WAR BIXIN LAYAAB LEH | WAR BAAHINTA ISRAEL | DILKII SINWAR

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024

Комментарии • 68

  • @mohamedabdullahi2410
    @mohamedabdullahi2410 12 часов назад +7

    Abdixadidow Waan ku slamaya from Seattle

  • @CabdullahiHawarwaaa
    @CabdullahiHawarwaaa 9 часов назад +7

    Allaah ha ku naxareesto yaxye siwaar allaah oofsaday oo markii hore aduunkaan ku beeray uuna waqtigiisii dhamaaday qof ksstoo oo nool uu geerida uu dhadhaminayo

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 11 часов назад +4

    Allah U naxariisto mujahid yaxye sinwaar WA Geesi tariikh leh cadowga dilaya way Ka shalayi doonan Insha Allah

  • @AyaanMohaned
    @AyaanMohaned 11 часов назад +2

    Thank you very much Rabbihakuxidiyo Cbdicafiid waadkumahasantahey walaalkeeg

  • @haruunciise9112
    @haruunciise9112 11 часов назад +5

    Carab dad maha e Allaha Rogo sababto ah waa biidhi qatayaal walalahod oo la laynayo laguna laynayo xabad iyo gaajo ayay ku dawanayane Allaha Rogo

    • @reemali6728
      @reemali6728 11 часов назад +1

      asc aboowe carab maxaa ka rabtaa soomaali oo in yar ah ooisku diin ah isku diir ah wada dhashay ayaa is arki karin carab intee joogaan alaha xaqa natuso adigu hadaad damiir leedahay dad ka somaliyed adoo kale maaha yaa reed ay damiir lahaan lahaayeen لاخالب إلاالله

  • @krinakrns4143
    @krinakrns4143 5 часов назад

    ﴿مِّنَ الْمُؤْمِنِينَ رِجَالٌ صَدَقُوا مَا عَاهَدُوا اللَّهَ عَلَيْهِ ۖ فَمِنْهُم مَّن قَضَىٰ نَحْبَهُ وَمِنْهُم مَّن يَنتَظِرُ ۖ وَمَا بَدَّلُوا تَبْدِيلًا﴾

  • @AadanCali-l2u
    @AadanCali-l2u 7 часов назад +1

    Asc..dilkii. Sinwaar. Raximuhullaah. Ma. Noqonaayo. Gabagadii. Xammaas. Eey. Jiridotaa. Inshaallaah

  • @abdiqarni8505
    @abdiqarni8505 11 часов назад +8

    Ragu sidaa ayay u dhintaan ragu ma sine geesiyaashu sidaa ayay u dhintaan Allaahu akbar🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭guuul iyo gobanimo kuli muslim

  • @AbdulkadirMohamedAbikar
    @AbdulkadirMohamedAbikar 6 часов назад

    Yahya Sinwaar, Allah ha u naxariisto, wuxu ahaa Geesi naftiisa u xuray Diintiisi, dadkiisi, dalkiisi iyo xurnimada Dal weynaha reer FALASTIIN.

  • @mahadhassan9757
    @mahadhassan9757 11 часов назад +2

    Waa Nilson medlah falastin

  • @ikranmahamud1159
    @ikranmahamud1159 12 часов назад +2

    Allaah ha u naxariisto❤❤❤❤

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima 12 часов назад +2

    Allaah Ha UNaxariisto Yahaye ❤🇵🇸

    • @reemali6728
      @reemali6728 12 часов назад +1

      اللهم امين يارب العالمين

    • @reemali6728
      @reemali6728 12 часов назад +1

      يحي سنوار الله يرحم والديك في الجنه ان شاء الله

  • @dagandumar829
    @dagandumar829 7 часов назад

    Allaahu akbar allaahu akbar
    Geesigu waa dhintaa ee ma dhuunto ee allaha u naxaristo
    Badal khayr qaba allaha noogu badalo❤❤❤❤
    Passar guul guul guul

  • @INTAWALANAWOOWGOOD
    @INTAWALANAWOOWGOOD 7 часов назад

    Alaha unaxariso waa shahiid

  • @SahraAbdi-w2p
    @SahraAbdi-w2p 4 часа назад

    Allahu akbar allahuma unsur ikhwaaninaa fii falastii Allah unaxariiso yaxye sinwaar geese shihiid jano firdowso alla ku martiqaado

  • @lakijamacmuuse7223
    @lakijamacmuuse7223 4 часа назад

    Allh u naxaristo mujaahid yahye sinwaar

  • @Aminasacdia
    @Aminasacdia 3 часа назад +1

    Wa geesi qof asagoo diig baxaayo weli si dagaalamaayo rer filistiiin imaankoda camal ilhay hanasiiyo isku imaan ma a dihin wallahi umadaas wa umada ilhay wato

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 8 часов назад +2

    Dhamàan ðadka ku farxay wàa gaalo munaafaqiin iyo yuhuud ??????

  • @sahrahajifarah5509
    @sahrahajifarah5509 12 часов назад +1

    Allaha ha u naxariisto dhamaan shuhadada reer falastiin. Allaha weyna ha u gargaaro

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 7 часов назад

    GURAASI SOOMAALIYA MA KU YAALAA

  • @AxmedBiixi-n9j
    @AxmedBiixi-n9j 11 часов назад +1

    Xamaas waa wada yaxye sinwar wanay gulaysanaysaa Insha alaah

  • @kinsialin8009
    @kinsialin8009 8 часов назад

    Alle ya arxama

  • @AbdirizakFarah-wg4tb
    @AbdirizakFarah-wg4tb 34 минуты назад

    Yahya sonwaar Allah yarxam
    Taariikhda fiican quruxda badan ayaa xusi doonta

  • @KhadijaIsamil
    @KhadijaIsamil 8 часов назад

    Allah unaxarista wa shahid

  • @Afeey-d5o
    @Afeey-d5o 11 часов назад +1

    Reer falastiin waa wada yaxye sinwaar

  • @abdulkadiryousuf7395
    @abdulkadiryousuf7395 10 часов назад

    Allah UNAXARISTO Dhamantod Mujahidinta Reer Falastiin

  • @reemali6728
    @reemali6728 12 часов назад

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته اخواني واخواتي لاخالب إلاالله

  • @hassanKenedid
    @hassanKenedid 8 часов назад

    Allah yaramoux aux martyrs Palestine occupée et libanais

  • @abdullahiali9563
    @abdullahiali9563 7 часов назад

    Wlhi Sidi ay jeclayen saxaabada in ay u dhinten ayu u dhintay ilahow shuhada anagana nasii yaarabi

  • @AminaH-t7f
    @AminaH-t7f 11 часов назад

    ASC. "ILLAAHAY" gacan adag ha ku qabto Cadowga MUSLIMIIN magaca doonanba ha sheegtaan'e.

  • @aminayusuf4899
    @aminayusuf4899 8 часов назад +1

    Gun iyo gaalba weey farxeen gobine geeriweytaqaan

  • @MaxamedQaliif-vh1ph
    @MaxamedQaliif-vh1ph 12 часов назад +1

    marna laga mayaabo cidoo illaheey wahelkiida yahay in laga guuleesto

  • @haruunciise9112
    @haruunciise9112 11 часов назад

    Reer Falastin waxay u dagalamayan qadiyad dilka yaxya sinwar waxaba ka dhimi mayo halganka wanu socon donaa insha Allahu wanay guulaysanayan

  • @AbdiMohamed-h1u
    @AbdiMohamed-h1u 11 часов назад

    Mac macaaankas burco baa saaka naloku qaybiyey, ma qadaad waynti isra ahayd ba ka dambeysay🎉

  • @ruqiyoahmed6582
    @ruqiyoahmed6582 2 часа назад

    Asc Cabdixafiid awaarin aad u xun in Sacuudiga madaxdooda in ay u ogolaadan in dhimashada Yaxya Sinwaar u dabaal degaan ayna u diidan shacabka Sucuudiga in ay banaanbax sameeyaan oo ay ku garab istaagayaan reer Falastiin, Ilaahayow kuwa maxaad Xarameynka sharafta ganta ugu gelisey kuma aanan dabafaynaan ee Xaramka ayaa nagu qasbaya Subxaanaha laah imtixaan waaba jiraaye meesha maxaa ka soo socda yaa Allah anta qaadir calaa kuli sheyy 😢😢😢

  • @SalmaAli9290
    @SalmaAli9290 12 часов назад +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @Lana-1-0B
    @Lana-1-0B 2 часа назад

    Wuxuu ku dhintay sharaf iyo karaamo balantii uu qaadayna waa uu oofiyey inuu la dagaalami doono illaa aakhir nafis alxm asagoo nool haduu ugacan galin aan uduceyno bas illaahay janadii haka waraabiyo😢😢

  • @MaxamedQaliif-vh1ph
    @MaxamedQaliif-vh1ph 12 часов назад

    allahu akbar marna laga mayaabo qfka islamka ah o imaankiisa saxan yahay lagama yaabo in o rajo dhigo ama in o isdhiibo cadawga islamka iyo cadawga illaheey waxeey oma leeyaan qfka islamka ah in ey ku cabseeyaan dhimashada lkn waxaan nahay dad rabo shahaado ama guul qfkii shahiido waxa o helay guul weeyn sawabto ah waxoo la kulmi donaa allah dhimashado gaaladeey o tahay guul daro sinwaar hado shahiiday boqolaal sinwaar ayaa jirto Israel neh hoog iyo halaag ayeey ka dhaxle doontaa insha allah nasriga illaheey waa so dhawyahay insha allah

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 8 часов назад

    Macquul mahan in uu muslimiinta sacuudiga ku farxan keen cadaynta aad hayso hadii uu warkaas runyaha

  • @suadfarah5701
    @suadfarah5701 8 часов назад

    Maxay thay sababta ay sucuudigu ugu faraxsanyahay dilka sinwar?

  • @roobiyorays8398
    @roobiyorays8398 9 часов назад

    Carabtu waxay leeyihiin dad lasoo Ijaarto ood la yidhaa noo ooya qofbaa naga dhintee, Waa kuwii uun baa la soo ijaartay ee lolay qof muslim ah xaflad usmaynmaayo shahiidkaas

  • @XuseenMuxumedOdowaa
    @XuseenMuxumedOdowaa 6 часов назад

    Waan dhageystay qisada

  • @sunduscabdimalik7096
    @sunduscabdimalik7096 2 часа назад

    Plastine🙏🙏🙏🙏🙏

  • @profitside778
    @profitside778 6 часов назад

    Maya dil ka sinwaar waa shidaal ay ku sii shaqay doonan reer falastin

  • @Adamhagler
    @Adamhagler 12 часов назад +1

    War def deg ah oo hada sheegayo Egyptian tv chanel sada albald صدى البلد waxay shegayaan in israel u balan qaaday muuse biixi iyo dawlad gobeleedka somaliland inay aqoonsi siinayan si ay ula waregaan dekada barbara ay rabaan inay xuutiyinta halka ka weeraran

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 9 часов назад

    Geesigu Goobta degaalka ayuu ku dhintaa laakiin isma dhiibo

  • @NimcoHassanSidow
    @NimcoHassanSidow Час назад

    Waaa maaalin muruga badan

  • @abdirizakhassan6979
    @abdirizakhassan6979 7 часов назад

    Harris beenlay ilaah cadasbtiida kugu fogey insha alaah bala aan la aqoon si deg deg ah kugu salid sida ugu dhaqsa badan insha alaah. Aamiin. Aamiin. Aamiin.

  • @aminayusuf4899
    @aminayusuf4899 8 часов назад

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 12 часов назад

    Nin walba waa iska hadlayaa ilaa goormaa lahadlayaa ciyaalka iyo shicibka laxasuuqayaa madoono jariirad iyo hadalkeedana

  • @farhiyamh
    @farhiyamh 5 часов назад

    Haada rajul mujahid

  • @Diamond-z1r
    @Diamond-z1r 10 часов назад

    Thanks

  • @osmansheikh6190
    @osmansheikh6190 5 часов назад

    Dadka sucuudiga ee iimaanka leh kama suurowdo waaney ogyihiin in dhulbalaarsiga yuhuuda ay qeyb sucuudiga ka mida ay ku jirto hadaba xaalku waa sidii sadexdii dibi ee libaaxu midba mar cunay

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 9 часов назад

    Waxaa u garanreynaa in ay jiraan dad. Calooshood u shaqeeyests yaal ah oo yahiuuda u dhsqeeyo inreh Ku nool yahiin Sacuudiga ama dowlada NAFTeeda Ayaaba tageerta yshiuda

  • @dagandumar829
    @dagandumar829 7 часов назад

    *palastin guul guul*

  • @dahabomohamed6718
    @dahabomohamed6718 12 часов назад

    Carb waan leenahy nin walaalkiis loo xiirayw adana soo qoyso is lu guugu xiiro

  • @Fourd-t4k
    @Fourd-t4k 7 часов назад

    Sucuudiga oo dhan ma matalayaan waa 0.0000000%

  • @nuurismail3003
    @nuurismail3003 12 часов назад

    Dalka carbed ubadi emaratka

  • @Allaahu_akbbar
    @Allaahu_akbbar 7 часов назад

    Beenaalihii Copy Majeerteen

  • @HawaisMohamed
    @HawaisMohamed 11 часов назад

    I let go because more knows than although that never meets . You are fake news

  • @NguyễnNguyênHồngng
    @NguyễnNguyênHồngng 12 часов назад

    "Netflix and Chill" has evolved into "Hulu and Let's Discuss Our Shared Existential Dread.🐱

  • @hassanKenedid
    @hassanKenedid 8 часов назад

    Allah yaramoux aux martyrs Palestine occupée et libanais