Sideed Xasuustaada kor ugu qaadi kartaa %100 | maskaxdaada dib u cusboonaysii .

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • Muqaalkan waxa aan kusoo koobnay Talooyin iyo tilmaamo aad kor ugu qaadi karto xasuustaada ama xifdigaaga .
    sideed ayaad xasuustaad kor ugu qaadi kartaa %100? waxwalba hore ka xasuuso .
    Samayso jadwal usbuucle ah
    • Samayso jadwal usbuuc ...
    10 website oo aad wax ka badan karto
    • 10 Website oo aad ka...
    • Sida ugu dhakhsaha bad...
    Tusmada muuqaalka .
    hordhaca
    00:00-00:17
    00:18-00:20 intro
    00:21-04:10
    qaybaha xasuusteenu ka koobantay iyo noocayadeeda
    04:11-05:48 qadobka 1/1 ficil u badal waxaad baratay
    05:49-09:03 qodobka 2/1 diwaan galin fiican samee
    09:04-10:50 qodobka 3/1 ku celcelin wakhti u dhaxeeyo samee
    10:51-12:10 qodobka 4/1 wax cusub baro maalin walba
    qaybta 2aad
    12:11-13:08 qodobka 1/2
    13:09-14:24 qodobka 2/2
    14:25-16:01 qodobka 3/2
    16:02-16:37 qodobka 4/2
    16:38-17:46 gabagabada muqaalka .
    #xasuustaad kor u qaad
    #xifdiga
    #waxbarasho
    #mubarak_hugur
    #xasuusta
    #xifdigaaga kor u qaad
    #xifdintaquraanka
    #waxbarasho
    #talooyin.

Комментарии • 80

  • @user-A-Muslim-girl-from-Yemen
    @user-A-Muslim-girl-from-Yemen Месяц назад +5

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 4 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis among us, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967716649494 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~««◖«~◖:~:~¡~¡~◖¡~◖;I◖.i.i.◖i.i.◖i.i.I.||-◖˹˛˹˛˹˛‘,,◖˹˛˹˛˹◖’˛.;\،،.......................

  • @HalihodanFaarahTimir-jz3zh
    @HalihodanFaarahTimir-jz3zh Месяц назад +2

    ASC Walaal Mubaarak.
    Aad ayaad ugu mahadsan tahay inaad dadkaaga wax wanaagsan u soo gudbinaysid si ay uga faa'iideystaan aqoontaada fiican 👍👍

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 Месяц назад +4

    Dharagta badan waay dishaa xifdiga culumo badan baas qabo
    Xertu baahidaay wax kubaran jireen

    • @maryamabdallah3904
      @maryamabdallah3904 Месяц назад

      Maasha alaah mowliid xerta kali maaha ee xadiiskii rausulaahi Ba ahaa in dharagtu xun tahay xaga caafmaadka iyo xifdinta siiba markii aan yareey waa la, ogaada sida quraanka u xafdin jiray hadii aad gafto qur, aan ka a dugsigaa laguugu reebi jiray si aad u baahato baahato oo maalinta danbo Inta lagu xiro washmsi laguugu qaadi jiray aloow janadii ferdoowso ugu bishaareey macalinkeygii iyo waalidkeygii yaarabi asc

  • @wiilkahargeysajecel8748
    @wiilkahargeysajecel8748 29 дней назад +2

    Masha allah Ustaad ❤️ si wanaagsan ayaad wax noogu faa,ideysey

  • @khadraali2674
    @khadraali2674 Месяц назад +3

    Abaalkaga alle hka dhigo jannadii udgooneyd aqoonyahan Mubarik Hugur😊

  • @fihimaissa7932
    @fihimaissa7932 Месяц назад +3

    Dhiirigaliyaha kaliya ee waxad samaynlahayd iyo waliba sidaad u samayn lahayd kuu shegaya mubarak hugur channel. Markasta wax cusub iyo macluumad anan horay u aqoonin nagu soo kordhiya. You help me think clearly and gave us clear directions. Thank you

  • @yaxyejaamac1594
    @yaxyejaamac1594 22 дня назад

    ما شاء الله والعلم أن الأذكار القرءانيةوالنبوية دواء للفهم والحفظ 17:19حفظنا الله وإياكم آمين

  • @user-gw9jy1gl2q
    @user-gw9jy1gl2q 26 дней назад +1

    Mashaa Allah Tabarakallah

  • @xilkasjeenyoxilkas945
    @xilkasjeenyoxilkas945 25 дней назад

    Shukran 😢wllo quranka xifdikisa igu aday meshan ka baxo ilawaa❤

  • @CabdirashiidXusseinqaaje
    @CabdirashiidXusseinqaaje Месяц назад +2

    Thanks ustaad

  • @Somatechnology01
    @Somatechnology01 Месяц назад +1

    thanks ustaad talo wanaagsan ayaad nasiiday.

  • @abdisamadfaarax3373
    @abdisamadfaarax3373 27 дней назад +1

    جزاك الله خيرا

  • @NimoDaad
    @NimoDaad 22 дня назад +3

    Ilaahay haiisoo celiyo xusuustaydii

    • @safiaibrahim8513
      @safiaibrahim8513 9 дней назад

      AMIINI ALLAH HAA KUU SOS CeLiYO

    • @NimoDaad
      @NimoDaad 8 дней назад

      @@safiaibrahim8513 aamiin walaal mahadsanid

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Месяц назад +1

    Waana iyo wax sheega halaga Faa'iidaysto Dhalinyaro.❤❤❤
    Si dhab ahna ha loo qaato

  • @cunaysahAhmed
    @cunaysahAhmed 23 дня назад +1

    Usteed waad iga qoslisay waxaan Soo xasuustay sidaa silamida nin aan wada subcin jirnay qur.aanka mar uu sidaa usoo fadhiisto wuu ilaabaa wixii ba

  • @sooyaanherbal
    @sooyaanherbal Месяц назад +1

    Masha, Allah Allah ku barakeeyo wllo

  • @AbdiladifFarhanAli
    @AbdiladifFarhanAli Месяц назад +2

    m.a ustd aad ayad umahadsanthy❤

  • @MaxamedaxmedMaxamed99
    @MaxamedaxmedMaxamed99 Месяц назад +1

    Aad iyo aad baan kaaga mahad celinayaa wll sida fiican ee aad noola wadaagto mawduucyada aadka u faaiidada badan illaahay abaalkaaga jannatul firdawsa ha ka yeelo

  • @NASRI-EEBE
    @NASRI-EEBE Месяц назад +1

    Sida aan kuugu raacsanahay xogahan iyo sida quruxda leh ee aad u qudbisay weligay qof ugama faa'iidin thanks szp

  • @yonisabdulqaadir3923
    @yonisabdulqaadir3923 Месяц назад +1

    Mahadsanid ustaad mubarak

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 Месяц назад +1

    Aad u mahadsanty Ustad Alle haku sharfo

  • @MaxamedDhaaley
    @MaxamedDhaaley Месяц назад +1

    asc wllky ilhy wxn kaga baryaya cimri dher iyo cibad suban ilhy haku siyo wxd thy fican

  • @Ziyaad_goni_socod
    @Ziyaad_goni_socod Месяц назад +11

    Thabks my brother i have exam 8. 20 keeda ❤❤❤

  • @apdifatahmohamed4004
    @apdifatahmohamed4004 Месяц назад +1

    اول مشاهد ☝️
    استاذي أستاذ مبارك

  • @user-sm3ly1zk5t
    @user-sm3ly1zk5t Месяц назад +1

    بارك الله فيك أخونا الفاضل

  • @ShukriyaBbb
    @ShukriyaBbb Месяц назад +2

    Thanks will ❤🎉

  • @RumaanYuusufahmed-le3ng
    @RumaanYuusufahmed-le3ng Месяц назад +1

    Mahadsanid ustaad ❤

  • @Nasra-g7k
    @Nasra-g7k 24 дня назад +2

    Yazakallah ustaad❤😊

  • @ayaanshafici
    @ayaanshafici Месяц назад +1

    جزاك الله خير استاد

  • @mustafehussein6853
    @mustafehussein6853 Месяц назад +1

    Mahadsanid walaal Alle ha kaa abaaliyo

  • @DhaxalDareen
    @DhaxalDareen Месяц назад +2

    GOOD

  • @halimoiman4890
    @halimoiman4890 18 дней назад

    Waa tacliin aad u muhiimsan
    Shukran wll

  • @mustafemohamoud3392
    @mustafemohamoud3392 Месяц назад +1

    Jazakallaah sxb

  • @AbdirahmaanAhmed-x9o
    @AbdirahmaanAhmed-x9o Месяц назад +2

    Thank you so much

  • @faysayuusuf254
    @faysayuusuf254 Месяц назад +1

    Mahadsanid wllo

  • @user-ur3pw7zs8i
    @user-ur3pw7zs8i Месяц назад +2

    سورة الرحمن سورة الشرح
    qufkii akhriyo maskaxdiisa wax walbo masoo xasuusanayso
    Haddi maskax yar qabto oo faham la'aanku hayso labadaas ruusad maku cabinayano❤

  • @AdamGas-jx3oj
    @AdamGas-jx3oj Месяц назад +1

    Aad baad u mahadsantahay walaalkay.

  • @LaylaMaxamed-t9p
    @LaylaMaxamed-t9p Месяц назад +1

    Mansha allh

  • @ramlaabukar9865
    @ramlaabukar9865 22 дня назад

    Masha Allah Tabarakallah. ❤❤❤❤

  • @MahadAhmed-ju7eo
    @MahadAhmed-ju7eo Месяц назад +2

    Thanks maclin 😊❤

  • @Abdirisak99
    @Abdirisak99 Месяц назад +1

    Thanks 👍 ustaad

  • @I.F.J
    @I.F.J Месяц назад

    Shp wax yaalaha kaa caawinaya inaad luuqad cusub barato noo soo gudbi adoo mahadsan Good man ba tee

  • @shaakirmuse
    @shaakirmuse Месяц назад +1

    Masha Allah mahadsanid ustaan

  • @Maxamedbarre11
    @Maxamedbarre11 Месяц назад

    Mahadsanid ustaad xasusutu waa halka sahay aqooneed sahasha in la helo ama la xifdiyo

  • @MaddaaleMaxamed
    @MaddaaleMaxamed Месяц назад +1

    MAHADSANID USTAAD

  • @KhadraKhadramaxamed
    @KhadraKhadramaxamed 21 день назад

    Masha allah

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan9236 Месяц назад +1

    Number one waan sugayey

  • @Muwadoooo45
    @Muwadoooo45 Месяц назад

    Jazakallahu Khair ustaad ❤🎉

  • @cabdixakiinxaajiinaxaaji-qp4uf
    @cabdixakiinxaajiinaxaaji-qp4uf 27 дней назад +1

    𝐭𝐡𝐚𝐧𝐤𝐬 𝐦𝐚𝐜𝐚𝐥𝐢𝐧🎉

  • @bukhatir1454
    @bukhatir1454 Месяц назад

    Ustaad mubaarak hugur aad iyo aad ayaad umahasantahay muuqaalkan wax yaabo badan ayaan kafaa iiday 😊😊😊😊

  • @farxiyacabdilaahi4843
    @farxiyacabdilaahi4843 Месяц назад

    Thank you very good

  • @NimcoAbdulaah
    @NimcoAbdulaah Месяц назад

    Masha allah mahadsanid ustaad waxa badan baa noofadiysay

  • @HusenApdi
    @HusenApdi Месяц назад +1

    Thanks wll

  • @abuluqmaanmedia6117
    @abuluqmaanmedia6117 Месяц назад

    Jazakallahu khayran ustaad

  • @Shadeahamod
    @Shadeahamod 29 дней назад +2

    Hadaan ogaday Fariid ahay xadhiidhinta walahy hada labo asbuuc ban wa oga xafiday lkn itaxaankan hada kabaqaya bal gadhigana nosoo sharax qofdacadaad tahy madaba aad xadhiidhintan niyada kuhaystay garatay 😅😅😅😅😅

  • @ShugriHasan-cp9wm
    @ShugriHasan-cp9wm Месяц назад

    Mahasanid
    👍

  • @AbdiNjbMahamed
    @AbdiNjbMahamed Месяц назад +1

    Tnx sxp 🎉

  • @asha3777
    @asha3777 24 дня назад

    Maasha'aa Allaha, waa loo baahanyahay casharkan
    Mahadsanid

  • @Shadeahamod
    @Shadeahamod 29 дней назад +1

    😂😂😂😂 inaderow walahy wa iga qoslisay anaa hada garigasidalowado o ingiriisi kuxafiday luqadana ma aqan American bill jooga Saa luqada igu adkaty Ila hada dariiqyada waxankusoo xasuustaa dad magacood ani igaara walahy waxan modayay kaligay 😂😂😂 niyo daqiiryada minnesota nooso sharax hadaad jomto meshan mahadsanid walaale

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 Месяц назад

    Thanks

  • @sagalismacil9328
    @sagalismacil9328 Месяц назад

    Thanks wllky

  • @user-hx5om5gc1z
    @user-hx5om5gc1z Месяц назад +1

    Thanks teacher

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  Месяц назад

      Welcome!!

    • @AhmedgabowGarmadow
      @AhmedgabowGarmadow 5 дней назад

      Walaalaha iigu sheeg in iisoo duceeyaan in allaah I caafiyo allaah dartiis markasto dukataan ana video soogalisan​@@mubarak_hugur

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 Месяц назад +1

    Ustd waxaan kaa codsanaaa in aad noo soo geliso sida loo xareysto shaqooyinka Australia 🇦🇺

  • @XamdaMaxamed-uo5pr
    @XamdaMaxamed-uo5pr Месяц назад

    Istad thnkz❤

  • @CabdishakurCabdiqadir-n4j
    @CabdishakurCabdiqadir-n4j Месяц назад

    Wad mahad santhy wll

  • @IqraaliAbdiIqraaliAbdi
    @IqraaliAbdiIqraaliAbdi Месяц назад

    Aad bad umahadsantahay walakey

  • @XamdiMxamad
    @XamdiMxamad Месяц назад

    M.n