Maxaa sababay in Soomaalidu guryo ka Iibsato Kenya iyo Turkey?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Sanadahaan danbe waxaa cirka isku shareeray tirada dadka daneynaaya in ay guryo ka iibsadaan Soomaaliya banaankeeda gaar ahaan Kenya iyo Turkiga. maxay kula tahay sababta?
    Haddii aa daneyneyso in muuqaalo Tayo leh laguu duubo Fadlan la xariir My Muuqaal Production; 0618337999.

Комментарии • 26

  • @samirgaming3918
    @samirgaming3918 Месяц назад +6

    Walaahi bilaahi talaahi meel aan Somalia aheen dhul kama gato

  • @aminasheikh2481
    @aminasheikh2481 Месяц назад +3

    Gated community soo badiya qurba joogta aad ayay usoo jiidanaysaa waayoo amni ayay ku dareemayaan

  • @Bambelmo
    @Bambelmo Месяц назад +3

    Somalia guryaheeda waana quality xunyihiin waana qaali, been maan isku sheegaynaa.

  • @rahaarif1597
    @rahaarif1597 Месяц назад +5

    Scww waa marka hore
    Nabad la aan
    Guryahoo aad qaali u ah
    Wax barashada oo aan u qalmin tan dibada
    Iyo maciishadoo aad qaali u ah

  • @Anzal222
    @Anzal222 Месяц назад +6

    Aniga wan ku fikiraa meel aan Somalia 🇸🇴 eheen anigoo dalkeyga jecel ❤hadane nololsha iyo nabadaba waa naloga hormarsanyahy

  • @saabirilyaas2266
    @saabirilyaas2266 Месяц назад +1

    Asc walaalow anagana hana wareerinin adigane ha is moogsiinin ileen muqdishaad ku nooshahay
    Waaa hal sawab kaliya waana aminiga am iga amniga !!!!!!!!

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Месяц назад +2

    ASC WLLE WAA ARIN AAN AAD UGA CAROODO WERIYAYAAL IYO NIMAN KALE OO XAYEYSIIYO GURYAHA QURBAHA QORAALO BADANA WAAN U QORAA SABABTA AY AMERIKA KENYA TURKIGA MASAR DUBAY UMADA UGU LUGOYNAYAAN OO AY WADANKA U MAALGASHANAYN

  • @uzeir7082
    @uzeir7082 Месяц назад +4

    nabad la'an, politician and xil iska sareen iney wadoyinka iyo meelaha biyo marenka dhisan. iyo downlada an lehen wax ay kuso jiidato qurba joogta

  • @NOf_x_x
    @NOf_x_x Месяц назад +4

    Waxa sababy amniga

  • @omarabukar568
    @omarabukar568 Месяц назад +1

    Somalia hadaad rabtid inaad guri ka gadatid waa qaali example wadanka turkiga magaalo madaxdiisa ankara hadaad ka gadato apartment three bedroom waxaad ku helesaa 25000 dollars hamar maku heleesaa three bedroom 25000 dollars adigaan kuu daayay jawaabta markaan daawaday jazeera real state qiimuhu waa qaali waana in ka badan 100000 dollars waxaa ka raqiisisan america gobolada qaar aad ku heleeso 50000 dollars

  • @aminasheikh2481
    @aminasheikh2481 Месяц назад +2

    Amiga ayaa usabah muqdisho waxay udhismilahayd sida Newyork shacabka ayaana ku filan dhisida magaalooyinka soomaaliya oodhan dowlada nabada hal magaalo xitaa masugikartaa

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Месяц назад +1

      Maxay Muqdisha sida NYC u dhisantaa? Unugaa leh ayaaba joogee. Xitaa ma xishoodaan . Bisinka

  • @2daysago_
    @2daysago_ Месяц назад +1

    Amniga wax weyn maba ahan waxaa ka muhiimsan qaranimo.....somalia dowlad sax ah kama jirto oo dalka dhan gaari karto, dowlad shuruuc leh oo nidamsan.
    Somalia waxkale iskadhaafe dhulkaaga ayaa laguugu qabsanaa waxaan lagu dhahaa qabiilkiina magaaladan madagno kabax meesha.

  • @user-jp9mu1of2r
    @user-jp9mu1of2r Месяц назад

    Aniga flats ayaan ku leeyahay kenya waxaana degan oo kira ugu jira xildhibaan ka tirsan parlamanka Somali

  • @halimamohamud5773
    @halimamohamud5773 Месяц назад

    Asalaamu Aleykum walaal. Waxaan jiclaan lahaa. In aad na tusto ama barnaamij nooga soo diyaariso Guryaha. garabaaley laga dhisay shirkada Future States. Sida aan ku iibsan karno. AMA Aan u maalgashan. Guryaha gudahooda natus xaafada nagusoo wareeji jardiinooyin ma leedahay. Guryahu ma isku dhegan yahiin. Gated houses miyaa. Xataanatu Apartments madiina laga dhisey. Qiimaha odayga iyo dhexdooda ama gudahae inoo geli please walaal aad baan u rabey qurbo joog baan ahay. Mahadsanid.

  • @omarbaalwi3544
    @omarbaalwi3544 Месяц назад +1

    Asaalam aleykum wadaanka Somali wax qaraan makajiro waxaa kajiraa qabiil sorry about it is west time

  • @user-uq4lw1vi7k
    @user-uq4lw1vi7k Месяц назад

    Wadankena amini iyo cafimad mayalo naftada inaa kula fakataa alx ah iska dhafe real state ina ku sameysato.

  • @user-zo6zo4tl2s
    @user-zo6zo4tl2s Месяц назад +3

    Meeqa guuri oo qabilada kale lahayeen ba . Xamar làgu haysta
    Markale no in hanti layska gàliyo xàmàr

  • @aminasheikh2481
    @aminasheikh2481 Месяц назад

    Maxaa ku dhacay dhis maha jaziira 4 taas guri ayaan markasta aragnaa

  • @MohamedAli-dk5cx
    @MohamedAli-dk5cx Месяц назад

    Wadanka waa Qaali mudane

  • @deqoomar5564
    @deqoomar5564 24 дня назад

    Way ka raqisanyihin somaliya qaali waaye waa in wax laga badala sidaa bal isku barbar dhigbo adiga baar