Marso ilaa kulmiye || dhul aanay cameradu gaadhin🏔️

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 31 янв 2025

Комментарии • 32

  • @ismailkhadaryusuf618
    @ismailkhadaryusuf618 8 месяцев назад

    Masha Allah beautiful place
    Gobolkee ku taala meesha quruxda badani

  • @amiinabdi1821
    @amiinabdi1821 8 месяцев назад

    Masha Allah muuqaal aad u qurux badan oo muujinaya dabeecadaha kala duwan ee dalkeena. Hore u soco bro.

  • @abdurazaktahir4172
    @abdurazaktahir4172 8 месяцев назад

    Maashaa allaah Nasriyoow sxb muuqaal aad uquruxbadan weeyaan sidaas noo dalxiis gee oo noo soobaddi sxb insha alaah. Thanks allaha kugu guuleeyo hawshaad haysid

  • @s-hayna6421
    @s-hayna6421 8 месяцев назад

    maanshaa allaah waa dhul aad u qurux badan waa ilaahay mahadii

  • @Eng_moy
    @Eng_moy 8 месяцев назад

    ❤mansha allaah buurta gacan libaax illahaba nimco iyo qurux u dhameyay

  • @Dalmarvlogs
    @Dalmarvlogs 8 месяцев назад

    dhul aad u qurux badan mansha allah

  • @caalinAbyan
    @caalinAbyan 8 месяцев назад +1

    Muuqaal qurux badan ayad kaso duubty .
    Lkn 2019 aywan mae kwwo duubay .
    Durdurka kulmiye waxan kaso duubay 2022 mar 2023.

  • @hamdimohamed6552
    @hamdimohamed6552 8 месяцев назад +1

    Mashallah beautiful Mongolia u egtahay halkay xoolu daqayaan way qurux dhaaftay inshaallah in wadoyin lo dhiso aya fiicnayd inshaallah one day 🤲🏽😍😍😍

    • @lodoonelmi6875
      @lodoonelmi6875 8 месяцев назад

      Mongolia dhir badan ma laha sida halkan ana mudo soo joogey

    • @hamdimohamed6552
      @hamdimohamed6552 8 месяцев назад

      @@lodoonelmi6875 meesha yar ee banaan ee xolu daqayan ba u eg lakin waynu ognahay maaha Mongolia waa somaliland😏

    • @lodoonelmi6875
      @lodoonelmi6875 8 месяцев назад

      @@hamdimohamed6552 anba ma odhan waa sucuudiga 😀mahadsanid

  • @lodoonelmi6875
    @lodoonelmi6875 8 месяцев назад

    Maa shaa allah dhul qurux badan weeye

  • @muktarYusuf500
    @muktarYusuf500 8 месяцев назад

    Giirre giirre
    Kusoo dhawaada Giirre RUclips channel.

  • @jamacismaciil3104
    @jamacismaciil3104 8 месяцев назад

    Kulmiye. Magalo quruxbadan. ❤❤❤

  • @hindaa.rahman8160
    @hindaa.rahman8160 8 месяцев назад +2

    Nasri vedioyadadu waa heigh quality ee soo jar jar tiktok soo dhig si ay veiws badan uhelaan

  • @usern134-h4g
    @usern134-h4g 8 месяцев назад

    Wa qurux midhan mshallah

  • @Muxiyadiin12
    @Muxiyadiin12 8 месяцев назад

    Best vloger go forward ❤

  • @Amali2345
    @Amali2345 8 месяцев назад

    Masha allh dhulkayga somaliland allow dhawr 💚🤍❤️

  • @ammiirmattan
    @ammiirmattan 8 месяцев назад

    Saaxiib Waa Videogii Ugu Qurux Badnaa Sanadka ee Dalxiiska

  • @yusufahmed6970
    @yusufahmed6970 8 месяцев назад

    Ninka sigaarka ku dhex cabaa dhabqiyay muuqaal kii hhhhhhh

  • @Muktar-o1g
    @Muktar-o1g 8 месяцев назад +1

    Brother yaa heesta qaadaya let’s know please

  • @AhmedMohamed-si5ej
    @AhmedMohamed-si5ej 8 месяцев назад

  • @Mahamett8
    @Mahamett8 8 месяцев назад +1

    Imsa Lacga Baa kaa Gashay Safrka sxiip Ila 50$ Magdhaysaa

  • @aydaruseit6051
    @aydaruseit6051 8 месяцев назад

    Ka danbe waan idin racyaa nasrow

  • @farahqare1709
    @farahqare1709 8 месяцев назад

    Xasuus wlhi anoo yar baan xoolaha ku raaci jiray 2009 ayaa igu danbaysay

  • @awilabdirahmanjama
    @awilabdirahmanjama 8 месяцев назад

    Messhaan waa xageena? Somalia xagay uga talaa?

    • @Amali2345
      @Amali2345 8 месяцев назад

      Not somalia Somaliland waye adeer dhulku

  • @engxaraar109
    @engxaraar109 8 месяцев назад +1

    Dhul muse cabdale

  • @AhmedHussein-ub3pz
    @AhmedHussein-ub3pz 8 месяцев назад

    meesha loo maro ama ay hoostagto noo sheega naasirow iminka meeshaa quruxda bdan meel ay u maro garan mayno

  • @Sakariano_Tube
    @Sakariano_Tube 8 месяцев назад

    Xgge ku taala zxpe l