Gabar Soomaaliyeed oo maamusha Billions of Dollar oo wareysi siisay Abdisalan Hereri

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 окт 2024
  • Gabar Soomaaliyeed oo maamusha Billions of Dollar oo wareysi siisay Abdisalan Hereri
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 180

  • @FaysaAbdi-jt3vj
    @FaysaAbdi-jt3vj 3 месяца назад +23

    Masha allah waa kuwaa habalahii soomaaliyeed sidaa umada ugargaarya ragiina way isku diraanba dadka ee dalkii rogay waa kaaf iyo kala dheeri hambalyo wllshay❤

    • @KhalifaCali
      @KhalifaCali 3 месяца назад

      😂😂😂😂😂

  • @KhadarcabdiCiise-o9o
    @KhadarcabdiCiise-o9o 3 месяца назад +20

    Xamdi fariid(thank you for helpful immigration.. specially xamdi ..very....nice person.

  • @salmaanluude3461
    @salmaanluude3461 3 месяца назад +43

    Hamdi is A Hard Worker For The Somali Community, Good Job Sister Am Broud OF You

    • @Hodansooiyosasnag1987
      @Hodansooiyosasnag1987 3 месяца назад +5

      Do you know how I can get her email?

    • @Liiloowe
      @Liiloowe 3 месяца назад

      MASAAJIDDA AMERIKA WAA DAD DADAALAYA LAAKIIN KUWA YURUB WAA KUWO LACAG URURSI UJOOGA OO XITAA LACAGTII LOOGU TALA GALAY WAXEY KU SAMEEYAAN GANACSI IYO QABYAALAD XITAA DHIBAATADA SHACABKA WAXBA UMA TARAAN. WAXAAD ARKEYSAA LACAGO LOO XAWILAYO KENYA OO LUGUU SHEEGAYO MASAAJID KENYA AYAA LUGU DHISAYAA LAAKIIN WAXAAN SOO OGAANEY IN HOTEL IYO MAQAAYADO LUGU DHISTAY. CULUMADA WAHAABIYO EE YURUB ILAAHEY KA BAQA OO HANTIDA SHACABKA BADBAADIYA

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 3 месяца назад +19

    Masha Allah hablaheena Soomaaliyeed Ilaahey ha inoo barakeeyo guul ayaan u rajeynayaa.

  • @UbaxCalixaraf
    @UbaxCalixaraf 3 месяца назад

    Maasha allaah waa gabar soomaliyeed oo fariid ah allaah ha xafido

  • @dauddahir4170
    @dauddahir4170 3 месяца назад +4

    M.a hablaheena somaliyeed allah noo barakeeyo

  • @ismailmaal6931
    @ismailmaal6931 3 месяца назад +4

    Eloquent interview. Gabadh dedaashay. Proud of you.

  • @abdulkaderomer9323
    @abdulkaderomer9323 3 месяца назад +4

    Maashaa Allah xamdi walaal waxaa tahay mas uul sare waxaana u Qalantaa madaxweenaha umada soomaaliyeed oo dhan waayo waxaa tahay gabar jecel caawinta umada oo dhan Qaasatan dadkeeda soomaaliyeed’ una caawisa sida ugu wanaagsan’ kana shaQeeysa fududeenta nolasha bulshada dadaaleeysa iyo kuwa dhibaateeysanba’ laQeebsiga dhibaatooyinka bulshada iyo caawintooda si wanaagsan oo cadaalad ku saleeysan jazaakal Allah Dear Sister Qaali Ah

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 3 месяца назад +6

    Barakalaah xamdi isoo xus macnaha lacag ii soo dir indr from burco

  • @AbdirahmanhashiabdiSalaad2024
    @AbdirahmanhashiabdiSalaad2024 3 месяца назад +12

    Dhaqankii islaamka ka lumay illaahaw way qalbi fiicantahay gabadhuye xijaabka garansii

    • @samataradde686
      @samataradde686 3 месяца назад

      Xijaabka afka somaliga maxaa lagu yiraahdaa?

  • @ahmedibraahimali8090
    @ahmedibraahimali8090 3 месяца назад +3

    Alleh ha u fududeeyo wllsheen hawlo culus bay qabataa
    Good job Hamdi

  • @Fatuma-t9m
    @Fatuma-t9m 3 месяца назад +2

    Xamdi walaashey Carabkaaga Eebow quwey Caadil baa tahay mahadsanid walaale Hareri

  • @sahroali1967
    @sahroali1967 3 месяца назад +2

    Masha allah waa arin aad logu farxo horumarka ay sameynayaan gabdheheena waxa bartey horey usoco hbo mcn ❤❤❤❤

  • @anisaahmed9089
    @anisaahmed9089 3 месяца назад +1

    Inaa lilah wa ilehi raajicuun. Illaahay swt qalbiga ha u adkeeyo waalidiintii dhashayba. Sabr iyo iimaan.

  • @Neima1000
    @Neima1000 3 месяца назад +1

    Mashaallah gabdhaha somaliyed wa gessiyal ALLAHA xiftiyo ❤❤❤

  • @ahmedsabban8990
    @ahmedsabban8990 3 месяца назад +2

    Mashaa Allah horu socda umaddeyda somaliyeed-dey meel aad joogtaanba is garabsada oo isku tiirsanaada

  • @hyusuf2207
    @hyusuf2207 3 месяца назад +7

    Masha Allah gabadh baad ku banaantahay airport ka iyo dekada soomaaliya nimanka soomaalida waa lagu aamini waayey wadamo kale ayaa maamula maadaama aanay qaadi karin xilkaas. hadana markay gabadh isu taagto madaxweynaha nimanku waxay dhahaan diintu ma ogola . Tuugada dhaca iyo masuuliyad darada diintu ma ogola cidi ma dhahdo .

    • @khadraali8373
      @khadraali8373 3 месяца назад +1

      Somaliga iyo Carabku dumarka waxba uma ogola ee

  • @deqaissa7045
    @deqaissa7045 3 месяца назад

    Waa gabar qaaliya oo dadaal iyo waxtar isku darsatey hambalyo reer seyatel 🎉🎉🎉🎉

  • @abdaleabshir6786
    @abdaleabshir6786 3 месяца назад +1

    Masha allah xamdi waa fariid ilaahay ha xifdiyo cadowga nah ilaahay haka hayo amiin yaa rabi

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 3 месяца назад

    Mashallah Mashallah Mashallah Mashallah Mashallah Mashallah. Waa guul weyn.Gabdheena illahey ha dharo.

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 3 месяца назад +1

    Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar ❤️❤️🇸🇴🇸🇴♥️🇸🇴🇸🇴

  • @issackadan7702
    @issackadan7702 3 месяца назад

    Masha Allah wallashey.. Jazakumullah kheyr..guulleyso

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 3 месяца назад +20

    Gabadhan waa Gabadh wacan Ummada Somaliyeedna caawisaa, waana dhaanta tan layiraho Ilhaan ee Ummada Somalida kala gurta,Khaniisiintana taageerta,Xamdi a dadka baahan ee qoxootiga ah ayay caawisa.

    • @salmaanabdiaziiz9001
      @salmaanabdiaziiz9001 3 месяца назад +5

      Gabarna waa ceynay gabar waa amaney nio see wax u wada mise ilhan omar qabiil ayaa ka dhax urineysa gabdhaha somaliyeed dhan waa gob iyo nasab meel walba oo jogan

    • @june6206
      @june6206 3 месяца назад +2

      Shaqaysa ilhan ma taqan horta tu ka weyn bay haysa

    • @june6206
      @june6206 3 месяца назад +3

      @@salmaanabdiaziiz9001mad garaneysa qabiil keeda aduu bilow waba isku qabiil habluhu ileyn soomali reer unba aduunka ku matalee mise qabiil y bad lasoo bodey😂

    • @zahraabdullahi3008
      @zahraabdullahi3008 3 месяца назад +2

      Waan ku fahanay ee iska yaree bahasha dumarkana cayda kadas

    • @sahraahmed-fv6rj
      @sahraahmed-fv6rj 3 месяца назад +1

      Ilhaan iyo gabadhan waa isku qabiil cayda jooja

  • @wacayscaanood2984
    @wacayscaanood2984 3 месяца назад +6

    Waa gabadh karti leh oo qalbi iyo maskax caafimaad qabta leh . Qaddiyad soomaaliyeed ayay taagantahay waa guulaha dadka aan ku dhalan soonaaliya ee ka xorta ah cudurka soomaali qayrkeed ka reebay ee qabyaaladda

  • @rashidahmed8794
    @rashidahmed8794 3 месяца назад +7

    Waxaan odhan lahaa hablaha wax bartay dalkii madax ha looga dhigo, ragii waxba wadi waaye 34 sano

  • @BukaaanBile123
    @BukaaanBile123 3 месяца назад +1

    Wallahay wxaad tahay gabadh caqli badan quruxley

  • @MohamedAhmed-zs3vh
    @MohamedAhmed-zs3vh 3 месяца назад +2

    She is wonderful. I am very proud to

  • @mohamedbinabdullah6464
    @mohamedbinabdullah6464 3 месяца назад

    Masha Allah , Hamda waxaay tahay qof Soomalia ah in lagu daydo aay mudan tahay ee Illaah ha xafido

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 3 месяца назад

    ☝️ MASHA 🤍 ALLAH 💐 TABARAKALLAH ☝️🤍💐

  • @MohamedHassan-hl3pp
    @MohamedHassan-hl3pp 3 месяца назад +2

    Maashaalaah Maashaalaah aadiyo aadbanugu farxay barnamijkan ,gabadhan fariida ah

  • @noloshamaanta
    @noloshamaanta 2 месяца назад

    Very active lady wlhi 😍

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 3 месяца назад

    Maasha Allaah

  • @AbdillahiIsse-k1j
    @AbdillahiIsse-k1j 3 месяца назад

    Thanks, Mr Hereri. Waa barnaamij wax bari kara madaxda Soomaaliyeed 11 am shaqo taga, 1pm na soo rawaxa, sadexda saac ee shaqeeyaana aan xafiiskooda dabadda uga bixin.

  • @hiboali8570
    @hiboali8570 3 месяца назад

    Manshallah Gabdhii Somalida waa dadlen🎉

  • @fadumoabdillahi9616
    @fadumoabdillahi9616 3 месяца назад

    Maashaa allaah illaahay Haku barakeeyo wall Maashaa allaah

  • @mohmudfarah
    @mohmudfarah 3 месяца назад +3

    Asc muhiimada waxey ila tahay in caruurta ay 2 wada waarid ay xooga saraan iney caruurtoda ay saaxiib iyo waridnimo ay la yeshaan . Hay adaha Somaliyeed waxaa laga rabaa iney dowlada xoogsaraan iney nabad galyada ka shaqeeyaan intenan caruurta dhibaato soo gaarin allah waxan ka bar yayaa inuu caruurteena inoo xafido 2 waaridna ayagana maxubo inuu dhax dhigo si ay caruur wanagasan usoo saaran aamin aamin

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 3 месяца назад

    ☝️ MASHA 🤍 ALLAH 💐 BARAKALLAH ☝️ FIIK 🤍 my 💐 brother ☝️🤍💐

  • @makahilmead4725
    @makahilmead4725 3 месяца назад +2

    Soomaalida meel kastoo joogaan waa dad ka firfircoon dadyowga kale xaga business ka, xaga waxbarashada iyo waxkastoo kale

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev 3 месяца назад +1

    MASHA’ALLAH
    A FEMALE ROLE MODEL FOR SOMALI COMMUNITIES
    GABADH SOMALIYEED OO KU DAYASHO MUDAN
    HAMBALYO

    • @FarxiyaCarab-fh6mh
      @FarxiyaCarab-fh6mh 3 месяца назад

      Maxa lagaga dayanaya ma diin bay xambaarsan thy adeer rasuulka ku dayo SCW

  • @Bashiradanbarre2024
    @Bashiradanbarre2024 3 месяца назад

    Mansha allah somali way iscawisaa

  • @abdulkarimomar5059
    @abdulkarimomar5059 3 месяца назад

    Amazing woman!!!!!

  • @mahadosmanismail6025
    @mahadosmanismail6025 3 месяца назад +1

    Masho allah fariid

  • @ashahassan5839
    @ashahassan5839 3 месяца назад

    mashallah waa gabdh yar oo fariid ah

  • @faysalabdirahman405
    @faysalabdirahman405 3 месяца назад +1

    Mansha Allah

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 3 месяца назад +1

    Mashaa alaah gabadha

  • @sensoyussuf9291
    @sensoyussuf9291 3 месяца назад

    Culimada dadaalkooda Alle habarakeeyo

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 3 месяца назад +9

    Ar maxay stress iyo shaqo culus kudhex jirtaa
    Allaha u fududeeyo xilkaas culus waana qof wadnaheedu nadiif yahay oo aan ka dareemayo daacadnimo

    • @samawadeahmed4380
      @samawadeahmed4380 3 месяца назад +2

      Hassan sheekh bey ka masuulsan tahay

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle 3 месяца назад

      @@samawadeahmed4380 Gabadha ha caayin lafaha dadka dhintay kama ganacsato e

  • @koorakayse4975
    @koorakayse4975 3 месяца назад +1

    Masha allh

  • @abdullahiguled
    @abdullahiguled 3 месяца назад

    Somalian girls are not easy ❤
    Proud of you

  • @sensoyussuf9291
    @sensoyussuf9291 3 месяца назад

    Xamdida waaba Naag yara Asturan Allow Anaga iyo Iyadaba Iimaanka iyo Asturnaanta Nagu dil

  • @abdimajid2893
    @abdimajid2893 3 месяца назад +3

    Waar inantani waa fariid maasha Allah sis waan kaa war hayndoonaa inkastoo aad gym gashay oo muruqyo yeelatay

  • @MuunaMaxamed-t6q
    @MuunaMaxamed-t6q 3 месяца назад

    Wa gabadh fariida inantaasi yaa igu soo xidha nio

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6sc 3 месяца назад +4

    Xogmaal media qofta hadaan laqabin ila so xiriri aduun iyo aankhiraba ? ❤❤❤a gabadhan wa qof aad u wanaagsan ilaah hanodayo hawshana ha u fududeeyo❤❤❤

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 3 месяца назад +2

      Kkkkkk qayr allaha idin siiyo ragga somalida markey arkaan gabar fiican iyo mid dhib tabaneyso oo caawin rabto waxaa ugu horeyo waa anaa guursanayo qof dhiban oo in la caawiyo rabo iyo qof rabto iney dadka wax tarto midna ma mudna in guur loogu jawaabo wayo marxaladas uu ku jirò ayuu rabaa in wax lagala qabto

    • @mohamedsaed1068
      @mohamedsaed1068 3 месяца назад

      Kuwii hore ayaa masuuliyadoodii qaadi weydeen oo dayacdeen gabadhaan bulshada soomaaliyeed ayey caawinaysaa Khayr Allaha siiyo soomaalida kale ha ku dayato sidaan oo kale inay u sameeyaan agoonta iyo hooyooyinka daruufta la daalaa dhacaya Kuwo badan baa garanayaa madax ka fakarta ayey San jirin. Gabadhaan ha lagu garab istaago oo halagala qayb qaato iska daa niyadjabinta iyo hadal ka iska dheh da ah

  • @maxamedcali287
    @maxamedcali287 3 месяца назад

    Waan kuku hambalyenaya walashena

  • @raguehosman2783
    @raguehosman2783 3 месяца назад

    Masha'allah Farid wayey

  • @muxudiinxuseen1344
    @muxudiinxuseen1344 3 месяца назад +1

    Masaajid dhexdiisa iyo Labiska Gabarta iyo Wareyaigan ma qurux badna

  • @cabdikariimnuur518
    @cabdikariimnuur518 3 месяца назад +1

    Waa qolama gabadhani waaba fariid yar ❤

    • @jawariguulet4929
      @jawariguulet4929 3 месяца назад

      Waa Japan 😅

    • @Shaashaa-fs8uy
      @Shaashaa-fs8uy 3 месяца назад

      Barteedaad dhigtay wlhi sidaan unacay erygan waa qolofa ama qabiilkee tahay iyo reer hebel intaasba hadii laga saari lahaa afsomaliga waxan isleeyahay waxbaa isbedeli lahaa ​@@jawariguulet4929

    • @Abdulahikarar
      @Abdulahikarar 3 месяца назад

      Mj from Garowe 😂

    • @zimzima193
      @zimzima193 Месяц назад

      Mj

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 3 месяца назад +9

    Sh axmad nur gabadha timaha qarso dhe oo surwalka saar dhe.
    Cabdisalan oron maayeee kkk
    Ilaa hada waxan radinaya gabadh meel sare gaadhay oo dhaqankeedii haysata. War ileeeeen

    • @inasayidabdule2251
      @inasayidabdule2251 3 месяца назад +4

      ALLAH ha so hanuuniyo xijaabku waa waajib ALLAHU AKBAR ❤

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 3 месяца назад

      Gadadhan sharaf baa ka muuqato waana qof mudan in loo Mahadceliyo shaqada aay Soomaali iyo dowladii aamintayba u haayso ee haddii aad cidi waanineeysaan waaniya ku Jalbaabku ku gabado ee meelaha qaar sida Nairobi dhilleysta! Jalbaabku waa maro.

    • @khalidjamac5629
      @khalidjamac5629 3 месяца назад +2

      gabadha marka laga reebo tinta qaybta muuqata sida kale dhar waawayn bay qabtaa oo aan ku dhaganayn cawro kama muuqato qof qurbaha ku dhashay bayna u eg tahay marka waa qof dadaalay

    • @wacayscaanood2984
      @wacayscaanood2984 3 месяца назад +1

      Cabdisalaan maxaa kuu gudbiyey xanuunka XAASIDNADA iska dawee.

    • @ugbaad4136
      @ugbaad4136 3 месяца назад +3

      Sarwaalkeeda iyadaa leh dhibaatada taagan in laga hadlo ayaa ka muhiimsan iyada labiskeeda🤔

  • @ibrahimmohamedofficial5066
    @ibrahimmohamedofficial5066 3 месяца назад +1

    Good job m'y sister thanks you

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 3 месяца назад

    👋 Weriye C/Salaan Hereri & Xamdi Max,d.

  • @yaasiinjaamac-py9le
    @yaasiinjaamac-py9le 3 месяца назад +1

    xoog.maal....jawaaab..ma.lihidi n....weeeye 12:41

  • @Seexo123
    @Seexo123 3 месяца назад +1

    Qalbi wanaga walal Ku darso hijaab wanag

  • @SaidYusuf-fy7mk
    @SaidYusuf-fy7mk 3 месяца назад

    Msha allah aad iyi aad

  • @MarianAli-n1h
    @MarianAli-n1h 3 месяца назад

    Masha allah dadka somaliyed
    Kuwan ayaa lobahan yahay guleyso yurubna sogaara insha allah aniga idin bahan oo
    Si ad iyo aad

  • @sadamdeik7914
    @sadamdeik7914 3 месяца назад +1

    Timaha qarso

  • @FaisalJama-zt3yz
    @FaisalJama-zt3yz 3 месяца назад +1

    encourage Somali younge men to get education, and look at back where they come from

  • @housseinyacin5603
    @housseinyacin5603 3 месяца назад

    ❤ machaallah84,c est moi Al hadji houssein Ahmed douale gouled barreh,bonne fere de eid Al hadha a mon aptiyo abdousalam herrreri thé best journaliste of thé World longue vie a vous a votre famille a votre épouse et a toutes les personnes qui vous sont chères Amin ya allah❤

  • @Dadaala
    @Dadaala 3 месяца назад

    alle waxaan kabaryaa inuu igeeyo America si aan ugu faa ideysta fursadahan aadka u fcn inta cim rigeyga kadhiman AAMIIIN DHAHA

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 3 месяца назад +1

    Hamda fariid shaqo adag haysa

  • @XaajiBeeyo_com
    @XaajiBeeyo_com 3 месяца назад

    Guulayso xamdii soo drawee hamdi

  • @AbdilahiIbrahim-sh3cu
    @AbdilahiIbrahim-sh3cu 3 месяца назад

    Walaal masjid.joogta hadana madax.qawantahay😢

  • @CabdikariimCarab
    @CabdikariimCarab 3 месяца назад +1

    Lakin masajidka mad kala fogaatan inantu way yara ax waa laysantee

  • @abdullahibashir4894
    @abdullahibashir4894 3 месяца назад +1

    Mash allaah

  • @yaasiinjaamac-py9le
    @yaasiinjaamac-py9le 3 месяца назад +1

    soo.kirodhey.mid.ka..vvv 11:27

  • @jamalu128
    @jamalu128 3 месяца назад +3

    Waan ka xumahay inuu masaajid ku Wareysto gabar aan asturneyn
    C/salaan Hareeri

    • @wacayscaanood2984
      @wacayscaanood2984 3 месяца назад +1

      Islaam xumays ayaad tahay xaasidnimo kugu jirta ayaad islaamnimo aanad ku dhaqmayn gabbaad uga dhigeysaa. Afkaaga ka jooji dadkaas aanad gaadhayn

    • @FaysaAbdi-jt3vj
      @FaysaAbdi-jt3vj 3 месяца назад +1

      Waad ka naxday gabadh soomaaliyeed masuul sare ah oo dadka caawalinaysa masajidka wax kun laguma qabaynan doqoniimada meesha kala tag

    • @jamalu128
      @jamalu128 3 месяца назад

      @@FaysaAbdi-jt3vj aniga waxan ahay qof Islaam ah oo sooman , oo kuma aflagaadeynaayo
      Ee shareecada Islaamka soo baro gabadh tinteeda feydan tahay oo aan asturneyn inay masaajid gasho oo waliba qeybta ragga uu ku tukado ay gasho

    • @jamalu128
      @jamalu128 3 месяца назад

      @@wacayscaanood2984
      Wax qabadka meel iska dhig
      Diinta Islaamka waxay leedahay
      ياأيها النبي قل لازواجك وبناتك ونساء المومنين يدنين عليهن من جلا بيبيبهن

    • @FaysaAbdi-jt3vj
      @FaysaAbdi-jt3vj 3 месяца назад +1

      @jamalu128 iyaguba waa Islam ee gaalo maha wax dhiba uma gaysan masjidka adigu taada uun ka fikir ta dadka iska dhaafo

  • @kahaomar1829
    @kahaomar1829 3 месяца назад

    Xamdiyey Allewayne ha ku daayo mudo badan Kuna raag kursigan sumcad wanagsan kufadhi kursiga
    Waxad samaysan aska kahor caruurta aad u dhiban inadka qabtaan sida waxbarasha ooy ka tagan ood meel kuxeraysan xarun u samaysan college camala lagu dhaqan celiyo kuwa daragiskana and xarun Gaara cusamaysan oo looga dhaqo daroogada waxana lagu baro mahad sanadin

  • @blackpanther2876
    @blackpanther2876 3 месяца назад +2

    Masaajid kaa laqwiga kadaaya waa masaajidkii Ilaahay dikri uun baa loogu talagalay waxkale waakaxaaraam

    • @amalyusuf1210
      @amalyusuf1210 3 месяца назад

      Nabi Mohamed scw masjidka bu wax qasta ka mamuli jiray, xata ciyaro hidde iyo Dhaqan ah ba lagu dhex ciyari jiray isaga Oo dawanaya. Muna xarimin

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 3 месяца назад +1

    Ilhaan inaga daaya,meeshan ha ku soo hadal qaadina, taa codkeedii waan ku khasaaray..
    Gadhani waa macquul

  • @hassinadbi8750
    @hassinadbi8750 3 месяца назад

    Walalo wana donaya inan kula yadalo walalo sida dhaqaso aha ila yadala

  • @DeeqDarajo-w9w
    @DeeqDarajo-w9w 3 месяца назад

    Wll.wadwanagsantahey.lkn sawal.dhaqanislaaam.ma.aha

  • @Saydomar66
    @Saydomar66 3 месяца назад

    xafiis walba gabadh baa fadhida meeeye raggii?

  • @hurrediiriye4741
    @hurrediiriye4741 3 месяца назад

    Gabadh soomaaliyeed oo karti leh

  • @BilanYonis-h3y
    @BilanYonis-h3y 3 месяца назад

    Manah allha🎉

  • @Harbe-w5j
    @Harbe-w5j 3 месяца назад

    kuwa adunyada iyo akhiraba khasaray wa hawenka

  • @Caruurtaofthekorn
    @Caruurtaofthekorn 3 месяца назад

    Braveheart

  • @AadanAbdiraxmaan-rl5tg
    @AadanAbdiraxmaan-rl5tg 3 месяца назад

    ❤❤❤

  • @Harbe-w5j
    @Harbe-w5j 3 месяца назад

    asc lakin waxa quruxbadnan lahayd idinko wadankina dhista

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 3 месяца назад +1

    Dumarka soomaaliyeed way dadaalayaan.
    Ragii maye??
    Dadkii iyo dalkii ayey isku dirayaan

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 3 месяца назад +1

    Lacag gaalo laga soqadey qof muslin lagudugayo waa layaab fadlan siyasada masajidka kadaya

  • @AadanAbdiraxmaan-rl5tg
    @AadanAbdiraxmaan-rl5tg 3 месяца назад

    Asc❤❤❤

  • @AbdirahmanAlishire
    @AbdirahmanAlishire 3 месяца назад

    Masaajidbay dhex fadhidaa timaheeduna way qaawanyiin😮

    • @AbdiQafar-tx2uj
      @AbdiQafar-tx2uj 3 месяца назад

      Aanu uduceyno in Allaah Subxaanahu Watacaalaa soo hanuuniyo. Allaha Subxaanahu Watacaalaa hasoo hanuuniyo.

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 3 месяца назад

    Allahu akabar somali dhulkoodiina waygubeen dalalkalena aaskiibaa lacag lagaqaadaa.

    • @june6206
      @june6206 3 месяца назад

      Dhulkooda qabrigaba laga soo baxa wana la cashuura halka bey nabad qabriga ku jiifan

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 3 месяца назад

    Masha allah gabadhaan cml ayaa fiican naagta ilhaan la dhoho oo qaniisada eh oo faa, ido leheen oo qabiilisada eh

  • @mohamedmohamed-oq2kn
    @mohamedmohamed-oq2kn 3 месяца назад

    Qawda maqalsii wax ne ha u qabanin maxaa yaab isdabayaal aduunkaan

  • @abdirahmanadenhassan9665
    @abdirahmanadenhassan9665 3 месяца назад

    wax badan bayka faaiidi karaan masuuliyiinteenu sida loo shaqeeyo, looguna adeego bulshada si hufan. halka inaga markaad adeeg doonato loo sameeyo caqabado ku talo gal ah taas oo niyad jebisa qofkii cashuur bixiyaha ahaa ee adeega soo doontay.

  • @ShaimaAli-g7t
    @ShaimaAli-g7t 3 месяца назад

    Dadka waxaas oo caawimaad ah haystaan ayaan kaba qasanayn

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 3 месяца назад

    Odayga channelkii Ayey Ka kala Kiciyen videos Viewska hoos Ayu U dhacay Ka Daya Niinka Saqajanimada

  • @AlisaladAhmed
    @AlisaladAhmed 3 месяца назад

    Waaa gabar fariid ah , raga ayadaa ka firfircoon oo ka hawl karsan .
    Hada ka hor baan horay u iri war Somalia ragii waxba ka keeni waaye xaliimooyinka aan u dhiibno wadanka ayagaa naxariis badane kadib mid sxpkey ah ayaa soo booday oo yiri , war wadanka see dumar loogu dhiibaa Sow Somalia oo dhan is huruufi mayso oo wada suuroon mayso haddii dumar loo dhiibo😅😅😅😅😅😅,

  • @salmanabdi6764
    @salmanabdi6764 3 месяца назад

    Calanka mareekanka laba xabo xashiish foreign ah saaran yaa arkay😅

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 3 месяца назад +2

    Bal hala sheego tan Ilhaan ee isqaawisa ee khaniisiinta taageerta iyo kuwan laga doorto MN wax yarna hanoqotee wax ummada u qabtaan oo loo simian yahay. Markaa iska hubsada Ummada aad dooranaysaan

    • @abdullahicaydiid1438
      @abdullahicaydiid1438 3 месяца назад +1

      Qof Markad wax ushegeso qof kle ha uso marin mida kle labada gabdhood wadankaga uma shaqeyan oo wadankaga inta cunty baa rabta in wax lagu raro dhiso wadankaga nacala kudhale mide kle xijab bad ka hadshy gabadha tinteda ma aragtid sunaha iyo diinta sida saxda san ma aha afdheere wax bro shabaabyhw

    • @june6206
      @june6206 3 месяца назад

      Ilhan magaceeda u bad maqashee shaqadey hayso mad taqan wa lawmaker xeer sameeye lacag ta umada lagu cawinayo iyada soo ogalata ila ta soomaliya lagu cawiyo aqliga gu ma garan kater baryaha khayr ka le Hana danbaji. Duleyste

    • @ijabaluul4704
      @ijabaluul4704 3 месяца назад

      Ilaahey cafis waydiiso