Daawo Warkii Udanbeeyey Amar deg dega Ciidanka Jubaland La'siiyey 100 Askari O hadda iskadhiibay ra

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 дек 2024

Комментарии • 22

  • @QaamiisHiloow
    @QaamiisHiloow 2 часа назад +2

    Haa israac waaydiidee haa israamsato ee isdaa

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 3 часа назад +2

    Guuuuuul Jupaland maashaaallaah. Guuuuuleyso. Seyid Axmed. Maxamed Islaaaaaaam idankaallaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CandimaxamedGeelqure
    @CandimaxamedGeelqure 2 часа назад +2

    WARE DAGAN MISAAMAN CADAALAD AMA DHEXDHEXAAD AH AYAAD TAHAY MAAN SHA ALLAAH

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 3 часа назад +2

    Khalad ad u wayn ayay sameyen Dowlada dhexe e Somaliya

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 3 часа назад +1

    SAX❤ WARIYE DHIBAATADA CIIDANKA DALKA GAAREY XUKUUMADA XASAN BAA DUSHA AANU KA SAARNAY😢. XASAN BAA VHUBKA ISUGU DHIIBEY CIIDANKII KA KOOBNAA DALKA😢

  • @zahraabdalla4957
    @zahraabdalla4957 3 часа назад +1

    AFSAME power Kenya 🇰🇪 power ❤

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 3 часа назад +1

    Guul.Jubaland insha Allah

  • @AbdulAden-w1p
    @AbdulAden-w1p 3 часа назад +1

    JUBALAND. WAA DAD. WANAAGSAN

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 3 часа назад

    SUBXAAN ALAAH😱. SARKAALAKA CIIDANKA U GEEYEY KENYA WAA TALA XUMAA❗️FULEY NAFTIISA BADBAADIYEY WEEYE. CEEBUU NOO DILAY.

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 3 часа назад

    DAMULJADIID MAXAA AAMUSIYEY ❓️ WALEE WAXAY RABEEN IN AY ISKU DHAMAADAAN😢. XASAN CIDNA DAN KAMA LAHA😢

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 3 часа назад

    SARKAALKA CIIDANKA KEENAY GEEYEY MUXUU JUBALAND OO SOOMALIA AH ISUGU DHIIBIWAAYEY. TALADA KA XUMAATAY

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 3 часа назад +2

    JUBALAND GUUL IYO SHARAF❤.WAA WANAAG IN AAD BADBAADISEEN CIIDANKAAS XAMAR NA KU CELISEEN❤

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 3 часа назад

    YES

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 3 часа назад +1

    Libaax axmed madobe nin aan maamul iyo dawladnimo aqoon oo sida cambulada loo cuno yaqan ayaa waxban qabsanayaa leh

  • @Mohamed-u4g7f
    @Mohamed-u4g7f 2 часа назад

    Fanax halatogto wa dambile iska horkene lawada dhinac qa in wadan dowlada kenya waxan kacodsaneyna ninka sixun ha udhisho please kenya

  • @AbshirJimcaale-pk7lk
    @AbshirJimcaale-pk7lk 15 минут назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @اممحمد-ج8ط6ظ
    @اممحمد-ج8ط6ظ 3 часа назад

    MAAHA CXDS KUWAN QABIILKU SOO WADAY OO ALSHABABTA QEYBTII PNTLNKA KA YIMI OO KENYA KA YIMI WAA ISA SOO XOOJIYEEN ALSHABABTII OO AXMAARO WADATA LAKIN ISU TURID MA JIREYSO SIDII HORE OO KALE HADA WAA GARAACIS CIR BAD IYO DHUL AH😮

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 Час назад

    Daarood ka maxaa u diiday in dailaan cadowga soo weeraray oo ay qabteen in ay ayaga dilaan hadaad sii deysaan berito bay soo laaban oo doonaya in ay idin dilaan hadeer xabsi dheer iyo dil madaxdooda ha la siiyo

    • @NoorSuuni-y3f
      @NoorSuuni-y3f Час назад

      𝗗𝗼𝘄𝗹𝗮𝗱𝘂 𝗺𝗮𝘀𝗮𝘅𝘀𝗮𝗻𝗻𝗲𝘆𝗻𝗶

  • @Mohamed-u4g7f
    @Mohamed-u4g7f 2 часа назад

    Guul kenya hadiwa fanax gacanta kudhigtay