SAFAR LUG AH ISKU DAR İLA XIINWAYNE?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 30

  • @nasromohamed7266
    @nasromohamed7266 3 месяца назад

    Mansha allah geesi kaligaa baa meeshan maray allow ku xifdi
    Awowana u naxariiso dhul waan leenahaye away dadkii maali lahaa?

  • @awsalebanxaajiibrahim396
    @awsalebanxaajiibrahim396 Месяц назад

    maasha allah dadkeenu waa dadka dad ugu fiican guud ahaan runtii waa dad muddan in wax loo qabto dawlaeeeyy maasha allah illahay kheyr haydin siiyo oo haydin barakeeyo

  • @mariaahmed9018
    @mariaahmed9018 3 месяца назад

    ❤❤wlhi waa barnaamij fiican oo dhulka ku kala baraya lkn qool cadaydu tii how ee cidagle manay ahayn ?

  • @memr7493
    @memr7493 3 месяца назад

    Masha allaah iintaa SOMALIA 🇸🇴 miiyaa ❤

  • @musaali-dk8cq
    @musaali-dk8cq 3 месяца назад

    caanaha miyaa laguu maalayaa mise waa laguu lisyaya ?

  • @SMije-c4t
    @SMije-c4t 3 месяца назад

    Dad ka Reer guuraya ah Waa dad dhaqan wanaagsan Oo qalbi fiican Manshlaah

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 3 месяца назад

    Mashaa Allah ❤

  • @omarhussein7355
    @omarhussein7355 3 месяца назад +1

    Caalin abyan ugaas markaad socoto meelahan oo kale taatiikhda dhulka iyo waxyaabaha uu caanka ku yahay nooga sherkee iyo magacyadooda drontana sii daa oo ayadoo dul maraysa dhulka kasheekee

  • @LiibaanDhuxulow
    @LiibaanDhuxulow 3 месяца назад

    Caanaha lo.dana ma lagu cadeystaa?

  • @Caasha739
    @Caasha739 3 месяца назад

    Masha allah waa dhul cajiiba

  • @kawsarcabdiraxaman7495
    @kawsarcabdiraxaman7495 3 месяца назад

    Masha allaah meeshu ad ayay u qurux badantay

  • @SMije-c4t
    @SMije-c4t 3 месяца назад

    Maanshlaah waar dhulkaa Nin 400 tira 🐐 Riyaale Ku dhaqada 😂 ma lawayay ama 🐄 lo badan Manshlaah

  • @hassanmohamad8755
    @hassanmohamad8755 3 месяца назад +1

    m. cabdlihi waad so kala dhamaten sediyaday aadan ciise dhulkoodibad soo gashay hadaad dalaw iyo laasadacawo soo gadhay

  • @MohamedYusuf-xb2sb
    @MohamedYusuf-xb2sb 3 месяца назад

    Maasha-ALLAAH
    Quruxdii Dalka oo dhammaystiran

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 3 месяца назад

    Xiinweyne ma tuulaa mise waa dooxa biyuhu maraan?

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  3 месяца назад +1

      Xiin wayne waa tuulo lafaruug xooga ujirta magaca kale ee loo yaqaan waa (DALAW)

  • @ahmad6967
    @ahmad6967 3 месяца назад

    ❤❤❤

  • @maxamuudibraahin5219
    @maxamuudibraahin5219 3 месяца назад

    Caalinow miyaad askari iska noqotid sidii libaaxaad ayda ku nooshahay dhulku quruxbadanaa

  • @HassanMohamed-dm5yn
    @HassanMohamed-dm5yn 3 месяца назад

    Invader aad Baan kuu dawadey meelaha kale ee Dallas ka soo duub

  • @MohamedYusuf-xb2sb
    @MohamedYusuf-xb2sb 3 месяца назад

    Meeshaas xillimaad ku Noqonaysaa Cabdi qanoow

  • @NasserHassan-xd2fc
    @NasserHassan-xd2fc 3 месяца назад +3

    Caalinow ninka maxaad ka soo lu'gosay dadka reer miyiga waa dad fiican waxooda waa ku siinayaan cad iyo caanaba adna tilmaan yar darteed baad ninka u soo ka xeysay Af- madhan baad iskaga tidhi waayahay saaxiib taas wax fiican maaha iminka tilmaan may aheyn sidani ka xeyn bay aheyd ninka waaad soo daalisey uun dadka reer miyiga waa dad fiican oo dulqaad leh waxa ka weydiiyana way kaaga jawaabayaan intooda badan waa wada Qalbi nadiif
    Xeerka raga kuma jirto qof ku ka xeeyay oo tilmaan wax ka baxsan ah in aad iska tidhaahdo iska soco wax yar baa loo diraa oo Buuri iyo sigaar xataaa siisto hadaanad mijin uu caawa Dalow ku cuno u direyn

  • @MohamedYusuf-xb2sb
    @MohamedYusuf-xb2sb 3 месяца назад

    Geed Cadayga Laantiisa way baxaysaa Haddii Iyadoo Qallalin Weel lagu rido oo lagu dhex beero.

  • @Syfyany
    @Syfyany 3 месяца назад

    Waxa aan aad ula dhacay quruxda safarkaaga oo muujisay sida ay Somaliland u qurux badan tahay. Sii wad sababtoo ah waa mid xiiso leh.

  • @mahamedgurey553
    @mahamedgurey553 3 месяца назад

    Godob

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 3 месяца назад

    ilahoow dadka iyo dalkaba noo barke adna inader mahad sanid iyo dadkena baadiya ku nool wa dadka qibrada uu leh dhuulkeena hooyo awoowgana uu duceen hala dhaafin ducada

  • @mariaahmed9018
    @mariaahmed9018 3 месяца назад

    ❤❤wlhi waa barnaamij fiican oo dhulka ku kala baraya lkn qool cadaydu tii how ee cidagle manay ahayn ?