Sideed U Yeelan Kartaa Shakhsiyad Awood badan? - Xeerarka Awoodda

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 июл 2024
  • Si aad u yeelatid awood ugana baxdid xerada daciifnimada waxaad u baahan tahay inaad baratid xeerarka awoodda sidaas darteed waxaan silsiladaan ku sharaxaynaa buugga 48 xeer ee awoodda oo ah buugga ugu muhiimsan ee laga qoray awoodda iyo xeerarkeeda
    My Social Media:
    Instagram: khair_uddin1?ig...
    TikTok: www.tiktok.com/@khair_uddin1?...
    00:00 Horudhac
    01:29 XEERKA 1
    02:57 XEERKA 2
    04:50 XEERKA 3
    05:52 XEERKA 4
    07:26 XEERKA 5
    08:41 XEERKA 6
    09:59 XEERKA 7
    11:09 XEERKA 8
    12:06 Dhammaad

Комментарии • 129

  • @wallalganey2635
    @wallalganey2635 8 месяцев назад +29

    Mahadsanid zxp Alaha kubarakeeyo waqtiga quruxda badan aad muuqaal noogu diyaarisay noo guna soo gudbisay waxa aan halkaan usoo aaday inaan wax faa ideysto

    • @XOGGOOB
      @XOGGOOB  8 месяцев назад +3

      Adigaa mudan sxb 🙏

    • @AlaahiAlaahi
      @AlaahiAlaahi 3 месяца назад

      Mahadsanid

  • @user-sq3zp5yq9p
    @user-sq3zp5yq9p 8 месяцев назад +24

    Ku dhihi mayo dadka qar sey ku dha han kep going
    marka hore alah ban umahcilinaya alahasoo
    igu tusey yuotupe kan oo ay nolasheyda sameyey ship inta orahyadada intan dhageystey intan camal fala badan alle janada hanagu kulmiyo wlkie khayrudin 🤲🤝❤

    • @XOGGOOB
      @XOGGOOB  8 месяцев назад +4

      Mahadsanid 🥰 aamiin 🤲🤍🙏

    • @NuurCarale
      @NuurCarale 6 месяцев назад

      ❤❤❤❤❤❤

  • @Aliabdi-yh4pw
    @Aliabdi-yh4pw 5 месяцев назад +10

    Teamka waaberi media ka soo raacday waan idin salamay👋🥰

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ 5 месяцев назад +4

    Mahadsanid sxb channelka waaberi ayaa i soo hagay, runtiina marka aan arkay wax qabadkaaga waxaanba jeclaystay inaan soo bolowdo buugan aad soo koobtay ee xeerarka awooda oo waaniga bilowgiisii fariintan ama comment igan reebay.

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 8 месяцев назад +16

    My real motivation ❤❤🎉

    • @XOGGOOB
      @XOGGOOB  8 месяцев назад +2

      🥰🥰

    • @MohametBare
      @MohametBare 7 месяцев назад

      @@XOGGOOBʜʟᴋᴇ ᴘɴ ᴋᴀʟᴀ sᴏ xɪʀɪɪʀᴀ ᴢxᴘᴏᴡ ᴀʀɪɴʏᴀʀ ᴘɴ ᴋᴀ ʀᴀᴘᴀʏᴇ

  • @user-nl6my6ze5h
    @user-nl6my6ze5h 7 месяцев назад +9

    Thanks masul

  • @BashirSiyad-qt9cv
    @BashirSiyad-qt9cv 7 месяцев назад +2

    M.alH brother ajar iyo xasanaad alh kugu badalo muhiim bad utahay dhalintena somaliyed na dhiiri gali wxd nagu dhaanto nagu sadaqayso JazakallaH❤❤❤

  • @salmanalfarizi556
    @salmanalfarizi556 8 месяцев назад +6

    Ogaansho oo intaso sano an dawan jiray kama faa,idin waxn adi ka fa,iday zhp kharyudin

    • @khaliv67
      @khaliv67 8 месяцев назад

      😂😂😂Omar Buugan wuu sharaxayaaye 👋

  • @doctorabdulkadirmuhamedhas5273
    @doctorabdulkadirmuhamedhas5273 6 месяцев назад +2

    Mansha alllah isbadal ween insha allah 2024

  • @PeaceMan-rn6hv
    @PeaceMan-rn6hv 5 месяцев назад +1

    Mahadsanid ustaad

  • @WllkamaaraCade-jy8hl
    @WllkamaaraCade-jy8hl 7 месяцев назад +1

    Mahadsanid sxb👁️‍🗨️❤️

  • @user-lj2sz6ze4f
    @user-lj2sz6ze4f 5 месяцев назад

    Khairudiin waa Legend
    Masha Allah wallakeyga sida uso diyarisa cajib ah adoo madsan ino soo badi fa,idooyinka

  • @MohamudBid
    @MohamudBid 2 месяца назад

    Masha.allaah horey u soco

  • @mohamedjama2577
    @mohamedjama2577 7 месяцев назад

    masha allah haka caajisin soo tabinta waanand ku mahadsnthy soo diyaarinta wacan

  • @ApdaleEpic-ye8nl
    @ApdaleEpic-ye8nl 5 месяцев назад +2

    From wabari media❤❤

  • @liibaanibraahim1298
    @liibaanibraahim1298 8 месяцев назад +2

    Thanks lpx wax ayaan kaa faaiday 🙏❤️

  • @user-pv7pm3un2p
    @user-pv7pm3un2p 7 месяцев назад +1

    Shukran waa mahadsan tahay

  • @cabdiwali4146
    @cabdiwali4146 7 месяцев назад

    Keep going leader

  • @Xabiibatullaah100
    @Xabiibatullaah100 7 месяцев назад +1

    Wow m.a keep going I like the way you present things to us
    ❤❤❤❤

  • @BilanMahammed
    @BilanMahammed 7 месяцев назад +1

    Thanks bro wllo horay usoco
    Qeybaheeda kala na noo so Gali

  • @user-qh3cm6cm2w
    @user-qh3cm6cm2w 13 дней назад

    tnks😊

  • @abdialasow4881
    @abdialasow4881 7 месяцев назад

    Masha allh sxb mahad said ❤

  • @quantumleapsuccess368
    @quantumleapsuccess368 7 месяцев назад

    Thank you for sharing

  • @AbdinasirITtube1D
    @AbdinasirITtube1D 2 месяца назад

    Thank you brother

  • @deeqamaxamed-yi3jk
    @deeqamaxamed-yi3jk 5 месяцев назад

    Sharaf iyo karaamo😊❤ ustaad ❤

  • @user-ye2vo5iy8s
    @user-ye2vo5iy8s 5 месяцев назад

    Thankz alot

  • @sancho_8
    @sancho_8 8 месяцев назад +1

    Hormumar wacan teacher🙏💜

  • @user-ez4ug7ng2u
    @user-ez4ug7ng2u 6 месяцев назад

    Thanks wll❤

  • @xaawosoomaali1800
    @xaawosoomaali1800 8 месяцев назад

    Thanks my brother

  • @omarmohamedkaliif2596
    @omarmohamedkaliif2596 5 месяцев назад +2

    Waxaa isoo kaa tilmaamay sxb. Abdiraxman cumar

  • @SharmaBirtanool
    @SharmaBirtanool 28 дней назад

    TNX WLL❤❤❤

  • @Bashiir-Ibraahim
    @Bashiir-Ibraahim 5 месяцев назад

    شكرا

  • @SundusAxmed-cr8pb
    @SundusAxmed-cr8pb 29 дней назад

    Thanks bwe

  • @MNS77K
    @MNS77K 8 месяцев назад

    appreciate brother

  • @safasalleban
    @safasalleban 5 месяцев назад

    Keep goin brother's 🎉

  • @user-nj7nk8fj9x
    @user-nj7nk8fj9x 2 месяца назад

    Intey helaa bugan❤❤

  • @user-lx9if9ku4k
    @user-lx9if9ku4k 6 месяцев назад

    MY bro Thank you My bro ❤❤❤❤❤🎉😊😊😊😊😊

  • @xoogsade7680
    @xoogsade7680 5 месяцев назад +2

    5:57

  • @faadumofarax7594
    @faadumofarax7594 7 месяцев назад

    masha Allah ilaahay ayaa mad leh kugaransiiyey wax bulshadaada anfaca in aad usoo gudbiso anigana igadhigay kuwa kafaa idaysta hana kadaalin barnaamijyada wax tarka leh

  • @UmuriyaanIbraahim
    @UmuriyaanIbraahim 7 месяцев назад +1

    Mahadsanid

  • @user-hi2sf1if9l
    @user-hi2sf1if9l 4 месяца назад

    Masha alaah

  • @user-eo2kv9iu8c
    @user-eo2kv9iu8c 6 месяцев назад

    Thanks pro

  • @BukhaariBusul
    @BukhaariBusul 8 месяцев назад

    Masha allah sxp qaybta kale noosoo dadaji

  • @XasanNuur-yj9zo
    @XasanNuur-yj9zo 6 месяцев назад

    Thanks king❤❤❤❤❤

  • @user-ni7lr2re4y
    @user-ni7lr2re4y 7 месяцев назад +1

    Sxb mahadsanid ❤

  • @Farhanhonest.8853
    @Farhanhonest.8853 7 месяцев назад +1

    Mahadsanid wll qli

  • @abdikirinsiciid840
    @abdikirinsiciid840 5 месяцев назад

    M.a wax weyn baan kaa dhex arkey oo xog ah wll waad mahadsantahey

  • @kadarabdi.1553
    @kadarabdi.1553 5 месяцев назад +1

    Manasha waa talio ficina ❤😊😊

  • @UbaxAbdi-d4m
    @UbaxAbdi-d4m 5 дней назад

    Duugan xagen Ka Heli karaaa

  • @nuuradinaxmad9847
    @nuuradinaxmad9847 4 месяца назад

    Wale wa xaqiiq

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 5 месяцев назад

    mashalah❤

  • @Xasan__kaarto
    @Xasan__kaarto 8 месяцев назад

    Waa run

  • @MuzcapMuzcap-rg4nr
    @MuzcapMuzcap-rg4nr 8 месяцев назад +1

    Zhpkeyow horay usoco

  • @KingZhakour
    @KingZhakour 5 месяцев назад

    From Waabari Media ❤

  • @Aisha_Awes.i9544
    @Aisha_Awes.i9544 6 месяцев назад +1

    shukran❤😢 i.n i a is badalo aku dadaloya iso doceya wallayal😢

    • @someditins
      @someditins 6 месяцев назад

      Same wlhy waa ducesanthy wlalka😢

  • @zakariye2037
    @zakariye2037 5 месяцев назад

    Qodobka 1aad wlhi waa xaqiiq anigaba so maray xaaladas👌 dantada intad ka gaaraysid qofka adiga ka sareyo ha tusin awoodada hana tusin inad isaga ka wngsntahy oo tartan hala galin, maalinkad isku daydo inad qofka ka sareyo inad ka fcn hadii ad tusta meshas adiga ka baxayo

  • @abdalasaid38
    @abdalasaid38 5 месяцев назад

    WAA CAJIIP XAQIIDI WAANA KU MAHAD SANTAHY 100%

  • @daawoshow3541
    @daawoshow3541 8 месяцев назад

    Masha Allah nin dadaalay

  • @XAAFIDMEDIA-zv8sg
    @XAAFIDMEDIA-zv8sg 8 месяцев назад

    M.a zxp
    Part² waan sugnaa❤

  • @naasirsiciid654
    @naasirsiciid654 7 месяцев назад +1

    Nosoo dhamays tir ustad

  • @booyaaxaxmed-vw6iq
    @booyaaxaxmed-vw6iq 8 месяцев назад +1

    Zxp marna wajigaaga haboon soo ban dhigin ❤ caanimana haraadin

  • @user-je3wy5me5j
    @user-je3wy5me5j 6 месяцев назад +1

    SiDa loo RIYON KARO HADII LOO RUMAYN KARO CIDBA MAY RAFAADEN SO MAAHA 😊

  • @cabdalashafi3559
    @cabdalashafi3559 8 месяцев назад

    M.a wllky🙏

  • @bold_didat
    @bold_didat 7 месяцев назад

    push it to the limit

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 8 месяцев назад +1

    Part2

  • @user-lz7yp7gp8e
    @user-lz7yp7gp8e 3 месяца назад

    Haa

  • @xakiimjr420
    @xakiimjr420 5 месяцев назад

    Guuleyso sxp

  • @Zackfilm-f9g
    @Zackfilm-f9g 8 месяцев назад

    Keep it🎉pro

  • @munassswq313
    @munassswq313 6 месяцев назад

    kheyrudiin❤mahadsanid

  • @abdifatahsouleimanabdi8528
    @abdifatahsouleimanabdi8528 7 месяцев назад +1

    ❤❤marce🎉🎉

  • @magandacwah
    @magandacwah 5 месяцев назад

    from waaberi media

    • @magandacwah
      @magandacwah 5 месяцев назад

      Xog goob halkee kala soo xiriiraa

  • @user-gi1wq8xe3k
    @user-gi1wq8xe3k 8 месяцев назад +1

    Omg 😲 😱 😲

  • @XaawoSamraana
    @XaawoSamraana 6 месяцев назад +1

    Lasso dheeraay xalqada kale❤❤❤😊😊😊🎉🎉

  • @SalmaanXasan-uj3tl
    @SalmaanXasan-uj3tl 8 месяцев назад +1

    Sxp asoo pdf ah mahysaa wllka

  • @JUWEERIYO140
    @JUWEERIYO140 4 месяца назад

    💯

  • @sheikhomar271
    @sheikhomar271 7 месяцев назад

    Wlal mcaan khairudiin waan ku salaamay. Waxaan rajeynaaya inaad fiican tahay, wlaal mcaan kheyr Allah haku siiyo oo guul ayaad rajeyneysa mar waliba ee guuleyso inshallah. Wlal mcaan marki hore waxaa aad iiso jiitay muuqal sameyntaada waayo aniga waxaan jeclahay inaad noqdo video editor heer sare gaadhsiisan oo waliba ooga shaqeysta online ka. Marka wlaal waxaan rabaa inaan video Editing bilaabo oo waliba online ka bilaabo barashadiisa waayo halka aan joogo u maleyn maayo inay jiraan macalimiin, waxaana xaqiiq ah isku luuqad manihin ee marka xagee online course ka uugu fiican ka heli karaa. Teeda kale hadaan rabo inaan sida aad adiga u sameyso iyo si kasii dheer inaan u barto mxaa igula talin lahayd. Inaan kula xariiro ayaan rabaa bro. Iiso jawaab , wcs

  • @cabaasomar5273
    @cabaasomar5273 7 месяцев назад

    Soobadi xererka maclin😊

  • @AbdirahmaanAbdikadir
    @AbdirahmaanAbdikadir 8 месяцев назад +1

    [cool]

  • @muuzaad
    @muuzaad 5 месяцев назад

    xeerka 7aad waxaa inta badan adeeg sada madax weynayaasha

  • @AliAhmed-vb5nq
    @AliAhmed-vb5nq 8 месяцев назад +1

    Walle run baad ka sheegtay

  • @FootballHighlightsForYou
    @FootballHighlightsForYou 5 месяцев назад

    From waaberi chanell

  • @user-uh7cp8ec9o
    @user-uh7cp8ec9o 8 месяцев назад

    From qolkii.moDooBaaa😊❤

  • @AnasAbdikarin-ey6oj
    @AnasAbdikarin-ey6oj 2 месяца назад

    5:5

  • @EnglishWithMarco1
    @EnglishWithMarco1 8 месяцев назад

    Zxp see editing ku baraty
    No Soo gali

  • @Jallejlaani
    @Jallejlaani 8 месяцев назад

    Book ayaan u baahanay

  • @sharifmohamed5992
    @sharifmohamed5992 8 месяцев назад +1

  • @user-ni4uk8ys1q
    @user-ni4uk8ys1q 6 месяцев назад +1

    Amuskaga badi awodahaagana muuji🙄!?

  • @SamsamCabdinuur-po2ff
    @SamsamCabdinuur-po2ff 8 месяцев назад +3

    Wll mcn wakubarya kulli nosodhig wacidsi walasha camal mihiyo😩

    • @XOGGOOB
      @XOGGOOB  8 месяцев назад

      Diyaar abaayo kulligood waddaday kusoo jiraan🥰

  • @xasanyare7660
    @xasanyare7660 7 месяцев назад +1

    Soo badi bro
    Mahad sanid

  • @user-se6ox6cz6x
    @user-se6ox6cz6x 6 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mizkimusemizkimuse4134
    @mizkimusemizkimuse4134 8 месяцев назад +1

    Thanks pro 🎉🎉🎉

  • @GODAY24
    @GODAY24 8 месяцев назад +1

    Mashruuc wacan lajanka

  • @ayanna3457
    @ayanna3457 7 месяцев назад

    ❤❤ Waan akhriyey Waa book fiican

  • @user-pe1hj4vr5t
    @user-pe1hj4vr5t 8 месяцев назад

    KhayrudiiN wll taladada next vedio somhn

    • @XOGGOOB
      @XOGGOOB  8 месяцев назад

      Haa I.a

  • @NimcoYusufAfrax
    @NimcoYusufAfrax Месяц назад

    ol

  • @aaminamaxamuudmaxamed5379
    @aaminamaxamuudmaxamed5379 12 дней назад

    😮😮😮😮😮😮😮😮😮😊❤

  • @NimcoYusufAfrax
    @NimcoYusufAfrax Месяц назад

    ok ok ok ok ok ok ok ok ok ok

  • @user-kt6is8eh7x
    @user-kt6is8eh7x 8 месяцев назад +1

    Zhp away Dee Qaybtii 3 Buugi Eat That Frog

    • @XOGGOOB
      @XOGGOOB  8 месяцев назад

      Buugga eat frog waan dhammaystirnay isagoo dhan kannaalka gal waad kawada heli

  • @Ahmedeight
    @Ahmedeight 7 месяцев назад

    XOg GoOp CHANNEL guuLays0 LpH ❤

  • @user-vy4hz6hk8w
    @user-vy4hz6hk8w 8 месяцев назад

    Macalin 48 rule hanoo kala dhiman nosoo dhammeestiran

    • @XOGGOOB
      @XOGGOOB  8 месяцев назад

      Waa diyaar i.a🥰🙏