Farmaajo ku Waalay inuu “Mareexaan” ahaa ma moogeed?? Nin aan Dadnimo iyo Xikmad uu wax ku maamulo aan lahayn! Wiil Yar uu Dhali Karo ku Faanayo inuu “Milkiilaha” Xakuumada ahay !! War orodoo Cuqdad la dhimo! CC/shakur Maalin magaari kartiin.
Passport iyo dhalasho mise problem qof wadanka u dhashay ba lagu tala galay maxay ku qaban Kara waa embassy waa ceeb unprofessional all somali politicians shame on you waa meesh Dhib ka wayn jira they need to stop this it’s shameful
Dulmidiid wax badan waad yaabi 1986 Ayaa Qaahira Safaarada Somalidu ka tarxiishay arday Somali ah maxaa yeelay safaarada Ingiriiska ee Masr dad u shaqeeya ayay bada u raaceen dalxiis uun kaliya
Bahi ma qabno wa dharagsan nahay dalkena wa qani hdi Allah na siiyo madaxweyne dacad ah dalkena Hodan weye wa dhargi lahayn ilahow qabyalada iyo qurunka naga saar
Abdulhakim siyasiyinta Somalida oo dhan Hamar Hargeysa, jigjiga ama notsten ha joogan kuligod waa wada duli danaystayaal ah ee Allah ha naga qabto dhamantod , inaga hadan shacab nahay meelkasta oo ciida Somaliyed ah oo aan joogna sitasiyintan tugada dhib ayey nagu hayan ee Allah kuwa karoon oo diin Alle kacabsi iyo wadaniyad leh hanugu soo badalo❤ Insha Allah ❤
Barnaamujyadaan camal inaad si joogta ah uga hadasho ayaan kaa codsanaynaa Ustaad please? Xaqiiq han-yarida dadka masuuliyiinta ah waa dhibaato aan laahasoo waaqsan karin wlhi.😢😢😡
War yab badana wax is kula hara kuligin , maxay tahay aniga waxan la yabay wax idin diday inad horu marka arki waysan, mide kale ismadhanto aya tinin mid radiya wax yar oo dawlada u ku cayo iyo kuwa u jiibinaya ,aniga dhawr gor ayan ku iri ninkan warka shegaya balaya sheeg hanoqonin ee magac ad sidato ilali aya ku dirsaday inad radiso war an waxba ka jirin ama ad ku tilmamantay isku dirka shacabka iyo dawladoda Anaga dawladnimo ayan haysana adunkana nagu ogyihin kuna sharfanahay ayadana ilashanayna ee dadka iyo dawladoda ha kala fogayn ! ALLE KA BAQ
ninkan dulmi diiid in u jaahil yahay waxad ku fahmaysa wuxu maqlo ama arko bu run mooda wa jaahil wax lagu shuuban kaaro kaas sida u daciifka ah baa raba in u wax dad u sheego walaahi wanku qosla jaahilinta sida dulmi doon oo kaale😂😅
Somaliga maba yaqaan brotokoolka shaqada loo idmadsy maba yaqaan qaabkuu ku yimid meshaa ka turjimeysa qabyaalad buu ku yimid weligii laba ri ah uma uusan talin walaahi dadka maskaxdoodu dhalanrogantay waad ku daaleysaa shekh horaa loo yiri waano abuuris baa ka horeysay ha ku daalin
Inta ey Soomaali calanka u dagaalsmaaysay dad ayaa udhumanaayeen Galada ayago ka tuugaayo in ey u dhiibtaan xukunka Wadanka hadana ey jasusi dada u dagalaamayo xurnimada. Firi Dadki u dagaslamay oo suuqa laga saaray iyo lawareegay dowlada.
SHIIKHOW NINKAN AQOON MA ULEEDAHAY C. SHAKUUR WAA NIN DAYACAY REERKIISA FARMAAJO WAXAY KU DHIGAY WAA ARAGTYA XASAN SHIIKHNA WAA ATAGTAY MARKA SHAAHA UU STREATHAM LONDON IYO DM SHAXAAD KU CABI JIRAY MARKII DAMBE TAXI NOQDAY NINKAN RUNSANEE WAR SHIIKHOW HUBSIINO HAL BAA LABSIISTAA EE WAX HUBSO KU LEEYAHAY
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
War wuxu daciif Sana dulmi diid anaga nama matalan dadkan isku sawirya safaradaha dawladaha insha alah dadkii qabka badna way iman doonan xafiis yada loogu shaqeyo shcabka somaliyeed
Kkkkk isma oga hee... Dulmi diid sow adigii 20sano ka hor isu dhiibay Safaaradaha!!!? CCCSh. Yuu u shaqeeya?
#Dulmi-diid LAFTIISU qaxooonti miyaa@@rafiq5722
Dear Brother that is reminding us of the somali verse
HAAN OYE ALBABADA ISO ODA
Dulmi diidow sawnigii hore kugu sheegay siyaasiyinta somalidu inay tahay halka laynaga soo galay wllo waa basaasin shisheeye ilaa xasan sheekh iyo ismacil cumar geelle iyo ina cagjar iyo muuse bixii iyo maamul goboleedyada gidigood
shiikhoow alla hagu xefdiyo marka hare hore
u duceey uun wadankiiii
YAA KA DACWAD BADNAA XILLIGII UU LAHAA FARMAAJO WAA MAREEXAAN IMISAAN ARKAYNEY ISAGOO SAFIIRADII 21/22 DACWAD U GUDBINAYA OO DACWO KA AH FARMAAJO CCW.SIYAASIGU INUU IS XASUUSTO AYAA FIICAN
Farmaajo ku Waalay inuu “Mareexaan” ahaa ma moogeed??
Nin aan Dadnimo iyo Xikmad uu wax ku maamulo aan lahayn!
Wiil Yar uu Dhali Karo ku Faanayo inuu “Milkiilaha” Xakuumada ahay !!
War orodoo Cuqdad la dhimo! CC/shakur Maalin magaari kartiin.
@Jalwoboy2024 Cuqdad adiga ayey kaa muuqataa alshabaab.
Dulmidiidow soomaali qab ajinami malaha ee dhaxdooda yey yasaan
An kuwadiido. Dhulkaan dhirtabadan xageee
Somalia dawladi kamajirto faysal Cali warabeh hore ushegay moryaantu dawladnimo magaranayaan
Dulmidiid fadlan hakukasoobin c.c.shakuur
Wa dad wada baqtiyey oo gajo hayso dadken somaliyed 😢😢
Shiq dulmi diid la.ma amini karo warkiisa Abdi raxman abdi shakuur sababtoo ah ninkaas madaxweynaha isku dhacsanyihiin marka aniga saan u fahmay in ow duqeynayo madaxweynaha
Dulmi diid fadlan no weydii isaga maxuu ka doonay xalane iyo safiirada
Malaha dhegaha ayaadan sifiican wax uga maqal anigaa kuugu celinayee wuxuu yiri waan lashaqeynayay okey
Waa jaajuus maxaa kle
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
صلى الله عليه وسلم
Passport iyo dhalasho mise problem qof wadanka u dhashay ba lagu tala galay maxay ku qaban Kara waa embassy waa ceeb unprofessional all somali politicians shame on you waa meesh Dhib ka wayn jira they need to stop this it’s shameful
🥺.🥺 🥺 ilaahoow xaalad adag oo liidata ayaan ku jiraa, adiga ayaana caafimaadka haya, rejadaadana lagama quusto, waxaanse dareemayaa niyad-jab wayn, ee gargaarkaada ii fidi. Ilaahbaan ku dhaartee iimaanka iyo aqoon diineed ayaan isku celinayaa balse imtixaanka igu dhacay ma fududa. Waxan ahaa qof wax bartay oo shaqaysta balse maanta ma awoodo inaan aqoontayda ka faaiidaysto xaaladda aan ku jiro aawgeed, mana jirto cidkale oo garab ii ah, xitaa ma heli Karo hooy iyo guri oo masaajid ayaa Deegaan ii ah. mana heli Karo waxan cuno iyo awood aan kusoo dhacsado, Walaal Adna duco iyo deeq waxaad igu dhaanto maanta igu garab istaag, si walaalnimo ah. Magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. Lambarkaygu waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Asagaa jidkaa bilaabay
Fiisooyin ay rawaan
Somalia dowlad malahaa adeer
Shiikhow wisiir xaguu joogaa madaxwaynaha ayaaba safiirada lakulmee
Bakhti kasta oo waashey cuqdud dilaneysa oo iska hadla naceeb lee ka buuxa hadda kuwaan warbixintooda maxaa kaaga muuqanaya waxaa iiga muuqda ciil qabnimo iyo naceeb qabiil waa dayuusnimo la duudubey xassan shiikh xil noo haay insha allah noo haay xilka cishooda ALLAH HAKU FUDUDEEYO ciilqabayaasha shartooda ma arkeysid waligey mar arkin nin iska dhigaya inuu u damqanayo dalkiisa haddana ceebeynaya banaanka la taagan ileen inaad cidaacadaha kaaga sheekeyso ceebta dalkaadi waa dayuusnimo inkastoo ceeb jirin waxaan dhan yihiin naceeb
Qabiil dhan ayaa nooyimi waxaana laga dacwoonayey xasan sheekh waad fahmi kartaan qabiilkaa intaas ayuu ahaa ujeedka wareysi giisu, c/raxmaan isagaa kow ka ah kuwaas uu ka sheykeynayo hadana ceeb ka saliim weeyi
Cabdi raxmaan cabdi shakuur wuxuu Ku fiicnaa codkiisa turjumaanada filimaanta hindiga iyo somaaliga hhhhhkkkk
Dulmidiid wax badan waad yaabi 1986 Ayaa Qaahira Safaarada Somalidu ka tarxiishay arday Somali ah maxaa yeelay safaarada Ingiriiska ee Masr dad u shaqeeya ayay bada u raaceen dalxiis uun kaliya
Bahi ma qabno wa dharagsan nahay dalkena wa qani hdi Allah na siiyo madaxweyne dacad ah dalkena Hodan weye wa dhargi lahayn ilahow qabyalada iyo qurunka naga saar
This government reminds me of high school😖
Waa noocee korsooyinka aad bixiso dabcan magac ahaan
Kuwa dacwoonaaya waa puntland.
INTA XAARAANTA CUNTA AYAA DAMIIRKII DHINTAY XAARAATU WAA SUNTA DAMIIR DISHA EE OGAADA
kkkkkkkkkkkk mooryaan baa dalka qabsatay
Mayaqanan waxay mesha u joogan
Kan maanu heyn kiihargeysa kabaryootamayey walee dadkan rerxamarku waa daddhimtey 😂😂
Abdulhakim siyasiyinta Somalida oo dhan Hamar Hargeysa, jigjiga ama notsten ha joogan kuligod waa wada duli danaystayaal ah ee Allah ha naga qabto dhamantod , inaga hadan shacab nahay meelkasta oo ciida Somaliyed ah oo aan joogna sitasiyintan tugada dhib ayey nagu hayan ee Allah kuwa karoon oo diin Alle kacabsi iyo wadaniyad leh hanugu soo badalo❤
Insha Allah ❤
Waalashaqeeyay waaushaqeeyay waakashaqaystay ina c/shakuur waa jaajuus aan cidna kabaqayn ilayn dawladi majirtee shiikh cilmiga caqligaa kawayn
Waxaan waa NGO dawlad maahan dadka Somaliyeed caqligooda yaan lagu ciyaarin 1991 wixii ka danbeyy Somalia 🇸🇴 dawlad kam jirto.
abdirixmaan cabdishakuur isagaa xasan ka daran
DOLADA. WAAKASOOHORKJEEDAA. ALAHAKAAQABTO. DOQOMADA HADLKOOD SOOQADANESAA
War ninyahaw ninka aad sooqaadatay aqoon ayaa soomalidu uleedahay lkn suàashu wexeeythy adigu ma ajnabi ayaa thy mise somaali maanaga deeysid umada cabsan warkooda hadii miir jiro ninkaan inmisa sano ayuu cabanayaa bal adigu noosheeg
ninkaan aad warkiisa soo qaadatay asaaba baddii Somaliya kenya u saxiixay ma hilmaantay, wuxuuna u shaqeeya ajaanib siyaasi ayuu iska dhigaa
Kkkk waa dad baabaay
Dadka somaaliya siyaasiyiin u ah madaxa miyaa biyo oga jiraan
Ma baahnee iimaankii shaydan ka qaaday
Soomaali waa nin dhaawaca oo dawada lagasugayo cidii dhaawacday see ubuskoon Hadii aan illaahay badbaadi rajadu aad ayay uyartahay
SOMALIA DOWLAD KAMAJIRTO DADKA SOMALIED NA DAD MAAHA WAA CAWAAN DOQOMIIN AH O AAN XISHOONIN😂😂😂😂😂
SHEIKHOW MADAXDENI CEEB MAQABATO
SOOMAALI DHOOHANEEY. SHEYKHUNAA iga daa caloolxumada.🥱🙀😂🥱🙀😭😭😭
❤❤❤❤❤
Shiikh xasan shiikh markuu guriga baarlamaanka hotel kadhisto iskasug xasan waadadkii dawladnimada burburiyay hadana waxuu kashaqaynayaa si.aan somali isugu soonoqon
WAANA KUWA CUNA XOOLAHA UMMADA KA DHEXEEYA
Wcs
Not Somali only African are same
But for Somalis very strange things does happen
Barnaamujyadaan camal inaad si joogta ah uga hadasho ayaan kaa codsanaynaa Ustaad please?
Xaqiiq han-yarida dadka masuuliyiinta ah waa dhibaato aan laahasoo waaqsan karin wlhi.😢😢😡
Kuwa sheeykta siyaasiinta soomaalida wadaniyeen ee jaceyl dalkeyna hooyo somalia shacabka soomaaliyed iyo calanka baluuga soomaaliyed dad jaceyl ma ahan qofkasta oo siyaasi sheeykta kuligoodi waa jawaasiisyu iyo calooshodi u shaqeeystayaal u shaqeeya cadowga ummada soomaaliyed iyo dalkeyna somalia iyo caruurahoodi weeye kuwaasi ee Ilaahey meeyl daran ilaahey ha geeyo naclatuhali caleyk kuwaasi iyo waxii taageeyrsanba inshallaha tacaalaa adigana sheeq mohamed dulmi diidoow runta sidaasi iyo si ka badan ummada soomaaliyed ugu soo gudbi maxaa yeelay waajib ayaa kaa saaran in aad difaacdo dalkeyna hooyo ee soomaalia iyo ummada soomaaliyed waa waajib qofkasta oo soomaali ah waa mid diin ah iyo mid midnimada dalka somalia iyo ummada soomaaliyedba sheeq sidaasi ku wad barnaamijka ilaahey ajar ha kaa siyo inshallaha mahadsanid guuleyso sheeq mohamed dulmi diid
Waxaa fiican in la tuso sida ay isu qiima dilaayaan maadaama ay soomaali matalaayaan uusan kaliya magaciisa ku socon
War yab badana wax is kula hara kuligin , maxay tahay aniga waxan la yabay wax idin diday inad horu marka arki waysan, mide kale ismadhanto aya tinin mid radiya wax yar oo dawlada u ku cayo iyo kuwa u jiibinaya ,aniga dhawr gor ayan ku iri ninkan warka shegaya balaya sheeg hanoqonin ee magac ad sidato ilali aya ku dirsaday inad radiso war an waxba ka jirin ama ad ku tilmamantay isku dirka shacabka iyo dawladoda
Anaga dawladnimo ayan haysana adunkana nagu ogyihin kuna sharfanahay ayadana ilashanayna ee dadka iyo dawladoda ha kala fogayn ! ALLE KA BAQ
geela duqdese dirdiren aarankii maxad umalen waa dawlad wada baahan
Abgaalka waxay dhahaan xoola tuure
Sheekh waa ogyiine lkn iimaanka la.yihiin الحمد لله علي نعمة الايمان wallahi waa fadeexad aan lasoo koobi karin
Mansaaalhseek
ninkan dulmi diiid in u jaahil yahay waxad ku fahmaysa wuxu maqlo ama arko bu run mooda wa jaahil wax lagu shuuban kaaro kaas sida u daciifka ah baa raba in u wax dad u sheego walaahi wanku qosla jaahilinta sida dulmi doon oo kaale😂😅
Aanku ceybeeno , wax la ceebeeyo way istaahilaan ,
Hawiye iyo darood ayaa meesha na dhigey…… labadaas waa in soomali laga qabtaa
Inaan wax kaligeen qabsan karno ma aamansanin😢😢😢 dawlada waxaay u galaan tuugsi dartiis in umad wax loogu qabto uma galaan, WAAN CEEBEYNAYNAA , CEEB CALAYKUM AYAAN LEENAHAY
Somaliga maba yaqaan brotokoolka shaqada loo idmadsy maba yaqaan qaabkuu ku yimid meshaa ka turjimeysa qabyaalad buu ku yimid weligii laba ri ah uma uusan talin walaahi dadka maskaxdoodu dhalanrogantay waad ku daaleysaa shekh horaa loo yiri waano abuuris baa ka horeysay ha ku daalin
Shiiqoow waxaa tahay daacad ninkaan sookiilahaa maaha turkiga jooji ya ciidanka aad tababaraysaan. Sidoo kale waagii xukuumada hore wa asagii xalana taagnaa. Marka ninkaan tusaale magalo. Meel uu uga laabtayna mahayo. Sida xamar ayuu Marti ku yahay. Sida qoor Qoor aaway. Cali guud laawe aaway. Rooble aaway.
Ceyb fowqal ceyb
Safarada ma loo yeeraa oo xafiika lagu qabilaa mase waa loo taaga taas wax caadiya ma tahay
Inta ey Soomaali calanka u dagaalsmaaysay dad ayaa udhumanaayeen Galada ayago ka tuugaayo in ey u dhiibtaan xukunka
Wadanka hadana ey jasusi dada u dagalaamayo xurnimada.
Firi Dadki u dagaslamay oo suuqa laga saaray iyo lawareegay dowlada.
SHIIKHOW NINKAN AQOON MA ULEEDAHAY C. SHAKUUR WAA NIN DAYACAY REERKIISA FARMAAJO WAXAY KU DHIGAY WAA ARAGTYA XASAN SHIIKHNA WAA ATAGTAY MARKA SHAAHA UU STREATHAM LONDON IYO DM SHAXAAD KU CABI JIRAY MARKII DAMBE TAXI NOQDAY NINKAN RUNSANEE WAR SHIIKHOW HUBSIINO HAL BAA LABSIISTAA EE WAX HUBSO KU LEEYAHAY
War ninkaan yaa la dhageeysan wax dadka ka gadmaaya ma hayo cuqdad iyo qabyaalad uun buu ku hayaa
Xaqiiq
Ilaa iyo hada wax run ayuu kahadlaya . Gaalada miyad difaceysa , shiiqa waxuu dhahay somaliyey yan la is liidin
😂😂😂😂
Hadaad dib ufiiriso taariiqda soomaaliya waxey unoqotey meeshii
Uusiyaadbare kasooxanbaarey maxaayeeley asgakahor saanbaala ahaa qolo qolo ayaalokalaxirnaa marka walaalayaal somaali xasanshiiq iyo kuwalamid ah waxba umaqawankaraam ee max siyd bre ookale alahanookeeno
Isaga naftiisa wuxu nuguyiri farmaajo shisheyaha ayuu necbaa sidaas ayaan ulamucarday xiligi raysulwasaraha ahaaa
Wax ay kala og yihiin ma laha adigana waxaad moodaa dad wax ay wax ka garanayaan ma jiro ee waa jaahiliin
Xamar marka aad tagtit ayaad
Wax walba ogaanaysaa waad yaabaysaa