TRUMP OO WEERAR XUN KU QAADAY ILHAAN | 'SOOMAALI TAAGEERTAY'

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024

Комментарии • 165

  • @abdirahmanmoalim5562
    @abdirahmanmoalim5562 2 месяца назад +18

    Allaa yacizak Mr Holywood si fcn ayaad u dhigtay ha leys xushmeeyo runtii waan caan rabay lkn i respect hadalkaada

    • @abdi-hollywood
      @abdi-hollywood 2 месяца назад +1

      Aad baan kugu mahad celinayaa walaal.

  • @IsmailCumar-y5s
    @IsmailCumar-y5s 2 месяца назад

    LOVE. TRAM VIVO❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @muzamilali2949
    @muzamilali2949 2 месяца назад +9

    Ustad abdixafid iyo somali oo dhan ogado Mrs Harris iyo Trump iyo biden mid islamka wax ugu yala ma jiran

  • @mohamedkamaludin2931
    @mohamedkamaludin2931 2 месяца назад +4

    ILHAN GAREEBKEEDA ALLAAH HA'U HIOLIYO HANA BADBAADIYO AAMIIN

  • @abdulahinuraaya6709
    @abdulahinuraaya6709 2 месяца назад +1

    Waa mahadsantihiin

  • @libandahir3719
    @libandahir3719 2 месяца назад +4

    Trump and his group are goons we stand and support with Kamala Haris as asomalis

  • @MohamedMahamuud-j9y
    @MohamedMahamuud-j9y 2 месяца назад

    Maasha alaah sifiican ayaad u qaada dhigteen aamiin❤🎉

  • @SalaadoMohamed-of3og
    @SalaadoMohamed-of3og 2 месяца назад +3

    Kaamal haaris baa guulaysandoonta isha,alaah hajab taraam.

  • @ShariifWiiro
    @ShariifWiiro 2 месяца назад +5

    Kamaal haris ayaa guuleysaneeysa sida muuqata guul ilhaan cumar gabar soomaaliyeed

  • @amounnoor3585
    @amounnoor3585 2 месяца назад

    Absolutely wa good news

  • @fardowsaomer5910
    @fardowsaomer5910 2 месяца назад +2

    Ilhaan Omar waa geesiyad hadal cad guulayso ayaan leenahay iyadaanu dooranaynaa insha Allah

  • @mohameddiriye2304
    @mohameddiriye2304 2 месяца назад +3

    Maashaa Allaah Cabdi x Guul Ilhaan

  • @mohamedkamaludin2931
    @mohamedkamaludin2931 2 месяца назад +1

    ILHAAN CUMAR CADOWGAA WEERARKA KU'AH ALLAAH TABAARAKA WATACAALAA DULKA HALA JARO AAMIIN

  • @husseinmahamed4154
    @husseinmahamed4154 2 месяца назад

    Congratulations 🎉🎉🎉for 500k

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 2 месяца назад

    Merci 🇫🇷🇫🇷🇫🇷🇫🇷

  • @MohamedAhmed-k1f7m
    @MohamedAhmed-k1f7m 2 месяца назад +5

    Waxaan jeclaan laheen sirta ku jirta cabitaanka wariyaasha cabaan waqtiga warka sheegaayiin,
    Waa sir weyn,sababata waqtigaas yar ee muhiimka u ah dhagaystayaasha in cabitaan lala soo horfadhiista,sirtaas

    • @deeqaabdullahi5777
      @deeqaabdullahi5777 2 месяца назад

      Adigu markaad daawaneyso maxaad cabtaa nooga soowarAn

    • @MrAntoniyo12
      @MrAntoniyo12 2 месяца назад +1

      Fax fax aa noqonee waana la helaa ee malaguu dalbaa xoogana qaali waye.

    • @umalkhymohamed7492
      @umalkhymohamed7492 2 месяца назад +1

      Mariwana caban ee ayee caan kuu yihin marka sida qabile loo tagero 😂😂😂

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 2 месяца назад +1

    Allah haa siiyo Trump guule insha allah somali dee runta necebtin maa been baa tuug somali 😅😅😅😅😅😅😅

  • @SahraOsmanDhilmayo
    @SahraOsmanDhilmayo 2 месяца назад +1

    Kamala Hari guul

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 2 месяца назад

    Asc yes Cabdihafiid wàa arintaas ayaan ku taagerayaa.

  • @TheIdea2999
    @TheIdea2999 2 месяца назад +11

    Cadowga ilhaan cumar way ku jabidoontaa doorashada 2024

    • @saynabdaye7382
      @saynabdaye7382 2 месяца назад +1

      Wey guulaysanee no qaraa

    • @mohamedkamaludin2931
      @mohamedkamaludin2931 2 месяца назад +1

      INSHAA'ALLAAH WEY GUILAYSAN WALAASHEEN ILHAAN CUMAR, DADOWGEEDA HAJABAAN AAMIIN

    • @mohamedkamaludin2931
      @mohamedkamaludin2931 2 месяца назад +1

      CADAWGEEDA, ALLAAH HA'UABSHO GUULMRS OLHAN OMAR

    • @umalkhymohamed7492
      @umalkhymohamed7492 2 месяца назад

      Allah haa jaabiyo Ilhaan qaanis Iyo qomu luud tagerideda maa somali uu dirsataye habartan jaanfadhe saan😂😂😂

  • @khalifmohamed7303
    @khalifmohamed7303 2 месяца назад +1

    Hilhan omar keep going ,never look back tough,brialant and bravery leader❤❤❤❤❤

  • @hodana7546
    @hodana7546 2 месяца назад

    Hollywood so fiican great analysis.

    • @abdi-hollywood
      @abdi-hollywood 2 месяца назад

      Thank you walaal. Soo dhowoow mar kasta.

  • @Maxamedaymanyousuf
    @Maxamedaymanyousuf 2 месяца назад

    Impossible

  • @keenadiidgarbo1528
    @keenadiidgarbo1528 2 месяца назад +1

    Hambalyo 500k

  • @FihiimHusein
    @FihiimHusein 2 месяца назад

    🖐🖐🖐🖐

  • @bashirgalbayte3601
    @bashirgalbayte3601 2 месяца назад

    Topp+

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 2 месяца назад +2

    Kaas isaga xitaa Awoowgiis ayàa Maraykanka qaxooti ku ahaa,Doofaarkaan.

  • @maryanruunmahdi3962
    @maryanruunmahdi3962 2 месяца назад

    hambalyo walkey guul

  • @TheIdea2999
    @TheIdea2999 2 месяца назад +4

    Reer soomaaliland way taageersanyihiin trump.
    Guul trump 2024 ❤❤❤

    • @nimoislawo2143
      @nimoislawo2143 2 месяца назад +1

      Doqon ajnabi ah 🇸🇴🫡🦁☝🏽💪

    • @TheIdea2999
      @TheIdea2999 2 месяца назад +1

      @@nimoislawo2143 trump guushiisu waa mid qasab ah maaha sidaa wax u rabtid
      Guul guul guul

  • @QisoBoy
    @QisoBoy 2 месяца назад +1

    fadlan daawo youtube-kayga cusub oo ii sheeg fikirkaaga

  • @maryamanuur9809
    @maryamanuur9809 2 месяца назад +8

    Ilhaan ayuu ku waashay asaasaqaan 😂😂😂😂😂

  • @xamralive
    @xamralive 2 месяца назад +2

    Trump iyo kan hadeer joogaba midna uma fiicna aduunka iyo islam kaba Dan aan ahayn Danta koofiyad yartana ma wadaan

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 2 месяца назад

      Xattaa habarta soo socoto kudar waa uun kuwa taageera taakaddaas. Cid aan koofiyadda ka amar qaadaneynin waa Mamnuuc inay soo fadhiisato. Subxaanallaah. Habarta hadey soo dhawayn weydo oo waliba Kabaha dhaqi waydo iskadaa kursi ay kufadhiisatee waxaa halis ah Nafteeda inay weydo sida layeelay madax waqooyiga yurub kunoola oo afkooda eeday. Subxaanallaah.
      أللهم ردنا إليك ردا جميلا. أللهم كما خلقتنا اعزاء لا تذلنا لغيرك. أللهم آمين يا ذالجلال والإكرام يا رب العالمين.

  • @ilyaasofficial10
    @ilyaasofficial10 2 месяца назад

    🎉🎉🎉500k🎉🎉🎉🎉 hambalyo

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 2 месяца назад

    Illaahay shartooda hadhaafsiiyo illhaan illaahay hakabadbaadiyo shartiisa cajuuska asalkiisu xunyahay

  • @MunaMuhammad-z2i
    @MunaMuhammad-z2i 2 месяца назад +2

    Waa wax wanagsan in labada xisbi lagu jiro

  • @MohamedMahamuud-j9y
    @MohamedMahamuud-j9y 2 месяца назад

    Lölz❤🎉❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤

  • @deeqaabdullahi5777
    @deeqaabdullahi5777 2 месяца назад +1

    Waa soomaali hunguri lasiiyo mafiyooba

  • @SahraCismaan-ns1ue
    @SahraCismaan-ns1ue 2 месяца назад +1

    Soo dhawow Mr Trump hadhacdo ilhaan qoomuluud aamiin aamiin

  • @sadam1318
    @sadam1318 2 месяца назад

    waa oday sheydhaan ah

  • @maxamedaxmed9786
    @maxamedaxmed9786 2 месяца назад +1

    Asc cabdi xaafid saaxiibkeen cbdi hollywood meesha uu yiri kadhi kudheh cabdiraxmaan holywood

  • @muhudinjanay5296
    @muhudinjanay5296 2 месяца назад +2

    Sxb abdi hafid ma ku siiyaa numberkis imaamka gadaashis taagna trump

  • @aminomohamoud4444
    @aminomohamoud4444 2 месяца назад +1

    Trump.2025 president 💯 🇺🇲 🙌 👏

  • @mohamedkamaludin2931
    @mohamedkamaludin2931 2 месяца назад

    TRUMP ALLAAH HA'DULEEYO HANA KU'FASHILIYO HAKU HUNGOOBO GUUL DARO, INSHAA'ALLAAH

  • @axmedcabdilaahi9201
    @axmedcabdilaahi9201 2 месяца назад +1

    Asc.cabdi.xaafi.

  • @AbdirahmanOmarmasaari
    @AbdirahmanOmarmasaari 2 месяца назад +2

    Trump faashil gubey maniyaple

  • @Allaahu_akbbar
    @Allaahu_akbbar 2 месяца назад

    TRUMP hore u soco naagtaas Qoomu-luudka

  • @AbdiazizWarsame-vb1gk
    @AbdiazizWarsame-vb1gk 2 месяца назад +1

    😢Ilham Trum ayeey rabtaa ineey hadana kusoo caan baxdo. Dhanka kale Soomaaliyeey ogaada Ilhan ineey wiil Soomaaliyeed uga hiilisay naag Hindi ah taariiqdaa oo noqotay mid mahadha ah.

    • @amaalabdi7185
      @amaalabdi7185 2 месяца назад

      😅😅😅😅😅😅 iska saar cuqdada iskuday inaad gaadho halkay ilaan gaadhay hadaad karto

  • @fatimayusuf471
    @fatimayusuf471 2 месяца назад

    Geesiyad ilhan Omar noolaw fariid waan ku barbar taaganay ❤

  • @waliyocadga9985
    @waliyocadga9985 2 месяца назад

    Abdihafid, saxiibkaa waa tararaxey, waayo waxa uu difacaa qof Somali ah oo tageeraya madal Somalida lagu heysto oo lagu dhibaateynayo lagu aflagadrmeymaayo waana shaqsiyad xumo qofka sidaas sameeya amaba ay ka suura gasho

  • @moallim1000
    @moallim1000 2 месяца назад

    Soomaalidu imisa ayay ka yihiin Maraykanka. 000.000 ayay yihiin. Maxay ka badali karaan Siyaasadda Maraykaanka. Waa Liidnimo iyo siyaasad xumada Soomaalida in ay kala taageeraan laba qof oo midna uusan u hayn waji. Traamna waa ugu daran yahay.

  • @CabdullaahiCilmi-k8v
    @CabdullaahiCilmi-k8v 2 месяца назад

    Madaxweeyne kuxigeenkiisi hore taraam inuu diiday soodoorashada taraam,taasi waxeey kutusee dulinimadiisa inaan lajecleeyn.

  • @sumadqaran
    @sumadqaran 2 месяца назад +1

    Trump waa runtii soomaalida been kamuu sheegin soomali waa tuugo

    • @AyaanIsmail-ro6ir
      @AyaanIsmail-ro6ir 2 месяца назад

      REER Minnasota waxay xadeen 250 million Waana dadkii Qaxootiga laga soo guray. waxaasi waa Darood Tuug Somaliya burburiyay dadkii keenana sidaa u dhacaaya ma xishooda yaaal

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 2 месяца назад

    Trump waaa waa madaxweyne Trump waa in uuu reer qaxaye xeryihii qaxootiga dib loogu celiyaaa oo ay u horeyso qumayada loogu yeedho ilhaaaan

  • @gdipaalr1552
    @gdipaalr1552 2 месяца назад

    Not Somalis u CBBs. They are Somalilanders

  • @abdulahihussein8702
    @abdulahihussein8702 2 месяца назад +1

    Somalidu 2 daran mid dooro ayay taaganyihin ani ahaan waxan kula talin lahaa Trump doorta 2 sababod.
    1) Trump wuxu kaso horjeeda Mashruuca Khanisninaa iyo ilma iska soo xaaqida dumarka uurka markay doonaan .
    2) Trump wuxuu si cad u muujiya ama u sheegaa Nacaynka uu u qabo Somalida iyo islamkaba .
    marka ku doorta 2daas sababood Odayga waalan

    • @umimohamed2323
      @umimohamed2323 2 месяца назад

      Abdulahi Hussein waa kugu raacsanahay Trump naceybkiisa banaan kuu yalaa, dhurwaaga ciyo iyo midka amusan waxaa daran midka amusan

    • @abdulahihussein8702
      @abdulahihussein8702 2 месяца назад

      @@umimohamed2323 khaniisnimada Caruurta lagu barayo schoolada iyo ilma iskaso Ridkana wu Necebyahay Odaygu ee taasna ku darso walal inshallah hhhhh

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 2 месяца назад +2

    Maroodi iyo Dameer maxay wadaagaan? Xawayaan.

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 2 месяца назад

    Taraam dhagta xabad uga dhufanay raali galinsiya

  • @CismaanAweys-f6l
    @CismaanAweys-f6l 2 месяца назад +1

    Taraam dartii mareeykan waxaa sishirciah ugu bixidoonaa dalka soomaali hadìiuusan kabixin faragelita ilhaan cumar iyo waxeelo ku dhaco ilhaan ma aharuux aan daliyodadbo aananlahaayn runtii ilhaan waxeeykasoojeedaa dhamaan soomaaĺi waxaayna u dhalatay dalka somaali isbeeto tarum wareeyso jublaanda iyo budlaanda iyo iskuxirka u dhaxeeyo itoobiya iyo soomaali ee xaduuda badacas iyo bada hindiya taraam hada ayaadsigatay balse joogjoog nawad halagaa helo hadiikale mid iska socda ee mareeykanah lamawaayin somaali

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 2 месяца назад

    Alle traam ma Soo celiyo waayo waa qof caqli ahaan iyo jidh ahaanba u fayoobayn waayo waxa ka buuxa nac nacayb iyo cuqdadi ka buuxdo

  • @SomaliLandViews
    @SomaliLandViews 2 месяца назад

    Trump supports democracy in America particularly in horn of Africa. Trump supports democratic Somaliland.

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 месяца назад

    Abdi xafid usheeg TRUMP adunka waxaan ugu jecelnahey dad ninkii nogu baqa Dagaal tik Tok baa ino balan ah

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 2 месяца назад

    Kamala Harris aya ku guuleysan doonta doorashada waan ugu riyoodey inshallah, note for the record

  • @ashamuhammad1982
    @ashamuhammad1982 2 месяца назад

    Trump waxuu yidhi qofkii Yuhuud ah oo Kamala taageera dhakhtarka maskaxda hala geeyo
    Hada anigu waxaan leeyahay qofkii trump taageera waa qof habayn jirin!!!
    Nacaybka uu noo qabo cid nooma qabto!!

  • @gelehildid4797
    @gelehildid4797 2 месяца назад

    TRUM KNOWS WELL SOMALI ITALIA & R.SOMALI LAND. THAT IS WHY TRUM TRASHED ILHAN AND SOMALIA.

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 2 месяца назад

      Runta waxaa weeye inuusan kala jeclayn. Odaygas Soomaali. Haduu hada kusasabto sidaana lagu doorto. Doorashadda kadib ayuu warkiisa cadaynayaa.

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 2 месяца назад

    Dirsan aan la Dirsan waa nagu badan yihiin....

  • @maxamedbaaskiil8910
    @maxamedbaaskiil8910 2 месяца назад

    Wiil yar oo ay ka muuqato daganaan iyo xogogaalnimo mhdsnd

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 месяца назад

    Kuwa garab tagan TRUMp ha la baro somali sax ah ma wa kuwo an damir lahayn

  • @xamralive
    @xamralive 2 месяца назад

    Waa ceeb iyo Arxandaro in Mujrim kaas Maraykan lagu soo Dhoweeyo oo loo sacab tumo Aduunkaan xaq kama jiro nafta bili aadam kuna ma sina

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 2 месяца назад +2

    Khaniisiinta ayuu necebyahay

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 2 месяца назад

    Hambalyo cabdi 500 ee aad gaadhay

  • @paulkhalif3299
    @paulkhalif3299 2 месяца назад

    Guull America 🇺🇸 Guull TRump;

  • @YousoufQalbi
    @YousoufQalbi 2 месяца назад +1

    Asc

  • @Sarta100
    @Sarta100 2 месяца назад

    Kuwaan trump taageera waa kuwa soomaalinimadooda aqoonsaneyn waayo qof ku caayay taageera waxaas fikir maaha waa doqonimo.nin cadaw taageer. Ku neceb.

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 2 месяца назад +1

    Somalida tagertay turam wa aqlabiyadyar ocuqdadaysan kanaxun ilhan cumar qabilahan udidan

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 месяца назад +1

    Waa somali diidkii aan naqaanay ee ictiraafka ku waashey

    • @liibaanhirsi1004
      @liibaanhirsi1004 2 месяца назад

      Anigoo somali ah waliba kasoo jeeda gobolada dhexe ayaan taageeraayaa republicanka waayo waxbadan ayuu ii qaban laakiin democratic khaniisiin iyo qurun dabada ku wata haka yaabin ilhaan khaniisnimadeda haku jirto maxaa na saaray

  • @fadumokheire742
    @fadumokheire742 2 месяца назад

    Damiir laawayaal

  • @MrAntoniyo12
    @MrAntoniyo12 2 месяца назад

    Anigu waxaan dooran lahaa hadduu jiro mid dulmiga diidan cadaaladuna iney sheqeyso aaminsan hadii la waayana barkintaan dheeraysanayaa oo waxba dooran maayo

  • @MrAntoniyo12
    @MrAntoniyo12 2 месяца назад

    Asc wr wb.
    Somali Bridge TV miyaa loo bedelay magacii tvga ee ahaa Som Brit tv sida ii muuqata

    • @zakmukhtar8672
      @zakmukhtar8672 2 месяца назад

      Maya walaal. Somali Bridge TV waa tvga uu Cabdiraxman Hollywood ka hawlgalo.

  • @abdiqanimohamoud2158
    @abdiqanimohamoud2158 2 месяца назад

    Waa runtiis Ilhaan Omar waa naag waalan

  • @asiamohamudegal8329
    @asiamohamudegal8329 2 месяца назад +2

    Waa cunsuri kala saaraya

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 2 месяца назад

    bismillah asc horta somalida waa dad dhiig badan war heedhe c xafiidow naga gaarsii wllky ha ucodeynina odaygan saqajaankaa waa cilaal suuq hasiinina codkiina c xafiidow markale ayan kugu celinaa fartiintaan adaan farta kaaga xiray cod dheer iyo cod gaaban intaba wan ugu baaqaa

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 месяца назад

    Khaniisad magicii soomaali dhulka lagashay oo gaalkii ka yakh yakhooday naagtaasi waa nijaas❌️❌️❌️❌️

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 2 месяца назад

    Kulamada mareykan ay ka qabtan gabadha iyo taram no so gudbiya wayo 10 cod aniga ka masul ah an ogada ciddii an siin laheyn dadkena garka ino ah ba degen mareykan koley taram siin meyne

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 2 месяца назад +1

    Talk about your failed Somalia-Italy. Please 🙏 talk and solve your failed country.

  • @engineerzuzu4151
    @engineerzuzu4151 2 месяца назад +2

    USA qaynuunka dahsoon ee udagan anagoo qiimeyneeno marmab hadee Trump ay latartameyso haweeneey shaki kumajiro inuu Trump kusoo baxayo doorashada mahadsanidiin BRT somali tv

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg 2 месяца назад

    ❤❤🎉❤🎉🎉❤❤🎉❤❤❤🎉❤🎉❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 месяца назад +1

    Kuwa iyadoo somali uu caynayo trump garab fadhiyey,car yaa soo ogaado waa somali diidkii iidoor ahaa

  • @AbdirahmanOmarmasaari
    @AbdirahmanOmarmasaari 2 месяца назад

    Trump no no no faashil isku diro ah duminaayo usa

  • @Fransiis
    @Fransiis 2 месяца назад

    ILhan Omar Qoomaluud Waa Nijaasad Gaalada Daroodka Qudhynka Ah Iyo Reer Xamarka Nijaasta Hala Soo Mastaafuriyo

  • @Cirro2
    @Cirro2 2 месяца назад +5

    Inkasta oo aanan daawan Qudbadii Donald trump hadana uma maleeynayo in uu somali weeraray laakiin ilhan waa uu weeraray marka taa waa in aad kala saartaan. Shaqsiyan anigu waxaan dooran doonaa Donald trump iyo xisbigiisa Ilhan iyo LGB iyageey utaalaa. Soodaaya qudbada Donald trump ee uu shacabka Somaliyed ugu gafay

  • @HodanAden-yb2rp
    @HodanAden-yb2rp 2 месяца назад

    war dantiina eega kabaxatiisa

  • @rayalefifty3069
    @rayalefifty3069 2 месяца назад

    Kuwa taageeray ninkaas waalan kolay waa dad somali neceeb iyo gaaljeceel ka buuxo uurkooda waana la yaqaanaa meesha ay woqooyi ka degen yihiin, hase ahaatee meel ay minority ka yihiin iyaga unbaa isceebeeyee waxba kama badeli doonaan

  • @dahirjama8359
    @dahirjama8359 2 месяца назад +2

    Darwiish

  • @fadumokheire742
    @fadumokheire742 2 месяца назад

    Trump
    Godkisa A biyo ugu galay

  • @AshaAhmed-w9w
    @AshaAhmed-w9w 2 месяца назад

    Somalidu malaha qadiyad wayo qof dadka & diintaadiiba ceebaynaya fikirkayga ma daba istaaheen ,tan kale waa madaxweynihii ugu hoeryay sahnuuniyada u saxeexay aqsa safiirkii maraykanka geeyay golan Haytisna yiri sahnuuniyada leh

  • @marwoali6189
    @marwoali6189 2 месяца назад

    I wish in uu waso.

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 2 месяца назад

    Xaasidiin weeye kuwa tageeraya wlalahood bay raban in lacayriyo darbiga kaso boday meel walba ayaga isku xoog weyn 😂😂

  • @CabdullaahiCilmi-k8v
    @CabdullaahiCilmi-k8v 2 месяца назад

    Kkk,kaarkii beydhan ayuu taraam xogtay oo aheeyd asaasaqa ee kusoco sxb.

  • @adenismacil6351
    @adenismacil6351 2 месяца назад

    Naagtaani maka hadashay xasuuqa shacabka reer falastiin?

  • @AbdiazizWarsame-vb1gk
    @AbdiazizWarsame-vb1gk 2 месяца назад +2

    Bal eeg qabyaalada Somali Bridge iyo wariye Abdihafid kolkii ilhan eey wiilkii Soomaaliyeed uga hiilinesay naag Hindi ah masoo bandhigeenin balse hada ayuu soo bandhigayaa Trum waxaa lataagan dad Soomaaliya taasna waa aqliga majeerteen ka