso ,qadada kariso waa waajib ,markaa rag iyo dumarba waa inla bartaa mahadcelinta iyo ixtiraamka

    • @Mohamed_573
      @Mohamed_573 2 месяца назад

      I agree with you, the problem is that we do not find mutual respect, on the contrary, there is mutual hatred

  • @Mohammedmohamoud-v5c
    @Mohammedmohamoud-v5c 2 месяца назад

    Ustaad Aadna sahan wallaahi nin wax badan og,Allah ha sharfo .

  • @AbdihakimAhmedAbdi-fi7ib
    @AbdihakimAhmedAbdi-fi7ib 2 месяца назад +1

    Wa runta Bro Waxba hanoga Shekeyn Siyaasad iyo Waxa adunka ka dhacaya
    Mowducyada Dhalinta Somaliyed Waqicooda la janqadaya so gudbi And Keep up the good wirk❤

  • @Maryan_idil
    @Maryan_idil 2 месяца назад +30

    Maanta yaakaa soo xanaajiye 😂😂 isdaji hoo caanahan cab🥛🥛

    • @HoodoMaxamuud-n4n
      @HoodoMaxamuud-n4n 2 месяца назад

      😂

    • @Abdifatah3
      @Abdifatah3 2 месяца назад +1

      😂😂😂😂 xaliimo jooji sasabada xaqiiqada dhagaystay wax naka kiin dhiciya waynee mantay ini haysataaye

    • @ixsaanmustafe3923
      @ixsaanmustafe3923 2 месяца назад +2

      ​@@Abdifatah3 wll raga hada nool baba u baahan in la sa sabto dadka inay xanaqan tahayba qarnigan wa anaka😂😊

    • @Abdifatah3
      @Abdifatah3 2 месяца назад

      @@ixsaanmustafe3923 🤣🤣🤣 dee na sasabta hee iska daaya waxaaso is adkayno🤣🤣

    • @Weliwaqal
      @Weliwaqal 2 месяца назад +1

      Iga daa ha iga jiidhine wey igu socotaye xaliimo 😂

  • @Amiira56-w1k
    @Amiira56-w1k 2 месяца назад +9

    Waxaa oo dhami inanta loo huraa waxaan hubaa intaa in kabadan iney bixineyso oy uhoreyso ubadka iyo tarbiyada ilmaha lasiinayo 😊

    • @SaalaxMacalim
      @SaalaxMacalim 2 месяца назад

      Ubadka dhalid haday noqoto wan wada dhalnay oo kaligaa maadan dhalin haday noqoto tarbiyadiiisana hadana cida lacag ku bixiso tarbiyadiisa waa aniga guriga intuun joogana waan wada tarbiyeenaa bal anigaa wax ku dheer tarbiyadiisa 👑💫💥

    • @canabiinadia
      @canabiinadia 2 месяца назад

      @@SaalaxMacalim foosha alle haku tuso xanuunkeda bal weydii xanuunka foosha ay leedahay hal habeen aad biyo baxde waa dhalay hala soo ordine shahwada way kulashay wad ogatahy adiguba ilee kuleek idinku hayaan dhiiga caada ma aragtan walac ma aragtan maxaa kale qabataan mida u sheekaya ninkan caqliga laheyn iyo adiguba Alle ayaa idin saaray intaa sheekten

    • @Amiira56-w1k
      @Amiira56-w1k 2 месяца назад +1

      @SaalaxMacalim markaad dhaheysid wax baan ku dherahay ma waxaad idheer tahay intaa calosha ku side mise habeen so jeedka ama Naas siinta iyo markuu xanunsado teda tarbiyada lcgta lagu bixiyo waxa kun jeer ka wacan tan hooyo bixiso

    • @canabiinadia
      @canabiinadia 2 месяца назад +1

      @@Amiira56-w1k usheek waa xoolo caadi bal malin caruurta ma hayn karaan waa hal maalin loga tago way walanayaan

    • @Amiira56-w1k
      @Amiira56-w1k 2 месяца назад

      @@canabiinadia maoga sida afka loga dhaho iney ufududeyn heytooda

  • @SayidOmar-oc5vr
    @SayidOmar-oc5vr 2 месяца назад +10

    Ustaad horay usoco wanku wataa from konfurta somaliyeed

  • @obsacmajid6537
    @obsacmajid6537 2 месяца назад +1

    Khayr illaahay haku siyood iyo cafimaad sidoo kale cumrii dheer

  • @Zaynab_033
    @Zaynab_033 2 месяца назад +20

    Commnetiga way ka dhuunteen dumarkii😂😂❤
    Mahdsanid ustaad waa kuugu raacsanhay arinkaan😊

    • @kaltuunabdinasir8735
      @kaltuunabdinasir8735 2 месяца назад +3

      😂😂o adba manad dumar ahy wll cidi haday dhumanayso adigu dhuumo
      Inkastoon wax laga dhuunto mesha anu oolinba

    • @sundusabdirahmanmuuse2418
      @sundusabdirahmanmuuse2418 2 месяца назад +1

      Maanu dhuumane xadir nahy wax badan fahaney ❤men are the best always 🎉😂

    • @Binthlm
      @Binthlm 2 месяца назад

      Wan jognaa lkn wax an ku jawabno maheyno anu ilmo ban kenaya ku mar marsiynaye oo dhibkoda xamila😭😂 😂😂😂

  • @hodanmaxamuud24
    @hodanmaxamuud24 2 месяца назад

    Wll aadan mahadsanid waad nafahansiisay waa inaan hadiyada rabi noogu deeqay ilaashanaa rabina ugumahad celinaa

  • @nimcoabdikariin
    @nimcoabdikariin 2 месяца назад +5

    Aadan khadar cali roble ❤💯

  • @hindiyocali6119
    @hindiyocali6119 2 месяца назад

    Shugran ustaad Aadan khadar Cali jasakalah

  • @Umalmaxamuud
    @Umalmaxamuud 2 месяца назад

    Mahadsanid wll sahan 🥰

  • @hodansiciidcismaan452
    @hodansiciidcismaan452 2 месяца назад

    جزاك الله خير الجزاء

  • @ShukriMumin-e9x
    @ShukriMumin-e9x 2 месяца назад +4

    aadanow sedexdii uu rasuulka sheegay madayal baa walalka. 1 shahwadiina 2 dabka 3 iyo caruurta ee ugu naxariista gabdhihiina. war cid aan hadiyad ahayni ma jirto oo maqaam leheen dunidaan. ee waa idiinku xushmeyneynaa dadaalkiinee idunkana dhowra masuuliyadda.

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 2 месяца назад +1

    Emotional baad u hadleysaa Ustaadow wax badan ban kaa faa'idey

  • @NafisaHassan-d3y
    @NafisaHassan-d3y Месяц назад +1

    Trust be told womens are gold

    • @NO_FAP_90
      @NO_FAP_90 Месяц назад

      😂😂😂😂😂😂

  • @AzizaHussein-z7y
    @AzizaHussein-z7y 2 месяца назад +3

    Wan ku salamay aadan
    Horta in ihtimaamkiinu yahay dumar aduun iyo aakhiraba maaha wax anagu aan wax idinka odhan karno
    Takale ragga intaa noo samaynaya waa نعمة الرجال madaxaad noo saarantihiin 🫡
    Markay huridda noqotana waa runtaa oo waad iga hurid badan tahay oo waa sababta ninku uga xaq badanyahay gabadha marka guurka lajoogo
    Takale walaal bilaash uma haasawayno oo hadafkeena ah in aynu dawlad qoys layidha dhisno dawladaas yarna aniga u hurid badan naftaydaan miiska u saarayaa shacabka dawladaas yar mar hadaan qof nool dunida ku soo kordhinayan waa in aan helaa qofkale oo ikabaya sheekadu waa Taxane macalin.
    Xiliga lagu jiro ololaha doorashadana waa in aan xilkaas udoortaa ninkii ehel u ah ee udhabar adaygi kara ee maaha ninka marka xaalada shacabku ku adkaato intuu xilka iska casilo shacabkiisa xaalad adag kaga baxsanaya.
    Hadii aad tahay barayso boqol godle oo aad 99ka kle ka tanasushid waa ikhtiyar hadii aadan midka kaliya utanasulayna waa ikhtiyar marwalbana fursad 2,3,4 baad haysata fursada fasixida iyo iskubadalkana waad haysataye ku darso lkn anigu waxaan leeyahay halxabsi oo waxa la iyidhi dooro xabsigaa cidad lagaysid ogowna xabsigaas siwalba waan ugu jirayaa hadaan liin ku dhax cabo iyo hadaan malab ku dhax caboba sida looga soo baxana way adag tahay.

    • @hibocadar5342
      @hibocadar5342 2 месяца назад

      Lkn apyo ma’ahan in gabar uniyad jabto inay guri labad dhisata midasi nimanka qalad kuma laha wa bulshadoo dhan

  • @namcaqalif9129
    @namcaqalif9129 2 месяца назад +4

    Nimanki dhaan princess treatment beey rabaan😂😂😂sandkan yhuu

    • @Binthlm
      @Binthlm 2 месяца назад +1

      Wey iska rabaan karaan leee weligood😂😂

  • @mjamal8695
    @mjamal8695 2 месяца назад

    The best video ever wlhi nagaha iminka midh garaad ah male sida lo murmo unaby aqanaan

  • @DeeqaAxmed-ts8bb
    @DeeqaAxmed-ts8bb 2 месяца назад +2

    Macallin Bal horta Guurso😂markas ayaad ogaan farxadda guurkee❤

  • @SiciidAbdirisaaq
    @SiciidAbdirisaaq 2 месяца назад

    Ustaad mawduucyada noocan oo kle ah noo soo badi bulshada somaliyeed baahi wayn bay u qaban😊

  • @haniqueen4195
    @haniqueen4195 2 месяца назад

    Masha Allah genius 👑

  • @mulkiaden9606
    @mulkiaden9606 2 месяца назад

    Golden voice ❤

  • @siciidgeedi9325
    @siciidgeedi9325 2 месяца назад +1

    Wax badan ban kaa faa’ida aadan mahdsnid akhi ❤

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 2 месяца назад +4

    الرجال قوامون على النساء بمآ فضل الله بعضهم على بعض

  • @Wllheermo
    @Wllheermo 2 месяца назад +5

    Wlhi malmahan sicad ba no so horfadhisanysa runta indhaha naga sarowsa😂

  • @cfx7407
    @cfx7407 2 месяца назад +3

    كلما زاد تشريف زاد تكليف 🎯

  • @rumanfarah2399
    @rumanfarah2399 2 месяца назад +4

    😂😅hayeyy ustad anaga qiwaamada madidin ee hablaha kalasar 😢

  • @MariyaAxmed-d5p
    @MariyaAxmed-d5p 2 месяца назад

    Xaqiiqadaa kahadashey aadanow alle hakuxifdiyo❤

  • @Binthlm
    @Binthlm 2 месяца назад +3

    Is qabooji aadanow maanta waadba xanaqsantahayee🥤🍋😂😂😂😂😂

  • @naimaissehassan8031
    @naimaissehassan8031 2 месяца назад +4

    Muqaalkaan meel dheer gaarsiya magac kalena ubixiya aad baan ugu qosley adanaw sidda aad iskugu hal celinayso cajiib

  • @Ogaalmedia114
    @Ogaalmedia114 2 месяца назад

    Horta aadan sahanaw saxib dumarka kala qaad mida xun hadaa kala jeedo waa kugu raacsanahay lkn dumarka wanaagsane waa labis labiskana waad fahmi kartaa ❤

  • @Happy-go-l
    @Happy-go-l Месяц назад

    Raali ahaaw walaaa ragga aad sheegeysid waa one in million in somAli men hadii sidaad sheegtay aay tahay guryaha somaliada ayee ka muuqan laheyd gabdhaha somalida inta badan waa traditional lakiin wax hogaamiyaa ayaay wayeeen

    • @NO_FAP_90
      @NO_FAP_90 Месяц назад

      Traditional mrka hore yihin se mrka guriga timado ayey feminism nimadeda laso baxeysa

  • @ayanibrahim5444
    @ayanibrahim5444 2 месяца назад +1

    War heedhaha yaa ustaadka Nagu soo diray Bas ka dhaha hadaba 😫😭😂😂

  • @MaftuhMascud
    @MaftuhMascud 2 месяца назад

    maalimahan dambe face to face ba mareysaa shp ku soco man is power the world

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 2 месяца назад +3

    Nin masuulaad ka hadashay ee qayral masuulka ka waran aan biilna aqoon gabadhana dilaya

    • @maxmuudmahrez1238
      @maxmuudmahrez1238 2 месяца назад +2

      Kaaas nagama mid aha munoyyy waa. Nacaz kaa

  • @kaltuunabdinasir8735
    @kaltuunabdinasir8735 2 месяца назад +4

    waxyabo faro badan wan kula qatay lkn mid ninku inu waxs o hawla galo hal mid o ay dumarku sameyan aya isku fuuqsanaysa taasna waa dhalmada iyo foosha 😭nolol iyo geeri u dhaxaysa taasna waxa kala wayn nin wax bixiyey ilahybaa kuu aburay in ad sidaa noqoto haday cidi hadiyad noqonysana wa gabadha halka mar ay rerkina badinayso nolol iyo geeri u dhaxaysa hadhawna ilmahas jidhkaygii ah aanuu igu abtirsanayn qabiilna hadalkisa daa
    Inta gabadhu jidhkeda ku dadinyso quruxda iyo dhabankedi tagayo waxanu ku ilabayna in anu abaha 3jeer ka fadli badannahy janadana cagahayaga la hooskeenay,
    markay awlad ku dhasho, u fiirso wiil iyo gabadh isku da' ah markay isku guursadan mudo badsn ka mid gabadha la moda in ay wiilka ka waynthy wax kalena mahe wa intay jidhkeda u dadisay oy caruur u dhashy
    Noloshu wa cadalad aadanow bal kaalay dhankana so istaag o xalada ka jirta eeg adaa garaabid intaa ka badan iyo naf hur laba jibar ah samayn done
    Mahadsanid

    • @MaftuhMascud
      @MaftuhMascud 2 месяца назад

      hh dhalmad iyo foosh ka dib ka ku daryeelaya manay anig ahayan ka ku hamplayana oo ku odhanaya hooyo ayad noqtay ana abe ayaan noqday maxa ubahntay een ku keena halkan fadhiso waxan caba xananeyn is dabo joog ka sameynya waa anig mans is power walaaahi

    • @kaltuunabdinasir8735
      @kaltuunabdinasir8735 2 месяца назад

      @@MaftuhMascud xanunka an so maray nolol iyo geri u dhaxaysa iyo daryelkan ad bixinayso wax isku dhigma ama laysku dhararin karoba maha Intay doonto tayda kaa risk badan

    • @MaftuhMascud
      @MaftuhMascud 2 месяца назад

      @@kaltuunabdinasir8735 horta uur in aad qaado yaa sababayaaa inta aan la isla gaadhin fool iwm mise digaag ba tihino hawad ku qaadeysan uur any way ka mar welib mudan mahadnaqu waa anag

    • @Sahruush
      @Sahruush 2 месяца назад

      ​​@@kaltuunabdinasir8735 Aad io aad gaclo😢😢

    • @clmaalikmukhtaar5145
      @clmaalikmukhtaar5145 2 месяца назад

      Foosha wax loo dhigaa wllhi ma jiro
      Haaye sootan idinkii laydinka waalayo eed indhaha soo shidateen 😂😂😂😂

  • @QaliBiyoole-rv1mm
    @QaliBiyoole-rv1mm Месяц назад

    Raai noqda aaadanow waad saxanthy😮😮

  • @ZaynabCadar
    @ZaynabCadar 2 месяца назад +1

    Allh😂kodafaad 😂 kulha gacmaha 😂😂 funny 😂 😂

  • @Canab-Cabdirashiid
    @Canab-Cabdirashiid 2 месяца назад +1

    Hadal qiimo badan😊

  • @ragadhexe.5743
    @ragadhexe.5743 2 месяца назад

    Qiimahu waa ninka, intaa AAADAN SAHAN sheegay waligay ayaan sheegi jiray

  • @user-dj4ez6gf9x
    @user-dj4ez6gf9x 2 месяца назад +2

    Xaliyoo afar book akhriyay 😂😂

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 2 месяца назад +2

    Alla inader bes dee 😅 wiilasheena❤

  • @saabdilahi6949
    @saabdilahi6949 2 месяца назад +7

    Alxm xaajigaygu waa hadyad ilahay isiisay wllhi markasta waan umahadnaqaaa oo waan usheegaaa inuu ilahay isiisay alxm ilahay haii daayo waa boqor waa suldaankaygii caaqilkaygiii jannadaydiii ilahay haii xifdiyo aduun iyo akhiraba hadhow bay dumar badan xaajiga igu cidhiidhyi marka hore intay jaanis yada ka faaidaysan wayaan ❤❤😊
    Dumarow caqli ku dara oo ilahay waydiista rag wanaagsan inta han aydan la hayn isgalinaysaan 😮

    • @sucaadsiciid9092
      @sucaadsiciid9092 2 месяца назад

      M.a allah ha isku kiin dhawro anagana ha noo sahlo mid khayr qabap❤

    • @NO_FAP_90
      @NO_FAP_90 2 месяца назад +1

      Xaajiga xaas labaad ku sharaf 😂

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 2 месяца назад +1

    Dowloading this Video

  • @nimcoismail9490
    @nimcoismail9490 2 месяца назад

    Lkn ogow intad shegty gabadhuba way haysta yaa lagu korin dil on laga jarin wuxu galay adiga wllo lacagta hasawaha ed shegty ka badnba gabadha wu ka baxa marka kaliga wax hays tusin bro lkn sida kle you're right ❤

  • @dahirali7394
    @dahirali7394 2 месяца назад +2

    Aadanow barnaamijkaan , waa mid loo baahnaa, sii wad walaalo

  • @FadumoFaysal-i1u
    @FadumoFaysal-i1u Месяц назад

    Horta yaa yidhi haasaawu waa xalaal❤❤

  • @mahameddayib7170
    @mahameddayib7170 2 месяца назад

    Jazakallah wll❤

  • @mariamahmoudali2069
    @mariamahmoudali2069 2 месяца назад +12

    Maanta emotional ka ayaad ka hadlaysaa , maskaxda ka ma hadlaysid all videoga

  • @dabshidamazingvideos4831
    @dabshidamazingvideos4831 2 месяца назад

    ❤❤ Nice topic

  • @c.mj.d4033
    @c.mj.d4033 2 месяца назад

    Aad iyo Aad Baad ugu Xadgudubtay Dumarka kuwaad Caanahooga Soo Cabtay Mayna ahay Calooshooda ku Jirtay Diinta u imo Hooyada 3 jeer bay Aabaha ka fadli badan tahay Quraanka Waxaa Jirta Suuratul Nisaa Markaa Raali galin baa lagaa rabaa Aadan wllo

    • @clmaalikmukhtaar5145
      @clmaalikmukhtaar5145 2 месяца назад

      Way soo socotaa haka deg degin heat kaa lays yara gaadhsiinaya way iska dagaysa xaaladdu 😂😂😂😂😂

  • @Suhayb_qoslaaye
    @Suhayb_qoslaaye 2 месяца назад +1

    War odayga caawa yaa ka cadhaysiiyey ma midbaa ku booday ❤

  • @Raaginho
    @Raaginho 2 месяца назад +5

    Shaandaankii sheydaamada ugu weynaa baa jooga
    Markee maqantahay neh malagii malagyada ugu weynaa baa ka maqan
    😂❤
    Wlh waa ku qosle intaas😂.

  • @YAASIIN018
    @YAASIIN018 2 месяца назад +1

    Ustaad kuguma raacsani arintab

  • @Cige479
    @Cige479 2 месяца назад

    ما شاء الله شكرا لك

  • @FatxiQasim
    @FatxiQasim 2 месяца назад

    Aden sahan naagtii heshaa ninbey heshay❤

  • @wejdanaabdurahman5973
    @wejdanaabdurahman5973 2 месяца назад +1

    maya dumarkaa ah hadiyad Alle ku maneystay raga nabi Adam marki la abuuray kaligiis wuu noolaa waayey Allah baa u abuuray Xaawo muxuu nin kale ugu abuuri waayey ma isweydiisay
    Dumarku waa naxariis , waa daganaasho waa Darjeeling iyo xanaano waa hooy waa meel lagu soo hirto waa farxad iyo qurux
    Anagu maan diidin qiwaamada faaraxyadeena madaxay noo saaran yihiin

    • @mrfuga6041
      @mrfuga6041 2 месяца назад

      Gormad hadiyad noqota maa markad sidi xaawo ufikiraysid mise markay markay naago qayrka ah maskaxdada kula ma mamulayan answer that question?

  • @nimcomaxamed9114
    @nimcomaxamed9114 2 месяца назад

    Allah keep you my teacher

  • @KHALIDABDI-tu1et
    @KHALIDABDI-tu1et 2 месяца назад +2

    aad & aad baad usual heshay sarkaal aadanoow halkaa, nio chanelkaaga way iigu baxdaa oday

  • @aminmahmud14
    @aminmahmud14 2 месяца назад

    2:06 facts

  • @sagalmohamedhassen7468
    @sagalmohamedhassen7468 2 месяца назад +1

    Niyaw managa cawa noogu soo koobtay nolashayada waxa ku soo kordhinaysan waa jidh laylis dheerba maskaxda u diray dumarnimada waa khald fahantay niyaw ee fahnka marka u soo dhaweenayso kuwa leexday dee fahnsi nolasha booskay ku leeyiin xaga nooga soo qaday waxaan waxba ku fineen oo jidhkoda kaliya dunida la jooga.

  • @HoodoMaxamuud-n4n
    @HoodoMaxamuud-n4n 2 месяца назад +5

    Dulqaadkayga maanta ayaan ogaaday saa Muuqaalka ayaan dhamaystaybe. 😂

  • @hidahadhaqancopra1123
    @hidahadhaqancopra1123 2 месяца назад

    Mawduucaani waa mid dhaxalgal noqonaya oo jiilka jiil laysku gudbin doono😊

  • @shakarosman6702
    @shakarosman6702 2 месяца назад

    Wllee waad asiibty, masha'allah.

  • @FihimaCarab
    @FihimaCarab 2 месяца назад

    Aadan khadar roble❤❤ 12:38 cimrigag allaha dheryo walhi been ma ah run bad shegtay

  • @maxamedabdinur205
    @maxamedabdinur205 2 месяца назад +1

    Masuul sare, mahadsanid

  • @HoodoMaxamuud-n4n
    @HoodoMaxamuud-n4n 2 месяца назад +1

    Aadanow naga daade maanta ma dumashi yaad isku soo dhacdeen. 😂❤

  • @MaxamedFadxi-vf6nz
    @MaxamedFadxi-vf6nz 2 месяца назад +1

    Inta ku seexata waan idin salaamay

  • @MandekDuale
    @MandekDuale 2 месяца назад +4

    Aadanaw caawa wxaan jeclanlaha in aadna bal ra'yigayga akhrisatid ama wiilasha kale aragtidan ookale kula qabta bal wxn kuqaldanahyna iissheega wallaalaw dhamaan waasax waxan ad kasoo hadashey inta xidhiidhka lagu jiro inaad waxaso dhan aad huraysid 1maalkaaga 2wakhtigaag 3 caadifadaada iwm
    1maalkaaga waa run ina adeer lkn ha idulmin ana sidoo kale maalkayga ayaan huraa lakulankaga darteed waayo cabaayadan habeenki hore kuwada kulanay maya madhacayso in an caawana kuwada kulano faarax adu makala jeclid muhiimadu waa labis fcn ina qabtid lkn ani wxa stress igu haya dharkaygan boorsada lamasoconayso iyo gacanyaro silisa ood adu hadaa doontid arkaynba😂 in aan usoohuray lacag badan cashadan iyo waxa bixinaysidba boorsadayare sita ka qiima badan dartaadana usogatey ama usoo caariyaystey waxba mahurin miyaa markaa?? anaga gabadh walbo shaqeyso intaas ma dhaafto lacagteeda makeup ,cbaayado,duruuc,iyo boorsado wxana faarax baa. Nagu kalifayo waxba mahurno miyaa?
    2 wakhtiga eedsheegaysid daqiiqad walbo igu bixisid ana waannkugu bixiya uun oo hadaa majinba telephone kaa qabto isla seconds uusodhacaba yaa sugayy oo xata si haasawaha sifc kuula kaftanto dadka kasoo baxdo daarada kiniico iyo qabawba ilawde sheekadadu kusoco? Faarax wakhti mahurin miyaa??
    Caadifad baad sheegtey yaa caadifiyiin ah raga misa dumarka yaa jacaylo badan muujista inigu waabad qarsataan inkastoo dumarka soomali badankooda cadho kumiijistan caadifadooda jacayl oo markey xiistaba mxaad iiso wici weydey la baroortaan😂? Hadaba aan kaaga jawaabe sbbta dumarku jacaylkooda cadeymo ugu keeneyn ay cashada kuula bixinayn ay hadyadaha kuugu qarqinayn ay lacagta kuusinayn waxaasna kuugu cabirayn jacaylka bulshadeeda sida uqaabeysay wxana lagu koriyay cabsi ah hilib bisilbaa tahay ninku jidhkaagu usocda marwabla iyada layidha is ilaali hadey gurigooda kasoo baxdo lkn wiilka wllkeeda lamadhao is ilaali kwrn gabadha sidaa looso barbaariyy looso qaabeyy saw adiga kaagama baahno inaad ucadeysid ina tahay keegiyara oo siwalba madaxa ugu sita adaa lagaaga baahanyahy cadeyntaas
    kwrn rag iyo dumarba khaayim wayleeyihin e hadii aad khaayin igu noqoto ooqalbigayga yare xabxabka waxkasto iigusheekeyso run uqaadanaya daacadnimada iiga faaidaysatid oo jidhkeyga udhacdid ta waxwalba waayaysa waa ani sumcadeedi sharafteedi riyooyinkeedi burburayan xataa aanisku hubin nindanba in ay nolol lawadaageyso e yasayo kay la aqlgashaba adiguse faarax 10 hablood hadaad xumeyso iska caadi dee nin ragaa tahay wxaana waa soomali nimada uun😂 ka kaalay anu hadaan ku khiyaama qalbi jab iyo hantiyaro kaaluntey oobadney unbaa waayaysa saw anigu kaamadarini faarax? Marka adaa loobaahanyahy inaad is cadeyso ina tahay faarax daacada ama ku kale sidaa darteed adaa waxwalba inaad hurtid lagaga baahanyhy
    Qodabka kale.kadhawaajisey wxaaso hurisa waxaan usameynaya kaliyata si aan barri markaan xalaalsado jidhkaaga uun uhelo
    No faarax sidaa haday tahay mxaad uga baahanthy inaad ibaratid saw jidhkan uun marabtid kaalay waan is mahersaneyna waxba reer iyo rug masameysaneyno caruurna ma dhaleyno sidaas uun isku qabno markay dana naga dhaxeeyan uun kulano😂 mayeeli ???!!! May sawmaaha dee faarax ciyaarta nagadaa ina adeer wax jidhkabadanba naga rabtaan oo nololbu ilaahay isugu keen darey
    Wakhtiga haasawahana hadalkayaga , lakaftankayaga naxariista haasawa dabacsananbaad naga heshaan xaliimadayare jeceshahy marar badan uu mood kaa xunyhy ayaa marka soowacdid ama kusoo wacdo kudhhiri galisa halyeey kutiraahda culaysyada kaa kor qaada kula kaftantaa ku ilawsiisa culayski kuhaystey ina adeee wabilahi tawfiiq

    • @abdulahiadde5048
      @abdulahiadde5048 2 месяца назад +1

      Aad baan uga helay qoraalkaaga

    • @MandekDuale
      @MandekDuale 2 месяца назад

      @@abdulahiadde5048 mahadsanid walaal

    • @MadinaadenMadina
      @MadinaadenMadina 2 месяца назад

      Aaad iyo aad baad noo difaacdey wll muhiimada ragu naga rabaan maaha jidh hada loosamrayo kaliya e muhiimadu waa wehel iyo lahadalkayga iyo lajoogayagaba inay jeclaysanayaan huritaanka ninka madafirayno e ragu yaaney dafirin huritaankayaga guurka cida dhiig iyo dheecan uhurto waa dumarka waana markay dhalayaan muush qaraashiyaro aan shaqeysan karo anaguba biilbaan baxshaa waan dhidi daa badhaq badhaq kaligaa adoo noolba waxaad maqaaxi ku gali lahaydba tabcataa e guri ku kiraysan lahayd marmar adoo dhaqaalahagi kuu xasili la'yaha tiraa nio xooluhu guurkay ku barakadane aan iska guursado gabadhu arsaaqadeeday wadataaye ma beenbaa

    • @amalyar2612
      @amalyar2612 2 месяца назад

      ✅️✅️

    • @clmaalikmukhtaar5145
      @clmaalikmukhtaar5145 2 месяца назад +1

      Horta laba mid wixiiba waxa isugu soo ururiseen anaga foosha marna waa sax.
      Ee idinkuna layn boodka naga joojiya .
      Ta kale waxaan filaya inantaa qoraalka dheer soo qortay meesha ka buuxsanty ismalhyn joojo 😂😂😂😂😂😂

  • @Usame_mustafe
    @Usame_mustafe 2 месяца назад +1

    Aadanow sxp booskaas wuu naga banaana dumarkaas xiniiyahay caadi noogu dhageen buufi

  • @mubarikmedia6471
    @mubarikmedia6471 2 месяца назад

    Manzha allah ustaad Sahanka

  • @AdoontiiAlle-z3r
    @AdoontiiAlle-z3r 2 месяца назад +1

    Oo hadaan waxba kuugu soo kordhineynin maxaa intaas usameyneesaa intaas bilaash kuma baxaan aadanow😂😂

  • @Mohamedgafdiid
    @Mohamedgafdiid 2 месяца назад +2

    Ustaad maanta dumaashi baad si dadban ula hadlaysaa 😂

  • @AbdisalanQawrax
    @AbdisalanQawrax 2 месяца назад

    Waa arrived muhiimada

  • @Lakihinda-ib5qx
    @Lakihinda-ib5qx 2 месяца назад

    Labada qof ba waa hadiyad u midba mika kale helay ilahyba isku hadiyadeeyay labadoodaba niinka ilahayba amray inu reerka hoogamiyo gabdhana ilahayba faray inay niinkeeda adeecdo siday cashiba u adeeci jirtay nabi mohomed scw guurkuna waa raxmad nagashisihiisuna kala dabyan inay gabdhu niinka ka dabysaa ninkuna gabdha u raxariista

  • @FatxiaDaahir
    @FatxiaDaahir 2 месяца назад +2

    Illahow nin aadan oo kala hanoo.waayin war amiin dhaha

    • @Binthlm
      @Binthlm 2 месяца назад +1

      Aammiin

  • @Sahra-qi5sk
    @Sahra-qi5sk 2 месяца назад +3

    Aadanowo waxan waa saxa waxana wada qaladaya wayo gabadha somaliyed ma loma ooyaba?
    Maraka liisa guura sado gabadhu xada kasataa ma qabaniiso yadooo caloosha ilamo ku siida baya qadada iyo quuracada iyo cashada iyo waxa kasata uu diiyariinis caruura cuusa koodu ku dhaca wayada qofoka guriiga Nadii fiinaya wayada inata foosha dhiib ka maran ha dhuna caruuratu Ninaka ku Abatiira sadana...
    Hadii la xiisaba tamo gabadhuba waxa Badan Baya Uu huurata Qoysak iyo Ninka maraka haka dhiigin in Ninka uu dhinatu saran Tahaya. !

  • @zackhusein6393
    @zackhusein6393 2 месяца назад

    Guulayso

  • @axmedaadam5138
    @axmedaadam5138 2 месяца назад

    Cajiib, aadanow.

  • @Somaliqueen1
    @Somaliqueen1 2 месяца назад +2

    Nin waynoo macquulad ila ekayd aadanow 😂😂 lkn manta wad badhaasuqday wanad caadifad hadashey dhibmaleh rayigaaga wad kahadlikarta wa nin iyo caqligii dhibmaleh

  • @ayaanmxmed4540
    @ayaanmxmed4540 2 месяца назад +3

    Ustaad Allaha ku darajeeyo mowduuc muhiim ah baad ka hadashay runti balse anigu waan fuuray saan u qoslaayay inaan ila qosol daawanayo caml. 😂
    Teeda kale su'aashi aad nawaydiisay jawaabteeda maadan naga sugin oo isla adigi ayaaba iskaga jawaabay! Mooji sababta, balse su'aasha jawaab way leedahay say ila tahay dabcan, ugu horrayn howsha iyo dhibta aad sheegtay raggu way maraan kuuma diidani, balse waxaa imaanaysa su'aal ah sidee? Ama goormee? Waaqica aan isla imaanno illeen wax kasta waaqica ayaa ka maraqaati kacee waxa aan ka hadlayno waa bulshadeena oo xaalkooda aan wada ognahay markaan hoos u eegno ragga iyo dumarka Soomaaliyeed dhibta ugu wayn ama qalad fahanka ugu wayn ee haysto ayaa ah ninka dadaalka ugu badan wuxuu bixiyaa xiliga haasaawaha gabadhuna guurka kadib ayeey bixisaa meeshaas buu culayska ugu wayn iyo is fahmi wayga reero badan galaaftay ka yimaadaa runti waana cillad wayn oo inta badan hadaa u fiirsato waa dabeecad bulsho oo soo jireen ah oo waa dardaaran hore oo Ninka ragga kale dardaaran ayeey siiyaan dumarkana sidoo kale gabadha inanta ah dardaaran ayeey siiyaan, ta ninka hadaan ku hor maro raggu wiilka guursanaya waxay badanka kula taliyaan in uu nin iska dhigo oo aysan gabadhu ku afbaran oo aysan u talin oo guurka kadib waxaad maqlaysaa wuu isbadalay iyo naxariis malaha. Dumarkana gabadha waxay kula taliyaan oo yiraahdaan ninku yuusan jileec kaa dareemin, inaa rabtid ha u muujin, waliba waxay ugu daraan ninku haduu ku rabo waa inuu ku koolkooliyaa kaa war qabaa dee waxaa dadaal iyo howl aad sheegayso waaba waajib lagaa tirsado adeer, marka dumarka ayagana xilliga haasaawaha ayeey aad isku adkeeyaan oo waa cagsiga ragga Dardaaranka aan sheegayana maaha wiil kasta ama gabar kasta in lasoo qabanayo ee waa dhi dhif balse inta kale saykoolajiyan bay uga dhaadhacday oo mararka qaar gabadhu ayada oo dad iska celi iyo isgiiji leh bay wiilka xujaysaa, wiilkuna isagoo is adkey leh buu reeka iska dumiyaa dabcan. Intaas hadaa isla fahanno jawaabtu way fududahay oo dabcigaaga ragannimo iyo dhaqan soo jireen ah ayaa ku faraya inaad waxaasoo dhan ii hurto oo adiga xaggaaga howl kama aha ee waa kuu haybad iyo ismuujin aad ragga kale isaga soocayso Annigana dee kuwa badan oo intaa ii hurayo oo ismuujinaya oo intaa iyo in kabadan ila diyaar ah baan adiga kaaga go'ayaa aniga intaasaaba ah waxa ugu wayn een kuu hurayo😂 adigana intaa hadaad iga hesho mabsuud baad kutahay dabcan waliba waxaa kaloo jiro arrimo badan.... masii wadi karayo oo intaa kabadan buug bay noqonaysaa ee intaan iga qabo bal ustaad Aadanow.
    War halaygu qaato ree comment ma ihi oo xeerkiisa magaranayee😂

    • @mohamedamiinabdihashi8019
      @mohamedamiinabdihashi8019 2 месяца назад

      Wllo waad iga qosliday sicaadiya ayaad mar uhadlaysa kadibna inyarbaa caadifad yari ku qaadaysaa any way mahdsanid.

  • @HoodoCrasaaq
    @HoodoCrasaaq 2 месяца назад +1

    Aadam meelba nasaarte bas buuga naxariista noo eg😢😂