Maxaa go'aamiyaa Qiimaha Guryaha & Dhulka Muqdisho? | MAALGASHIGA DHULKA EP32 |

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 апр 2024
  • #jimcaaledeals
    #maalgashigadhulka
    #realestatetips

Комментарии • 19

  • @2daysago_
    @2daysago_ 2 месяца назад +2

    Mahadsanid

  • @fuwaascabdala9068
    @fuwaascabdala9068 2 месяца назад +3

    Somalida dhan waxaa dib u dhigay in somali badan ay raban inay lacag badan si fudud ku sameyan iyo qurbaha dad ku soo fashilmay oo dib ugu noqdo in dadki maskinta aha wadnki ugu tagan hadana dhibato cusb u geyan oo aan ka socanayn waxan ku so gabina qof walbo somali ah shaqayso lacag xalal ah ku nolow nolosha dhabta ah nabad iyo inan is ixtramno aan ku wada dadaalno lugoyda dacad darada aan isku wadno aan iska dhafno waxan ilahay ku qorin ma arkysid waxi alle ku siyay ku kaftoon

  • @Yonka-24
    @Yonka-24 Месяц назад

    Aad iyo aad ayaa u mahadsantihiin waa xog muhiim ah oo ad si free ah noogu soo gudbiseen, xogaha noocan oo kale ah aduunka free la iskuguma gudbo oo propertiy Agencies ayaa loogu tagaa xafiisyadooda oo balamo loogu qabsadaa lacago appointment fees Ah lagu dhiiba. Aad iyo aad u mahadsantihiin. Waa idinla soconaa.

    • @jimcaaledeals
      @jimcaaledeals  Месяц назад

      Mahadsanid walaal, dadku mawada fahmi karaan intaas.

  • @user-uh5hc8ei5g
    @user-uh5hc8ei5g 2 месяца назад +2

    Dilaaley dadka halaga qabto waxa boosaska qaliyey wa ayaga

  • @user-uh5hc8ei5g
    @user-uh5hc8ei5g 2 месяца назад +2

    Ninyohow jimcale xagee kugu arki jiray ama social media awal xage oga jirtay

  • @abdullahisaffa3375
    @abdullahisaffa3375 2 месяца назад +1

    Waa sax anaa sidaas ii dhaceen dhul 5 kun jooga ayuu nin. dilaal ah oo la iyiri waa aamin waxoow iga siiyeey 25 kun markaan xasuusto waa nacaa in aan qof danse aamino😢😢😢😢

    • @daud6248
      @daud6248 2 месяца назад +1

      25 kun aa ,xog rasmi ah ma hilin

  • @NhjdrrgfBgghdddvth-ke3zu
    @NhjdrrgfBgghdddvth-ke3zu Месяц назад

    Dhul joogo afartan iyo shan kun ayaa leega qaatay lixdan kun oo doolar waliba waa nus boos oo eber ah kuna yaalo holwadag

  • @user-uh5hc8ei5g
    @user-uh5hc8ei5g 2 месяца назад +1

    Xamar dagma dagmo u qiimeyo tusaale waberi boska ku yaalo qiimaha suuqa waa intaas hodaan wa in taas saas u so qiimeyo si dadka u ilbaxan dilaalada umada laga qabto

  • @solokilimber3818
    @solokilimber3818 2 месяца назад +2

    Who is gonna buy a house in muqdisho??😂😂

    • @jamilanor653
      @jamilanor653 2 месяца назад +3

      I'm afraid you don't have enough money to buy one😅😅

    • @mohamedfarah4697
      @mohamedfarah4697 2 месяца назад

      4 million people who live in that city.

    • @solokilimber3818
      @solokilimber3818 2 месяца назад

      @@mohamedfarah4697 4 million 😂 😂 😂 stop laying it’s roughly 850 thousand,700 thousand are poverty ,90 are ignoring ,30 are morryan, other 30 are own and stolen darood properties 😂 😂 😂 other 10 the stolen Gibil Cad properties 😂 😂 stop this delusional you living 😂 😂

    • @io7008
      @io7008 2 месяца назад +1

      People who can afford. I guess that's not YOU!

    • @solokilimber3818
      @solokilimber3818 2 месяца назад

      @@io7008 give back my uncle house,you stolen 1991! You not gonna stolen me again I know why my qabil lives 😂 😂