Allah ha ku asturo Xilkaa Modaxweyne Dr.Cabdiraxman Mohammed Abdillhi iyo Dowladiisa Kuwii Dadka,Dalka iyo Diintaba meel sare gaadhiisa Allah ha dhigo ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin
Faqashtu sow may aheyn Dawladii aynu u wada shaqeyn jirney ma Muuse Biixi baan u shaqeyn jirin Qofka Dowladii Kacaanka baa wax bartey ay ka heleen Iyo shaqadaba Laga reebo wakhtigii ay joogeen Ingiriiska iyo Talyaaniguba
Maansha allaah siwanaagsanbad usharaxday
Oo WAREEN IYO inta difaacda Ayuu muhiim uyahay barmaamushkani waayo nin dil gaystay ODAYAAL GUDI iyo MADAXWAYNE ma cayni karo ilaa maxkamad islaam ahi At siidayso❤❤❤❤❤❤❤
Kuwii mudaharaaday ee muuse laayay iaga kawaran?
May guuleysan e codka ayey ku shubteen oo waxay lacag siiyeen gudoomyihii komishanka , taana ciro wuxuu la hor tege yaa ilaahay, cafina ma leh
War ayaw hanagu wareerin odeygan dhac dhacaya qajeelbu nin halyeyi dalka soo xukume 😮
Kkkkk.nacaas.sllwein😂😂
Siil weyn muuse af qalooc ayaad noo faanaysaa
180 km soo cararay😂😂😂😂
5 + 2 = 7.
Allah ha ku asturo Xilkaa Modaxweyne Dr.Cabdiraxman Mohammed Abdillhi iyo Dowladiisa
Kuwii Dadka,Dalka iyo Diintaba meel sare gaadhiisa Allah ha dhigo
ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin
intaa aad sheegayso kuwii ka horeeyay ma dhaqmeen?
6 bilood hadduu kursigaa ku fadhiyo waa legend😂😂
mw kasta oo somaalia yeelato waa beenlow khiyaanoole iyo tuug waxaw bilaaaawi doonaaa dagaal iyo burbur
Baarnaamijkani.ofwaaren.ayuu.daan.uuyahay.
Maa siyad bareh aya dib usolabtay waxay madaxweyne kuxigenkan maa wllki baa tolow waa isku hooyo😅😂
Waxay u shaqeyn jireen faqashtii siyaad bare labadu ba
Faqashtu sow may aheyn Dawladii aynu u wada shaqeyn jirney ma Muuse Biixi baan u shaqeyn jirin
Qofka Dowladii Kacaanka baa wax bartey ay ka heleen Iyo shaqadaba
Laga reebo wakhtigii ay joogeen Ingiriiska iyo Talyaaniguba
@sahraj3885 lkn muuse biixi wuu katagey markii dadkii sii la laayey lkn ciro wuu ushaqeynaaye ilaayo 1996 ayuu agfadhiye sowmaha
@@fartuunfartuun8784 muxuu agfadhiyey sowkii lagu kala yaacey 1991
Inaader
Wadankaba muu joogin Dr Cabdirahman
Halkuu joogeyna Dadkiisa wax buu ku taraayey oo Ruushka ayuu joogey
Dadka kaga dhintey Dr.Cabdiraxman (Ciro) Reerkiisa oo qudha kagamey dhiman Qabiilkaa tahey
Laakiin waa Illahey mahadii hadii aan dhiig iyo Godob midba aan loo sheeganahey Maxadweyne Dr.Abdirahmaan Mohammed Abdullahi
Sidaa darteed afkaaga ha gaajiso
Waxey idinkaga dhegtey waa Faqash
Amaba waa Faqash buu u tegayaa
Faqash Dawlad Dhacdey bay ahayd.
Ee Hoonku yaanuu kaaga dhegin Huuunooo kkkkk
mw kasta oo somaalia yeelato waa beenlow khiyaanoole iyo tuug waxaw bilaaaawi doonaaa dagaal iyo burbur