Adeer cuquba haysata mooge mooge Ka weyn Runta ayey daan sheegeyn Waa gumaadkii madax duubashadii sool ay ku taageerayeen daalimiinta Ku dhex asaasaqay hargeysa Gumaad xasuuq isireysan Jariimooyin laysugu danso Laysugu sacbiyo al'aan 2025 Sool soo qabo ayey rag dumar ku muusanaavayaan Reer migii ayey xoolihii Ka dhacayaan boobkii ceerigaabo guryihii danyarta Xoogaagii agava ee u dhex Yiiley adigu kama aadan hadal ee ay boobayeen maatadii iska lahay bacadka Dhaxantu ku dhacayso bilo badan kuwaas isku caqliga ah cuqaal culumo wax grad Ka baab ah wixii diintu jideysey ee ahyd ninkii naftaada maalkaaga cirdigaaga kuugu yimaada Iska cli barney Ka fursaneyn Cadho Alle ayaa ku dhacdey Markey dhig xaqdaro dhul aaney lahayn sugu dansn isugu sacbiyeen bada berbera alle inuu kusoo butaaciyo waxba kuma aha Waa taa lakeeyahay Emirates Ayaa kuwii ay masuulin ku sheegayeen place mail ku sameeyey oo badii berigii Khaab iigu saxeexa leeh.
Adeer cuquba haysata mooge mooge Ka weyn
Runta ayey daan sheegeyn
Waa gumaadkii madax duubashadii sool ay ku taageerayeen daalimiinta
Ku dhex asaasaqay hargeysa
Gumaad xasuuq isireysan
Jariimooyin laysugu danso
Laysugu sacbiyo al'aan 2025
Sool soo qabo ayey rag dumar ku muusanaavayaan
Reer migii ayey xoolihii Ka dhacayaan boobkii ceerigaabo guryihii danyarta
Xoogaagii agava ee u dhex
Yiiley adigu kama aadan hadal ee ay boobayeen maatadii iska lahay bacadka
Dhaxantu ku dhacayso bilo badan kuwaas isku caqliga ah cuqaal culumo wax grad
Ka baab ah wixii diintu jideysey ee ahyd ninkii naftaada maalkaaga cirdigaaga kuugu yimaada
Iska cli barney Ka fursaneyn
Cadho Alle ayaa ku dhacdey
Markey dhig xaqdaro dhul aaney lahayn sugu dansn isugu sacbiyeen bada berbera alle inuu kusoo butaaciyo waxba kuma aha
Waa taa lakeeyahay Emirates
Ayaa kuwii ay masuulin ku sheegayeen place mail ku sameeyey oo badii berigii
Khaab iigu saxeexa leeh.
Masaajid afku xaarre makaa xigo ee shacabaa kaaxigo kuladhashay kulana dhimanaayo
Ninkii ciidanka baabiyey ee dhaqaalaha baabiyey ee boqolalka million dibadada dhigtay naxay u qabsan wayen intay ina mooge ku meraysanayan
Waar waxan sagudhuudhiga ahi khayr daranaa xasbillah wanicima wakiil