waxad ka fiicantahay kuwaa nacnacda siyaasadda ka hadla, ama wax aany aqoon u lahayn ka sheekeeya ee dadka isku dira iyo kuwa buurtaas quruxda badan hubka lafuulay ee magaca idinka diley.
Waxan kugula talin laha walalkayow markad geedaha sidana ee jiqda ah aad marayso inaad muraayad xidhato si aan si lama filaan ah geed isha kaga qabsan wa halis wll
Masha Allah Alhamdulillah allahu Akbar
Gacanlibax Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 guuleesta
Lkn sxb kaymihii magac yada badna qaboobay iyo ciro feedh iyo adaadi iyo qaar kalo badan
Dalkeygow dalxiis kaaga maan imaan
Dalxiis kan aa kaaga filan Quruxda Allah SW ku maneystay meshaan.
Allah SW aan ku mahdino Alxamdulillah
waxad ka fiicantahay kuwaa nacnacda siyaasadda ka hadla, ama wax aany aqoon u lahayn ka sheekeeya ee dadka isku dira iyo kuwa buurtaas quruxda badan hubka lafuulay ee magaca idinka diley.
هيا بنا❤❤❤ جميل جدا ما شاء الله تبارك الرحمن
waar calinoow mahadsanid kow dheh ninka kula socda mic 2aad u iibi hadalkiisa lama maqlo
Masha Allah next isku dar ka dhig❤😂😂
Insha Allah
Masha Allah waan jeclan laha in aan ku lugeeyo meelahas
So diyaar garaw
Shalay baan joogay hada mpls Minnesota joga
Maasha Allaah
Masha Allah
Buurtan ma buurtiibaa lalahaa oofwareen indabilin mise waa tukale
Ninkani wuxuu u qalmaa milyan subscribers. Mahadsanid sidaad dalka noo daawadsiisid. Jazakallah.
Ada mudan sxb
@@caalinAbyan caalinow beeraha laasodacawo buurta u dhaxaysa ee garbadiir iyo xiinweyne.
Shooy iyo manyar dayiib
Waar Waad haysaa dhirtii libaax
Wurjeen ayuu soo doonta
4 bilood ka hor baan goobtan joogay
@@jamayuuro4910 waar ninkaasi ma legend kii baa ?
@@caalinAbyan yeah
Mahad sanid inadeer
❤
Nio waxan naga daayo waa la wada arkee dhulkaa hawdka een dadku badanaa tagin noo soo duub
Guled HAWDKIINI Waa abaar imaka ducaysta oo allah barya si barwaqo u nqodo sida GACANLIBAX
Deracaas maxaan maray sxb
The first
Waxan kugula talin laha walalkayow markad geedaha sidana ee jiqda ah aad marayso inaad muraayad xidhato si aan si lama filaan ah geed isha kaga qabsan wa halis wll
Mahadsanid sxb