Haddii uu Djibouti Hotel ku daashaday, ama imika-uun aad tegaysid, ka war hay Waafi Residences.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 май 2024

Комментарии • 309

  • @abdiazizwarsame3371
    @abdiazizwarsame3371 2 месяца назад +25

    Masha Allah Djouti horumar la arki karo ayeey samenesaa Allah ha u barakeyo. Hambalyo ayaa leeyahay waa Soomaali hormartay ku dayasho mudan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤.

  • @moustaphayacindjama1448
    @moustaphayacindjama1448 2 месяца назад +28

    Our country 🇩🇯❤️

  • @Nishkeey
    @Nishkeey 2 месяца назад +25

    Magalo ad uqurux badan Jana Jana kusug waye Masha allah ❤ Allah Ha u Barakeyo Dadki Malgashtay

  • @user-uf1ih4uf5z
    @user-uf1ih4uf5z 2 месяца назад +36

    Rer jabuuti ilaahay horumarka haydiin siyaadiyo from somaliland hargaysa

  • @AhmedSaalax2
    @AhmedSaalax2 2 месяца назад +9

    My Djibouti 🇩🇯👏❤️

  • @mutosalax2099
    @mutosalax2099 2 месяца назад +2

    Alle ha barakeeyo ganacsiga baaxada leh dadkii maalgashaday jabuuti hore u socda oo hormara walaalayal from somaliland

  • @TruthTellerMan
    @TruthTellerMan 2 месяца назад +31

    Nolosha Djibouti aadbay qaaali u tahay marka lo eego Wadamada Africa.

    • @HAK1M217
      @HAK1M217 2 месяца назад +2

      How much is this hotel single room
      Sxb

    • @TruthTellerMan
      @TruthTellerMan 2 месяца назад +3

      @@HAK1M217 ma hubo walal, lakin standard rooms starts with $200 as far as i know like kempesky, sheraton etc.

    • @faridfarid6561
      @faridfarid6561 2 месяца назад

      ​@@HAK1M217cheapest hotel in Djibouti is $50 at night

    • @anaisdesjardins3282
      @anaisdesjardins3282 2 месяца назад +1

      This’s normal because we don’t have naturel ressources like Somalia .

    • @user-lr3tv3ji6b
      @user-lr3tv3ji6b 2 месяца назад +1

      Waa qali ad nolosha Djibouti anaga rer Djibouti ah ha modina xayasiska lacag lagu bixinayo ee dhelal hababista qayska malinti 30dollar aya saribada lagu soo adega marka dariqyada xita biyo aya kaso baxa wayo meshi wa baad laa asay waxana waxa dhîsay ahmed nous djimcalae salam bank

  • @abubakeradamomar4743
    @abubakeradamomar4743 2 месяца назад +49

    Wonder why they hide the price ????? I visited these 2 residences and asked the price so that my family can have a vacation for 3 months. The price they told me was crazy $3000 to $5000 per month. That’s a rip Off( Dhacweeye) . They need to think twice for their marketing strategies if they need to grow their business.

    • @Mohamed-qt7ql
      @Mohamed-qt7ql 2 месяца назад +6

      Hadii ay arkaan iney income Ka soo xaroonaynin iyagaa qiima macquul ah la imaan doono

    • @faridfarid6561
      @faridfarid6561 2 месяца назад +11

      Hoteelka ugu raqiisan jabuuti waa 50 doolar habeenkii. Waa wadan kulayl badan oo qaali ah

    • @moji3863
      @moji3863 2 месяца назад +10

      Dalxiis haddaad aadeysid maxaa Soomaali kuu geynaya? Waa dad iimaanka wada la' oo tuuga ah! Ineey maalin ku taajiraan ayeey wada raadiyaan!
      Dalal aad u wanaagsan, cimila wanaagsan, soo dhaweyn iyo dhaqan wanaagsan, cunnooyin qiima badan oo raqiis ah leh oo family-gaaga oo dhanba deegaan iyo cunnaba ay idiinku baxayso $2,000 or less ayaa buuxo!

    • @faridfarid6561
      @faridfarid6561 2 месяца назад

      @@moji3863 aad iyo aad. Addis ababa meelaha qaar 300-500 ama kayar hoteelo raqiis ah iyo cunto macaan raqiis iyo hawo qabow intaba waad kahelaysaa. Xattaa keenya/uganda/tanzania siddookale.

    • @aiys11
      @aiys11 2 месяца назад +3

      Wow, unbelievable! I'm not even bothering if they are like that. Was excited about my next visit to go their residency😢

  • @mohamedhouffane4956
    @mohamedhouffane4956 2 месяца назад +3

    MASHALLAH merci beaucoup abdisalam harari on vie a djibouti est on passe toujour a cote de ce residente et on n'avais pas de c'est information merci encore

  • @kunaguero7313
    @kunaguero7313 2 месяца назад +8

    Adero Hotel iyo Dalxis waxba ogama bahna e fura Shirkada iyo industry dalinta iyo dalkana Tax aka helo😭😭😭😭💯

  • @omarissack3254
    @omarissack3254 2 месяца назад +7

    Djibouti is very beautiful but too expensive as if you were on vacation in America

  • @universeboy6304
    @universeboy6304 2 месяца назад +20

    Djabouti is pro business I love it

  • @maydal6037
    @maydal6037 2 месяца назад +3

    ❤❤❤Maashallah , cisi iyo sharaf. Mahadsanid ❤❤❤

  • @abdulrahmanyare2402
    @abdulrahmanyare2402 2 месяца назад +37

    Jabuuuti waaa qaaali abdisalanow adeer

  • @salemaneigeh816
    @salemaneigeh816 2 месяца назад +4

    Maasha allah baaraka allahu fiikum ❤

  • @hassanarab7873
    @hassanarab7873 2 месяца назад

    Masha allah well-done sxb sakariye, si aan caadi ahaynbad usoo gudbisay adeegyada aad qabataan. Guuleyso

  • @abduljabarnageeye3022
    @abduljabarnageeye3022 2 месяца назад +2

    Now this is good work👏👏, great job bro zaki

  • @shiraacfaarax7665
    @shiraacfaarax7665 2 месяца назад +15

    DJIBOUTI IS symbol of pride,diversity

    • @faridfarid6561
      @faridfarid6561 2 месяца назад

      Not really. It is very hot, poor and ugly. I lived there.

    • @mnviepapa2003
      @mnviepapa2003 2 месяца назад +1

      ​@@faridfarid6561 intaa xun daba laka cunaa

    • @nimaabdiaziiz9021
      @nimaabdiaziiz9021 2 месяца назад +1

      ​@@faridfarid6561it's depend on how you leave, i think you are poor that is why you had leaved like poor people

    • @faridfarid6561
      @faridfarid6561 2 месяца назад

      @@nimaabdiaziiz9021 no, I was living outside of town in a UN/WFP owned compound...not in the city with the people because I was there working as UN employee on projects. I lived there for 3 years. So that is what I saw, the majority of people are living in poor conditions/dire poverty, specially in Balbala area & even in downtown.

    • @mounahersi2254
      @mounahersi2254 Месяц назад

      Even in the State, some people are poor and living in the streets and some have normal live so no need of saying this
      Even in balbala we have Nice villas , may be U haven't seen while there and U busy by taking ​care of those UN white leaders😂😂😂😂@@faridfarid6561

  • @mohamedkhalif392
    @mohamedkhalif392 2 месяца назад +2

    Maasha Allah waa Deegaan qurux badan.

  • @Housseinabdirazack
    @Housseinabdirazack 2 месяца назад +1

    M.allah keep going wafii résidence

  • @mariamibrahim7592
    @mariamibrahim7592 Месяц назад +2

    Machallah Djibouti ❤❤❤❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @AhmedMadhiin
    @AhmedMadhiin 2 месяца назад

    Masha Allah. Aad u. Hambalyeynayaa. Horumarka. D jabuti. Runtii. Guul iyo gabanimo

  • @abdoulkarimnour1669
    @abdoulkarimnour1669 2 месяца назад +4

    Jabuuti jaano 🇩🇯❤️

  • @fornelkamalik6897
    @fornelkamalik6897 2 месяца назад +5

    Wow mashaalah djibouti jano

  • @inaabdi12
    @inaabdi12 2 месяца назад +3

    Wan xiisenaya inan jabuuti imado❤

  • @ahmedosman-dd1gr
    @ahmedosman-dd1gr 2 месяца назад +1

    Welcome to Djibouti Abdirahman herrari i am you fan in Djibouti

  • @ibrahimjibrile9606
    @ibrahimjibrile9606 2 месяца назад +1

    Mashallah. Salam group ❤❤

  • @waliyocadga9985
    @waliyocadga9985 2 месяца назад +2

    Wariyaashii ugu weynaay Somalia oo sidii Tooxoow Guruceel RUclips ku soo aruurey aad ayaan uga xumahey

  • @Aasiyayr277
    @Aasiyayr277 2 месяца назад +1

    masha allah qrx😘🫶 markan tgo d.jbti baan ku dagi Insha Allah😇

  • @ubahahmed2972
    @ubahahmed2972 2 месяца назад +8

    Hortq somalidu iyagoon hal mashruuc oo food production lahayin maxayin lacagta ugu kharash gareeyaan fooqaq iyo wixi lq mida faaida buurana aanay bulshada ugu jirin.

    • @Amen.ahmed1
      @Amen.ahmed1 2 месяца назад

      Doralle industrial zone orod soo arag.

    • @aligeedi2261
      @aligeedi2261 2 месяца назад

      Ubahahmed waa kugu raacsanahay fikradaas wanaagsan mida kale jabuuti waa hal million dadkeedu si wanaagsan ayey u noolaan karaan hadii maalgashiga warshadayta lakeeno wax soo saar helaan siyaasad wanaagsan la I maada madaxda dalka hogaamisa hadaad joogtaan weligiinba cidi inkuma haysato.

    • @Amen.ahmed1
      @Amen.ahmed1 2 месяца назад

      @@aligeedi2261 Horta Djibouti waa wadan African ah oo musuqa qaradeena ka jira waad fahmi karta. ta kale Djibouti ma leh natural respurces what so ever. dikadaa iyo bases military wixii ka soo galaa wax lagu qabtaa. warshado badan waa la keenay wadanka oo chinese dhowr indutrial zone furay, ganacsataduna qayb wey keenen, laakiin dad badan oo abaarihii soo qaxiyeen ayaa malin kasta soo gala wadanka oo baahida lama dhamayn karo. meeshana hal qabiil baa meesha aad uga ceesha oodhb ku haya 47 sano ee wadanku xorta ahaa oo hantibii wadanka qurbaha dhigtay.

  • @apdulrahmanmahamed8578
    @apdulrahmanmahamed8578 2 месяца назад

    Salaam Group dalka waxy Ku so kordhisay horomar muuqda
    Dhinac walba leh hambalyo Ayan leenahy kaliya qiimaha inad jabisan rajaynaya inkaste on ogahy in koraanku inu qaali yahay dalkeena war bal hadana iniku u tudha Macamiisha imanaya wxn Huba hotelada kale laga soyaaci doono intay qaaliyihin hadana maqsino yaryar..salam shaqo wacan Abdisalaan herari thank you legend 🎉🎉

  • @AsmaDahir-nc9hd
    @AsmaDahir-nc9hd Месяц назад

    Mansha allah hereri cilmi dharaar iyo cafimad ban rajaynaya

  • @alisharif1997
    @alisharif1997 2 месяца назад +1

    Masha Allah Allahumaziid🏫

  • @elijah4984
    @elijah4984 2 месяца назад +2

    Jabuti xabibi ,Abika jiir,cadowgaguna a jabo amin

  • @djamilaismaeldjamila6086
    @djamilaismaeldjamila6086 2 месяца назад +2

    Welcome to Djibouti m'y home

  • @alimahamoudali
    @alimahamoudali 2 месяца назад +3

    Jabuuti jano ❤❤

  • @kmikoli7829
    @kmikoli7829 2 месяца назад +6

    Zakaria med nour is my brother my class mate my best friend till now and am very sure of his geniusity

    • @ZAKARIAKAHIN
      @ZAKARIAKAHIN 2 месяца назад

      Mahadsanid walaalkay

    • @zahraibrahim2871
      @zahraibrahim2871 2 месяца назад

      ​@@ZAKARIAKAHINwl wa imisa kirada 3 mashsin iyo 4 amaba labo

  • @user-md5rs7fy9v
    @user-md5rs7fy9v 2 месяца назад +2

    Love Djibouti ❤❤❤vive

  • @user-th9hl6oy4c
    @user-th9hl6oy4c 2 месяца назад +1

    Haye haye hareri nin la jecalyahy melwalbau tago ama ka dago❤

  • @saadaqcabdisalaam2671
    @saadaqcabdisalaam2671 2 месяца назад +1

    In Sha Allah mar uun waan kusoo Dal xiisi donaaa

  • @Momedchannel
    @Momedchannel 2 месяца назад

    Zack moh Nour Guuleyso Bro

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 2 месяца назад +3

    Mashaa Allah, Ismaan Lahayn Djbuuti Guryo noocan Ah, Ama Hotelo Sidan U Qurxoon baa ku yala
    Mahad sanid Wariye Qiimo badan❤

  • @azizzmoe
    @azizzmoe 2 месяца назад

    good job zakyy

  • @1984peac
    @1984peac 2 месяца назад +1

    Vive djibouti 🎉🎉🎉

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 2 месяца назад +3

    Djibouti is open for business it's one stop shop

  • @ayoupabdourah428
    @ayoupabdourah428 2 месяца назад +1

    Djibouti my country❤❤

  • @Seeykulatahy
    @Seeykulatahy 2 месяца назад

    Hareri Waafi Residences contacts maadan nooga tagin. Please edit and that information. Hareri waan ku sidanaa.

  • @alisharif1997
    @alisharif1997 2 месяца назад +1

    Great property 🏗️🏗️🏗️🏗️🏗️🏗️🏗️🏗️🏫

  • @fornelkamalik6897
    @fornelkamalik6897 2 месяца назад +2

    iam From djibouti

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 2 месяца назад +4

    Waxaan oo hanti ah waxaa leh saamileey ka kooban soomaali oo dhan lkn waxay kasoo bilaabatay hormuud soomaaliya .
    Allaha u barakeeyo soomaali oo dhan wey isla shaqeystaan meel walba oo ay joogaan lkn siyaasaddii ayaa ka xumaatay soomaalida xaggaas weey ka arradanyihiin .

    • @zahraibrahim2871
      @zahraibrahim2871 2 месяца назад

      Wl tani wa gaar Wa xoolihi umada Djibouti laga oo lagula shirakoobay jimcaale waxaana iska leeh oo logu shaqeeya habar qaba ismaciil insha allah mar umban ka xorobeyna

    • @DalkayareXuseen
      @DalkayareXuseen 2 месяца назад

      Hormuud Salaam Bank Maal gelisay hawiyuhu waa duur joog ma iyagaa Dir gaarah

    • @nimaabdiaziiz9021
      @nimaabdiaziiz9021 2 месяца назад

      ​@@DalkayareXuseen salam africa bank waa bank djibouti laga leeyahay maaha ka soomaliya ee salam somali bank yaanay iskaga khaldamin

  • @abdiomer71
    @abdiomer71 2 месяца назад +3

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 masha allh

  • @user-sj2xw5hz5e
    @user-sj2xw5hz5e 2 месяца назад +1

    Lioan of Africa ❤❤❤ I want to pay sea view apartment keep going djabuti

  • @moussawahib3921
    @moussawahib3921 2 месяца назад

    Masha Allah hormar wacan lkn dhalinyarada shaqo uu abuura

  • @yazenismael3368
    @yazenismael3368 2 месяца назад

    Mansha allah Djibouti 🇩🇯 alle amniga horomarka iyo quruxdaba ha u siyaadiyo❤❤
    Aamin aamin yaa allah
    (Hargeisa jamuriyada somaliland ayn idinkaso salamay)

  • @abdulahimaqadindullane
    @abdulahimaqadindullane 2 месяца назад +1

    Maansha Allah

  • @ibrahimsagol6129
    @ibrahimsagol6129 2 месяца назад +3

    Djibouti waa janada Afrika🇩🇯🇩🇯

  • @cabdiaxmed3577
    @cabdiaxmed3577 2 месяца назад +1

    ❤very good ❤❤❤❤❤

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 2 месяца назад

    👋 Weriye C/Salaan Hereri&Sekeriye Max,d.

  • @Seeykulatahy
    @Seeykulatahy 2 месяца назад +2

    Hareri maxaa loo dajiyay Hotelka camal? War odayga guri dhan dajiya. 😢😢😢😢😢😢Good job Dibouti. Show case for Somali talent. HVAC technician ma u baahan tihiin? Ila soo xariira.

  • @abahm987
    @abahm987 Месяц назад

    Munafaqad yar baa ka muuqata dhanks price wuu qariyey waayo waa qaali guryahan waxaa loo dhisey hayadaha iyo ajnabiga iyo kuwa sanduuqa dowladu u furan yahay salaama good for you iska jaqa waa suuq wacan 😅

  • @moursalhoussein201
    @moursalhoussein201 2 месяца назад +3

    Kuso dhawaw C/Hereri gacmo furan

  • @mohamudjamalsidow7708
    @mohamudjamalsidow7708 2 месяца назад

    M.A waa Apartments u dhaw Airport 🛫 hadana wax caro ah ama ciid kuma xirna wlhi iskuma dhawa Mugdisho iyo jabuti kuwo Mugdisho dhagaxan aya ku go'an

  • @rudwaancige-ck8oz
    @rudwaancige-ck8oz Месяц назад

    Djibouti ♥️ 🇩🇯 my home

  • @user-wb4zq1kw5b
    @user-wb4zq1kw5b 2 месяца назад

    Masha allh

  • @optichin1
    @optichin1 2 месяца назад

    asc
    C/Salaan camera man ka remind him iney camerada la socoto ama uu ku qabto waxa laga hadlaayo markaa sida markaad balkoonka aad panoramic ka aad ka hadleyseen

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE 2 месяца назад +5

    Yaa Soomaali wax ka kireysan kara wax qaaligooda qurux maxey tari

  • @RamadanHilal-pg6zo
    @RamadanHilal-pg6zo Месяц назад

    J'aime mon pays Djibouti et et j'aime mon deuxième pays Mugdicho

  • @DalkayareXuseen
    @DalkayareXuseen 2 месяца назад

    MashaAllah Dir meeshay joogtaba waa Dad Horumar ka shaqeeya halka daa rood iyo hawiye Nabad ba heysan islaaya cawaanah ma Dir baad gaadhan kun sono soosocda

    • @Mundus_city
      @Mundus_city 2 месяца назад +2

      Nagada qabyalad Somali waa mid saxib, qabyaladu waa qudhun wlahay , love from caynaba ❤️

  • @Geelljireqoqay
    @Geelljireqoqay 2 месяца назад

    I wonder how much it costs at night or month, if u want to rent few nights or whole month!!!!

  • @shaaficiali1056
    @shaaficiali1056 2 месяца назад +8

    woow. masha allaaho aniga waxaan kaso jeeda koonfurta Soomaaliya laakiin waxaan rabaa in aan guursado gabar kaso jeeda gobolada waqooyi
    Qaasatan magaalada borame
    meeshiisii aan ku aroosi lahaayna hada Ayaan helay hayaay

  • @RamadanHilal-pg6zo
    @RamadanHilal-pg6zo Месяц назад

    My country Djibouti and my seconde country Mougdicho Allah dal walala'ah Kayelo

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 2 месяца назад

    Cajiib ❤

  • @abuubakarmohamed5748
    @abuubakarmohamed5748 2 месяца назад

    Waa heersare apartments ku iyo zakariye oo sifiicana usharaxeyna hereri media tabenteedana iskabadaa waa ashqaraar.

  • @abdiwahabadan6584
    @abdiwahabadan6584 2 месяца назад +1

    What is wrong with the cameraman 😡 . You turn the camera to the sea very well

  • @bilanehoussein2709
    @bilanehoussein2709 2 месяца назад

    My home 🇩🇯

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 2 месяца назад +2

    I really want to go to Djibouti. ❤

    • @nihakila8950
      @nihakila8950 2 месяца назад +1

      Ahlam wa salam wllo. So dhawaw. Gacmo furan

    • @abdouwais7443
      @abdouwais7443 2 месяца назад +1

      I'm in djibouti give me in job

  • @SanaSuccess
    @SanaSuccess 2 месяца назад +1

    The camera man is almost crazy 🤪 he is turing the camera the indicators instead of what is shown, the house the market the sea .....😢

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 2 месяца назад

    How much is one month ? 👍

  • @farhaankahin4595
    @farhaankahin4595 2 месяца назад

    Familie bisha waa imisa mise habeenbaa loo xisaabiyaa?

  • @socdaalfilmsvlogs
    @socdaalfilmsvlogs 2 месяца назад

    Waa shidan yahay hotel ka

  • @jimcaali2401
    @jimcaali2401 2 месяца назад

    Prices per month plz

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev 2 месяца назад +2

    MASHA’ALLAH
    HORAMAR CAJIB AH
    ARAGTIGA FOG EE MADAXWEYN IOG
    VISION DU PRESIDENT IOG 2030
    HAMBALYO
    QIMAHA SO BANDHIGA

  • @shwnabdul1517
    @shwnabdul1517 2 месяца назад

    Aweyy contacts

  • @BoykaZildrays
    @BoykaZildrays 2 месяца назад

    Allah hadayo Dj

  • @almher8883
    @almher8883 2 месяца назад +3

    Everything in Djibouti is very expensive.
    Couple years ago I was in Crown Hotel in Djibouti , a very average room was $95/night, and to invest, you have to be with a member of president family.
    Ask yourself why only arabs from the gulf with their deep pocket and somali-itixaadi are the only people investing in that country.....

    • @faridfarid6561
      @faridfarid6561 2 месяца назад +1

      Exactly. Even the cheapest hotels are 50 dollars at night no AC and very hot

  • @AhmedHoussein-ut2su
    @AhmedHoussein-ut2su Месяц назад

    The first area is call Nelson Mandela road not airport road and by the way This not for us somali or Djiboutien resident they made this for foreigners and expatriate people!! we people can’t afford this that’s why they don’t talk about pricing

  • @saadabogoreh8219
    @saadabogoreh8219 2 месяца назад +1

    Ahlan waa Sahlan Hereri
    Aad baan koula socda barnamichyadada soodeysid adounka
    Kuu sodhowoy djibouti

  • @shiraacfaarax7665
    @shiraacfaarax7665 2 месяца назад

    Hidden treasury of Horn of Africa

  • @abdirahmanmaxmud3947
    @abdirahmanmaxmud3947 2 месяца назад +1

    Baahida dadka in la daboolo waxa ugu horysaysa dadka Danyarta ah ,waxynu se wax udhisnaa dadka wax haysta😢

  • @qodaal5098
    @qodaal5098 2 месяца назад

    Jabuuti hoteeladu waa qaali ee waafi may ka jaban tahay

    • @khaalidyare4252
      @khaalidyare4252 2 месяца назад

      Way kasi qaalisan tahay ba

    • @mnviepapa2003
      @mnviepapa2003 2 месяца назад

      Aboo kaftan iyad modeysaa ina hôtel la dago baqiil nimada iskaa daa oo naftada sii xaqega

  • @ilhamahmed6787
    @ilhamahmed6787 2 месяца назад +1

    Why he can’t say the price of every room

  • @generalkareerhiraan
    @generalkareerhiraan 2 месяца назад +5

    Ismaciil Geelaa dhulka la galay jabuuti ma ahane Somalida Kenya dhisatay jabuuti ayeey dhisan lahaayeen xitaa processyada looma aadeen Kenya Ugand Ethiopia ee Jabuuti lawada aadi lahaa waana dhul Somaliyeed waa la camiri lahaa wax kale iska daaye dadka Transka ku ah ee Travel Decoments wato waa dhibaan markaasee Kenya maraan kenya u fududeeso kawarama balse kaligii taliye la dagay dhulkaas wilise jaanisbaa furan haduu aragti leeyahay Geele

    • @aliolow7663
      @aliolow7663 2 месяца назад +1

      Alshabaaboow ma in aad jabuuti qarxiso baad dooneysay adeer jabuuti dhul soomali degto oo ka amni iyo horumar badan ma jirto

    • @No.victim
      @No.victim 2 месяца назад +1

      Kenya iyo Uganda aya ugu dhow Djibouti dadka konfuurta lakine, Djibouti sida modeside maha, ganacsi ma samesan kartiid ado ismacil umar guelleh wax ka siin.

    • @zahraibrahim2871
      @zahraibrahim2871 2 месяца назад

      ​@@aliolow7663il faut pas Dire shabab a chaque persone subxan si qiima leeh ayu u hadlay asago nala raba in aan faiidno anago reer Djibouti ah waana xaqiiq in Djibouti iyo umadeeduba horumar gaadhi lahayd

    • @zahraibrahim2871
      @zahraibrahim2871 2 месяца назад

      @generalkareenhiraan wad mahadsantahdy wax walbana wa sidaad u sheegtay
      anigu reer Djibouti ban waxaan aminsanahsy in aan horumar gaadhi lahayn lakin marabo duqa meesha xukuma ismaciil cumar lacag tayadu wey nagu filantahay noma ogolo fu gajeysiyay umada cid kale in ay so dhex gashana ma rabo lakin wax walba wa sidad u dhigtsy wa sax

    • @mnviepapa2003
      @mnviepapa2003 2 месяца назад

      Nacas iskaa hadlee dhee

  • @AdenAil-xu8lv
    @AdenAil-xu8lv 2 месяца назад

    Asc

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 2 месяца назад

    Is all utilities included in a rent?

  • @user-oz6tr7qn3m
    @user-oz6tr7qn3m 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 2 месяца назад

    WAXAANNU DAAHFURNAY WEEYE DAAHA KA FURNAY MAAHA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-ce1vg7kp2l
    @user-ce1vg7kp2l 2 месяца назад

    Hereri❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @msociologist
    @msociologist 2 месяца назад

    Jabuuti uma socdo. Meesha ma khayr badna.

  • @shwnabdul1517
    @shwnabdul1517 2 месяца назад

    Haye. Datka waxay danayaan qiimaha. Qurux haha bes.

  • @farahahmed-kb4jy
    @farahahmed-kb4jy 2 месяца назад +2

    nin wayn hereri