Sidan samee usbuuc walba bilowgiisa | qaab fudud oo aan adeegsado .

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024
  • halkan kasoo daawo muqaalki hore ,sida loo samaysto jadwal qiimo leh .
    • Samayso jadwal usbuuc ...
    waxyaabo kaa caawinaya in aad luuqada barato
    • 4 Waxyaabood oo kaa ca...
    • Sida ugu dhakhsaha bad...

Комментарии • 47

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Месяц назад +4

    Talooyinka iyo wax sheegga Si dhab ah u Qaata kana Mira Dhaliya
    ❤❤❤ ustd Mubarikna waa mahadsan yahay

    • @fathiabdi8924
      @fathiabdi8924 Месяц назад

      Englishka maad dhigtaa indhigtanrabay

  • @Abdisamad.Abdulle
    @Abdisamad.Abdulle Месяц назад +4

    Thanks for sharing this great information ❤🥰

  • @maxamedabdisamad64
    @maxamedabdisamad64 Месяц назад +2

    Wll mubaarak alle hakaa jazaa'i siiyo sida aad dadkaaga ula dedaalaysid. Maasha Allah tabaarakallaah ❤❤

  • @SUHEYB.
    @SUHEYB. Месяц назад +3

    Macalin fadlan ma noo soo sameyn kartaa yoolalka sannadka oo sidan oo kale u sharaxayso please🙏🙋‍♂️⭐️⭐️⭐️

  • @ustaadxalaalquute9339
    @ustaadxalaalquute9339 Месяц назад +2

    Masha allah ustaad allahaa kusharfo

  • @Abdinasir-n7w
    @Abdinasir-n7w Месяц назад +2

    Ustaadka ustaadyada wn ku salamay zxp

  • @yasiin-guray
    @yasiin-guray Месяц назад +1

    Mahadsanid walaal waa Muqaal aad u wanagsan

  • @mubarikmedia6471
    @mubarikmedia6471 Месяц назад +3

    Thank you

  • @XamdaCabdi-wd3mk
    @XamdaCabdi-wd3mk Месяц назад +2

    Shugran wllo Mubarak dhirigaliyahayga nolosha illhay misanka xasanaadka hakugu daro

  • @eymansharma1302
    @eymansharma1302 Месяц назад +1

    Thanks good job ustaad

  • @abdulaahimohamed5406
    @abdulaahimohamed5406 Месяц назад

    Mahadsanid ustaad waa talo wanaagsan

  • @ShukriyaBbb
    @ShukriyaBbb Месяц назад +1

    Thanks Allaha ka xafldo will 🎉❤❤

  • @XabiboMaxamed-no5sh
    @XabiboMaxamed-no5sh Месяц назад

    Mahadsaniid ustaad allh ha kubarakeeyo

  • @looskey5671
    @looskey5671 Месяц назад

    Ustaad Hugur aad baad u mahadsan tahay, nidaamkaan wuu fudud yahay, waana la dhaqan gelin karaa..

  • @abdallakhaliif3955
    @abdallakhaliif3955 Месяц назад

    Thank you, bro you're a good person

  • @halalpolice7544
    @halalpolice7544 Месяц назад

    Khayr Allah haku siiyo wllo

  • @happyOsman-k1w
    @happyOsman-k1w 28 дней назад

    Shukaran wllo❤

  • @fathiabdi8924
    @fathiabdi8924 Месяц назад

    Shugran wllo waxbadanban kaafaaiday 🥰🥰

  • @-sb3mt
    @-sb3mt Месяц назад

    M.a waana dhaxal gal ah shukran wllo🙏

  • @MaxamedaxmedMaxamed99
    @MaxamedaxmedMaxamed99 Месяц назад

    Maasha Allah guulayso mar walba

  • @SadiohussienIbrahim
    @SadiohussienIbrahim 17 дней назад +1

    Ilahay Amar kii markaan jadwal dajiyo maba ku dhaqmaayo markaan jadwal dajinin ayanba hawlaheygii si fcn u qabani cudurkaas ayaan qabaa

  • @NuradinShukri
    @NuradinShukri Месяц назад

    Mansha allah wll allah halka ajar siiyi❤😊

  • @Ziyaad_goni_socod
    @Ziyaad_goni_socod Месяц назад

    I am zgs I am Somali man I love good advice ❤
    I hope good luck

  • @Odaybahal-i8k
    @Odaybahal-i8k Месяц назад

    Chanel qiimo badan m A thanks you

  • @sumayocabdinuur7229
    @sumayocabdinuur7229 Месяц назад

    Shukrn wll

  • @user-jp5yg9em7c
    @user-jp5yg9em7c Месяц назад

    جزاك الله خير الجزاء

  • @awilmohamud-s1e
    @awilmohamud-s1e Месяц назад

    well done ustaad aad bay uqiima badan tahy igu halee otherwise wish you all the best

  • @Saamiya33
    @Saamiya33 Месяц назад

    Thank u ustaad

  • @khairemusegedi
    @khairemusegedi Месяц назад

    Ustaad sharfanid
    Muuqaalo tayo leh baad noo soo gudbisaa

  • @NuuraYuusuf-m5p
    @NuuraYuusuf-m5p Месяц назад

    Good my brother thank you t much❤ mubarak 9:06

  • @SubanAbdirizak
    @SubanAbdirizak Месяц назад +1

    Ustad waxan jclan laaah ina kula so xiriroh xagee ka la so xiriri karaah adigo mahadsan ilhy haku barakeeyeeh

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  Месяц назад +1

      Instagram ayaad fariin iigu reebi kartaa wll @mubarak_Hugur.

  • @qamarali7638
    @qamarali7638 Месяц назад

    Mahd sanid walaal qeer badan allah ku siyo

  • @user-ur3pw7zs8i
    @user-ur3pw7zs8i Месяц назад

    Sxp waxaad ku mahadsanthy sida wax noola wadaagtay oo waxbarashada in Aan sii kobcinno oo dad maskaxdooda dhisay oo ka fakiray noloshada❤

  • @Mohamettali8
    @Mohamettali8 Месяц назад

    Aad ba u mahadsantahay sxp labo isbuuc ba asa ku wada habenka so galayso sabtida ba farista warka ba qimen ku sameya inta kenay mid walba khamsita free ba ahay

  • @shakiraqurux4191
    @shakiraqurux4191 19 дней назад

    Ustaad aaad baad umahdsantahay😊
    Su'aal ban raba inaan ku weydiyo.
    Qorshahan usbuuclaha dhamantood inaan malinkii midba qayb ka qabto miyaa layga rabaa mse midba maalim?

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  19 дней назад

      Maya ee shay walba qayb ka mida qabo maalin kaste .

  • @Noor_Al-Basair
    @Noor_Al-Basair Месяц назад

    Ustad waxad ka soo hadasha appka ugu fiican ee qofku moobilkiisa ku qaadan karo note isagoo ku xidhiidhsanaya gmailkisa
    marka hadii mobilka ciladi kaga timado ama laga qaato aan isagu marna waayayn xogtii uu mobilkisa ku qortay

  • @abdikarimarab9825
    @abdikarimarab9825 Месяц назад

    Eng xisbiga kulmiyana kasoo hadal 😅 mise dhanka facebook weeye

  • @SUHEYB.
    @SUHEYB. Месяц назад

    Macalin fadlan ma noo soo sameyn kartaa yoolalka sannadka oo sidan oo kale u sharaxayso please🙏🙋‍♂️⭐️⭐️⭐️