051 | 11 | dadku mar walba ha kuu baahnaadaan | Sirta awoodda
HTML-код
- Опубликовано: 2 мар 2024
- Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan
RUclips: / @sahanka97
Podcast: / @sahanpodcast97
Facebook Page: profile.php?...
X (Twitter): AadanSahan?t=ctff
Instagram: / aadan_sahan
Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sa...
TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_...
Buugteenna soo baxday:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
3- Loollan.
4- Faca koraya.
5- casariye.
6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
7- Waayaha Daanyeerta.
8- Ismalure.
Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
3- Hadhkii Madoobaa.
4- الإسلام بين الشرق والغرب
5- بروتوكولات حكماء الصهيون
6- المؤامرة الكبرى
7- الشيطان يحكم
8- اعترافات عشاق
9- في الحب والحياة
10- إسرائيل البداية والنهاية
11- وبالحق أنزلناه
Jzakalah ustaad adan misaanka xasanaadka alle hku saaro cilmigaga role model paad i tahay wax badana wan kaaa faaaiday❤❤❤❤❤❤
شكرآ أستاذ 🎉❤
Mahadsanid ustaad cilmiga qaliga ah eed nala wadagtay
Shukran wallo Aaden sahan
@sahan podcast please translate the book called psychology of money by morgan housel
Shukran wll
Ustaad shukran
Alla ha ku barakeeyo ustaad❤❤❤
Shukran ustaad laakin waad nagala daahday qaybihii kale 8 cisho kuma hayno
Wacalaykuma salaam Aden.🎉
Ustaad waa no dadaashaye alle hakula garab gallo howsha 👍
Mahadsanid wll adan
Ustaad mahadsanid
Shukran ❤
Ustaad barakallah ❤
Mahadsanid جزاك الله خيرا
Lkn taxanaha inoo sii wad zxp
Thanks
Mahadsanid❤❤ ustaadii
Mashallaha adaan sahan❤❤❤
Shukran ustaad la soo dhaqso vedioska 3 days is much longer
Masha allah guulaysoh hogaamiye
Thanks ustaad ❤
Masha allah Alle haku sharfo wll
❤❤ thanks
Guulayso ustaad ❤
عليكم وسلم ورحمت الله وباركه ❤
Mahadsanid 🤴🙏🫶🏼
Shaqo wanagsan ayaad qabatay
Waxan kugu soo biiri dona markad bilowdo buugagta
1=Atomic habit
2=How to win friends and influence people
3=tha art of not giving a f*ck
4=The power of now
Keep going, bro🙏
M.a keep going wll❤
Guuulayso ustaaad
Wzc adan khadar cali ❤
"Wax aan lagu kasban in lagu jeclaado, ayaa lagu kasbadaa in laguu baahdo."
M.a gulayso usdaad
Xeerkaa reer galbeedka ayaa aad u adeegsada oo nidaamka difaaca hawada ee ay sucuudiga geeyeen uma ayna dhiibin dad sucuudiya mana ayna barin qaabkuu u shaqeeyo
Wll qalii rontii waxaa tahy halyay
Sidaan iyo si kasii ficn ayaan ku rajenayaa ale haku bara keyo
❤❤❤ legand
Ustaad mahasanid
Pro keep gion😊
M.A ❣️❣️❣️
❤😊
اللهم صلي على محمد وعلى ال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وال محمد كما باركت على ابراهيم ابراهيم ابراهيم ابراهيم ابراهيم انك حميد مجيد
Salaama wll❤
❤
😊
Adan khadar ali ✌️🙏
Wsc wr wb ❤
M,a❤
Ama dad badan ku dagmaa Qodobadaan? In shaandha yeelato muhiim si aadan u noqon dameeri dhaan raacday😮😮😮😮😮😮😮😮
M.a
adanow fagaare media waa sugaynaah i.a
Asc
Bugaas ka dambeeya e Ku qoran thy waan ...
Wa mxeyna wll useful bu ila egyahe👀
Mahad sanid sahan
Nabiga ku salli oo kaalay nasoo booqo oo nala dhagayso buug cod ah, guulayso labada daarood.
🤴🏼🖤
Ustaad adan bugaagtan halken ka heli karnaa
Hadiu ee macquul tahy halmalin i,n waan wada xariirii donaa ciwaan kaaga ama mesha lagala xariiro ayaan rabaa
Asc Adam wll waxan ka codsana dhor buug o ad naftada uhiben lehed inad isiiso ilaahey hku barakye wa iga codsi😊
Mhdsnd ustaad 🎉
Robot green isaga mxuu wxan oo kaarto ah u adeegsan waaya😂 ustaad
aadan waxaan markale kaa codsanaynaa inaad jaanis siisid qoraaga siduu isagu wax u qoray adigoon waxba ku darsanayn fikradiisa, kadib adiguna aad falanqaysid si aan labada aragti isku barbar dhigno.
Waxa uu qoray iyo waxa aan ku biirinayo waan kala saaraa marka aan ka hadlayo wll
@@sahanka97wallhi booka dad badan ayaan ka arky ayagoo sharaxaaya lkn sidaada okale maan arak waa top top top sidaad tuusaala yaasha ugu dareeso ayaaba wax Loo dhiga jirin
Nin tagaya oon lacelin
Nin jooga oo Latirin
Iyo nin maqan oo latabin
Rabi haku xafido waxaad tahay nin dalka iyo dadka anficikara hadaad doonto iidoor ahaw kkk taa waa kaftan
Maxaa istimacala gabdaha lagursanayo ehelkeedi ,adheerked ba badiya jira halaradiiyo, habaryarteed xafad hebel halaga radhiiyo, iwm 😂😂ileen sharcigan bay istimacalan.😅
Waxwalba walayiskodaya inlasemeyo
War ninkan 1m hala gaadhsiiso
Wax badab kaa faa,idey
Jj
Suleymaan ma'aha waa se Waliid waxa uu Xajaaj ka hoos shaqeeyay, laakiin xilligii Suleymaan talada hayay Xajaaj ma nooleen
Adan rer balidhiig ban ku modaye ma rer gowlalaale ayad tay, aniguba ree hawd ban ahay reer dudumocad ban ahay.
Wallo tolkaa hana bari
Wx wx tarleh no soo gudbi
😊