AMNIGA QARANKA #7 "SIDEE LOO SUGAA AMNIGA MUQDISHO, MAXAYSE YIHIIN CIIDAMADA POLIZIA MILITARE?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • AMNIGA QARANKA #7 "SIDEE LOO SUGAA AMNIGA MUQDISHO, MAXAYSE YIHIIN CIIDAMADA POLIZIA MILITARE?
    Disclaimer!
    ©copyrighted material Used.
    ©copyright strike may apply to both Facebook TikTok and RUclips
    © Color luts music and all graphics Motionarrays.com
    Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
    wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
    ~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
    Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
    Who I am:
    ~Former Producer at BBC News
    ~STN TV Head of Programs.
    ~Horn Cable TV cameraman
    BACKGROUND:
    ~Mult-Skilled Journalist
    ~Video Editor
    ~Photographer+Videographer
    ~Storyteller
    ~Camera Operator
    WHAT I DO:
    🌍 Event video and photography
    📰 News and Documentaries:
    🎬 Entertainment:
    🎙️ Interviews:
    📺 Subscribe and Join the Community:
    By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
    🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
    Stay connected beyond RUclips!
    ~abdijalilosman@gmail.com
    +447368981541
    #subscribe
    #share
    #like
    #comments

Комментарии • 73

  • @User-wrg23se4
    @User-wrg23se4 Месяц назад +15

    Amniga xamar waa save 100/99 Alhmdulilah wala isku haleyn kraa nabada xamar wxn ka nasane qaraxyo,dilal qorsheysan,rabshado,bananbax qaswado,ciyaalweero,shabb wxn alle kasukow dadalks leh madaxda qaranka birmade xasan shiikh io cidamada xoga dalka somalia allah hanoo daayo dowladan hda xukumada heyso insha allah ❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Месяц назад +20

    Labadaada waalid Janada Fardowsa allaha Ugu Deeqo ❤

  • @haras2143
    @haras2143 Месяц назад +6

    Masha Allah guul Insha Allah

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 Месяц назад +4

    Walaahi Run hadii lasheego ninkan taliyaha ah waa nin ay jecel yihiin Dhamaan shacabka Caasimada iyo Nawaaxigeda Anigu Waxaan ku eeden jiray oo Maqlay in Emarates ay leeyihiin lakin Allah Ayaa Naga qabtay Hada ciidamo Somalia leedahay Sida Gorgor Danab Haramcad iyo Kumaandoska Ilaalo Qaran Yey kamid yihiin police milatare guulesta Maanta Xor Ayaa Ka tihiin Gumeestaha Emirates Masha allah Danab Ayaa kamid eheed taliye Guuleso❤❤❤❤

  • @Naaney
    @Naaney Месяц назад +2

    Aaad baa ugu mahadsanthy taliye jaceylka Aad uqabtid Dalkaaga ixtiraaam iyo Aqoon baa kaa muuqato ilhay haku xafido❤❤❤

  • @abdirahmanmarcoz8379
    @abdirahmanmarcoz8379 Месяц назад +7

    Abdijaliilow sheakh shariif nosoo qabo zxp

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 Месяц назад

    Allah haidin Guuleeyo oo ha guuleeyo dhamaan XDS oo daradeen dhibaato bdn u maraya Allah ha idin xifdiyo wiilasheena iyo gabdhaheena gesiyaasha ah❤

  • @xasanhilaac1812
    @xasanhilaac1812 Месяц назад +5

    Waxaan waa qalad hor marka iyo amniga wadanka in laga hadlo waa wax fcn blase howlo ciidan in si public ah loo baahiyo waa qalad weyn weliba wadan colaado ku jiro.

  • @MohamedabdirahiimOsmaan
    @MohamedabdirahiimOsmaan Месяц назад +1

    Waa dadaashaya taliye
    Qof ksta oo wngsn qolo kale oo aan wngsna ayaa la xariirta

  • @calideeq1571
    @calideeq1571 Месяц назад +6

    Ninkaan wlhi walaalkeyga dilkiisa uu marin habaabiyay ilaa haddana wax war ah kama heyno "Dalxa cabdicasiis Macalin aadan meel haku sheego

    • @abdifatahomarhussein95
      @abdifatahomarhussein95 Месяц назад

      Wax wanagsan o badan ayu ka hadle koley wixi jiro Alle aya og e si hoose o la hadal walall

    • @deqadegan
      @deqadegan Месяц назад

      Walaalka illahey ha u naxariisto lkn 100/100 wax ahi aduunka ma jiraan. Nimcakastaa nusqaam ayeey leedahay.

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Месяц назад +1

    Mahadsanid Wariye abdijaliil osman shaqo wacan ayaad qabatay

  • @BozsBozsAbdi
    @BozsBozsAbdi Месяц назад +2

    Nio wareysikaaga ma soo bandhigid waxqabad baa mise xog raadin? sualahaga waa suaalo ujeedo ka muuqato, wey fcnaan leheyd cid kula xisaabtanta in la helo

  • @user-gb1cm6ow8s
    @user-gb1cm6ow8s Месяц назад +4

    Sxp miyaanay arin siroo la faafinayo noqo nayn qaabka amaanka loo sugo oo cadawgu ka faa iidaysanayn

  • @MOHAMMEDV3465
    @MOHAMMEDV3465 Месяц назад +2

    WAREEYSI QIIMO BADAN AYUU AHAA TALIYAHA WAAN U MAHAD CELINEEYNAA IYO ADIGA OO AH CABDI JALIIL GUUL XOOGA DALKA SOMALIYEED 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🫡💪🏽

  • @drmaryamamohaud7646
    @drmaryamamohaud7646 Месяц назад +3

    Abaaalkaaga janno allah ka yeelo ❤

    • @AbdullahixusenAbdullahixusen
      @AbdullahixusenAbdullahixusen Месяц назад

      Aamin aamin abaayo qali Adna Sido kale alle dambigaaga iyo Kan waalidkaagaba alle ha dhaafo abaayo qali

  • @ahmedmusse9562
    @ahmedmusse9562 Месяц назад

    Masha Allah

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq Месяц назад +2

    GUUL SOMALIA HOREY USII SOCDO DOWLADA SOMALIA 🇸🇴 GUUL WNGSN 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @jamalabdallah2548
    @jamalabdallah2548 Месяц назад

    Taliyaha magaalada amniga ka dhigay Allaha dhowro cimrigiisana Allaha noo siyaadiyo

  • @cadaaweyare9045
    @cadaaweyare9045 Месяц назад +1

    M.a Taliye jeele wa ninka xamar save kadhigay❤

  • @mohameddeq6370
    @mohameddeq6370 Месяц назад +2

    Ciidanka waxaa ku mahadsan madaxweyne xasan shiikh maxamuud.

  • @SaidYusuf-fy7mk
    @SaidYusuf-fy7mk Месяц назад

    Aad iyi aad

  • @MohaBilow
    @MohaBilow Месяц назад

    Abdi jaliil waxanba ka sugnaa waa warar tayo fican leh. Hormar wcn.

  • @yusufcodey
    @yusufcodey Месяц назад +1

    Guuleysta ciidankina Somaliyed 🇸🇴🤍

  • @hikamsanwa5850
    @hikamsanwa5850 Месяц назад +1

    Sheikh sharif ma soo warsan kartaa

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h Месяц назад +1

    Guulayso inadeero difaac hooyooyinka soomaaliyeed

  • @durrangardi2833
    @durrangardi2833 Месяц назад

    Libaax Qaran waaye Taliye jeele allaha xafido

  • @joeokieh43
    @joeokieh43 Месяц назад

    mashallah guul iyo GOBANIMO SNA

  • @abdinasirmohamud1125
    @abdinasirmohamud1125 Месяц назад

    Sheikh shariif soo warayso

  • @ahmedmusse9562
    @ahmedmusse9562 Месяц назад

    Somalia Somalia 🇸🇴🇸🇴✅✊

  • @acazaam
    @acazaam Месяц назад +1

    Digital marketing ubaahan naftirkooda digital marketing !!!!

  • @cabdallacagey2632
    @cabdallacagey2632 Месяц назад

    Aadbn kaga mahadcelinayaa dadaalka aad ugu jira inaad nala wadagto xaggaha muhiimka ah

  • @user-zb2km4zv7o
    @user-zb2km4zv7o Месяц назад

    Alx amniga wuu yara fiicanyahay lkn balwada dabada ayey ka cunaan afka wuu dhaafay lkn amniga wuu roonyahay

  • @rocky4066
    @rocky4066 Месяц назад

    حارس الوطن

  • @user-jm7wo5vc4v
    @user-jm7wo5vc4v Месяц назад

    Sheekh sharif soo qabo

  • @muugso7775
    @muugso7775 Месяц назад +1

    Yaab haduu aminga caasimadu hagaagay maxaa waraysiga meel darbiyo waa wayn la isku waraysto

    • @cadaaweyare9045
      @cadaaweyare9045 Месяц назад

      Meshu wa xiro cidan nacasti kudhashay wase is adkey xamar hadda udhalan calosha kabugta mia

  • @ahmedmusse9562
    @ahmedmusse9562 Месяц назад

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✊✊✊✅💪

  • @farhanhassan72
    @farhanhassan72 Месяц назад

    Qarankee ma qaran baa jira, reer reer dheh anaga hana waaline

  • @mohamedabdukadir3271
    @mohamedabdukadir3271 Месяц назад

    Nnimanka siyaasiyiinta ah ilaa laska qabto dalkan hagaagi maayo argagaxisona laga adkaan maayo, siyaasi baasabor ajnabi haysta waxba dalkan dan kama leh aan ka aheyn lacag ka samee

  • @AbdulfataxAbdullahi
    @AbdulfataxAbdullahi Месяц назад

    Sxb taliyaha boliska soqabo pls

  • @Carabinho
    @Carabinho Месяц назад

    Mudane inoo qeex ar gi gixiso

  • @DiiriyeFaarax-ff3gd
    @DiiriyeFaarax-ff3gd Месяц назад

    WAIMARAD KI CALOSHODA USHQAYSTAYAL WEYE

  • @ahmedabdi2180
    @ahmedabdi2180 Месяц назад

    Waxa kuu suurta galin kara ilahay kadibna connective wave dheh fadlan

  • @ilyaascabdikarinadan19
    @ilyaascabdikarinadan19 Месяц назад

    Guleysta cxd

  • @abdisalanyoung4019
    @abdisalanyoung4019 Месяц назад

    Waxaan kaa codsanaa Vedioga xiga in aad ka soo diyaariso Warbixinta ciidamada Gaarka ah ee Harmacad oo Sameyn weyn ku leh Xalsilintii Muqdisho 2019 to 2022

  • @FarhanKoke-kk3ze
    @FarhanKoke-kk3ze Месяц назад

    War nio ismaciil danb iyo carab dheeg iyo ceyndruus danab soo wareeso

  • @cabdisamedck4549
    @cabdisamedck4549 Месяц назад

    Xamar marba marka kasii danbayso way sii fiicnaanaysaa taasina waxaa sabab u ah Amniga Caasimada oo si heer sare loo adkeeyay. Waxaa mudan in loo mahadceliyo Booliiska Soomaaliyeed iyo Nabad sugida NISA. Police military waa agendo imaarat uu wato waxba soo kordhin maayan qasaaro mooye.

  • @ahmedkheyr1599
    @ahmedkheyr1599 Месяц назад

    Faan badanaa

  • @muugso7775
    @muugso7775 Месяц назад +2

    War nacaska gaal ayaa soo diray oo ku lee yhy wadaka aan xoraysano oo gaal madaiisa ayaa u dhimanaysa
    Gaal kii soo raac waa gaaal

    • @Matildaschannel-kx8rz
      @Matildaschannel-kx8rz Месяц назад +1

      Oromkii shaabada watay maxaw ahaa

    • @nasermuktar7733
      @nasermuktar7733 Месяц назад

      Adiga oo kale waaye kuwa dhibaato ugeesta umada muslimka ah 😢😢

    • @muugso7775
      @muugso7775 Месяц назад

      Laakin markay askarta. Shacabka laayaan ma aragtid miyaa ​@@nasermuktar7733

    • @alisomali3687
      @alisomali3687 Месяц назад

      Adigaa ah kuwa in ummadda laga qabto! Shabaab xaaraan ah ayaa tahay! Taliyaha iyo ciidankiisa Allaha guuleeyo.

    • @cadaaweyare9045
      @cadaaweyare9045 Месяц назад

      gaal idinka kadaran qaraxi sobe gaalo marekan mia dishen hoyadin wase khawarij wahabi wanila wasa​@@alisomali3687

  • @cosoblemaxamed2880
    @cosoblemaxamed2880 Месяц назад

    Ninkan ma gaashaanlaa mise waa gaashanle dhexe?

    • @CabdinasirCali-mt7th
      @CabdinasirCali-mt7th Месяц назад +1

      Bahasha buran kliged WA gashanle hdi hal xabo lgu Daro WA g.dhexe hdi mid sdexad lgu daro WA general ama cornel. Hda rbto Ina cidnka drajadoda fahntid WA hele youtubeka

  • @Hakam_10
    @Hakam_10 Месяц назад

    War kan cidan io arimahodai amin mskin wx kma oga eee sxb gor gorley so wreyso c kaaafi talyihi hre eeururka 10naad so qbo 3isbuuc ka hor xilka😂lga qaday

    • @cadaaweyare9045
      @cadaaweyare9045 Месяц назад

      Hh ninkan wa ninka xamar save kadhigay mataqanid iska amus

  • @somaliaoutlet
    @somaliaoutlet Месяц назад

    Argagaixiso lala dagaalamaa ayaa la iska dhahaa iyadoo xalane loo dagan yahay ajaanib ciidan ahaan wadanka isaga joogaan itoobiyaan dhahaaya wadanka qeyb qaadaneynaa 60% anagaa maamulno ku faanaayaan war kow hanoqdo qorshaha ma noqon karo miyaa dal iyo dad kale waxba kama rabno anaga diin ahaan ama qabiil ahaan ka heshiin karno ama ka dagaalami doono? Nacalad baa sheydhaan ku taalo wali ma dhawin lkn bilow fiican waaye taliyaha shaaribaha dheer.

    • @cadaaweyare9045
      @cadaaweyare9045 Месяц назад

      Inta shegtay mageysan qaraxi sobe argagixiso aya gesaty yadaran darn galka io idinka?

  • @user-mo2cl3xr7o
    @user-mo2cl3xr7o Месяц назад

    Wxs inta laga baxa dowlad waxn ku darsanlaha in xidid siib sax la dhaha in e sameyso tasna wxe tahay in dowlad goboledka ee As gobola iyo degmiyin ka haystan la dhaha so dirsado 20 kun cidan la idin tawabara ka dib melaha e haystan As e caruuta ku barbarian khawarij nimada burburiyan ka dibna mel ee shacab ee fakirkoda garsiyan Wayan si tirade As u yaradan dowlad goboledyada o dhan min 30 kun lo tawabro iyado laga baqeyn ame xogeystan dowlad goboledyada ee dowlada ka hor imadan la is dhahayna

  • @Jamac20
    @Jamac20 Месяц назад

    Askar balwad isticmasha dalka amnigisa ma sugi karto. Qaad iyo khamri bey isticmalan

    • @cadaaweyare9045
      @cadaaweyare9045 Месяц назад

      Adi walasha canjelada lacun raga kahadline nagyahow nagu dhalay