Waar reer miyinimada iska daa meeshu waa goob dalxiis, dalxiiskana adduunka lacag baa laga sameeyaa oo shaqo abuur baa ku jiree, haddaad dadka deegaanka tahay orod oo meesha ka shaqayso in dadku ku soo noqnoqdaan dan baa ku jirtoo waa wax loo baahan yahaye!
Masha Allah maraa waxid yaa caalin abyan ❤❤❤
Waaaar heestii noogu soo celi dhe 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Odaygu waaaa Khabiir xagaaa.
@@landerbinulandef5p Waar waa la is haystaa bal sug qoladan aan raali iyo xaal isugu daree
Dhirta magacyadeeda odayga maad ugafaa idaysid dhalinyarada
Wiil magaalada
Soo maraan maray
Naagba naagtay ❤
Ka salaxanoo 😂😂😂😂😂
Jamasho waa jacayl loo dhiamankaro
Awoowo xasan maxamed illahay aku naxriisto
@@AbdullahiSaleebaan-k2o amin
Sxb reer xamarka waxee yiraahdaan lo,ee caano mac ayadaa nalagusoo koriye❤
@@arwaaxcade5512 😂😂
Waar cali qaboobay nasotus sxb
Qaboobay mar hore ayan tagay doorkan ma tagin
ماشاء الله ❤❤❤جميل
KAB CUN maxaa loogajeedaa
Kabaha ayu dhameeya
Naagba naagtay ka sal wayntahay hhhhhhhhhhh
@@GuledAhmed-kz5ts waxa xagee ka keenty😅?
Guriga martida maxaad noo dhaafisay na tus isna
@@HamthaRayxanah idinku ma marti aya tihiin mise inaad naso martidan ayad qorshaynaysaan 😂
@@caalinAbyan martida Nagu badan oo waxaan islahaa nashqada Ka xad😂
Ninkani muxuu buuraha gacan libaax ugu meeraysanayaa yaa soo diray ma reer gacan libaax baa ninku bal halkaa inaga hubiya
Waar reer miyinimada iska daa meeshu waa goob dalxiis, dalxiiskana adduunka lacag baa laga sameeyaa oo shaqo abuur baa ku jiree, haddaad dadka deegaanka tahay orod oo meesha ka shaqayso in dadku ku soo noqnoqdaan dan baa ku jirtoo waa wax loo baahan yahaye!
Meday ugasmadow
Kab cun waxaa loogu bixiyey bay ilatahay dadka Aya marka ay marayaan kabuhu kadhamaadan
Lkn saw taas buurta kalama sinaa?
😡😡😡Ninkaan lo umuusan u heesine ee hablihii buu tiltilmaamay waa inuu xaal baxshaa
Indr maxaad la xanaaqday ma bilaa salal ayaad tahay ninkaasi dumarka ayuu amaanay noocu jecel yahaye hhhhhhh kaftan