Halka uu dalku ka dhismi la' yahay! | Sirta dawladnimada.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 ноя 2024

Комментарии • 109

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 2 месяца назад +58

    Ninkan dhalinyarada wuxu isku darsadey aqoon, siyaasad hufan &aragti dheer masha allah Mahadsanid walale aadan fikrada sheegtay oodhan waa kuwa jira balse lagama fakarin sidii loga bixi lahaa!!!

    • @Arabduur
      @Arabduur 2 месяца назад

      Lkn asagu land buu ku hoosjiraa

    • @mohamedali-rn5dh
      @mohamedali-rn5dh 2 месяца назад

      @@Arabduurhaa halkui ku jiri lahaa😅

  • @hamsehalane7154
    @hamsehalane7154 2 месяца назад +37

    وكذالك نولي بعض الظالمين بعضا بما كانو يكسبون سورة الانعام 129

  • @axmedhello3580
    @axmedhello3580 2 месяца назад +11

    Nidaamkeenna dowladnimo waa Ka hadii madaxweyne cusub yimaado wasiir ilaa shaqaale hoosaad dhamaan xilka laga wada qaado, ileen Reer hebel baa raba in ay Ka bariiseeyaane. Inaga iyo dowladnimo waa Kala fognahay.
    Xoola dhaqato waxa aynu Ku dhaano garan maayo. Salaama ustaad Aadan sahan.

  • @CmaaligMaxamed
    @CmaaligMaxamed 2 месяца назад +13

    Ku sali nabiga scw ❤

  • @Yoonatae
    @Yoonatae 2 месяца назад

    Ugu horreyn wll mahadsanid waqtigaga qaliga ah.marka wakase hadde maxaa xal ah somaliyey.😢😔🥺🙄

  • @MUHABARRE143
    @MUHABARRE143 2 месяца назад +4

    Teacher aadan podcast nugu soo samey dowlad iyo xukuumad plc

  • @mohafilms12
    @mohafilms12 2 месяца назад +6

    walal wax badan ayad ifahansiisay thanks

  • @ruqiaali5716
    @ruqiaali5716 2 месяца назад

    Alla run badanidaa inder, hal ninbaa marba dhinac inoo jeedinayaa. Ilaahay mid khayr qaba iyo isbadal wanaagsan ha inna siiyo.❤

  • @cadohxox9740
    @cadohxox9740 2 месяца назад

    M.a calayk Ustaad, Buuska adaa nugu matalah

  • @ganacsiga
    @ganacsiga Месяц назад

    Weligayba waan aaminsanaa in aan meesha dawladi ka jirin

  • @HoodoEid
    @HoodoEid 2 месяца назад +4

    Ilhy madaxda iyo mamulkaba ha ino hagajiyo❤

  • @wwewokeup8917
    @wwewokeup8917 2 месяца назад +14

    Baryihii udanbeyay ayaa su,aashan ku dawaqsanaa halka aad ka leedahay xukuumad aniga waxaa ka lahaa shaqsi halka aad dowlad u adeegsatayna nidaam
    Aragtidan waxa igu dhaliyay waxa ka mid suaasha ah
    Hadii wadamada galbedka ama kuwa hormaray hadii uu xukunka qabto mid doqon ah isbadal kuma imanayo xitaa iskadaye wax kale hormarka dhaqaale iyo mod aqooneyd ba wax yar xataa hoos udhac kuma imaneyso
    Waana sababta ay igu dhalatay fikrada ah somaliya dowlad kama jirto ee waxaa ka jira shaqsiyaad hadii uu xunyahay wax walba wey xumaan hadii uu wanaagsan yabayana waxaan ka reysaneynaa kuwa xun dhibkoda hormar yar oo aan badneyna waan helaynaa haba yaradee ma raagayo wàyo kuwa ka danbeya ayaa tirtiraya
    Laakin kusoo dar qeybta 2aad ee muqalka ka dhiman waayo dadka social media ku jirta badanaa waxay kuu shegayaan dhiibatada ama cudur laakin xalka ama dhibatada kuma soo racinayaan
    Dhibatada waa ogeysis xalkana waa baraarujin

  • @HaabiilLove
    @HaabiilLove 2 месяца назад +1

    Masha allah walal alaha kubarakeyo caqligaaga iyo aqoontada waa runtaa waxaad sheegto from muqdisho aan kaasoo salamaya waana kutaagera mahadsanid waxkastoo aad noogu faaiideesay alaha kaa ilalaliyo shar iyo shaydaan❤

  • @CabdikariinQaalibCabdi
    @CabdikariinQaalibCabdi 2 месяца назад +2

    Khadar aadan aad ayaad umahad san tahay wxa tahay in waxgarada oo ka karti iyo aqoon fiican rag isku sheegaya madax😊

  • @nimcoabdikariin
    @nimcoabdikariin 2 месяца назад +5

    Aadan khadar cali roble ❤

  • @GABCHEH_143
    @GABCHEH_143 2 месяца назад

    The legend Adan keep going 😢ku garaac Somali hadan nahay Hal qof oo caqoon leh baan u baahanahy waayo taas waxa markhati u ah nabigeni Muhammad csw bax lama dhihin ee iqra ba layidhi taasi waxay ku tusaysaa in ayna umadna horomar samyn karayn caqoon la aan waaaaar hooooy somalay wax Hala barto ziiba inteenan joogta wadamada fursadaha waxbarasho ee bilaashkii yalaan lakiin hadii aad isbadalba keeni waydo maxad sodoontay wa suaal eed Bada iyo bariba uso jeexday war an wabarano o an laabano kadib yaa igu raacsan...

  • @ShadiyaCabdiraaxmaan
    @ShadiyaCabdiraaxmaan 2 месяца назад

    Thank you so much aaden😊

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 2 месяца назад

    Mahadsanid wll Adan

  • @maftuuxmahdi
    @maftuuxmahdi 2 месяца назад

    Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫

  • @S.A.12789
    @S.A.12789 2 месяца назад

    Insha Alalh soon 500k 🎉❤❤❤😊

  • @cabdiwahaabnadaara7945
    @cabdiwahaabnadaara7945 2 месяца назад +4

    Aadanaw su aashaas shalay oodhan baan is weydinayey waamaxay dalkan ninku ruqanaya maamulayo oo mdaxdu isbadelayso hdna siyaasadisa gudaha iyo dibada is badel ku imanayn maraykanku waa iga fajiciyey ..
    Mhdzanid zxp.

  • @maxameddeeqalibucshir8722
    @maxameddeeqalibucshir8722 2 месяца назад

    ما شالله الله يحفظك

  • @xasancabdiabuukar470
    @xasancabdiabuukar470 2 месяца назад

    Wonderful 👏

  • @hudiefireeradam9812
    @hudiefireeradam9812 2 месяца назад

    Mnzhlh zhp si wanaagsan baad noogu kala dhigtay aad baad u mahadsanatahay

  • @DeeqaJamac-nv1il
    @DeeqaJamac-nv1il 2 месяца назад

    Ninkan yare aqoonyahanka ah tageerdisa kuman qasarin mahdsanid

  • @najiibarka7171
    @najiibarka7171 2 месяца назад

    Allayacizak 🌎

  • @rashides8960
    @rashides8960 2 месяца назад +3

    Wa runta dhaqanka wa kasimanyihiin dhamaan umadahan loolabaxay dunida saddexaad. Wax xil iskuwareejin layidhaah majiro bal e hadu xukunkaasi dhaco waxay kasoo bilaabaan kow. Waana sababta marwalba maska madaxa ugadilaan reer galbeedku waayo waxay ogyihiin in ninkan la'aantii waxba kalasoconayn...saddam dabadii away ciraaq, Gaddafi dabadii Libya meeday..

  • @sahalduale7531
    @sahalduale7531 2 месяца назад +3

    Laciif laciif maalin kasta haa kuhaayine orod hadiith soo baar inta aad noola imaanin nin weyn oo aqoon leh baa tahaye .
    Ustadh waan ku salaamay💕

    • @Suldaan_Sayid
      @Suldaan_Sayid 2 месяца назад +5

      Laciif ❌
      daciif ✅
      intaad tiisa ka fikireyso inaad qaab qoraalka barata fiicneyd

  • @Mahad20110
    @Mahad20110 2 месяца назад +4

    4:38 maraykankan ay noloshiisu iska socotee dadku ay iska QAYILAYAAN 😂

  • @CmaaligMaxamed
    @CmaaligMaxamed 2 месяца назад

    Sahanka ❤

  • @ABDIHAMIDABDILAAHI
    @ABDIHAMIDABDILAAHI 2 месяца назад +3

    SOMALILAND DHALINYARADA WAA INAY FAHMAAN INAY IYAGU DALKAN LEEYIHIN QARANIMADU MAAHA QABIIL LAAKIN WAA UMAD KU WALAALAWDAY SIDAY MEEL U GAADHI LAHAAYEN

  • @AxmedCabdirashiid-ik9wz
    @AxmedCabdirashiid-ik9wz 2 месяца назад +2

    First coment waan idin salaamay

  • @CmaaligMaxamed
    @CmaaligMaxamed 2 месяца назад

    First massage

  • @sadiiqshugri7638
    @sadiiqshugri7638 2 месяца назад

    Runta waaye wllo

  • @AyaanKhalif-g1c
    @AyaanKhalif-g1c 2 месяца назад

    Codka iska soo hagaji si Fcn halgu maqle ❤

  • @jamiilacabdi1161
    @jamiilacabdi1161 2 месяца назад

    💯💯

  • @KhalidAddaani
    @KhalidAddaani 2 месяца назад +1

    Mid afka taagaya kula haa Adam xayraan😂😂.

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 2 месяца назад +2

    Shiinuhu siduu ku horumaray barlamaan madax banaan ba malahee nidaamka dawladuna waa unified power madaxweynaha awoodiisuna ma koobna 😂

  • @HudaOmar-rl8ms
    @HudaOmar-rl8ms 2 месяца назад +1

    Fahannay,🫠

  • @cabdirisaaqaxmednuur1405
    @cabdirisaaqaxmednuur1405 2 месяца назад

    Haye wll waxaan kaa codsanayaa inaad soo diyaarisid strategies kaas si ugu yaraan dhalin yarada kugu xidhani kaaga faa idaan oo jiilka cusubi kaaga faa idaystaan bro

  • @salafiyamedia-d5q
    @salafiyamedia-d5q 2 месяца назад

    Aad baan isku waydiiyey

  • @shuayb01
    @shuayb01 14 дней назад

    Sax weeyi

  • @xornimo9882
    @xornimo9882 2 месяца назад +1

    Facebook so gali aadanow

  • @ttawakal005ttawakal00
    @ttawakal005ttawakal00 2 месяца назад

    Muuse waa shaqsi ani cml ah madaxweeno neh qof uma ahen

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 2 месяца назад

    Marxaladdan aynu ku jirno ummad kasti waa soo martay intaanay dawlad noqon.dalalka africa, latin america iyo asia ayayna arrintani ku badantay

  • @OmarOmar-yu4mq
    @OmarOmar-yu4mq 2 месяца назад +1

    Ustaad waa sidaa usheegtay waxaa ka maqan wadaniyada hadey xukun jecel uu haayo haku deydaan P Kagame Ruwanda

  • @khadarmohamed2530
    @khadarmohamed2530 2 месяца назад

    Agriculture-kii wxy ku badalen noocyada qaadka
    1.miiro
    2.dabo musmaar
    3.obare
    4.cumar kuule
    5.facebook
    😂😂😂😂😂

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 2 месяца назад

    💯✔️

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 2 месяца назад

    Wcs

  • @mohakobrachannel2594
    @mohakobrachannel2594 2 месяца назад

    Markuu ciro qabsadana waa lawada ciroobayaa 8:36 😂😂😂😂😂

  • @Hamse-xulbad
    @Hamse-xulbad 2 месяца назад +1

    Siyaasada somaliduba waa one man show 🤦

  • @SuhaybAhmed-kv2iv
    @SuhaybAhmed-kv2iv 2 месяца назад

    Mushkilada waa nidaamka
    Jamruuriga lkn imaarad ama
    Ama saldanad iyo boqortooyo
    Saasaa latijaabiyo

  • @CqaadirAfcade
    @CqaadirAfcade 2 месяца назад

    Page kaan markaan soogalo wx uun baan kafaaidaa 🫡

  • @-s_md8583
    @-s_md8583 2 месяца назад +1

    Asc adan sahan wll qali nio cadawga kaliyah ee somaali eey ledahay waa ithiopia maxan ithiopia ladagaalna dadka madaxno ah waa dad qolofka kore somaali ka ah lkn waa jaajusiin ithiopian ah marka hal ninkii lahaa uu seynta uga tagan yahay malagayabo ineey kacdo somali inta dadka nucaan ah oo kale eey madax noyihiin waligen gumeysi kabiximeyno fadhiga aanka kacno somaalaay

  • @wezamelmi5876
    @wezamelmi5876 2 месяца назад

    Garacow dhagayso iska qayilaya maraykan malagu qayla tolow kkkkk legend 😂

  • @Xidigtakacday
    @Xidigtakacday 2 месяца назад +1

    Adanow wll ma waxad garaty bu ninka madaxweyne ha ino ah miyu garanwayay anigu waxn islahy dad lo taliyo ba no taliya anagana

  • @Nihaalmohamet
    @Nihaalmohamet 2 месяца назад

    siyasad mafahmayo wana dhamaystay😮

  • @hooskasii486
    @hooskasii486 2 месяца назад +9

    Somalia 100% waa Muslim macquulna maaha in system reer galbeed lagu socodsiiyo waana taas meshe wax iska qaban la'yihiin

    • @MuhisAbdiAhmed
      @MuhisAbdiAhmed 2 месяца назад +1

      Marka diinta islaamka malugu xukumo mxa demoqradi iyo lo daba orda

    • @hooskasii486
      @hooskasii486 2 месяца назад +1

      @@MuhisAbdiAhmed madaxdaa waxas waxba kama galin mesha waala keensaday un wixi loso sheego sameyan

    • @DelightfulBoardGames-bj9hl
      @DelightfulBoardGames-bj9hl 2 месяца назад +1

      Wllhi hadaan awoodo waxaan kaa dhigi lahaa madaxweynaha soomaaliya

    • @ABUKE8
      @ABUKE8 2 месяца назад

      Muslim caag ah maxey tareysa dhibaatada ugu weyn waa isla iyaga un wixii dulmi aragagixiso dhibato gaajo musuqmaasuq intaba waa iyaga un

    • @bilalabdi9148
      @bilalabdi9148 2 месяца назад

      ​@@MuhisAbdiAhmed diinta systemkasta way raaci kartaa , Dimoqaradiyadda na waxa ka qadanaynaa in ay dadka doortaan madaxdooda .

  • @abdallecarab5631
    @abdallecarab5631 2 месяца назад

    Vedio kasoo samee aadan siday siyaasadu u shaqeeso iyo sida loo soo gali karo 🙏

  • @AbdirahmanMulac
    @AbdirahmanMulac 2 месяца назад

    Innagana xukuumadda iyo dawladdiiba iskumida kolba xukuumadda xilligaa joogta ayay dawladduna la nooc tahay

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 2 месяца назад +1

    Ayaa kala dajiya weeyi meeshu ilayn siyaasi ku samayn maayo wax awoodiisa yareeyee
    War booskii aqoonyahanka ka maqan meesha oo aqoonyahanba aragtida dajiya shacabkuu ka dhaadhiciya markaasaa dawlada shacabku ula tagaa oo qodobada hada qabanayso waanu ku codaynyna yiraa kulana xisaabtamaaa
    Dawladaha somalide sheegaysona walaal siyaad barre ayaa role model uwada ah oo dawgii siyaad bay wada hayaan haba caayaan ee hadana wx xadeeya may samaysan oo wa siyaado yaryar uun

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 2 месяца назад +1

    Sidad ukala saresid baa inama cadi ehen aqoon yahan sare

  • @MunaManka-n4y
    @MunaManka-n4y 2 месяца назад

    Aadan suaalbaan qabaa deep satate faaido waddan ma uleedahay ?

  • @ConfusedAnacondaSnake-lq1be
    @ConfusedAnacondaSnake-lq1be 2 месяца назад +1

    Wllo maad ogtahay waxaad sheegay so iyo xagaad ka soo dheehanayso ku ma fahmin 😢
    Hadaad fikradaada tahay waa arin abtio😂😂

  • @Taaylaani
    @Taaylaani 2 месяца назад

    Wax badan ayn ka dheefay muqaalkab mahdsanid

  • @kaydkaSuugaanta1
    @kaydkaSuugaanta1 2 месяца назад

    Hadaan sharciga islaamka ku dhaqano oo dawlad islaami ah samaysano saan ma dhacdeen

  • @MoDiiriye-k5o
    @MoDiiriye-k5o 2 месяца назад +2

    Somaalida wixii dooriyaaan daawo lo helin

  • @guuldoon1
    @guuldoon1 2 месяца назад +2

    Aadanoow Bulshada somaliyeed meel walba ay jogaan way ku daawadaan waxan rajaynaa inaad booska sheekh mustafe ugasho oo cilmigaga iyo caqligaaga aad uga faaidaysato inaad hurdada ka kiciso si ay u arkaan cadawga ku hareereysan

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 2 месяца назад +1

      Sheekh Mustafe diinta ayaa u sal ah aqoontiisa iyo aragtidiisa, oo halkuu kaguuro waa Quraanka iyo Sunnada. Laakiin Aadan diin shaqo kuma leh; buugaagta Cilmaaniyiinta Carabta ayuu soo akhriyaa iyo waxay Carabtu soo turjumeen. Indhaha Carabta iyo midhadh mufakiriinta reer galbeed ayuu wax ku eegaa, intaa wuxuu ku dabbaqaa dhaqanka Soomaalida oo uu yaqaanno.

  • @Abdihanimaxamed
    @Abdihanimaxamed 2 месяца назад +1

    Sxp marnaamijka sidee hore maad noogu soo celisid❤😊

  • @MuhiyadinHassan-ov3rs
    @MuhiyadinHassan-ov3rs 2 месяца назад

    My brother we need to bring us just like former news nowadays your bring us something which we can't understand thank

  • @caliahmed6021
    @caliahmed6021 2 месяца назад

    Intas ban cid walab fahansiin kari wayeye

  • @wwewokeup8917
    @wwewokeup8917 2 месяца назад

    2 suaal ayaan ku warersanaa mudoyinkan
    Dadka badanaa waxay ka hadlaan
    1 shaqsi 2 oo ah cudurka ama dhibaatada
    Dadku badanaa ma waxay leeyihiin caqligii dhibatada lagu garan lahaan xalka maxay ugaran waayen ama uga hadli waayen

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 2 месяца назад +1

    Biden waxa sidaas ugalay waa dhiiga malaayiinta qof ee ciidankiisu xaqdarrada ku dileen 😂

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 2 месяца назад

    Ciro haduu ma qabsado bidaar ayaa wada yeelanaynaa🫣😞😞😞

  • @CusmanMaxmud-k7f
    @CusmanMaxmud-k7f 2 месяца назад +1

    Codkaada qor uqaad
    Labiska iska sax.

    • @The-Jaalle
      @The-Jaalle 2 месяца назад +1

      Labiskiisa muhiim ma ahee Fariintisa qaado waxa uu xambaarsan yhy ka qaado hady ku anfacayan

    • @channel-barkhadle
      @channel-barkhadle 2 месяца назад

      hhhhh isla yaab nio

    • @Moyou562
      @Moyou562 2 месяца назад

      Moobil yar ayaad haysataa ee earpho es gasho 😂 wuxuu sheegayo qaado OO ka faa,idayso dharkiisa haku mashquuline😂

  • @mohamedali-rn5dh
    @mohamedali-rn5dh 2 месяца назад

    intaa oo kaliya haday somaliyi ay fahmilahyd waynu horu mari lahyn wlhy

  • @Nahnah-un2cb
    @Nahnah-un2cb 2 месяца назад

    Kaligii taliye ayaa xun wax walba wuu walaqaya sida kuuriyada qaqooyi

    • @Cabdilaahicumar-y3b
      @Cabdilaahicumar-y3b 2 месяца назад

      Kuuriyada qooqooyi❌️kuriyada waqooyi✅️waxbaro lagaama karo😮😅

  • @soomaaliwayn8582
    @soomaaliwayn8582 2 месяца назад +3

    Waa saxantahey lkn Russia 🇷🇺 iyo China 🇨🇳 waxay ku xiran yihiin 1qof putin and xi Jinping

    • @AbdullahiAbdi-c3d
      @AbdullahiAbdi-c3d 2 месяца назад

      اناظر لاحكم له

    • @cabdixafiid3652
      @cabdixafiid3652 2 месяца назад

      Xijinping hortiisa ayaa ladajiyay siyaasada dhaqaalaha chine ilaa hadana wa lagu socdaa lkn halkanna dasturkii farmaajo iyo kan xassan shiekh kwrn

    • @Iamhappy-v9b
      @Iamhappy-v9b 2 месяца назад +1

      ​@@cabdixafiid3652 hhhhh, waa sidaad sheegtay

    • @mukhtaarciise2585
      @mukhtaarciise2585 2 месяца назад +1

      Dhaqaalaha, ganacsiga iyo tiknoolajiyadda shiinaha deng xiaoping wakhtigiisi ayaa la qorsheeyay 😂 inagana wuxu madaxweynuhu habeenkii ku riyoodo ayuu aroortii fuliyaa xi jinping wuu fuliyaa uun wixii la qorsheeyay

  • @ilkacaselnamahamouud
    @ilkacaselnamahamouud 2 месяца назад

    Wllhi waan Dhaartee Xaqqaaiq biya kamadhibcaanuukahadly war Nio ninkan waa nin Aragti dheer intelligent man really
    Aadanow barnaa mijyadii Aad Qaab cod ahaan ah io sawir Ahaan ah usoo gudbijrty bal sidii usoo gudbi wayahan waadysee

  • @mahameddayib7170
    @mahameddayib7170 2 месяца назад

    Bari markuu cirre meesha qabsadana wan wada cirroobaynaa 😅 the legend😂

  • @Rodaaden-fe3iv
    @Rodaaden-fe3iv 2 месяца назад

    Adanow dagaalka inangumedka soomalia kusoo qadan somaliland ee ay cidiyaha kudagalamyso iyadoo waxba lahadhin maad kahadashid somalilandba waadiga mag usoo qaata markay khaladyar samayse

  • @CabdiraxiinCabdisalaan
    @CabdiraxiinCabdisalaan 2 месяца назад

    Hhhhh malaha wasiirada waxbarashada ee soomaaliland shaqada loo idmaday ayey waxay u qaateen in wasiir kasta markuu yimaado in uu wax ka baddelo.Salaan iyo warsan reer somaliland