#Deegan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 фев 2025

Комментарии • 29

  • @AntoineD.9483
    @AntoineD.9483 Год назад +2

    Fantastique vidéo mabruk Caalin

  • @ahmeddhamac3288
    @ahmeddhamac3288 Год назад +1

    Mnzh allah degaanka kulmiye dhul c.m 😘😎

  • @Ibraahimgeedgale
    @Ibraahimgeedgale 17 дней назад

    Mashaa allaah 🎉🎉🎉😊😊😊😊

  • @محمودحسين-ب9ح
    @محمودحسين-ب9ح Год назад +1

    ما شاء الله منظر جميل وطبيعة خلابة شكرا عالن ابين على التسجيل الرائع

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Год назад

      تسلم يا حبيبنا الاستاذ القدير

  • @Abdiavlogs
    @Abdiavlogs Год назад +1

    Masha allah dhulkenu waa mucjiso ilahay hawadisa badisa iyo banankisa iyo burtisa iyo caradisa iyo cimiladaisa aduunka ka gaaryelay .qurba jogeenu intaynan qurbaha ku gabobin hadi ilahay nafta ino sii dayo aynu dib ugu noqano oo ay nu maalgashano carurtenana aynu u gayno dhaqankoda iyo luaqadena hooyo kuso bartan

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Год назад

      Waa xaqiiq dhulkeena alle inogu deeqay waa in la tabcaa .
      Mahadsanid sxb biciid

  • @LaylaHilowle-j1u
    @LaylaHilowle-j1u 6 месяцев назад

    Masha allaah waa dhul qurax ilaahey ha hanoo barakeeyo❤

  • @AbdiAhmed-y1c
    @AbdiAhmed-y1c Год назад

    Beautiful

  • @mukhtarhussein3209
    @mukhtarhussein3209 Год назад +1

    Masha allah runtii aad ayay u qurux badantahay

  • @kinsixasan-bd7ik
    @kinsixasan-bd7ik Год назад +1

    Manshallh

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 Год назад +1

    Maansha Allah Waa Degaan Qurux Badan

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Год назад +1

      Waliba goobaha qaar aanan gaadhin way ka sii qurux badanyihiin

  • @Caasha739
    @Caasha739 Год назад +1

    Masha allah 💐🌻

  • @maxamuudibraahin5219
    @maxamuudibraahin5219 Год назад +1

    Maansha alaah

  • @FaadumoArdo
    @FaadumoArdo Год назад +1

    Mashallah waa saaxil

  • @hamdimohamed6552
    @hamdimohamed6552 Год назад +1

    Mashallah maan is lahayn meel u qurux badan aya dhulkena ku taal I hope in biyahas laga faidaysto is socda😍😍

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Год назад +1

      Xamda dhulkeena waynan kala barane nimca fadhida .

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Год назад +1

      Waliba meelo kale oo aan wali la arkin ayaan raba inaan kuso wada dalxiisno insha allah .
      Qaybaha soo socda yaanay ku dhaafin

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 Год назад

      ​@@caalinAbyan
      Masha alah ilahay haku dhaawro inader wanad mahad santay sidaad dhulkena no baraysid iyo quruxdiisa walalo buuraha madhera ka sareyana noo so duuba adigo Ku mahad san

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Год назад

      @@dhashisheekhisaxaq9514 ma in liinta madheera kuso cabo ayad rabta ?
      Bal iga waran mesha waan tagaya insha allah macluumad iga soo sii..
      Comment ahaan igu so qor ama instegram #CaalinAbyan ku qor xaga igu so qor

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 Год назад

      ​@@caalinAbyan
      😂😂😂😂Wad iga qoslisay inadeer marka maxa linta lagu sinaya aad samaysay shaqo qaran iyad haaysan oo quruxda dhulkina iyad so gudbinaysin meelha xerya ha duubinahun mida kale buraha iyo madheeri Way kala fogyin casaha ina la yidhado iyan uu malynaya oo silsilada aad joogto iyaay isku xidhanyin galbeed iyad uu so noqonaysa mana arag qof so duubay talo ma cidanka iyaay ka baqayan iyan is idhi hhhh wan kugu ciyaraya way ka fogtay madheera wanan ini mahad naqaya adiga iyo inamada reer somalilad ee kale ee sidaada wadnkena qurxdisa so bandhiga shaqo qaran iyad haaysan halka ka wada sharaf iyo caqli iyu ilahay ini siiyay wayo somalidi manta dad aan qali lahay iya ka buuxa oo camarda intay so furtan waxay Ku hadlayan bila macno yahin mid naag caya naag Nin cayasa naag is qawinaysa si lo sawado belo ini argtay marka walahi markanu argno inamo sidino kala wanu Ku farxna meel kasta no so duuba dhulken iyo dhirta ka baxda magcyadooda iyo xayawanada jooga dadka migana warsta xigmadi dhaqankena iya ku dugana mahad sanid inader

  • @ahmeddhamac3288
    @ahmeddhamac3288 Год назад +1

    Mnzh allah degaanka kulmiye dhul c.m 😘😎

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Год назад

      Masha allah dhul alle nimceyey weye waxan laha halka ma iska dagta