Kenya wax weyn ayaa ka dhacay Taariiqi ah lakin Kenyanki wey careysan yihiin Sabab? Somali Guul
HTML-код
- Опубликовано: 6 фев 2025
- ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/...
Kenya wax weyn ayaa ka dhacay Taariiqi ah lakin Kenyanki wey careysan yihiin Sabab? Somali Guul
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Welcome to Dulmi Diid Clips Channel where you will find a variety of contents like high quality content like Cars, Mobiles, Cameras, mics, and hundreds of other technology gadgets reviewed, in depth with tips and tricks about products,
so please sit back and enjoy the ride!
My filming gadgets/devices
www.ulanzi.com...
DJI Osmo Action 3 - amzn.to/3e12T3F
BOYA Wireless Lavalier Microphone - amzn.to/3T9AmIf
Ustine Selfie Stick - amzn.to/3rnPQw9
USB C to 3.5mm Jack - amzn.to/3fCO485
Spigen Rugged Armor Case - amzn.to/3E6lcPt
DJI Pocket 2 - amzn.to/3E6OP3l
Ulanzi J12 Mic -
www.ulanzi.com...
amzn.to/3C27TwN
Rode Mic Me-C - amzn.to/3Sw5C4f
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung.
DISCLAIMER: DulmidiidClips assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
Intee kala soo xariira macalin wan u baahanahay walhi macalin intee fariin kaaga soo diraa isoo jawaab codsi waaye macalin
Sheekh alaha ku barakeyo
Shiikh dulmi diid mashaa allaah
Nin wallalki gedka ugu jiro geesi noqon wayay
Mashaa allaah
🎉❤ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee caalmka ❤😂🎉😢😮😅😊❤❤❤
Allahu Akbar Allow xaqah Adaa u hiiliya
@dulmidiid shekhow arinkaas waan kaa diiday nin aan dhagaysto in badan baa tahay Somalida iyaga aya in badan isdaba maryeyn badan kuwa ku dhasho chief bay leeyihin oo xaqiijiya buundaha marki la maraayo way kala gartaan qofka oo hadii uu sawaxili fcn ku hadlo cidna kuma mashquusho, tan basboirka anaga ayaa lacag barane xita kinyatiga kale lacag bay bixiyiyaan nyayo house markaad tagto waad arkaysa tankale anaga somali baa wax dagdag ku rabnaa oo lacagta barnay anigu waxaad sheegi ma marin waana haystaa shiiq hadalkaas iska hubi wabilahi towfiiq
Wangaara xasuuq
Iyo wajeer Xasuuq
Waqti Fog ma ahayn
@ kaasi ma dhawayn kukuyu iyo kalenjin maxay isku sameyeen bal arag
الحمدلله
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
🥺🥺🥺 Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda ka damqada. ilaahbaan ku dhaartee waxaan ku jiraa xaalad caafimaad iyo mid nololeed oo liidata. Waxyaabo badan inaan ka hadlana waa ka xishoonayaa ee walaal hadaad wax igu tari karto si walaalnimo ah, magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. igala xariir
"Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo" Saddex. Mahadsanid.
Mashaallah lakiin booskoda wa inay xajistaan laluush danbe yey bariin
Wlh wa xaqiiqo waligeed kajirtay kenya Alla isodhaafoyey Alxamdullilah manta Yurup kajogaa 😢
Sheikh dad badan kugu xiran. Waxyaabo badan aa sheegtay wee jiraan laakin si qaldan ayaad u sheegtay. Dib ugu laabo
Maya maya sheikh Mohamed anaga nimi waxasna manan arag
Sida mahan
Kenya cuqdadaan ka qaaday I’ll aa hadda ma aaminikaro dhib waa soomareen soomaalida kenya Xataa waxbarashadaa lagu dhibijiray waa xusuustaa sheekadaad noo sheegtay
Asc shiikh sjuugu weligod bey gumeysi ku jireen somalida kale ayey xoog u leeyihiin dhibaatada kenya reer somaliya aa ka dambeysa ee hanaga baxaan ayey dhahaan
Wa Iska hadashay rer Somalia Wa argagixiso ha na dhafan aniga Ku leh shuubo
Somalia wa lugumesta amisom iyo xalne aya laga gumesta wll
Labada soomali weykalafaaidaystayn. Qolo waxaybarteen indacadays qoloda kale waxeybarteen nidhaam iyo kaladambeyn.
Wax guumeysay ah majirin annag wixi kahoreeyay 2021 4500 oo sodon dolar udhigma nooga baxay pasprka iyo ID ga Lakin hadda wax veting ladhaho lakeenay ayada oo ay ugu wacantahy kuwa kayimid somaalia oo meel kasta kharribay intay madowda lacag tuseen. Hadaad aragto dhib kadhaca Kenya somalida soogalootiga ayaa keentay
Ayagoo layeeli jiray beey in ku hayeen wadankeyyga kenya bal ayago sharci hada heleen somalida kale sideey ula dhaqmayaan
Mxa kagalay adi waxan ma kenyan batahay nio naga dhamow wad qaldanthye teda kale somalida laga hadhlayo maha kuwa qaxotiga ku eh isli ee wa rer northestern gumeysina mayale kenya kahadhal xalane
Maxa kaa xanajinaya hada ma adiga ayuu kucaayay , ar somalida qaar gardara badna. Yarey dulmiga jooji .
@ mxa kagalay asaga afarahas so ki mdaxweynahoda laha somalida kenya maha somali wa kenyan war hush banu kuniri kama hadhli karo dowlada kenya
@hafsaahmed5515 naa edab yeela Naya kaxishow shiiqa waxan aqlaq laheen Ayad tahay.
@@Muzamil9337 😂😂ado nin eh bad icayesa teda kale mxa adiga kaso galay halkan shaqa laan ba kuheyse who Are you adiga xge ku xanuntay
Kuwa passportka lo diidaa kuwa layaqaano o degaanka sharciga dhib kuma ahan
Xitaa kuwa itobiya ka yimaado laguma dhibo
ASC sheekh hadaan wax yar kaaga sheego Kanye ma aheen wadan aduunyaha kamid ahaa oo hore loo yaqaaney laa kiin waxaa sameeyey gumeysigii xumaa ee Africa hore u gumeysan jiray ilaa hadana ka sii shaqeeyo mabda ooda kuna leh hantida ugu badan hadaba aan u noqono halka ay ka timi Kanye waxaa laga soo jaray . Uganda, Ethiopia , Tanzania iyo Somalia
Macalin waa kula socdaa xili walbo qeer allah ku siiyo saa mar kasta noogu sheegeyso waxa naga qarsoon mahad sanid macalin🎉❤❤
Dhibaatada reer NFD waxaa keenay walalaha somalia kasoo galay waayo iyagaa baray in lacag iyo laaluush la siiyo askarta. Marka askariga uu sa kala saari karin somalida waa in isku si loola dhaqmo. Reer kenyan saxda wareysi sheikh si wacan ha kuugu sharaxaan waayo wixii wa jiraan aad sheegtay laakin si qaldan usoo gudbisay.
dadka soomaalida meelkasta ayeey ku dhibanyihiin oo lagu gataa sida ugaandha itoobiya keenya sowd
Shiikhow waxakaadanbaysay in 10kisano udanbaysay kibandhadi madaxda kenyanku siyasad ka arken sidiqashinki lobixiyo ohada dadka kunol konfurta somaliya sigara juboyinka aywadahaystan mibandho marka dorashada lagarana gawarida xamulka lagudaabulo kawntiyada xududa ila garisa kasocodeyan iyaguna kuqanacsanyihin safarkoda adista kenya markayubahdan sigara dhalinyarada owaxbarasho uada tas waxaykentay in dadka somali kenyanka yirakobkudu noberyar ahaa aykayaban kenyanka kale ilaher 7milyon laguqiyaso
Shekhow hadalkaas iska hubiy
Somalida reer kenya
Meel kasta oo aay kajoogaan kenya ayaay kaqaadan karaan id ga
Kana codeen karaan
Kenya aqoonsi haddii aad
Haysato cidkulahadlesa malaha adduunkodhan waa saas meel aqoonsi la aan lagu noolaanaayo majirto waxaan aadshegeeso wiligeeni maarag manamaqlin ee hadalkaa penta ah iska hubiy somalida kenya
Yaa u diidikara i d ga
Tuulooyinkooda ayaay ka qaataan kenya meelkasta
Ooaaykajoogaan ayay kaqaataan
Waxaas waxba kamajiro dalasha ayaa lisweydiyaa le
Dhalasha la anted sharci laqadanaya xaged ku aragtay. Dadka North Eastern kudhashay dhalasha wa heystan.
Shikh D Diid idinkii ayaaba H/ iyo maalin inoo xayey siinayo Daara kadista oo usoo yaaca kuwii qurbaha kuwii Dalka mirr kumaharin Somalia kii kisyar haystaba Kenya 🇰🇪 ayuu kushubaa????? Halkey saladu kaansixi la,adahay??,
Yaab asiga iyo umar inshar
Yaab asiga iyo umar inshar
Qofkastoo maalgashada Kenya 🇰🇪 iyo Ethiopia 🇪🇹 siiba dhulka aan soomaalida degin wadani yuu kuu sheegan waa cadaw soomaaliyeed
Yaab waa maxay Garoonka melateri ee ay shacabku kasoo dhoofayaan??
Way jirta ruunti ano all documents haysto ayay iskakay daba wareejinayeen mudo
Gobolada Nfd Wadooyin malaha Adeegyada aas aasiga ah ee ma haystaan baan maqlay
Wa runta walal
Waa waxa somaliya kusoosocdo😂😂😂 falastine baa somaliya qaadandoonta😂😂😂😂
Reeer wajer 😅
Wey bukan oo ingiris baku yudhi sida ugala
Passport neh wan qaate
Sheekh benaaale tuug cuqdad qaba jubbaland iyo nfd sawir khaldan aya ka bixisa
NINKAAN KA HOR SOOMAALIDA KENYA DHIBAATO XOOG LEH AYAA LAGU HAAYEY, KII GUDAHA KENYA KU DHASHAY IYO KII SOOMAALIYA KA SOO GALAY INTABA. INAGA KA SOOMAALI AHAAN RUTO ABAAL TAARIIKHI AH AYAAN U HEEYNAA, WAANA GARAB ISTAAGEEYNAA, WAANA DIFAACEEYNAA, SAX IYO KHALAD
FULL STOP
Somali ayadaa meeshaas isedhigtay,
Waxaas way dhamaden maxamuud barow ayaa barihore afjaray
Asc.saxebwarun
Waaba duul eey adoomeey gumeysato
dalka soomaaliya lafteeda ayaa dadka lagu dhibaa oo lagu kala gataa oo marba hadii dalkoodii dadka lagu dhibayo oo lagu kala gadanayo maxaa dalalka kale u diidaya inay ayaguna gataan dadka soomaalida ilayn ayagaaba gadanayoo is cunayee
Sheeekh benaaale dadka la qaqabanaya reer wajeer iyo garrissa ma ahayn reer somalia aya wadada laga qabta
Benaaale af qadhmuun
Itoopiyana wa sidaas dadka xamar ka yimafo saf bey geliyan oo baris kale ayey maran.
somalida waa dadka ugu ayan darn adunka waa umad dayacan waa umad liska gumeysto waa jahiliin ah cawaan ah wlh dadka ugu ayaan Daran banahay wlh
Maxaad addunka adigu kusoo kordhisay
أحْنْا اخْوْاتْكْ تْمْرْ ايْامْنْا وْلْيْالْيْنْا وْاحْنْا لْانْمْلْكْ شْيْ ايْنْ الْقْلْوْبْ الْرْاحْمْهّْ ضْااااقْ حْالْنْا وْضْااااااقْ بْنْا الْحْالْ وْالْلْهّْ مْا كْتْبْتْ هّْذْا الْكْلْامْ الْا مْنْ الْضْيْقْ وْقْسْوْتْ الْضْرْوْفْ انْيْ طْالْبْهّْ مْنْ الْلْهّْ ثْمْ مْنْكْ لْاتْرْدْنْيْ خْايْبْهّْ يْا اخْيْ احْنْا نْسْاء مْا نْقْدْرْ نْخْرْجْ نْشْتْغلْ مْثْلْ الْرْجْالْ رْبْيْ اكْرْمْكْمْ انْكْمْ رْجْالْ احْنْا نْسْاء مْا بْنْقْدْرْ نْخْرْجْ وْلْا نْشْتْغلْ مْثْلْكْمْ اخْيْ وْيْنْ الْانْسْانْيْهّْ ايْنْ الْاخْوْهّْ الْايْمْانْيْهّْ فْيْ قْلْوْبْكْمْ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' Brothers in Islam, do-gooders, I swear to God on the Book of God that I am not lying. I am a displaced Yemeni girl. My family and I rent our house for a month, 20 thousand Yemeni riyals, and now we owe 60 thousand for 3 months. The owner of the house is one of those people who have no mercy. By God, my brother, he comes every day and humiliates us and talks about us and wants to throw us out of the house and into the street because we were unable to pay him the rent. He does not leave until we cry and talk to the neighbors and give them a week. If we pay him, he swears by God that he will throw us out into the street without mercy. We are displaced from our country because of this war and we cannot find our daily sustenance. My mother and my young siblings are living. Our father passed away, may God have mercy on him. We have no one in this world to stand by us in these harsh circumstances. I do not have older brothers to stand with us in these circumstances. My young brothers, but I am a girl who cannot work. I swear to God that my brothers went out to the street and saw him and saw the neighbors. They stopped and stood at their door in order to give them even a piece of bread to satisfy their hunger. By God, who owns the heavens and the earth, they closed the door and threw them out and they came back crying and dying of hunger. By God, we do not find a single morsel of food to live on. Now, if one of us does not help us with a kilo of flour, I swear to God that we will die of hunger. Oh brother, I beseech God and then you, and I want you to help me for the sake of God. I ask you by God, you love goodness and help me even if you ask for my card name and send it and do not delay, and God will compensate you with all good. Oh brother, you are a man. If you see your family starving, it is impossible for you to secure their needs. But I am a girl with insight and my hands are short. I do not have a father like you, and my brothers are young. Look at their condition and help us and save us before they throw us out into the street to be humiliated or we die of hunger. I swear by God, who raised the seven heavens without pillars, spread out the earth and guided me. I will not lie to you with a word of this message, and I did not ask you except out of distress and the harshness of the circumstances and the state in which we are. My family and I ask you by God, if you are able, O people of goodness, whoever has the ability to help us, do not delay a moment. This is my WhatsApp number: 00967711500090. Whoever can help us, send me a message on WhatsApp. We will send him the full name and he will transfer us as much as he can. May God reward you with the best reward .`/-~«««~-♡~♢♢♢♢:::◀◀◀◀◀⌈⌈⌈⌈⌈⌈♡~♡~~•~•¡~;.ii.i,゚;,⌐,:゚;,⌐:,゚;,⌐,゚;,⌐,،،••،،،,,..,.،,,,,,,...,
stupid