Burco waxay toos isu arragtay 33 Sanno kadib,haddii cid la daynaayana waxa la dayn lahaa guryaha ma

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 дек 2024

Комментарии • 8

  • @saadyisalim2888
    @saadyisalim2888 8 часов назад

    Burcooy xagaad lacagta kakeenteen ma, idinkaa cunaha iskudheganaa ilayn ciro lacag idinmuu siine, subxaan allah

  • @riyanhassan6333
    @riyanhassan6333 8 часов назад

    Waa sugaya

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 8 часов назад

    Maayirkana,dhulka kudarso kudhista.
    Bajaajtana inagadaaya oo dikhannka isticmaala bilicdana kashaqeeya oo dhirtana kubeera jidadkadhexdooda.

  • @riyanhassan6333
    @riyanhassan6333 8 часов назад

    Adeer kan muusa keenaye wax la timadan

  • @cumarcali5512
    @cumarcali5512 7 часов назад

    33sano baad is hagranayseen cidkale waxba maydun yeelin maanta hadaad is hagaajinaysaan waad ku fiican tahiin lacagtii aad sheegi jirteen ma cirraa habeen idinku soo gaadhsiiyey

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 8 часов назад

    Waar,burcoy,dhulkiina dhista oo dhaqaalaha aad hargaysa gaynaysaan gobolkiina kidhisa canahuurtiina oo qudha ayaa tadalka oodhan dhabka ah magaaladiinuna wadomalaha taasna waa lahanahihii oo hargaysa idinkategay ismuujiya oo dhaafa caasimadaba taas ayaad waxkunoqonaysaan.

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 8 часов назад

    Maamulkii kulmiye dagaal ayuukulajiray dadka burcana madereemin toosa.

    • @OneLoveOneLife84
      @OneLoveOneLife84 7 часов назад

      Borama waataa dhisan yaa dhistey dadka boorama degen burcona yaa dhisan kara dadka Burco degen waxba ha eedeyn dadka kale masuulka qaado magaladada dhiso