CODKAS MA ILOBIKARO/WAA QISO AMAKAAG BADAN!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 фев 2025
  • #qisoyinka #sawdaqaalib #fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe

Комментарии • 1 тыс.

  • @ugbaadmohamed4897
    @ugbaadmohamed4897 4 месяца назад +67

    Abaayo wlhy waan kuu xiisnay wlhy caajis ayaa na dilay wlhy markasta Adi dartaa youtubka ugalaa markaan ku waayo iskag baxaa qlbi keep going ❤❤❤❤😊😊😊

  • @AmalXurshaw
    @AmalXurshaw 4 месяца назад +6

    Scw scw scw Alla saan ugu farxay Soo laaabasha daada baayo Allah ku caafiyo ❤

  • @UmaymaUmayma-s9n
    @UmaymaUmayma-s9n 4 месяца назад +6

    Waan ogaa xanuunkaga alle hakugu wado cafimadkaga lkn aad ayan kugu xiisnay wlhi qaali ayaad agtada ka tahay 😢❤

  • @ikraam28
    @ikraam28 4 месяца назад +4

    Scw wll sowda alle dartii ayan kujeclahay janada alaha nagukulmiyo i.a amiin ❤❤
    Abayo alahakucaafiyo danbidhaaf alaha kagadhigo xanuunka

  • @CaishoKiin
    @CaishoKiin 4 месяца назад +268

    inta uxistay one like❤👍

  • @SalmoLoveLii
    @SalmoLoveLii 4 месяца назад +24

    Waan kuu dul qaa danee naa hppti alh kucafiyo codkane asoo nabad qaba inoo kuu soo noqdo rajenaa❤😊

  • @TEAMSOMALIFILIM
    @TEAMSOMALIFILIM 4 месяца назад +7

    Sawda anaga waan kuxiisnay codkaka lee maqlona wajikaka quruxda badan ma arkin ayantan ❤

  • @HodoAli-gu5sy
    @HodoAli-gu5sy 4 месяца назад +19

    Alle haku caafiyo sawday waanu kuu xiisnay please hana ilaawin. Dad badan oo aad wehel utahay ayaa joga. Maalinkasta vediokaga sugaa. Wakuso ducayanaya alle hawsha haku fudaydiyo😭❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @KhalidMaxamed-nm6po
      @KhalidMaxamed-nm6po 4 месяца назад +1

      Aamiin allah ha inoo caafiyo dhaantood inta inaga xanuunsanaysa wllo

  • @aminaabdiadem9900
    @aminaabdiadem9900 4 месяца назад +6

    Yaa ilaahii wa ku wayey alxamdulillah hadaa caafimaad qabtid qaaliyey mar mar isku soo kalif ina wuxuun noso turtid😊shugran ukhti jazakallahu kheyran jazaa

  • @UbaxxuseenSiciid
    @UbaxxuseenSiciid 4 месяца назад +4

    Scw scw scw scw ❤❤❤❤sawday ninkii aha ibraahin ee xaaskiisa iyo inintiisa qaadsiiyay xanunuka kakansaka mabogsadeen❤❤❤

  • @hananali9749
    @hananali9749 4 месяца назад +7

    أللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا وشفيعنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا
    Sawda baye mcnto Allah haku xafido Qisooyinkaga aada u jeclhy jazakallahu khyran ❤

  • @shugrisheekhmohamed8533
    @shugrisheekhmohamed8533 4 месяца назад +3

    اللهم إنا نسألك حسن الخاتمة

  • @ubahshafi9081
    @ubahshafi9081 4 месяца назад +13

    Xafadayada cafimadkaga lo badaal dagayaa hooyooy sawda way cafimaday ba ka dhacaysa m.a😂❤

  • @NafisaCabdi-c2g
    @NafisaCabdi-c2g 4 месяца назад +6

    Allah hakuusiyadiyo caafimadka❤☝🏻

  • @Zulubo-yar90
    @Zulubo-yar90 4 месяца назад +10

    Sakugu xiisey leee alxamdulilah ilahy noso ka celiyey Allah haku caafiyo sawda🤲❤️

  • @CaishaMaxamed-w2i
    @CaishaMaxamed-w2i 4 месяца назад +19

    Wcs صلي الله عليه وسلم allah kucafiyo cafimaad taam ah habo ❤❤

  • @peela4069
    @peela4069 4 месяца назад +36

    Wa ku xisey sowdaay mrkasta channels kaga so boqanaye alx wye hada timid❤

  • @yusufawale4755
    @yusufawale4755 4 месяца назад +2

    Wcs scw mahadsanid soo noqod wacan sistrer❤

  • @AzmaMahat
    @AzmaMahat 4 месяца назад +3

    Wlhi salaadi duhurbaaa. Ku ducaynanayayya😢❤❤❤❤❤ aaadbaaan kujclahay wlhsy mcneeey daweeeyaay anaguba hoyanimada anagaba na mashquulise hadana Alhmdulih wankuvu dagi jiray wloh mcn form hegysa Alhmdulih hadaaad ladnaatay❤❤❤❤❤❤

  • @NajmaFaysal-hz1oe
    @NajmaFaysal-hz1oe 4 месяца назад +5

    Ugu dambeyn qaalidenii wey imaadey❤alxamdulillah

  • @SacdiyoCabdiwaaxid
    @SacdiyoCabdiwaaxid 4 месяца назад +6

    Wallaahi waa kuu xiisay ilaahay haku caafiyo laakiin waanku xanaaqsanaay dhibmalahan iisoo jawaab waanku walwalayee qoraal xataa iisoo qor❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢

  • @AsmaLaki-wc9xg
    @AsmaLaki-wc9xg 4 месяца назад +2

    صلى الله عليه وسلم ❤
    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤
    Sawdaay i miss you so much 🎉
    ❤ qaali allh ha ku caafiyo ❤❤❤❤

  • @xamdaxubi9807
    @xamdaxubi9807 4 месяца назад +3

    Alla ugu danben ma so dhacday sawda qurux ku xiisnay xppti sidan kolba uso qooransanayay indhihi idheeraday ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaandeeqCadey-o9i
    @MaandeeqCadey-o9i 4 месяца назад +6

    صلي الله عليه وسلم

  • @IdmnCabdi
    @IdmnCabdi 4 месяца назад +4

    Wcs alaha ku cafiyo wlhi wan ku xiisy malin walbo wan firiya ina wax soo dhigtay Alaha ku fududeyo amurahaga❤

  • @روضهبنمحمدبنتاني
    @روضهبنمحمدبنتاني 4 месяца назад +7

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤❤❤

  • @RamlaAliAdan
    @RamlaAliAdan 4 месяца назад +21

    Kusaliya nabigeyna scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @hoodomaxamed5451
    @hoodomaxamed5451 4 месяца назад +5

    Ilaahay haku caafiyo xbti ❤

  • @Anzal-s9s
    @Anzal-s9s 4 месяца назад +14

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته Allah haku caafiyo abaayo

  • @Shuraim721
    @Shuraim721 4 месяца назад +3

    Insha Allah hakucaafeyo❤❤❤❤❤❤

  • @Asmamohamud1424
    @Asmamohamud1424 4 месяца назад +1

    Allah saa ufiirinayey inaa soo dhigtay waa dalay sowdayy ❤❤❤scw scw

  • @RayaanHonasti-i6e
    @RayaanHonasti-i6e 4 месяца назад +6

    Wsc abayo alle ha ku caaafiyo❤

  • @OsmanHaji-ig7tr
    @OsmanHaji-ig7tr 4 месяца назад +2

    Gabadhey Sawda, Allah ku caafiyo, culayska ku haya Allah ku fududeeyo. Waa aqli xumo sida ay u dhaqanyti gabadhaas ا اللهم ارحم إخواننا فلسطين إلهي حالة فلسطين لا يخفى عليك اللهم حول حالهم الي احسن الحال إنك علي كل شي قدير بارك الله فيك وجزاك الله خير. اللهم عليك اليهود وحلفاؤها اللهم فرق جمعهم وشتت جموعهم وز لز ل أقدامهم ويتم أطفالهم واجعل أموالهم واو لادهم غنيمة للمسلمين يارب العالمين.

  • @IqraAbdullahi-tb2cr
    @IqraAbdullahi-tb2cr 4 месяца назад +3

    Ilahy hku xafido ayantanba waxa ku laalabanayay qisoyinkagii hore wkugusii sugayy miss u wlh❤😢

  • @Hadiya-k8h
    @Hadiya-k8h 4 месяца назад +3

    Ala habo sowdoy san kugu xise sheekoyinki hore ban dageesan jire walah ilahi haku caafiyo habo sawdo san Kujeclehe ❤🤲👑

  • @SamiiroFarxaan-gc7vz
    @SamiiroFarxaan-gc7vz 4 месяца назад +3

    Waan ku xiisanayo sawda qalbi❤❤❤❤❤

  • @AsliAhmed-k1h
    @AsliAhmed-k1h 4 месяца назад +4

    Ilaahay ha caafiyo sawada

  • @umumumiira
    @umumumiira 4 месяца назад +3

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد

  • @Shugrikatun
    @Shugrikatun 4 месяца назад +1

    Alx wll hadiiba aad noso noqotay wlhi wan ku xiisay hal niyadayda kamabad bixin tolow ma aadbay u xanunsatay ban isdhahay alle haku caafiyo qali hawlahagana haku fududeyo lkn hana ilawin dadba kugu xisabtame ❤

  • @AyaanAhmed-zu5wk
    @AyaanAhmed-zu5wk 4 месяца назад +7

    M.a Alla haku caafiyo Abaayo wadnaga maqneyd lkn Fursad baad isiisay sowday Aan Qiso yinkii hore Aan ku dhageysto madama Aan dibkaga soo biiray Baarakallah Aqwaan

  • @أميرةالحجاب-ص
    @أميرةالحجاب-ص 3 месяца назад +3

    اللهم صلي وسلم على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم 🎉🎉🎉🎉

  • @SahraCiire
    @SahraCiire 4 месяца назад +6

    Allow kubarakeey wn farxy wlhi markan maqle❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AishaHassan-tm3cu
    @AishaHassan-tm3cu 4 месяца назад +7

    Alaahuma salicalaanabiyinaa muxumad salalaahu calayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤

  • @HodanMaxamed-f9y
    @HodanMaxamed-f9y 4 месяца назад +7

    Welcome back habo qlih wankugu faraxnay Allah haku cafiyo

  • @ayanbadan8832
    @ayanbadan8832 4 месяца назад +1

    Qayr inshaaa Allaaah mashquulkaaga mid Qayr Qabo Allaah hakaaga dhigo Allaaah ha kuu fududeeyo Allahuma Amiiiiin

  • @KaafiyoMudanexuseen
    @KaafiyoMudanexuseen 4 месяца назад +5

    alahaa kucafiyo abaayo mcnto😢😢

  • @FalisCabdi-t8c
    @FalisCabdi-t8c 4 месяца назад +1

    Sowdaa hbo waa ku taageraa ani all family hooyo ku salameysoh❤❤❤❤ Guuleysoh hbo mcn

  • @HafsaAbdirahman-ho6oy
    @HafsaAbdirahman-ho6oy 4 месяца назад +94

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم إنك حميد مجيد ❤🌺

  • @nimcoahmedmohamed9511
    @nimcoahmedmohamed9511 4 месяца назад

    Alxamdulilaah walaahi wn kuu xiisnay sawdaay Alxamdulilaah ilaahoow noo caafi saan u lahayn alle waa kaa ku caafiyey wehel bd ahayd maqnaanshahaaga walaahi anigu wn dhibsaday ducana way iga dhamaatay ❤❤❤❤❤

  • @FatimaMohamed-sp7un
    @FatimaMohamed-sp7un 4 месяца назад +6

    Illahey haku caafiyo walal qaali. Aad ban kuguxisney runtii

  • @MohamedDahir-hj2oq
    @MohamedDahir-hj2oq 4 месяца назад +2

    Asc sawda mashquul waay tusi xooga inan laacagesata mabruk. Xhirgeb Allah xakaqatho shiffa Allah.

  • @IbroConate
    @IbroConate 4 месяца назад +5

    Wankuxiisay. Sawda. Scw❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @HamdiMohamed-n7s
    @HamdiMohamed-n7s 4 месяца назад +1

    صل الله عليه وسلم ❤❤

  • @MaqsuudFardowso
    @MaqsuudFardowso 4 месяца назад +2

    l love you 😍 sawdo ilaahay haku caafiyo ❤

  • @safiyomohamed8273
    @safiyomohamed8273 4 месяца назад +1

    Abaayo alah ku cafiyo wan ku weyane wa qeyar badan noso noqatay❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @XafsaSuusuf
    @XafsaSuusuf 4 месяца назад +4

    Masha allah

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 4 месяца назад +1

    Allaah inoo kaa cafiyo hbo sowdo ani xitaa wuu ihayaa hergabka suntaa ee muqdisho kajiro hbo waakuu xiisnay❤❤❤❤

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 4 месяца назад +6

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @shacniitaAhmednuur
    @shacniitaAhmednuur 4 месяца назад +1

    Alxm alaha ku caafiyo abyo mcn insha allah inbadan wanku so fiiriyay lkn ugu danbeyn allaah no kaso celiyy alxm

  • @KaafiyaAxmad
    @KaafiyaAxmad 4 месяца назад +2

    Scw scw abyo waankuuxiisnay❤❤❤

  • @Axmed-jf8fu
    @Axmed-jf8fu 4 месяца назад +2

    Wcs waraxmatullaah wabarakaat Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤

  • @ayanbadan8832
    @ayanbadan8832 4 месяца назад +2

    اللهم صل و سلم علي نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaxamedaxmedAxmed-f7j
    @MaxamedaxmedAxmed-f7j 4 месяца назад

    Alxamdulilaah🤲😭 sawdaay abaayo alle caafimaadka haku dhamaystiro waab kuu xiisnay❤

  • @FadjmoFadumo
    @FadjmoFadumo 4 месяца назад +2

    Allha maxan kuu xiisay wana ku soduceynayay sawda qalbiiyey Allha ku cafiyo abayo

  • @RahmaRahma-bb7qg
    @RahmaRahma-bb7qg 4 месяца назад +1

    Haye inshaalah nabad ku sonoqow scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🙏

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 4 месяца назад +7

    Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @somaliweyn_1
    @somaliweyn_1 4 месяца назад +1

    Welcome back walaashey Allah haku caafiyo

  • @SadcaMaxamud
    @SadcaMaxamud 4 месяца назад +2

    Wanu ku xiisnay Wllhi mar kasta Wn soo boqon jire inad wax cusub soo galisey Ale haku shafiyo ❤

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 4 месяца назад +2

    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤

  • @ayanbadan8832
    @ayanbadan8832 4 месяца назад +4

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @RamloIbraahim-x1x
    @RamloIbraahim-x1x 2 месяца назад

    Scw scw scw scw scw wcs hawo sowdaaay allaha ku caafiyo aniga hadoo ba dhulka ilagalay madaxa xanuun io koor xanuun qandho hargabku waaba wuu illahay naga haaayo hawaryateey mcn allaha ku bogsiiyo

  • @SamiiraFeysal
    @SamiiraFeysal 4 месяца назад +4

    Wakuu xiisnay habo wlhi illhy haku caafiyo❤

  • @NasroNasro-c9j
    @NasroNasro-c9j 4 месяца назад

    Sowday wll ilahy haku cafiyo cawa waan kufarxay markan arkay qiso cusubood soo dhigtay intaad maqnaydna qiso yinki hore ee idhafy intana kubara nin oo dhan baan soo dhameeyay masha alla wlhy wehelkaygaad tahy

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 4 месяца назад +3

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaashey mcn sowda bilaneey allaha caafimaad hakusiiyo amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi

  • @cabdiibraahim9173
    @cabdiibraahim9173 4 месяца назад +1

    Wsc sowdo abaayo soo dha wow walaahi wan xiisay❤❤❤ alah kucaafiyo❤❤

  • @shugrisheekhmohamed8533
    @shugrisheekhmohamed8533 4 месяца назад +2

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك

  • @MunaAdaam-c8h
    @MunaAdaam-c8h 4 месяца назад +1

    عليه افضل الصلاة والسلام

  • @ZahraJamacCarte
    @ZahraJamacCarte 4 месяца назад +4

    Insha Allah waad cafimadi ❤❤❤❤❤

  • @MohamedDhuhulo
    @MohamedDhuhulo 4 месяца назад +16

    Wcws wrwb SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤️❤️❤️❤️❤️❤️ Guul Guul Falastiin Insha'allah GUUL Falastiin Insha'allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @_heaven_6905
    @_heaven_6905 4 месяца назад +1

    اللهم صلي على محمد وعلى آله محمد كما صليت على ابراهيم انك حميد مجيد

  • @AzioAhmed
    @AzioAhmed 4 месяца назад +6

    Ayyy saa kugu xiisay lee apyo alle hakuxafido😭🫶😍

  • @SamirSaid11
    @SamirSaid11 4 месяца назад +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اختي الغاليه أللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين الحمد لله على السلامتك

  • @SahroMohamad-n3h
    @SahroMohamad-n3h 4 месяца назад +3

    Salalaahu caleyhi wasalaam

  • @monamohamud1119
    @monamohamud1119 4 месяца назад

    Asc sister I’m glad you are back I’m addict to your stories

  • @Kaltumoismail
    @Kaltumoismail 4 месяца назад +3

    Scw

  • @NasteexoClrisaaq
    @NasteexoClrisaaq 4 месяца назад +1

    صلى الله عليه وسلم ❤

  • @Sumayamohamed-zq1sk
    @Sumayamohamed-zq1sk 4 месяца назад +4

    Allah hakucafiyo macanto wankuxisne❤

  • @nimcoqaali3446
    @nimcoqaali3446 4 месяца назад +1

    صلي الله عليه وسلم ❤❤❤

  • @SuheybCabdirahman
    @SuheybCabdirahman 4 месяца назад +3

    Sawda walalo wayadan waad no banaysa,,,,,,,,, ee alleh haku. cafiyo,,,,,,

  • @XabsoMaxamud-j1g
    @XabsoMaxamud-j1g 4 месяца назад

    Ma.
    Abyo ilahi makuso caafiyey ilahi hakuu ziyaadiyo waaba kuu xiisney walahi ilahi ha ku xifdiyo ❤❤❤

  • @HudaZhafi
    @HudaZhafi 4 месяца назад +4

    Sawda wan ku xisany wlhi alxm hada cfimaday ❤

  • @NadiraOsman-t7t
    @NadiraOsman-t7t 4 месяца назад

    Alx sawda hadad soo caafimaday alle ku barakeeyo caafimaadka iyo cimriga aad ayaan kugu xiisay lkn ani waaba ay fiicnayd inaan laba bil ka hor ku bartay waayo intii aad maqnayd waxaan dhagaysanyey qisooyinkii hore ee aad soo dhigtay❤❤❤❤

  • @iqraMohamed-zh5se
    @iqraMohamed-zh5se 4 месяца назад +6

    Qisooyinkaaga wan usiisay sawda qaaliyey
    Allah haku xafido goor waliba
    ❤❤❤

  • @sabahibrahimahmed5749
    @sabahibrahimahmed5749 4 месяца назад +1

    ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ❤

  • @MohamedDahir-hj2oq
    @MohamedDahir-hj2oq 4 месяца назад +3

    Shiffa Allah

  • @Ifrah-z6g
    @Ifrah-z6g 4 месяца назад

    Bal soo noqo waaba kaa dharaaray wlh alle caafimaad taam haku siiya abaayo qaali channel kaaga ayaa saaxiib ii ah qof kale waqti mala qaato maba qisa ayaa geystaaa alle hanookaa daayo sowda bilan ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fatumoabdiwahab1143
    @fatumoabdiwahab1143 4 месяца назад +3

    Aby ilahy ha kucafiyo ilahyna ha kufududeyo howoshada wan kuxisnay runti❤🙏💯

  • @ZamzamAbdi-f4c
    @ZamzamAbdi-f4c 4 месяца назад

    Mnsha Allh sawda 😢waan kuu war warsana meel aan kalasoo xidhiidhana waan wayay, Allha ku xiftiye waan kuu sooducaynayay uun ❤

  • @fartungabeeyre4895
    @fartungabeeyre4895 4 месяца назад +2

    Salalaahu caleyhi wasalaam Salalaahu caleyhi wasalaam Salalaahu caleyhi wasalaam Salalaahu caleyhi wasalaam Salalaahu caleyhi wasalaam Salalaahu caleyhi wasalaam Salalaahu caleyhi wasalaam Salalaahu caleyhi wasalaam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AaminoSalaadyussuf
    @AaminoSalaadyussuf 4 месяца назад +1

    masha allaah waan kuu xiisanay habo waa Mahad hadaan ku aragnay❤tenda kale mazhquulkana illaahey ha fududeeyo insha allaah❤❤❤❤