Xalka Dumitaanka Guryaha - Somalia | KACDOONKA DHISMAHA EP37 |

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 май 2024
  • MegaCity waa shirkad bixisa adeegyada Structural engineering ama dejinta tiirarka iyo qalfoofta guryaha taasoo ilaalisa tayada iyo jiritaanka guriga ama dhismaha, sidoo kale waxay leeyihiin qeyb waxbarasho oo soo saarta Engineer-da.
    Wixii faahfaahin ah kala xariir:
    WhatsApp+254 711 309985 ama wac+252616194949

Комментарии • 23

  • @Mohamed-qt7ql
    @Mohamed-qt7ql Месяц назад +4

    Masha Allah waa loo baahan yahay dhalinyaro aqoon leh

  • @user-px9gw1ku4t
    @user-px9gw1ku4t Месяц назад +2

    Xamar caadi maaha, maansha Allah

  • @rashiid187
    @rashiid187 Месяц назад +1

    Mashalah tabrakalah wan ku faraxsanahy horu marka somalida meelkasta. Salan sare. From burco

  • @sahromahamud
    @sahromahamud Месяц назад +1

    Manshaallaah Guuleysta dhalinyarooy Wadankana Amaanka Allaha U Sugo Shanda Aad Heystaan Waa Muhiim 🇸🇴🙏❤️

  • @abduwahabahmedmahamed547
    @abduwahabahmedmahamed547 Месяц назад +1

    Masha Allah keeps going.

  • @NOf_x_x
    @NOf_x_x Месяц назад +2

    Ganacsiyada iyo dhismayasha nosoo badi plz❤❤

  • @ekoservices2430
    @ekoservices2430 Месяц назад +2

    Waa idinku raacsanahay in laga gudbo all in one

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Месяц назад

    Meel aan sharci iyo isla xisaabtan jirin ka jirin
    Yaa isku halaynayo
    Yaahu

  • @lastsurvivor772
    @lastsurvivor772 19 дней назад

    "very good Jimcaale Deals"😂😂

  • @jamilanor653
    @jamilanor653 Месяц назад

    Dhalinyaro dadaaleysa😊❤

  • @IqraMaxamed-sv5hz
    @IqraMaxamed-sv5hz Месяц назад

    Ma.sh dalkayga idkoo idin baahan yahay❤

  • @akashicman2338
    @akashicman2338 Месяц назад

    Mashallah

  • @FAHUUD5U
    @FAHUUD5U Месяц назад

    Keep Going ❤ El Kapitan Jimcaale

  • @user-ew9ub4zb4f
    @user-ew9ub4zb4f Месяц назад

    Awesome

  • @farhiyaibrahim552
    @farhiyaibrahim552 Месяц назад

    Wll telkiina aawey mhdsanid

  • @2daysago_
    @2daysago_ Месяц назад +2

    Niyow content kaaga maxumo lkn hab wareeysigaaga aad ayuu uliitaa.....dadka ayaaba hadalka ka dhax galeysaa waana hor carareysaa.
    Qofka aad wareysiga aad ka qaadeyso ka amus....pressure-na hasaarin.
    Hada ninkan oo kale pressure ayaad saartey....asagoo iska fadhiyo oo markaas suaal weydiisay ayaa screen-ka intaad istaagtay iska aaday.
    Xoogoho degenaan muuji sxb.

  • @naasirabdi4044
    @naasirabdi4044 Месяц назад

    Wareysi xuma yaahu

  • @mohamedwaaberi7463
    @mohamedwaaberi7463 Месяц назад

    all in one wax wnagsan ma ahan fursadaha la bahsho

  • @DamalDesigns
    @DamalDesigns Месяц назад +1

    Somali maryoolay yeeli mayso fuundi bay rabaan

    • @teemwashamsi1704
      @teemwashamsi1704 Месяц назад

      Fuundi waa laga baarmaan ogow waa kuwa ugu danbeeyo oo shaqada si ficil ah u qabto. Waa lakala maar maan

  • @ahmedbarow9300
    @ahmedbarow9300 Месяц назад +1

    Horta roogaan cagaaran ee jaran jarada lagu fidinayo maaxaa laga wadaa soo

    • @Two_pac_shakur_63
      @Two_pac_shakur_63 Месяц назад

      walal dadka ayaa ku kufaafa waayo jaran jarada ayaa mutulel ah kasameysan