Qiimaaha Dhulalka iyo Kirada Guryaha Degmada Wadajir || GUIDED TOUR ||

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 июн 2024
  • #jimcaaledeals #affordablehousingsomalia #areaexploring

Комментарии • 71

  • @abdirahimaden1229
    @abdirahimaden1229 3 дня назад

    Jimcale Deals thank you codsigeyga Buuloxuubey, Wadajir iiga aqbashay warbixinteeda. 😊. Guul ku rajeyna shaqo fiican oo maqnaay noo qabatay sxb.

  • @ismhan2398
    @ismhan2398 14 дней назад +6

    WADANKA SHAQO MA LEH XAGEE LACAGTA UGA IMAAN 500 000 BOOS 😮 BISINKA YURUB IYO MAREYKAN MA JOGAAN.

  • @maslah345
    @maslah345 14 дней назад +4

    Ar somaliyey jeebkiina ayaa laga taajirayaa madiino waa raqiis dhulalkeda ijaarkeedana 5 qol ayaa 150 dolar ah maxaa qaldan

  • @verygoodboy5724
    @verygoodboy5724 14 дней назад +15

    Even a house in USA 🇺🇸 isn't that expensive my question is where do this people get that much money? When average income is one of the lowest in the world 😮

    • @binfaqiibnulbalad1387
      @binfaqiibnulbalad1387 14 дней назад +2

      Good question and good point
      This is what my mind say
      Anyway, there are Israel 🇮🇱 people walaahi, and we will see the future what is going on if we live together insha allaah

    • @zaaaakzaaaaak3006
      @zaaaakzaaaaak3006 13 дней назад +1

      Money laundering sxb

    • @Eastafrican101
      @Eastafrican101 13 дней назад +2

      People are not poor the government are. Like in most places in the rural areas the poorest person you can find have 1 camel or 100 goats and sheep’s which the cheapest goat costs like 40-50$ so no one is poor we just need peace.

    • @Eastafrican101
      @Eastafrican101 13 дней назад

      @@binfaqiibnulbalad1387😂😂what do you mean Israeli people

    • @verygoodboy5724
      @verygoodboy5724 13 дней назад +1

      @@Eastafrican101 the is some truth to that but in reality most people don't make as much as the diaspora makes bit they are way richer than the diaspora where is the glitch happening that we don't understand I get everywhere has some rich businessmen but that doesn't justify average house in Mogadishu costing more than Minneapolis when we clearly see income disparity my guess is there are big companies buying this property behind the scene and if that happens most people will become renters which in turn will skyrocket the cost of living to uncontrollable point

  • @Mohamed-qt7ql
    @Mohamed-qt7ql 12 дней назад

    Barnaamij fiican ayaa keentayn. Nolosha .waxbarashada iyo qiimaha dhulalka. Noo soo bandhiga waad mahadsan tihiin

  • @LiibanCumar-b6r
    @LiibanCumar-b6r 14 дней назад +1

    Next daruulsalaam!!!

  • @dalmar2499
    @dalmar2499 14 дней назад

    Maa shaa alaah walaah.

  • @ismhan2398
    @ismhan2398 14 дней назад

    Masha alaah shaqo wanaagsan

  • @uzeir7082
    @uzeir7082 15 дней назад +4

    Dhibka Amniga kaliya ma'ahan, waxa wadanka ka buux rag ka fa'idensanaya dadka bahidod o kirada cirka galinaya. 500 dollar guriyo lagu kirenayo waali waye.

  • @CrashiidFaarax-qc8xw
    @CrashiidFaarax-qc8xw 3 дня назад

    Ustaaad jimcaale please dagmada hodan dhulalkeeda waa imisa?

  • @astaghfirullah4406
    @astaghfirullah4406 14 дней назад +1

    Kuwasn iyaga maqarwooyaan?

  • @user-qh7sv3io1i
    @user-qh7sv3io1i 11 дней назад

    Meel ladhahayo meesha ugu amniga badan waa argagax lacagta intaas la ek waa lasoo dhacay maahee cidna mashaqeyn karto

  • @natureanimalsonearthandund163
    @natureanimalsonearthandund163 14 дней назад

    kuwan war fiican ma hayaa

  • @user-oo3yl2ry3c
    @user-oo3yl2ry3c 14 дней назад +1

    Yaa xamar ka bixinaya 500000 no way

  • @daadir24able
    @daadir24able 13 дней назад

    Waxyaalaha aad soo duubto Cod ma leh sida markaad ka hadleeyso guryaha waabari

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 13 дней назад

    Degmooyinka Kale Ee Muqdisho Waxaa Soo Gala Wadooyin Badan Aan Tiro Laheyn. Laakiin Madiina Ama EWadajir Sidaa U Taqaan Meel Gees Ah Aaalaga Dhisay Maa Daama Degmooyinkii U Dembeeye Ee Aheyd Xiligii Dowladii Kacaanka

  • @kismachannel
    @kismachannel 3 дня назад

    This is closed to the airport that area not closed to the market not closed to the clinics the price should be 200 to 400

  • @1shortmotivatinalstory
    @1shortmotivatinalstory 11 дней назад

    Barbaraale Ninka Ceel-Qalow ay u Kala Xirantahay

  • @ayubmohamedhassan
    @ayubmohamedhassan 14 дней назад +2

    Ijaarka iyo mushaarka iskuma dheelitirna celcelis ahan 400-500 lagu shaqeeyaa guryahana waa 500+ marka kiro bixis maa loo shaqeenaa😟

    • @Fartun-ek2cs
      @Fartun-ek2cs 11 дней назад

      Dad ka dawlada ushaqeya oo xaranta Cuna as dega guryahaas

  • @hassanmaden-yd7ks
    @hassanmaden-yd7ks 14 дней назад

    £1, 100 , ma waxuu ka samaysan yahay dahab mise waa qalin , adeer taa aniga layga Kiran mayo

  • @user-dk8yp6kx4n
    @user-dk8yp6kx4n 14 дней назад +1

    Shan boqol oo kun😂

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 13 дней назад

    Degmada Wadajir Sida Loo Dhisay Aa Qaldan Wadooyin Badan Ma Galaan Dhibka Jirio, 1-Huriwaa 2-Kaaraan 3-A/Aziz 4-Shibis 5-Boon-dheere 6-Yaaqshiid 7-Wardhiigley, 8-Shingaani 9- X/weyne 10-X/jajab 11-Waaberi Intaas Deg,mo Waa Inee Number 4 Tagaan Si Kale Madiina Kuma Geli Karaan Waa Degmada Kaliya Ee Muqdisho Si Qaldan Loo Dhisay Maba Laga Fikirin Wadoo Badan Oo Soo Gala Degmada Wadajir Ama Madina Sidaa U Taqaan

  • @MohamedAbdulkadir9
    @MohamedAbdulkadir9 11 дней назад

    Muqdisho oo amaan buuxa uusan ka jirin infrastructeeda uusan hagaagsanyihiin ayaa ka kiro qaalisan magaalooyin badan oo dunida horumaray kuyaal! waali weeye waxa xamar kajira

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 10 дней назад

    Beeca beerka laga raray iyo beenta Naga daaya
    Meel lagu noolka Karo ma aha

  • @JAMA_BARRE
    @JAMA_BARRE 14 дней назад

    Degmada Wadajir waa balaaran tahay.
    Xaafadee

  • @lebaan4795
    @lebaan4795 13 дней назад

    Rewaad miiya mise prank 😅😅😅😅

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 13 дней назад

    Warsheekh Aa Airport Ugu Soomaaliya Laga Dhisaa Madiina Iyo Waaberi Iyo Hodan Wee Damaa Yaan Markaas Hada Waxee U Shidan Tahay Dhinacaas Waa Airport Aden Cade,

  • @user-lq7sg8xf5o
    @user-lq7sg8xf5o 14 дней назад +1

    bondhere kasohadal

  • @ibrahimhassen9450
    @ibrahimhassen9450 14 дней назад

    500k Ani maa waalan markaan Somalia ka bixinaayo oo hadhoow xasan sheikh i dhahaayo waa duminaa

  • @abdelazieomer9658
    @abdelazieomer9658 14 дней назад

    Bro adiga wax labar ah oo lagala soo xariiro sooqor

  • @JAMA_BARRE
    @JAMA_BARRE 14 дней назад

    Buulohubey Ayaan U maleynayaa

  • @FiiriFlims
    @FiiriFlims 13 дней назад

    Wadajir madiina dhinacee ka xigta 😂

  • @Rayan2026kk
    @Rayan2026kk 11 дней назад

    war ilhay kabaqa 500k gurijoga maxaa new york miyaaaaa kkkkkkkkkkkkkkk

  • @ibtijah2747
    @ibtijah2747 11 дней назад +1

    😂😂 500 KUN SABABTA WAXA WAAYE SOMALIA PRICE CONTROL MALAHA OO QOFKA WAXUU RABO AYUU ISKA SHEEGAA HORTA DADKA MEESHA DEGAN FIIRI MARKAAS LEE 500 KA SHEEKEE LAKIIN WAAD KU MAHAD SAN TAHAY YOUR INFORMATION

  • @Sumadeena
    @Sumadeena 13 дней назад

    500 000 waxaad ku iibsan kartaa guri iyo waliba sharci wadan yurub ku yaal ama carabaha. Mogadishu oo qarxaysa oo waliba laga yaabo in lagugu qabsado sharciyada dhulka waa waali.

    • @faisalmohamedabdulla3600
      @faisalmohamedabdulla3600 12 дней назад

      Ha iloobin muqadisho hawo macaan io cunno fresh ayaa taal' malaay io hilib maalinwalbo fresh ah ayaad helysa.

    • @Sumadeena
      @Sumadeena 12 дней назад

      @@faisalmohamedabdulla3600
      Muqdisho waxaa taal shaqo la'aan iyo unuka leh, mahaan goofkeena waaye

    • @verygoodboy5724
      @verygoodboy5724 11 дней назад

      @@faisalmohamedabdulla3600 marka dadka muqdisho dagan dhan ma 500,000 kun ayee haystaan waxaa excuse. Ka dhiganeeso fiiri

  • @payitforwardpower9910
    @payitforwardpower9910 14 дней назад +1

    The real estate boomed during farmaajo. After hassan sheikh it declined.

    • @abdirashiddirie3522
      @abdirashiddirie3522 14 дней назад

      Because there no welfare money, you get free money you spent, when you work hard you don't spend.

    • @payitforwardpower9910
      @payitforwardpower9910 13 дней назад

      @@abdirashiddirie3522 waxan ingriis ma kawada? 😅

  • @lebaan4795
    @lebaan4795 13 дней назад

    You’re not giving us good information bad information you just Joking body you need to be professional 500 -700-1000 what the hell is that i I need to get the information how far from the airport what side is this what good for it safe Community good marketing mosques schools hospitals everything that needs basic don’t just talk about money money is not the main important The main important is what I mentioned here and more so be professionally next time
    ?