BAADARI DADKA HORTOODA KU BURBURIYAY SANAMKII MARYAMA || Afsoomaali

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 сен 2024
  • BAADARI DADKA HORTOODA KU BURBURIYAY SANAMKII MARYAMA || Afsoomaali
    Waa baadari dadka hortooda kaniisada dhaxdeeda ku burburiyay sanamkii maryama isagoo waliba ku jeesjeesaya

Комментарии • 156

  • @dhubofarah6286
    @dhubofarah6286 5 дней назад +22

    Subxaanallah noo soo badi sey uga faa'ideystaan kuwa aan fahmin Quraanka 😊

  • @Ali34388
    @Ali34388 2 дня назад +4

    laailaaha ilalaah muhammad Rasuululaah salalaahu caleehi wasalam 🤔👍

  • @Gudbiye1
    @Gudbiye1 4 дня назад +6

    Maansha Allah 👍
    Allaahu akbar
    Allaahu akbar
    Allaahu akbar

  • @muhudiinyusuf6900
    @muhudiinyusuf6900 5 дней назад +7

    This is a great job and evidence to all of people who have wisdom and understanding the meaning of GOD

    • @abdihakimmohameddiriyesank1730
      @abdihakimmohameddiriyesank1730 4 дня назад

      ☝️ SUBHANNALLAH 🤍 ALLHAMDULILAH 💐 LA ☝️ ILLAHA 🤍 ILLALAH 💐 ALLAHU ☝️ AKBAR 🤍 LA 💐 HAWLA ☝️ WALLAQUWATI 🤍 ILLAA 💐 BILLAH ☝️ ASTAQFURULLAH 🤍 HASBUNALLAH 💐 WA ☝️ NICMAL 🤍 WAKIIL 💐 LA ☝️ ILLAHA 🤍 ILLAA 💐 ANTA ☝️ SUBHANAKA 🤍 INNII 💐 KUNTU ☝️ MINA 🤍 DALIMIIN ☝️🤍💐

    • @abdihakimmohameddiriyesank1730
      @abdihakimmohameddiriyesank1730 4 дня назад

      ☝️ ALLAHU 🤍 MASSALLI 💐 CALLAA ☝️ MUHAMADIN 🤍 WA 💐 CALLAA ☝️ AALLIHII 🤍 MUHAMMAD 💐 KAMAA ☝️ SALAYTA 🤍 CALLAA 💐 IBRAHIIMA ☝️ WA 🤍 CALLAA 💐 AALLIHII ☝️ IBRAHIIM 🤍 INAKA 💐 HAMIIDUL ☝️ MAJIID 🤍 ALLAHU 💐 MABAARIK ☝️ CALLAA 🤍 MUHAMADIN 💐 WA ☝️ CALLAA 🤍 AALLIHII 💐 MUHAMMAD ☝️ KAMAA 🤍 BAARAKTA 💐 CALLAA ☝️ IBRAHIIMA 🤍 WA 💐 CALLAA ☝️ AALLIHII 🤍 IBRAHIIM 💐 INAKA ☝️ HAMIIDUL 🤍 MAJIID ☝️🤍💐

  • @LuulLuul-qd1hi
    @LuulLuul-qd1hi 5 дней назад +8

    الله اكبر ولله اكبر الله اكبر ولله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @seynabcali4205
    @seynabcali4205 3 дня назад +2

    Waa Ibraahim sheekadiisi waad soo guurisay

  • @user-eo7br4hv1o
    @user-eo7br4hv1o 2 дня назад +2

    Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar

  • @ahmedhussein265
    @ahmedhussein265 5 дней назад +7

    لا إله إلا الله الله أكبر سبحان الله العظيم

  • @SadikOusleyeh
    @SadikOusleyeh 3 дня назад +3

    Allah Akbar ❤❤❤

  • @sheikhissackmahad4930
    @sheikhissackmahad4930 3 дня назад +2

    أحسنت يا رجل اقمت عليهم حجة قوية ان أمثال هذه الاصنام لا تضر ولا تنفع

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 2 дня назад

    Allaahu Akbar allaahu Akbar allaahu Akbar allaahu Akbar allaahu Akbar allaahu Akbar allaahu Akbar allaahu Akbar allaahu Akbar allaahu Akbar allaahu Akbar

  • @Yooco.
    @Yooco. 6 дней назад +8

    ALLAHU AKBAR

  • @ugaasibraahim3389
    @ugaasibraahim3389 5 дней назад +9

    Alaha u akbar

  • @HooyoXaliimo-c8l
    @HooyoXaliimo-c8l 3 дня назад +2

    Mansha allah
    Allahu akbar

  • @mahamudmahamed9893
    @mahamudmahamed9893 3 дня назад +1

    الله أكبر الله أكبر الله أكبر

  • @MohametHAbdiToniH
    @MohametHAbdiToniH 6 дней назад +8

    Dadku waxay moodaan gaaladu inay caqli leeyihiin laakin gaaladu caqlimalahan😂😂

    • @نور.القمر
      @نور.القمر 5 дней назад +2

      Caqliga way leeyihiin dadka leedahay waa gaalo waana kuwa soo saaray mobelka aad wax ka soo qorayso lkiin caqliyada biniaadam.ka waxaa ku ciyaara waa wadaadada ha noqodo madiixi ama ha noqdo muslim
      Tusaale ilaahay quraanka wuxuu ku dhahay sidaan
      وليحكم أهل الإنجيل بما انزل الله فيه
      Injiil isku xukuma lkiin wadaada
      Nasaarada ayaa umada diintooda saxda ah ka leexinaya sida ay sameeyaan kuwa muslimiinta sheeganaya tusaale wadaadada muslimiinta ma waxay dadka diin uga dhigaan Madaa.hib iyo kutub ay qorteen rag isku sheegaya muxadasiin sida bukhaari iwm
      Quraanka bes aan isku xukuno
      Hadii qof muslim ah uu dhaho
      Wadaadada ma ogola waxay rabaan kuwa kale oo badan. Waana gaalnimo cad ogow marka

    • @Ikismn123
      @Ikismn123 5 дней назад +5

      RUUX aan Ilaahay aqoon caqli malaha

    • @نور.القمر
      @نور.القمر 5 дней назад +2

      @@Ikismn123
      Yaa kugu yiri ilaahay ma yaqaanan?
      Gaalada dadka aad u taqaan ilaahay
      Way aaminsan yihiin aakhiro sidoo..
      Kale way aaminsan yihiin nasaarada
      Mida kale ... ogow sxb
      Nabiga scw adeer kiis abuu daalib
      Caqli ma uusan lahayn miyaa?
      Nabiga scw muxuu u jeclaa adeerkiis
      Oo bilaa caqli ah ka soo jawaab taas

    • @KhaalidMaxamedcali-x3n
      @KhaalidMaxamedcali-x3n 5 дней назад +2

      ​@@نور.القمر adi han ku su'aaleh maxa sidii qof garab tagan galada ugu hadleysa.?🤔

    • @نور.القمر
      @نور.القمر 4 дня назад

      @user-rq2xn4po4p
      Waxaan diidanahay jahliga ay wadaadada umada diin uga dhigeen taas oo ah muslim qof aan ahayn caqligu maleh qof aan anga ahayn maleh iwm waxaas waa been kuwa aan caqliga lahayn waa kuwa biniaadanimada waxba ka aqoon waa kuwa dadka qarxiya hadhowna dhaha ilaahay baa sidaas na faray. Waana beentood tusaale cristiano ronaldo iyo messi waligood qof muslim ma dilin cali dheere malaayiin qof muslim somali ah ayuu dilay wuxuuna dhahay ilaahay baa ii fasaxay waa labo dambi oo wa wayn kadibna waxaa lagaa dhaadhicin sh cali dheere ayaa ka caqli badan qof walba oo muslim ahayn? Wa yaab

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v 17 часов назад +1

    Yaa allaah naga raali noqo hadaanu nahay adomahaga waanu kugu xamdiyi weynay yaa allaah 😢😢😢😢

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 5 дней назад +3

    Allahu Akbar 😢

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v 17 часов назад

    ASHAHADU ANLAA ILAAHA ILA LAAHU WA ASHAHADU ANA MUXAMDA RASULULAAHI SCW

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 2 дня назад +1

    Allaahu akbar allaahu akbar❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kingmohaan6537
    @kingmohaan6537 2 дня назад +1

    Allahu Akbar laa ilaaha ilalaah❤❤

  • @ahmedibraahiimaadan2267
    @ahmedibraahiimaadan2267 6 дней назад +7

    Alaahu akbar

  • @ah5023
    @ah5023 День назад

    سبحان الله العظيم والله اكبر
    الحمد لله على نعمة الإسلام

  • @CaliXamari-fw2ps
    @CaliXamari-fw2ps 6 часов назад

    Allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 День назад

    Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar

  • @karingarfod9151
    @karingarfod9151 6 часов назад

    Mashaa Allah 😍😍😍 good man

  • @liibaanwaafle7512
    @liibaanwaafle7512 5 дней назад +2

    😂😂😂😂😂😂 waa sax noso badi sxb

  • @sundusabdikadirahmed6603
    @sundusabdikadirahmed6603 День назад

    Allah akbar allaahu akbar Allah akbar

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-1020 3 дня назад +1

    Gaaladu waa sida xoolaha bal way kasii liitaan siduu Allah Qura'an inoogu sheegay bal waxay Caabudayaan eega Zubxaanallah

  • @houseinbuluushe4815
    @houseinbuluushe4815 5 часов назад

    Allaaahu akbar allaahu akbar

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 День назад

    Allaahu Akbar Allaahu Akbar

  • @talotaalekudaa2044
    @talotaalekudaa2044 6 дней назад +2

    M.a wll qayrbadanbad wadaa

  • @DayibShakul
    @DayibShakul 2 дня назад

    Allah Akbar
    Allah Akbar
    Allah Akbar

  • @fadumoomar7150
    @fadumoomar7150 5 дней назад +2

    Allaahu akbar allaahu akbar ☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️👋👋👋👋👋j🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦

  • @kingcayfo7470
    @kingcayfo7470 2 дня назад

    Allahu.akbar allahu.akbar

  • @Islam-somli
    @Islam-somli 5 дней назад +1

    Machallah wll uu so badi

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v 17 часов назад

    Allaahu akbar
    Alaahu akbar
    Allaahu akbar
    Haku wana qaateen somalida iyago ka awoow ka awwoow islaam so aha uraacay gaalada xogey shilimaan ah o ah niolosha gaaban e aduunka uskaga ah elaga tagaayo

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 День назад

    Allahu akbar God is one

  • @نور.القمر
    @نور.القمر 5 дней назад +2

    SXB ORAAHADA mahadsan 100%
    Wadaadada ayaa umada xaqqa
    Ka leexiya ha noqdaan nasaaro
    Yuhuud ama muslimii kutubta alle
    Soo dajiyey waxaa kutub kale oo
    Badan ka ag qortay wadaadada

  • @CabdifitaaxMaxamed-v6p
    @CabdifitaaxMaxamed-v6p 2 дня назад

    Allahu Akbar ☝️

  • @CabdiKaratey
    @CabdiKaratey День назад

    Waa run baadariga hadalkiisa

  • @AxmadCbdii
    @AxmadCbdii 3 дня назад

    Alahuuu akbar ☝️ alhuuu akbar

  • @fatxixassan-9515
    @fatxixassan-9515 5 дней назад +1

    Masha Allh Allahu Akbar 😊

  • @abdurahmanmowlid897
    @abdurahmanmowlid897 2 дня назад

    الله اكبر الله اكبر

  • @MohamedHarun-pr2gx
    @MohamedHarun-pr2gx День назад

    Allahu Allah akbar

  • @AswanAswaneossob
    @AswanAswaneossob 2 дня назад

    Allahu Akbar ❤❤❤❤❤❤❤.

  • @ahmedmuhumed5682
    @ahmedmuhumed5682 2 дня назад

    Allaahu AKBAR

  • @mahdiibrahimabdi3197
    @mahdiibrahimabdi3197 2 дня назад

    One god in the word allxamdullillah❤❤❤

  • @tumoabdi6859
    @tumoabdi6859 3 дня назад

    Allahu akber❤

  • @mariamaddow1867
    @mariamaddow1867 День назад

    Allah akbar Allah akbar

  • @HammadAbdullah-d8q
    @HammadAbdullah-d8q День назад

    Subxanallah Allahu akbaar

  • @RuqiyoDihad-lt5jk
    @RuqiyoDihad-lt5jk День назад

    Allahu akabar

  • @mohammedmukhtaar2895
    @mohammedmukhtaar2895 4 дня назад +1

    Mashallah

  • @Layla-s5t
    @Layla-s5t 2 дня назад

    الله اكبر ألله ا كبر❤❤❤

  • @abdisalaan5024
    @abdisalaan5024 3 дня назад

    Sسبحان الله

  • @saabirxasan.abukar
    @saabirxasan.abukar День назад

    Allaahu akbar

  • @fadumomohamed619
    @fadumomohamed619 2 часа назад

    Alahu akbar

  • @DayibShakul
    @DayibShakul 2 дня назад

    Allah Akbar

  • @saynabnuur6922
    @saynabnuur6922 2 дня назад

    Alxamdulilaah hadiiba aad wax fahanteen

  • @Qaansoroobaad
    @Qaansoroobaad 2 дня назад

    الله اكبر

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u День назад

    AA ALLAAH AKBAR

  • @user-oo3gt6ut8r
    @user-oo3gt6ut8r 4 дня назад

    Masha allah walal walahiii waax ficaan baa sowturjimtey

  • @FarhiaismailMohamud-z4y
    @FarhiaismailMohamud-z4y 3 дня назад

    Ilahey wa midka na aburay nafta na geliyay marka u rabo nafta nagala baxo nabigena maxamad scw All nabiyadena wa nabi ilah karameyay ma aha ilah nabigena cise cs nabi ilah karameyay waye ma aha ilah sanab gacan toda ku sameyen iney cabudan jahil nimo ku dhaqman wa ilahey haso hanuniyo bulshada aqon iyo cilmiga ilahey siyay hadane inta garanin cil waye

  • @shamsaabdikadir8089
    @shamsaabdikadir8089 3 дня назад

    ALLAHU.AKBAR💖🙏💖💯💯✅💚

  • @abdirahmanqazimawad5502
    @abdirahmanqazimawad5502 5 дней назад +1

    Allah akbar ❤

  • @cabdiibraahim9173
    @cabdiibraahim9173 4 часа назад

    Alaahu akbar❤❤❤

  • @KimiaYoussouf
    @KimiaYoussouf 4 часа назад

    الله٠اكبر❤الله٠اكبرأ٠الله٠أكبر٠الله٠اكبر

  • @abdiahmed484
    @abdiahmed484 3 дня назад

    Mashallah shukran ❤

  • @samsamaxmed1454
    @samsamaxmed1454 2 дня назад

    goood waarun

  • @Ifrahmoe
    @Ifrahmoe 5 дней назад +1

    Allaah usher

  • @YAXYEYAXYEMAXAMEDXASAN-ge2qz
    @YAXYEYAXYEMAXAMEDXASAN-ge2qz 5 дней назад +1

    ALLAHU AKBAR😊

  • @cabdiqaadirosman4608
    @cabdiqaadirosman4608 5 дней назад +1

    Yes masha Our brother

  • @SadoAhmed-mf4xt
    @SadoAhmed-mf4xt День назад

    Subxaanallaah allaahu akbar

  • @AbdishakurAdanMohammed
    @AbdishakurAdanMohammed 4 дня назад

    Alxamdulilah rabil calamin Allahu Akbar

  • @Elyez-
    @Elyez- 2 дня назад

    Ilaaha xaqa ah caabuda buu ku soo gaba gabeeyey

  • @Aminatt31828
    @Aminatt31828 4 дня назад

    maryama bint imran the mother of prophet Issa A.S❤❤❤❤

  • @Ziyaad_goni_socod
    @Ziyaad_goni_socod 4 дня назад

    Maansha allah ❤

  • @amransulemanamran9331
    @amransulemanamran9331 4 дня назад

    ALLAHU AKBAR SUBXANALLAH

  • @cabdixamiidcabdiqaadir6000
    @cabdixamiidcabdiqaadir6000 4 дня назад

    اللهم أعز الإسلام والمسلمين

  • @BrigadSpecial
    @BrigadSpecial 2 дня назад

    Allah power

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 5 дней назад

    Machaallah

  • @sundusabdikadirahmed6603
    @sundusabdikadirahmed6603 День назад

    Subxaallah

  • @najmanajma6752
    @najmanajma6752 2 дня назад

    Good

  • @ZeinabIbrahim-v9i
    @ZeinabIbrahim-v9i 4 дня назад

    الله اكبر كبيرا

  • @AAA-bb5xc
    @AAA-bb5xc 4 дня назад

    Meshaan waa xagee. Waa nin wax bartay. Ninkaan. Oo dhul badan maray

  • @Aminatt31828
    @Aminatt31828 4 дня назад

    prophet ibrahim A.S destroy all idols when he is yaung like this❤

  • @MaxamedRaage-g3i
    @MaxamedRaage-g3i 4 дня назад

    Allhu akiber

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 4 дня назад

    Allaahu.akbar.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤

  • @FeisalFeisal-p9b
    @FeisalFeisal-p9b 5 дней назад +1

    Sxb Fadlan isago English. isodir

  • @samsamaxmed1454
    @samsamaxmed1454 2 дня назад

    kkkkk subxanalllaaag

  • @user-co9kz5dc9o
    @user-co9kz5dc9o 6 дней назад +2

    😂😂😂😂😂😂

  • @samsamaxmed1454
    @samsamaxmed1454 2 дня назад

    Allow naarta kulaykeda umaa adkaysan karne ha nageliin

  • @mahmoudhersi4603
    @mahmoudhersi4603 5 дней назад +1

    Ma habboona inaad Kiristaan dhexdiisa iska haysta aad waqtiga nooga dhumiso.
    Warkaani ayaguu anfacayaa waayo ayagaa sanamyo samaysta laakiin annagu uma baahnin sheekadaan oo kale, waayo? naguma jiraan cid sanamyo caabudda.

    • @Aragsan192
      @Aragsan192 5 дней назад +2

      Iimaan aya nooga kordhaya waa muxaadaro qiima leh walale waayo soomaali badan baa diinta haysan iyo kuwo fitnoobey marka ❤❤kafiirso waxad soo qoreyso ma diga kaligaa baa meesha ku xiran somali gaala ah baa kula daawanaya ha iska hadlin kaligaa channel ka❤soogudbiyey❤jazakallaaah kheyr ❤

    • @walaalahadaarudacwa8120
      @walaalahadaarudacwa8120 3 дня назад

      Kuwa qabriyada wareega ee Allah qayrkii baryaa hadhagaystaan
      {فَلاَ تَجْعَلُواْ للَّهِ أَندَاداً وَأَنتُمْ تَعْلَمُونَ} قال: تعلمون أنه إله واحد في التوراة والإنجيل.
      ذكر حديث في معنى هذه الآية الكريمة
      أن نبي الله صلى الله عليه وسلم قال: «حديث :
      إن الله عز وجل أمر يحيى بن زكريا عليه السلام بخمس كلمات أن يعمل بهن، وأن يأمر بني إسرائيل أن يعملوا بهن، وأنه كاد أن يبطىء بها، فقال له عيسى عليه السلام: إنك قد أمرت بخمس كلمات أن تعمل بهن، وتأمر بني إسرائيل أن يعملوا بهن، فإما أن تبلغهن، وإما أن أبلغهن، فقال: يا أخي إني أخشى إن سبقتني أن أعذب أو يخسف بي، قال: فجمع يحيى بن زكريا بني إسرائيل في بيت المقدس حتى امتلأ المسجد، فقعد على الشرف، فحمد الله وأثنى عليه، ثم قال: إن الله أمرني بخمس كلمات أن أعمل بهن، وآمركم أن تعملوا بهن، أولهن: أن تعبدوا الله ولا تشركوا به شيئاً، فإن مثل ذلك كمثل رجل اشترى عبداً من خالص ماله بورق أو ذهب، فجعل يعمل ويؤدي غلته إلى غير سيده، فأيكم يسره أن يكون عبده كذلك؟ وإن الله خلقكم ورزقكم، فاعبدوه ولا تشركوا به شيئاً،

    • @walaalahadaarudacwa8120
      @walaalahadaarudacwa8120 3 дня назад

      {فَلاَ تَجْعَلُواْ للَّهِ أَندَاداً وَأَنتُمْ تَعْلَمُونَ} قال: تعلمون أنه إله واحد في التوراة والإنجيل.
      ذكر حديث في معنى هذه الآية الكريمة
      أن نبي الله صلى الله عليه وسلم قال: «حديث :
      إن الله عز وجل أمر يحيى بن زكريا عليه السلام بخمس كلمات أن يعمل بهن، وأن يأمر بني إسرائيل أن يعملوا بهن، وأنه كاد أن يبطىء بها، فقال له عيسى عليه السلام: إنك قد أمرت بخمس كلمات أن تعمل بهن، وتأمر بني إسرائيل أن يعملوا بهن، فإما أن تبلغهن، وإما أن أبلغهن، فقال: يا أخي إني أخشى إن سبقتني أن أعذب أو يخسف بي، قال: فجمع يحيى بن زكريا بني إسرائيل في بيت المقدس حتى امتلأ المسجد، فقعد على الشرف، فحمد الله وأثنى عليه، ثم قال: إن الله أمرني بخمس كلمات أن أعمل بهن، وآمركم أن تعملوا بهن، أولهن: أن تعبدوا الله ولا تشركوا به شيئاً، فإن مثل ذلك كمثل رجل اشترى عبداً من خالص ماله بورق أو ذهب، فجعل يعمل ويؤدي غلته إلى غير سيده، فأيكم يسره أن يكون عبده كذلك؟ وإن الله خلقكم ورزقكم، فاعبدوه ولا تشركوا به شيئاً،

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 4 дня назад

    Allah hasso hanuuniyo

  • @armaangraphic
    @armaangraphic 2 дня назад

    War kan ceebtii laqrqarinaayay ayuu banaanka cad keenay 🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄.

    • @SaafiMahad
      @SaafiMahad 2 дня назад

      In run lashego goorme ceeb noqote?😅

  • @halimohashi3176
    @halimohashi3176 4 дня назад

    maryama janaday aday

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 4 дня назад

    Scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤

  • @FarhiaismailMohamud-z4y
    @FarhiaismailMohamud-z4y 3 дня назад

    Nabigena cise cs danbi u sameyn ilah ku qabsaday dadka ilah ahay ma adiga ku dhahay ilahey ayadisa quranka kuso dejiyay nabigena cise cs aniga ma dhihin wey igu ben aburan leyahay aqiro sawanka so dega isaga gacan tisa ku laynayo sheydan ka weyn masixul dujal magacisa dadka ku galeyay iyo inti sheydan ka racday layna ka dib adunka la duba aqiro la wada ada wa malin ad u xanun badan aqiru sawanka ilahey waxu ku tilmamay yiri wa malin ka xanun badan fosha hoyada ilmaha dhashay malinta folan ma daremeyso malinta ka xanun badan daremeysa fosha xanunkeda sidey u badan tahay malinta kaliya ka xanun badan fosha marka nabi cise cs dadka wada raci inta sheydan ka masixul dujal racdana gacan tisu ku dhameyna yahud malinta layna inti nabigena cise cs racdaya janada geli

  • @Facelessuplouder
    @Facelessuplouder 2 дня назад

    Suufiyada qabriyada barya haloo share gareeyo

  • @FarhiaismailMohamud-z4y
    @FarhiaismailMohamud-z4y 3 дня назад

    Carabti nabigena maxamad scw muslim iney noqdan ka diday nasaro ah waye dadka iminka dunida jogo christian ka ah carab waye asal dhalashadoda nasaro waye carabta muslim ah la dhashen