Sideed Uga GUULAYSAN Kartaa Cabsida? - Xeerarka Awoodda

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 окт 2024
  • Muuqaalkan Waxaan Kusoo Bandhignay Istiraatiijiyado Haddii aad Raacdid Aad shaki la'aan Ka Guulaysan Kartid Cabsiyahaaga
    Xalqadihii Hore:
    Qaybtii 1aad: • Sideed U Yeelan Kartaa...
    Qaybtii 2aad: • Sideed Gacanta Ugu Dhi...
    Qaybtii 3aad: • Ha Noqonin Qof Mar Wal...
    Qaybtii 4aad: • Sideed Uga Dhigi Karta...
    Barahayga Bulshada:
    Instagram: ...
    TikTok: www.tiktok.com...

Комментарии • 65

  • @maxamedcabdirahman9198
    @maxamedcabdirahman9198 8 месяцев назад +7

    Walaal khyrudiin magacaygu waa maxamed cabdirahman muuse runtii aadban udhagysta video yadada waxbadan ayan ka faaiday lkn dad badan oo ay aad ukhusayso barnaamijyadan meelo maala yacniya ayey ku jeedan wan rajeenaya inay inaguso biiran❤🎉

  • @sancho_8
    @sancho_8 9 месяцев назад +7

    1 m ayad uqalantaa teacher🙏💜

  • @GODAY24
    @GODAY24 9 месяцев назад +4

    Khayru diin adeer waxa tahay nin rageed, halkaaaga ka soco ha caajizin, waxa aad noogu jirta kalin wayn, oo booska ha faarujin, waaaaan ku salaamay saaxib.

  • @shariiftawakal2472
    @shariiftawakal2472 2 месяца назад

    Waa janal iga maqnaa markaan arkey aad ugu farxey wall kheyrudiin hanaga jarin moogaaladaan. Mahadsanid

  • @Mohanyare-p4o
    @Mohanyare-p4o 7 месяцев назад +1

    Mahadsanid Zhp waxa badan aya ka faiday guuuley mazul 🎉👏🏾✊🏿😢

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia 8 месяцев назад +2

    M.A GUULEYSO 🎉

  • @ABDIMOHAMEDHASSAN-l3x
    @ABDIMOHAMEDHASSAN-l3x 9 месяцев назад +2

    Thnks alot teacher.❤❤❤❤❤❤

  • @KhalidAbdi-lc2os
    @KhalidAbdi-lc2os 3 месяца назад

    Mansha allah wll

  • @CashaCabdi-tp7oz
    @CashaCabdi-tp7oz 2 месяца назад

    Wax yar wacanaaa 😂😂❤ hdan awoodo 1m ku gaadhsin lahaa

  • @JaamacCabdirisaaq-h9c
    @JaamacCabdirisaaq-h9c 2 месяца назад

    M.a zxp soobadi

  • @yahyeabdillahi20yahyeabdil36
    @yahyeabdillahi20yahyeabdil36 6 месяцев назад

    Thanks my bro inchallah kheir bane ku rajenaya

  • @ShaaficiMaxamed-ub1wx
    @ShaaficiMaxamed-ub1wx 9 месяцев назад +3

    Good talent

  • @najmadahir324
    @najmadahir324 8 месяцев назад

    Mashalaha keep going bro

  • @Albaas7
    @Albaas7 8 месяцев назад

    Nice content 👌 bro somalida udaneysay❤

  • @DEEQAMAXAMUUD-y2n
    @DEEQAMAXAMUUD-y2n 7 месяцев назад

    M.a wllo waan kugu xirnahay ee soobadi cilmi nafsiga walibà ani sigaara❤❤❤

  • @hoygatalooyinka6641
    @hoygatalooyinka6641 9 месяцев назад +1

    The goat kharudiiin the best RUclipsr i ever had .❤ the going zhp

  • @zamzamfarid
    @zamzamfarid 8 месяцев назад

    Sxp muqaalka kale diyar Miya laso dhaqso teacher khyrudin 🙏🤝

  • @Farmino9
    @Farmino9 9 месяцев назад +1

    Thanks teacher ❤

  • @mohaapdi964
    @mohaapdi964 8 месяцев назад

    Mahdsanid teacher❤

  • @natasha-vg8il
    @natasha-vg8il 8 месяцев назад

    Mansha alla guul pro

  • @PeaceMan-rn6hv
    @PeaceMan-rn6hv 8 месяцев назад

    Mahadsanid ustaad

  • @Inspireyourfuture8.
    @Inspireyourfuture8. 8 месяцев назад +2

    Wll adigoo mahadsan hal video oo ka hadlaya xirfada video editing ka kusaabsan igu caawi🌟

  • @QEYREAhmed
    @QEYREAhmed 9 месяцев назад +1

    Horey usoco ustad❤❤❤

  • @Wllmohalajanka
    @Wllmohalajanka 4 месяца назад

    zxp lajan ❤❤❤ayaaa tahay❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @mubashirxiis1522
    @mubashirxiis1522 8 месяцев назад +1

    Legend 🎉

  • @fadumaqaayo
    @fadumaqaayo 8 месяцев назад

    Maansha allah wlll mahadsanid👍👍👍👍

  • @Urcristiano-z2n
    @Urcristiano-z2n 9 месяцев назад +1

    Thanks zxp mu hiimada kugu jeclahey keep going lkn buuga somaligiisa halkee ka helaa😢😊❤

    • @XOGGOOB
      @XOGGOOB  9 месяцев назад

      illaa hadda inta aan ka war hayo afsoomaali laguma turjumin

    • @Abdwiilhoog0987
      @Abdwiilhoog0987 8 месяцев назад

      Booga waa kaas

  • @hafsooali6801
    @hafsooali6801 8 месяцев назад

    Aadbaa umahdsanthy wll in bdn baan jeclaa inaa kitaabkaan dhageesto alla kaa abaal mariyo

  • @XamdaMukhtaar-v1u
    @XamdaMukhtaar-v1u 9 месяцев назад +2

    ❤❤❤❤thank yuo ❤❤❤❤

  • @مصطفىحسين-ذ4ق2غ
    @مصطفىحسين-ذ4ق2غ 6 месяцев назад

    Zb qali khayru Diin waxan kuleyahay waxaad sabab u Noqotay dad farabadan inay boodhka iskajafaaan o ay Noloshoda badlaaaan o markiii hore mel iskafadhilaha hada waxalaga yabaaa inay manta kamid yihiiiin dad gulo badan gadhay hore usoco zxb adna waliga hacajisin

  • @dhabadaxaqa5179
    @dhabadaxaqa5179 8 месяцев назад

    Mashallah ❤

  • @XOGDHUUX
    @XOGDHUUX 8 месяцев назад +3

    Muqaal tayo leh

  • @SuhaybYare-g9k
    @SuhaybYare-g9k 8 месяцев назад

    Mia allh dhiiri geliye ❤😊

  • @yahya____hanad
    @yahya____hanad 8 месяцев назад +2

    1M ᴀᴀɴ ɢᴀᴀʀsɪɪɴᴏ ᴅʜᴀʟɪɴʏᴀʀᴏ ɴɪɴᴋᴀᴀɴ ᴡᴀᴀ ʟᴇɢᴇɴᴅ💙

  • @TusbaxLe027
    @TusbaxLe027 8 месяцев назад

    Wcs wa raxmatulahi wabarakatuh

  • @YaxyeAxmed-g9j
    @YaxyeAxmed-g9j Месяц назад

    Wll khayrudiin waxaan rabay inan kula wadaago please

  • @XudayfamaxamedMacalin
    @XudayfamaxamedMacalin 28 дней назад

    2:40

  • @SoumeyaMOUSTAFS
    @SoumeyaMOUSTAFS 9 месяцев назад +1

    M'y bro Thanks you❤❤❤🎉

  • @AbdiqaniCaalim
    @AbdiqaniCaalim 8 месяцев назад

    شكرن لك يا اخي🤝

  • @JANAATJIBRIIL
    @JANAATJIBRIIL 8 месяцев назад

    😢😢 mashalah

  • @XudayfamaxamedMacalin
    @XudayfamaxamedMacalin 28 дней назад

    Wll taxanihi janalka waad naga kalagoysay

  • @SedcaliCqaadir
    @SedcaliCqaadir 6 месяцев назад

    Asc

  • @MaxmedMaxmed-xf5rf
    @MaxmedMaxmed-xf5rf 8 месяцев назад

    thankz zxp❤

  • @YaxyeAxmed-g9j
    @YaxyeAxmed-g9j Месяц назад

    Sxp ani mid baan isku arke ii maila xalin kartaaa

  • @queensamiiha2240
    @queensamiiha2240 9 месяцев назад

    Kheirudiin😊😊

  • @XudayfamaxamedMacalin
    @XudayfamaxamedMacalin 28 дней назад

    Wll taxanadi janalka waad naga kalagoysay

  • @Mohamed.solo.344
    @Mohamed.solo.344 8 месяцев назад

    thanks teacher ❤❤❤😂😂

  • @faadumoaxmed8277
    @faadumoaxmed8277 9 месяцев назад

    Mahadsanid wll❤🎉

  • @cabdixafiidelmi4329
    @cabdixafiidelmi4329 8 месяцев назад

    Zxpy ka soohadal dagaalka dhaxmaray soomaaliya iyo itoobiya 1977

  • @MrlamafilaanMohamed
    @MrlamafilaanMohamed 8 месяцев назад

    M.a🎉

  • @FaadumoMohamed-rc2nm
    @FaadumoMohamed-rc2nm 8 месяцев назад

    Aniga cabsi wy dhaafty tani gariir bn si aan umaareeyo garan layahy isoo duceeya wll😢

  • @Enjoy.copyclub
    @Enjoy.copyclub 8 месяцев назад +1

    Adiga. Mathay mid awod badan marhay mid nolsha ka gadhay gulo badan ma tahy mid ay dadka ix tiraman mathay mid gulo dhaqale gadhay mathay mid mawduckasto laga had lo fahmi kara qarkod moyane !!!!!!
    Jawbta yas or no 😊

    • @XOGGOOB
      @XOGGOOB  8 месяцев назад +4

      Tusaale Haddii sheekha khudbaynaya uu ku dhaho sidaas iyo sidaas samee si aad janno u gashid xuuralCaynna aad u heshid ma waxad dhihi adigu janno ma gashay oo xuuralCaynna ma heshay, waxaan kula wadaagayo waa wax buugaag ku qoran kumannaan qofna ay tijaabiyeen

    • @Enjoy.copyclub
      @Enjoy.copyclub 8 месяцев назад

      @XOG-GOOB oky tas aniga wan ogahy xata aniga wan haya buga oo wan akhriyaya oo xata waxan akhriyay [The richest man in Babylon., Atomic habit , think grow rich , rich dad poor dad Robert kuzaki , Psychology of money , Black swam,] dhamtodna kala badh wan ka akhriyaya zhp kher ayan ku rajenaya

  • @warkayo6821
    @warkayo6821 8 месяцев назад

    Ok

  • @Ebrahimadem67
    @Ebrahimadem67 8 месяцев назад +1

    Wixii xun naf iyo shaydan ayaa leh

  • @hoygatalooyinka6641
    @hoygatalooyinka6641 9 месяцев назад +1

    152view

  • @m.rmohamedhassan8237
    @m.rmohamedhassan8237 9 месяцев назад

    Zxp video editing inteen keheli karaa

  • @munackariin6618
    @munackariin6618 8 месяцев назад

    Boga xge ka hela

  • @bushroismail606
    @bushroismail606 3 месяца назад

    𝑇𝑛𝑥𝑧 𝑤𝑙𝑙𝑜 100%🥰🥰🥰🥰

  • @XudayfamaxamedMacalin
    @XudayfamaxamedMacalin 28 дней назад

    2:18

  • @SedcaliCqaadir
    @SedcaliCqaadir 6 месяцев назад

    Asc