XOGGOOB
XOGGOOB
  • Видео 23
  • Просмотров 617 297
Bilow Adigoo Dhammaadka Maanka Ku Haya - Caadada 2aad
Bilow Adigoo Dhammaadka Maanka Ku Haya l, Muuqaalkan waxaan Ku Sharraxnay Mid Kamida Qaacidooyinka Ugu Muhiimsan Ahna Caadada 2aad Ee Buuggeenii 7da Caado Ee Ay Leeyihiin Dadka Ugu Waxtarka Badan
Barahayga Bulshada:
Instagram: khair_uddin1?igshid=MWxuaGNhY2t5cXRpNw==
TikTok: www.tiktok.com/@khair_uddin1?_t=8hADPkQpbML&_r=1
Xalqaddii Hore:
ruclips.net/video/idGBhyJAuSo/видео.htmlsi=eNfh90h0dqB0DMes
Silsilada The 7 Habits Of Highly Effective People:
ruclips.net/p/PLhTwQxQ4u8of3AVzW0H7r36SBp0H6ISOY&si=Hx9Q-YjW3goFStWs
Silsilada Atomic Habits:
ruclips.net/p/PLhTwQxQ4u8oducghNbFUQ6nigkj6IGHmF&feature=shared
Silsilada The 48 Laws Of Power:
ruclips.net/p/PLhTwQxQ4u8odh7eolND97MAjhywHR49hK&fe...
Просмотров: 4 590

Видео

Sideed U Guulaysan Adigo Ku Sugan Duruufaha Ugu Adag? - Caadada 1aad
Просмотров 8 тыс.Месяц назад
Caadada 1aad Ee Buugga 7da Caado Ee Ay Leeyihiin Dadka Ugu Waxtarka Badan. Barahayga Bulshada: Instagram: khair_uddin1?igshid=MWxuaGNhY2t5cXRpNw TikTok: www.tiktok.com/@khair_uddin1?_t=8hADPkQpbML&_r=1 Xalqaddii Hore: ruclips.net/video/EQF0YBejZ0U/видео.htmlfeature=shared Silsilada Atomic Habits: ruclips.net/p/PLhTwQxQ4u8oducghNbFUQ6nigkj6IGHmF&feature=shared Silsilada The 48 Laws...
Waddada Kaliya Ee ISBADDALKA Dhabta Ah Loo Maro
Просмотров 20 тыс.Месяц назад
Xalqadan Waa Xalqadii 1aad Ee Sharxidda Buugga 7 Caado Ee Ay Leeyihiin Dadka Ugu Waxtarka Badan Xalqadan Waxaan Ku Sharraxnay Cutubka 1aad Oo Aan Kaga Hadalnay Awoodda Hab Fikirka Annaga Oo Faahfaahinnay Waddada Kaliya Ee Isbaddalka Dhabta Ah Loo Maro. Barahayga Bulshada: Instagram: khair_uddin1?igshid=MWxuaGNhY2t5cXRpNw TikTok: www.tiktok.com/@khair_uddin1?_t=8hADPkQpbML&_r=1 Sil...
Sideed YouTube Xirfad Waliba Uga Baran Kartaa? Su'aalo & Jawaabo
Просмотров 7 тыс.3 месяца назад
Muuqaalkan Waxaan Kaga Jawaabnay 10 Su'aal Oo Aad Muhiim U Ah Oo Ah Su'aalihiinii Aad Isoo Waydiiseen. Barahayga Bulshada: Instagram: khair_uddin1?igshid=MWxuaGNhY2t5cXRpNw TikTok: www.tiktok.com/@khair_uddin1?_t=8hADPkQpbML&_r=1 xoggoob4@gmail.com 00:00 Horudhac 00:26 1) Sideed Qorshe Nololeed U Dajisan Kartaa? 02:12 2) Sideed Uga Takhalusi Kartaa Caadooyinka Xunxun? 03:21 3) Buu...
Illaa Goormaad Addoon U Ahaanaysaa Caadooyinkaaga? - Atomic Habits
Просмотров 10 тыс.3 месяца назад
Xalqadii Ugu Dambaysay Ahna Xalqadii Ugu Muhiimsanayd Ee Buuga Atomic Habits Barahayga Bulshada: Instagram: khair_uddin1?igshid=MWxuaGNhY2t5cXRpNw TikTok: www.tiktok.com/@khair_uddin1?_t=8hADPkQpbML&_r=1 xoggoob4@gmail.com
Siday Kaliya 2 Daqiiqo Noloshaada Oo Dhan U Baddali Kartaa - Atomic Habits
Просмотров 21 тыс.4 месяца назад
Xalka Kama Danbaysta Ah Ee Caajiska & Dib U Dhigista Barahayga Bulshada: Instagram: khair_uddin1?igshid=MWxuaGNhY2t5cXRpNw TikTok: www.tiktok.com/@khair_uddin1?_t=8hADPkQpbML&_r=1 xoggoob4@gmail.com
Siduu DOPAMINEKU U Burburinayaa Noloshaada? - Atomic Habits
Просмотров 12 тыс.4 месяца назад
Xalqaddan waxan Ku Faahfaahinay Dopamineka Saamaynta Uu Nolosheena ku Leeyahay Iyo Sida aad noloshaada isbaddal dhab ah ugu samayn kartid Adigoo Raacaya Laba xal oo aan muuqaalka ku xusnay xalaqadii Hore: ruclips.net/video/fU8pjVk20XI/видео.htmlfeature=shared Barahayga Bulshada: Instagram: khair_uddin1?igshid=MWxuaGNhY2t5cXRpNw TikTok: www.tiktok.com/@khair_uddin1?_t=8hADPkQpbML&_...
Sideed U Noqon Kartaa Hogaamiyaha Naftaada? - Atomic Habits
Просмотров 13 тыс.5 месяцев назад
Xalqadii 4aad Ee Atomic habits, Xalqaddan waxan si fiican ugu sharraxnay Qaanuunka 1aad Ee Aad Ku Xakamayn kartid Caadooyinkaaga Barahayga Bulshada: Instagram: khair_uddin1?igshid=MWxuaGNhY2t5cXRpNw TikTok: www.tiktok.com/@khair_uddin1?_t=8hADPkQpbML&_r=1 00:00 Horudhac 01:27 Marxaladaha Caadooyinka 03:19 Qaanuunka Xakamaynta Tilmaanta 04:13 Tallaabada 1aad 08:25 Tallaabada 2aad 1...
Maxaa Innaga Dhiga Inaan CAADO XUN Si Joogta Ah U Samayno? - Atomic Habits
Просмотров 9 тыс.5 месяцев назад
Xalaqadii 3aad Ee Buugga Atomic Habits Xalqadan Waxaan Kaga Hadalnay 4ta Marxaladood Ee Ay Caadooyinku Maraan Marka Ay Samaysmayaan Barahayga Bulshada: Instagram: khair_uddin1?igshid=MWxuaGNhY2t5cXRpNw TikTok: www.tiktok.com/@khair_uddin1?_t=8hADPkQpbML&_r=1 00:00 Horudhac 00:49 Darasada Edward Thorndike 02:30 Natiijada Daraasadda 03:55 4ta Marxaladood Ee Caadooyinku Maraan 05:23 ...
Waligaa Isbaddal Ma Samaynaysid Haddaad Raaci Waydid Nidaamkan - Atomic Habits
Просмотров 14 тыс.6 месяцев назад
Xalqaddii Labaad Ee Sharxidda Buugga Atomic Habits Xalqaddan Waxaan Si Faahfaahsan Ugaga Hadalnay Saddexda Lakab Ee isbaddalka Oo haddii aad Saddexdaas lakab isbaddal ku samayn waydid waligaa Noloshaada Isbaddal dhab ah kuma samaynaysid Barahayga Bulshada: Instagram: khair_uddin1?igshid=MWxuaGNhY2t5cXRpNw TikTok: www.tiktok.com/@khair_uddin1?_t=8hADPkQpbML&_r=1 00:00 Horudhac 00:4...
Saamaynta Caadooyinka Yaryar Ay Ku Leeyihiin Mustaqbalkaaga - Atomic Habits
Просмотров 20 тыс.6 месяцев назад
Xalqaddii Koowaad Ee Sharxidda Buugga Atomic Habits Xalqaddan Waxaan Si Faahfaahsan Ugaga Hadalnay Awoodda Caadooyinka Yaryar & Saamaynta Ay Isbaddalada Yaryar Ku Leeyihiin Horumarka Nolosheena Innaga Oo Sidoo kale Soo Bandhignay Farqiga U Dhaxeeya Ahdaaf Dajin Iyo Nidaam Dajin Barahayga Bulshada: Instagram: khair_uddin1?igshid=MWxuaGNhY2t5cXRpNw TikTok: www.tiktok.com/@khair_uddi...
Sideed Uga Bixi Kartaa Xerada Daciifnimada? - Xalqadii Ugu Dambaysay
Просмотров 36 тыс.7 месяцев назад
Muuqaalkan Waxaan Kuugula wadaagi doonaa 10kii Xeer Ee ugu dambeeyey buugga 48 Xeer Ee Awoodda Waa 10 xeer Oo runtii Muhiimad Gooni Ah leh Kaana Caawin Doonna Sidii aad uga bixi lahayd Xerada Daciifnimada Korna Ugu Qaadi Lahayd Awoodda Shakhsiyaddaada Kusoo Dhawaada muuqaalkeena maanta Xalqadihii Hore: Qaybtii 1aad: ruclips.net/video/W0Xs4Auioys/видео.htmlfeature=shared Qaybtii 2aad: ruclips.ne...
Haddii Aad Khaladkan Samaysid Waligaa Horumar Ma Gaadhaysid
Просмотров 29 тыс.7 месяцев назад
Haddii Khaladkan Aad Samaysid Waligaa Horumar Ma Gaadhaysid Ahdaaftaadana Ma Xaqiijinaysid Noloshan Adduunyada Qof Walba Hadaf Buu Leeyahay Qof Walbana Waxa uu Isku Dayayaa Inuu Xaqiijiyo Ahdaaftiisa Haddaba su'aasha iswaydiinta mudan waxa ay tahay Maxaa Dadka Qaarna Ka dhiga Kuwa Guulaysta Oo Noloshaan Horumar Ka Sameeya Kuwa Kalena Ka dhiga Kuwo guul darraysta Oo Aan Waligood Ahdaaftooda Xaqi...
Sideed Uga GUULAYSAN Kartaa Cabsida? - Xeerarka Awoodda
Просмотров 24 тыс.7 месяцев назад
Muuqaalkan Waxaan Kusoo Bandhignay Istiraatiijiyado Haddii aad Raacdid Aad shaki la'aan Ka Guulaysan Kartid Cabsiyahaaga Xalqadihii Hore: Qaybtii 1aad: ruclips.net/video/W0Xs4Auioys/видео.htmlfeature=shared Qaybtii 2aad: ruclips.net/video/qhYJDVBAENA/видео.htmlfeature=shared Qaybtii 3aad: ruclips.net/video/CmfWjE2TuME/видео.htmlfeature=shared Qaybtii 4aad: ruclips.net/video/CtRdrr32t-o/видео.ht...
Sideed Uga Dhigi Kartaa 2024 Sannadkii Ugu Fiicnaa Noloshaada
Просмотров 52 тыс.8 месяцев назад
Muuqaalkan Waxaan ku xusnay Qaabka Ugu Habboon Ee Aad U Dajin Kartid Qorshaha Sannadka Xalqadan waa Xalqadii affaraad ee Sharxidda Buugga 48 xeer ee awoodda Xalqadihii Hore: Qaybtii 1aad: ruclips.net/video/W0Xs4Auioys/видео.htmlfeature=shared Qaybtii 2aad: ruclips.net/video/qhYJDVBAENA/видео.htmlfeature=shared Qaybtii 3aad: ruclips.net/video/CmfWjE2TuME/видео.htmlfeature=shared Barahayga Bulsha...
Ha Noqonin Qof Mar Walba Oo Loo Baahdo La Heli Karo - Xeerarka Awoodda
Просмотров 92 тыс.8 месяцев назад
Ha Noqonin Qof Mar Walba Oo Loo Baahdo La Heli Karo - Xeerarka Awoodda
Sideed Gacanta Ugu Dhigi Kartaa Hoggaanka Awoodda✊??
Просмотров 30 тыс.9 месяцев назад
Sideed Gacanta Ugu Dhigi Kartaa Hoggaanka Awoodda✊??
Sideed U Yeelan Kartaa Shakhsiyad Awood badan? - Xeerarka Awoodda
Просмотров 102 тыс.9 месяцев назад
Sideed U Yeelan Kartaa Shakhsiyad Awood badan? - Xeerarka Awoodda
Siduu Mobilekaagu U Burburinayaa Noloshaada Adigoon Ogayn?[3]
Просмотров 21 тыс.9 месяцев назад
Siduu Mobilekaagu U Burburinayaa Noloshaada Adigoon Ogayn?[3]
Farqiga U Dhaxeeya Barashada Xirfad iYo... EAT THAT FROG [2]
Просмотров 20 тыс.9 месяцев назад
Farqiga U Dhaxeeya Barashada Xirfad iYo... EAT THAT FROG [2]
Waligaa Horumar Ma Samaynaysid Haddii Aad RAHAAGA Cuni Waydid🐸 [1]
Просмотров 26 тыс.9 месяцев назад
Waligaa Horumar Ma Samaynaysid Haddii Aad RAHAAGA Cuni Waydid🐸 [1]
48 Xeer Ee Awoodda✊
Просмотров 35 тыс.11 месяцев назад
48 Xeer Ee Awoodda✊
Darbi Jiif illaa Millionaire | Qisada Guusha Majaajilistaha Ugu Caansan🔥
Просмотров 11 тыс.2 года назад
Darbi Jiif illaa Millionaire | Qisada Guusha Majaajilistaha Ugu Caansan🔥

Комментарии

  • @NicholasRodney-l9x
    @NicholasRodney-l9x 2 дня назад

    Brown Jeffrey Hall Edward Jackson Sandra

  • @NicholasRodney-l9x
    @NicholasRodney-l9x 2 дня назад

    White Kenneth Miller Charles Thomas Barbara

  • @AshraFAHashi
    @AshraFAHashi 4 дня назад

    Keep going Pro. ❤😊

  • @shariinudestiny4320
    @shariinudestiny4320 5 дней назад

    Masha Allah, Waad mahadsan tahay wll.

  • @mohamedalpha1644
    @mohamedalpha1644 6 дней назад

    😂kkk waxan ana darseenay dad badan somaali aha ayaa is yidhi xeerarkan ku dhaqan geli somalida dhexdaada lakin masaconayso oo waxa loogu talagalay ama ku dabqmayaa nolosha American ka iyo reer yurub lakinwaxad ubaran.kartaa in ayan dadku isgu dayin inay kugu smeyaan.manupilation😂

  • @khaalidmilioner8385
    @khaalidmilioner8385 7 дней назад

    Wll soo badi video yada maalin walba Waan ka waynaa wax cusub

  • @FathimaFathima-zs2so
    @FathimaFathima-zs2so 7 дней назад

    ❤❤

  • @deeqamuuse7143
    @deeqamuuse7143 8 дней назад

    Shaqsi aad u wanaagsn o talo fcn anka dhaxlo xayaakallah wll xoggoob❤🎉

  • @AmiiinBinahmed-rp8xs
    @AmiiinBinahmed-rp8xs 9 дней назад

    Cariirigas hada ayaa daremayaa wayo shalay ayaa dhacay examka dowlada lkn wali isma dhiibin

  • @Najaxmohamoudomer
    @Najaxmohamoudomer 11 дней назад

    𝐡𝐨𝐫𝐲 𝐮𝐬𝐨𝐜𝐨 𝐰𝐥𝐥🎉❤

  • @JojoSeylac
    @JojoSeylac 11 дней назад

    Guul ayan idin rajena inta gushoda uhal gameso ❤

  • @QaderPoi
    @QaderPoi 12 дней назад

    Thanks Prother

  • @QaderPoi
    @QaderPoi 12 дней назад

    Thanks Prother

  • @QaderPoi
    @QaderPoi 12 дней назад

    7:37

  • @m.amiincabdulaahi
    @m.amiincabdulaahi 12 дней назад

    Asc wll khayrudiin waan ku salaamay BACDA Teacher Waxaan ku wareersanahay sidii aan uga bixi lahaa caadada xun ee العاده السريه Waxaan aan sameen malaha sidii aan uga bixi lahaa xumaan kale ne ma lihi oo aan ka eheen caadadaas Marka wll keyow talo aan kaa rabaa 😢

  • @SahraAhmedAli-r6o
    @SahraAhmedAli-r6o 13 дней назад

    Thks

  • @NahlaAbdirahman-d9s
    @NahlaAbdirahman-d9s 13 дней назад

    Soolabasho wacngan San asxabta

  • @KhaalidKing
    @KhaalidKing 13 дней назад

    Nin wax bartay ❤

  • @RasmiRadio
    @RasmiRadio 14 дней назад

    Waan kugu soo biirnay. Saxiib codka waa boob siinaysa. Muuqalada danbe aad duubayso sidaa ma ka yar beddeli kartaa.

  • @RoodaAbdiHassan65
    @RoodaAbdiHassan65 14 дней назад

    Mhdsnid walaal❤

  • @DADAAlWAADGAREYSAA
    @DADAAlWAADGAREYSAA 14 дней назад

    Mahad sanid❤

  • @RoodaAbdiHassan65
    @RoodaAbdiHassan65 14 дней назад

    Thank you for your sharing😊

  • @AliHarestoOlow
    @AliHarestoOlow 15 дней назад

    Baarakallahu feek

  • @YuusufBashiir-qx5ff
    @YuusufBashiir-qx5ff 15 дней назад

    Asxaabta halkan ku jirto sabiskaray b iisaa ra zxp yaal

  • @YuusufBashiir-qx5ff
    @YuusufBashiir-qx5ff 15 дней назад

    Thanks bro ❤

  • @Cr.apdalleAbdirahmanali
    @Cr.apdalleAbdirahmanali 15 дней назад

    Noosoo badi zxp😊😊😊

  • @user-qy3ue3xd4v
    @user-qy3ue3xd4v 16 дней назад

    Asc ustaad suaal? Waxan away will dhalinyaro ah oo said canto uh tasi maba xumee hadalada dadka ay igu dhahan sida qalfoof bad u eegahay ,waad qori bad tahay marka ad ayay hadladasi ii dhibaan maaaxad igula talin lahayd ustaad?

  • @dhabadaxaqa5179
    @dhabadaxaqa5179 17 дней назад

    Keep going my friend 🧡

  • @KalidAbdurahman-tr1mb
    @KalidAbdurahman-tr1mb 17 дней назад

    Shugran.

  • @abdullahiaden2269
    @abdullahiaden2269 18 дней назад

    ❤❤

  • @mohamedfarah707
    @mohamedfarah707 18 дней назад

    Masha allah Walaal khayridiin waxaad tahay qof aqoon-yahan ah horay usoco wllo

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia 18 дней назад

    M.A SXB HOREY U SOCO🎉

  • @Abdirasaaqharunabdi
    @Abdirasaaqharunabdi 19 дней назад

    Sxb muuqaaladaada aad Ayaan uxiiseeyaa lkn waad Naga soo daahisaa Sxp mcn xitaa weekly noogu soo dhig adoo raali ah Keep going bro ❤

  • @zuu528
    @zuu528 19 дней назад

    Ok

  • @MohanizShow
    @MohanizShow 19 дней назад

    Masha Allah Zxb Qiime leh keep going🔥

  • @Hilaal-Ak
    @Hilaal-Ak 19 дней назад

    Thnks horay usoco

  • @abdialasow4881
    @abdialasow4881 19 дней назад

    Mahan said sxb gacaliye ❤

  • @AhmettSh.99-pk6on
    @AhmettSh.99-pk6on 19 дней назад

    Wax badan lagaa faidey thank you so much mr khairudin you are suggestions

  • @maxamedMubarak
    @maxamedMubarak 19 дней назад

    Horey u soco zhp

  • @SundusHassan-ln7xp
    @SundusHassan-ln7xp 19 дней назад

    M.a keep going bro

  • @warkayo6821
    @warkayo6821 19 дней назад

    Fiidiyowga sobadi isbuuci xataa halmar sodhig haso dahinin

  • @XaliimoMaxamed-ot4so
    @XaliimoMaxamed-ot4so 19 дней назад

    Mahadsanid wllo🎉

  • @NurtoMohamedNunow
    @NurtoMohamedNunow 20 дней назад

    Thank you barther

  • @yaasircarfaad8946
    @yaasircarfaad8946 21 день назад

    Thanks bro

  • @iniboorow1460
    @iniboorow1460 25 дней назад

    🎉

  • @XasanNuur-o9r
    @XasanNuur-o9r 26 дней назад

    Mahadsanid will qaali❤

  • @XasanOg-b7x
    @XasanOg-b7x 28 дней назад

    Soolabasho wcn

  • @Ogaahiye20
    @Ogaahiye20 29 дней назад

    Thanks ustaad❤🎉😮

  • @IbrahimMoussa-cs6og
    @IbrahimMoussa-cs6og Месяц назад

    Good❤

  • @NadaMaxamed-q1q
    @NadaMaxamed-q1q Месяц назад

    😢😢