KACDOONKA DHISMAHA -05 | ARKAN ENGINEERING SERVICES

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 мар 2024
  • Kala Xariir Arkan Engineering Service:
    𝐰𝐡𝐚𝐭𝐬𝐚𝐩𝐩 +𝟐𝟓𝟐𝟔𝟏𝟓𝟐𝟒𝟑𝟗𝟔𝟏

Комментарии • 25

  • @Samatalis1
    @Samatalis1 4 месяца назад +3

    Mahadsanid ta xigta qiyaasta qiimaha gurigan oo kale uu ku kacaayo iyo xaafadda uu ku yallo nooma aadan sheegin maadama warbixintaadii hore ay ku jirtay .

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 4 месяца назад +3

    Maashaa alaah maashaa alaah barakee alow xamar

  • @Armaan949
    @Armaan949 4 месяца назад +2

    M.a Eng Fathi AllaH Haku XafidoH Waxaa Thy Gawadha Kaliya aaaN Gabdhaha SooMaliyed Ka Taagero M. a Waxaa Thy Gawar Leh Karti iyo Aqooon Rabbi Haku Siyaadiyo Walaal MaCaaan

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 4 месяца назад +2

    Manshaallaah Gabdheena Engineer ❤❤

  • @somaliaviews995
    @somaliaviews995 4 месяца назад +4

    Brother Jazira real estate iyo marina beach estate barnaamij nooga soosameey iyo qiimahoda dhulka iyo kan dhisan. mahadsanid 🤝✌️

  • @theancientsancients1769
    @theancientsancients1769 4 месяца назад +15

    Interior design is a big problem in Somalia! Also poor lighting is used in homes that harm the eyes. Bathroom designs are terrible too. Big market gap !

    • @Myworld-dn1nt
      @Myworld-dn1nt 4 месяца назад +1

      True Wlhi

    • @clay3451
      @clay3451 4 месяца назад +1

      they use local people to do the job

  • @Seeykulatahy
    @Seeykulatahy 4 месяца назад +1

    Gooooooooood job

  • @ibrahimgas6536
    @ibrahimgas6536 4 месяца назад +1

    Ramadan Mubarak dhamantin
    Ereyga kacdoon looma usticmali dhismo sababto ah dhismo waxad u isticmali karta (dhismo tayo leh)
    Ereyga kacdoon wa dad ku kacay gef iyo xumaan loo geeystay oo kacdoon bilabay

    • @dajiscom463
      @dajiscom463 4 месяца назад

      Axsan kacaan dhismayasha hadi ladhilaha kwrn

  • @KalelaChannel
    @KalelaChannel 4 месяца назад +1

    Xamar bildhinada foolxun oo midibyada badan ayaa ku batay.

  • @HujaleDaBoss
    @HujaleDaBoss 4 месяца назад +1

    1A iyo 1B , runti kama helin. Hadii magac ama magac la'aan iridyada ahaadaan. Maxaa u diiday

  • @aOmar-bt9ex
    @aOmar-bt9ex 4 месяца назад

    Walaal noo dhameystir video ga

  • @nashville5936
    @nashville5936 4 месяца назад

    Dhismahaba fatxi baa Ka quruxbadan.

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 4 месяца назад

    Alla ima dajiyo Guri aad dhistay Markuu dumi ma dheera

  • @himilo101
    @himilo101 3 месяца назад

    maxaa meel cuno lagu karinayo iyo dhar dhaq is dhex galiyay

    • @lI-qy5gk
      @lI-qy5gk 3 месяца назад

      Ingriiska ugu imoow 😂😂

  • @guledguledmustaf
    @guledguledmustaf 13 дней назад

    SOMALIA MID MARKA IN GURI LA DHISO WAXAA KA HOREEYO IN NABAD LA DHISO 2024 SIDEE WE NEED TO STOP QABIIL. ✍🏽

  • @mustafaahmed3944
    @mustafaahmed3944 4 месяца назад +1

    Lacagta qiyaas ahaan maxa nogu sheegi weyseen

    • @Mohamed-qt7ql
      @Mohamed-qt7ql 3 месяца назад

      300 kun dollar ilaa 400 kun dollar

  • @siradm
    @siradm 4 месяца назад

    Adduunka 5 sano ayaa la dhissaa, 1 sano sey ku suurto gashay?

    • @Isbatooraha
      @Isbatooraha 3 месяца назад

      Aduunkeey ku nooshahy adi??