DOCUMENTARY:Maxay Soomaalidu ugu Qul-qulayaa Nairobi?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • Disclaimer!
    ©copyrighted material Used.
    DOCUMENTARY:Maxay Kenya Ugu Haajirayaan Soomaalidu?
    ©copyright strike may apply to both Facebook TikTok and RUclips
    © Color luts music and all graphics Motionarrays.com
    Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
    wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
    ~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
    Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
    Who I am:
    ~Former Producer at BBC News
    ~STN TV Head of Programs.
    ~Horn Cable TV cameraman
    BACKGROUND:
    ~Mult-Skilled Journalist
    ~Video Editor
    ~Photographer+Videographer
    ~Storyteller
    ~Camera Operator
    WHAT I DO:
    🌍 Event video and photography
    📰 News and Documentaries:
    🎬 Entertainment:
    🎙️ Interviews:
    📺 Subscribe and Join the Community:
    By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
    🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
    Stay connected beyond RUclips!
    ~abdijalilosman@gmail.com
    +447368981541
    #subscribe
    #share
    #like
    #comments

Комментарии • 312

  • @MoBiinn
    @MoBiinn 13 дней назад +63

    Thanks for having me on your channel.

    • @cabdullahimaxamedduceysaneduce
      @cabdullahimaxamedduceysaneduce 13 дней назад

      aad ayaad umahadsan thy team sheerxirfad iyo cumer iishaarba idin salaamay . mutaqafiin tihiin

    • @kingahmeza1408
      @kingahmeza1408 13 дней назад

      Lkn why? aad Faras marna aadan ushegin in asagana uu jiro oo hada sifican uu shaqeeyo.mise xaysis ayey ka diiden .
      Inta taxi ee ku diday ma ahan Faras taxis ee lasoco because Faras taxis waa lisku hubaa.

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 13 дней назад +1

      Nairobi waa dhul Somali asaleeda gacan Somalina way kusoo noqon walahi adoontuna waa laga saari ama booyaas ama jaariyad uunbay noqonayaan inshaAllah maalka lagaliyana waa maal Somali leedahay ilaa islii waa dhul Somali magaca asalkana waa laga badalay walahi Taariikhdiina barta Somalay 🙏🏼🙏🏼💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼 InshaAllah 5ta Somali way midoobi bi’idnillah kariim Cadowguna wuu quusan iyagoo halaagay ayaan ka’adkaanaynaa waligeenna waan ka adkayn InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

    • @noorkhalil1306
      @noorkhalil1306 13 дней назад

      How is islii dul somaliyeed ?​@@IbiEntertainment

  • @cagtakahooscadaawahasoomaa5735
    @cagtakahooscadaawahasoomaa5735 13 дней назад +50

    Qurbahaan ka soo laabtay anigu, Muqdisho ayaan degenahay. Waana ku haystaa nolosheeda, ganacsigeeda iyo is dhexgalka bulshada, waan ku faraxsanahay
    Qofka Qurba kasoo guuray oo Nairobi ku dalxiisaya waa qof dareenka iyo kalsoonida ka aradan
    Dal aan dalkaaga ahayn waa Dareen ku joog
    Mhdsanid abdijalil

    • @User-T-c2v
      @User-T-c2v 13 дней назад +4

      Beenta adi isku sheeg Nairobi 100x mar ka fiican Xamar Xaar Hawiye Qabiil qurun Qarax Dil Kufsi waxas o dhan Nairobi kama jirto

    • @APDUL7HI
      @APDUL7HI 13 дней назад

      Dadkoo dhan ree muqdisho iyo ree somalia maaha huno

    • @haras2143
      @haras2143 13 дней назад +1

      Hada qabyaald ayaa maskxda kaga buuxda Adeero halkaasba Kukuyo Ayaa leh Xamar cidna kugu qasbi meyso ee Degmada aad degto soco aad

    • @hasnanoordeman5828
      @hasnanoordeman5828 13 дней назад

      Mashallah ❤❤❤barakallahu fiki waxa thay wadani dab ah o iman leh ❤Love Somalia 🇸🇴 Mogadishu Somalia 🇸🇴 ❤️

    • @sayidka.6122
      @sayidka.6122 13 дней назад +2

      ​@@User-T-c2v
      Hadaad Hawiye necebtahay, somalia xamar kaliya maahane maad aadid meeshs reerkiinu dego?
      Qof xanunsan ayaa tahay.

  • @mohameddriver
    @mohameddriver 12 дней назад +11

    Kenya waxa taala nabad galyo iyo ganacsi xora muhiimadu waa taa Somalia Allah nabad haka dhigo

  • @Rifaaxcollege
    @Rifaaxcollege 13 дней назад +19

    The trip of akhira that is real let's ready it

  • @abdullahiabdi8464
    @abdullahiabdi8464 8 дней назад +4

    Anigi o wadanka kudalaney layabanahy walalahen Somalia sidi ey Nairobi ubuxan. hada somali sijui nahy waxan ka daxalney musuqmasuq qabil aniga Garisso kudashey marawi inan mel udafo . wanecbaxy Nairobi walibo anigo oo xaqa uleh lakini dadki iga nasib badna oo mel u calanka somalia kataganyaho kasotagey aya layabanahy💙😢somalida waxey kubaxsanayan somalia amni malahan haye iskadeh kawaran garissa, wajer iyo mandera hadey invest gareni lahayen 😊

  • @DhammeDheyne
    @DhammeDheyne 14 дней назад +21

    Amni la’aanta ayaa laga haajiraya Allow wadanka Noo xasili

    • @mahdnova3465
      @mahdnova3465 13 дней назад +6

      Amni maa taalo yurub? Ama kenya? Mel kasta. Dunida dagaal va ka jirta

    • @APDUL7HI
      @APDUL7HI 13 дней назад

      @@mahdnova3465ma yurub iyo kenya ayuu qarax ka dhacaa

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn 5 дней назад

      ​@@mahdnova3465iskamuus somalia iyo kenya amni iskuma garaan allah somalia nabaad hakadhiig

  • @cawoali6544
    @cawoali6544 13 дней назад +17

    I believe. Soomaalida. In dhulkoodii. Laga sixray
    Xaqiiq
    Fact

    • @bario1091
      @bario1091 8 дней назад +1

      Malanugu sixrinee ee hawiye iyo darood ayaa nabad rabin

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 13 дней назад +4

    Mahadsanid Wariye abdijaliil osman shaqo wacan ayaad qabatay❤❤❤

  • @katiac8085
    @katiac8085 13 дней назад +6

    Mahadsanid Abdijalil show sida ad xogta noogu so gudbiso xaaskaga Maryana gaar ba u tageeri jiray perfect match oo guurkood ku farxay aya tihiin

  • @senseismasher137
    @senseismasher137 11 дней назад +3

    This documentary deserves inkabadhan malaayin views❤

  • @abdiqafarali5585
    @abdiqafarali5585 13 дней назад +14

    Great vid. Cidna uma maqna ceelna uma qodna. Anigu aad baan u jeclaa wadanka, inaan ku laabtana waan ku riyoon jirayo xitaa caruurteydii waan geeyay intaan qurbe ka raray, balse wadankaan ma dhawa, nabad baana ugu horeysa waxa dadku u cararayaan. Dad calooshooda usoo shaqo tagay, caruurtoodiina dibada geystay baa hogaanka u qabta markasta wadanka, inta taas is badaleyso oo shuruud looga dhigayo ninkii inuu xil ka qabto wadanka inuu dago, wax badan is badali mayaan. Somaaliya waxay noqotay suuq dulaal oo ninkastaa markuu xoogaa ka faro qabsado ka socdoo meelahas ganacsi iyo guryo ka dhisto.

    • @User-T-c2v
      @User-T-c2v 13 дней назад +1

      Nin kan Daarood waxba ka khaldan Magaalo Casumad dhan Reer Hawiye unuka leh ta u dher tahay Qarax dil kufsi baad ka so qaxa Xamar Xaar

    • @bilalabdi9148
      @bilalabdi9148 13 дней назад +3

      ​@@User-T-c2v War nio qabil meesha maxa keenay , inker alla kugu rid .

    • @hasnanoordeman5828
      @hasnanoordeman5828 13 дней назад

      Mashallah ❤ana kula mid ah riyaded wa Somalia 🇸🇴 walahi adunka somaliya ayan ujecelhay

    • @hasnanoordeman5828
      @hasnanoordeman5828 13 дней назад +1

      ​@@User-T-c2v jaclaw aba nac xamar wa casimadad casimada qof kasto o somali ah tuloyinka wax damo xamar o qarax kajiro unaka leh ilahey aya udoray xamar wan sharaf unuka leh wa dadk kaliya e ku fano somalinimo xasi ma barakobo xamar lagam xego

    • @hasnanoordeman5828
      @hasnanoordeman5828 13 дней назад

      ​@@bilalabdi9148amiin

  • @AA-ks2tw
    @AA-ks2tw 3 часа назад

    Thanks i really enjoyed this documentary.

  • @mohamed1234D
    @mohamed1234D 14 дней назад +12

    fadlan noo turjum Tv aad soo xiganysid.
    mahadsanid.

    • @QARANSUGE
      @QARANSUGE 11 дней назад

      Turjumaan la’aan ta muqaalada usooqaatay iyo wakhtiga badan ee. uu. Taxi ga galiyay wa wakhti badan

  • @maahirchannel2416
    @maahirchannel2416 11 дней назад +1

    Mahadsanid saaxiib ,sida quruxda badan oo aad barnaamijkan noogu soo tabisey.

  • @user-bd7dn6yt8b
    @user-bd7dn6yt8b 13 дней назад +7

    Soomaaliya 🇸🇴 qarax iyo qabiil ayaa looga cararayaa. 😢😢😢

  • @AbuMohammad-ti6fi
    @AbuMohammad-ti6fi 13 дней назад +4

    SOMALIA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fauzyahmed6765
    @fauzyahmed6765 13 дней назад +1

    Wonderful topic I really enjoyed thanking A/jalil

  • @Zach0101-zr4ep
    @Zach0101-zr4ep 10 дней назад +4

    Safety is important 💯

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn 5 дней назад

      Somali taas mafahansanaa wawaxwalbo 1 waxaa kaeh amnii 😢

  • @hodanali7822
    @hodanali7822 13 дней назад +13

    I always ask myself why Somalis they never invest in their country. That is a big question.

    • @gclass1395
      @gclass1395 13 дней назад +4

      you can only invest when you have security and stability

    • @haras2143
      @haras2143 13 дней назад +1

      War wadanka gobolo badn oo Amni ah ayaa jira

    • @hodanali7822
      @hodanali7822 12 дней назад +1

      Yes, indeed but East and West home is the best and remember what has happened. The Indians used to stay in Uganda.

    • @zaynosman5162
      @zaynosman5162 12 дней назад +1

      Answer is pretty straight forward if you ask me, security! Somalia is never going to see any progress as long as they don't value lives and property of their countrymen

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn 5 дней назад +1

      ​@@zaynosman5162caar hade somali kukaar amniba waxwalbo koow kaeh

  • @ABDIRAHEEM-h1v
    @ABDIRAHEEM-h1v 13 дней назад +11

    Nairobi waa meel dhalinyarada Soomaaliyeed ay dhibaato badan ku qabaan iyo strees iyo niyad jab

  • @saamiryare7887
    @saamiryare7887 12 дней назад +1

    Abdijaliil documentariyadan oo kale soo badi sxb

  • @AliAhmed-n2q9m
    @AliAhmed-n2q9m 2 дня назад

    Thanks for your good program, pls teach us more

  • @JJAbdi
    @JJAbdi 8 дней назад +2

    wax macna ah ma samaynaayo caruur tar yar iyo hooyo in dal shisheeeye inta la geeyo laga soo tago raga waxaan kula talin lahaa caruurtooda inaay kula noolaadan meesha u ka shaqeeyo sababtoo ah waay koobantahay waqtiga bRbaarinta caruurta caruur aabo l’aan kortayna wax badan oo wanaag ah lagama filaayo si kasta oo hooyo adag u tahay role aabaha cid buuxin karta majirto

    • @SSS78781
      @SSS78781 8 дней назад

      Hadal sax ah ayaad ku hadashay walal

  • @sadaamcabdikarim1304
    @sadaamcabdikarim1304 13 дней назад +1

    Abdijaliil Barnaamijadaan Soo badi sxb mahadsanid

  • @Ubax114
    @Ubax114 12 дней назад +1

    Masha Allah walaalo halkaas ka wad baraarujinta dadka somalida aad bararujineso

  • @tahirugaselmi6992
    @tahirugaselmi6992 9 дней назад +2

    Bishi July 18 -2024 baan hawlo shaqo u tagay kenya markan kadagay garoonka diyaradaha ee JKIA waxaan usii gudbay xeryaha qaxootiyada ee kakuma 3 cisho kadibna waxaan tagay dhaadhab kadib waxaan kusoo labtay Nairobi wlhi markaan arkay soomalida tirada badan ee ku nool Nairobi Aad baan u naxay sababto ah dal Aad adiga lahayn markaad sidaas u dominate gareyso malin malmaha kamid ah waxaa hubaal ah in weraar masufurin iyo boob hantiyeed lagu bilaabi doono soomaalida ilahay haa u gargaro soomaalida 😢

  • @OsmanShariff-k2j
    @OsmanShariff-k2j 10 дней назад +3

    Law and order is the beginning of everything that's what Somalia lacks

  • @Soomaali-baan-ahay
    @Soomaali-baan-ahay 10 дней назад +2

    Waxa aan Nairobi joogay 2 sanno, wax badan ayaan ku arkay cajiib ah, balse tan i baqdin galisa waa markaan arko diyaarad Soomaaliya u socota oo dad badan oo madow ah saaran yihiin kuna qulqulayaan waddankaan ka nimi.

  • @abdikadirmohamedsiad2216
    @abdikadirmohamedsiad2216 13 дней назад +5

    Shalay Turkey Maanta kenya Birina Masar Ilaa Qiyaamaha waan Soconaynaa.......

    • @fiymamuse3650
      @fiymamuse3650 10 дней назад

      Soo reer guura ma nihin😂

    • @NasroCaliaxmed
      @NasroCaliaxmed 9 дней назад

      Wn qosle wllhi socodka dan noo ah wxyabo badan kafaaideynaa

  • @Me-vq7sy
    @Me-vq7sy 8 дней назад +1

    Nairobi ufff wayeee

  • @naasirjama3042
    @naasirjama3042 13 дней назад +2

    Allah swt nabad wadanka ha nooga dhigo

  • @c.qaadirmaxamad4567
    @c.qaadirmaxamad4567 9 дней назад +2

    Asc garowe ayaan joga waamagaalo nabad ah alle hakubarakeyo wan arkay dad bada ookenya aadaya dirskay 2 qoys ayaan garanayaa mardho tagay 2024 arinkaa aad bay eemurugu gilisay qufguri kuleh garowe nolal fiic haysta qayr alle hakeno saan talo ma ahan

  • @HusseinMiskiin-ts6uj
    @HusseinMiskiin-ts6uj 13 дней назад +1

    Mhadsanid Wariye Abdijaliil Show Keep going bro❤

  • @HassanHassan-mt8np
    @HassanHassan-mt8np 13 дней назад +2

    Nairobi waan jeclahay waayo waan ku garaadsaday aniga oo mareykan jooga nairobi ayaan ku fakaraa inaan u damaashaad tago lkn wadankeeni waa la wada ilooway

  • @AbdiSheik-rl8sj
    @AbdiSheik-rl8sj 13 дней назад +9

    Dalka halaga daayo istivmaalka lacagta doolarka waxa somaliya looga carrarayo waa dollar aan sarrif lahayn ciduu 200 cuni jirtay maanta 1000 dollar ma deeqdo lkn Kenya 400 baa kuugu filane

    • @user-eb7ut1sm8m
      @user-eb7ut1sm8m 11 дней назад

      400 waa kiro sxb xagee kugu filantahay, waxaa kuu dheer biyo,koronto iyo Waxbarashadii caruurta. Marka isma keenayso sxb

    • @LibanAli-zo9ic
      @LibanAli-zo9ic 8 дней назад

      Waa dhab laba lacagood oo isgarab yaacaya ayaa ganacsigii iyo noloshiiba somalia baabiiyay

  • @Abdihakim_hu20
    @Abdihakim_hu20 12 дней назад +3

    Waxaad Nairobi kushegeysa inn gacansatada kuu nool ayaga qorsheystaan sida aay u mamuli lahayeen kirada guuryahooda oo aay dhowlada Kenya midhasi ku fashil matay balse wll Alhamdulillahi Taasina weynooficantay sababto eh aniga waan jeclahay capitalism ka balse adiga sida aan kaarkaaya muqaal kaaga waadh kaso hurjeeda
    Assalamualaikum Somali weyn waa anigo Nairobi isiii nigaso salamaya🙏

  • @fadumagaryare9841
    @fadumagaryare9841 13 дней назад +3

    Somaliya waa dalkena wana jecelnahay lakiin waxa adag in an siino wuxuu nava mudanyahay oo ay siiyen awowayashen oo ah si mutada wacnimo ah in ay u mideyen xoogoda xolohpda iyo aqoontoda wana tas miday hada naga maqan dadkena dhalinyarada hadii abashen wax.qariben an u hilino ilmehena ilmohoda waxan lahadlaya qofkasta oo qaan gaar ah caqlina u saxiib ah ❤🎉

  • @XasanBashir-t1z
    @XasanBashir-t1z 13 дней назад +1

    Good documentary thanks

  • @SalmaanAbdullah-ef3jy
    @SalmaanAbdullah-ef3jy 13 дней назад +2

    Abdijaliil is an most intelligent men of the youtube

  • @Sooyaal252
    @Sooyaal252 13 дней назад +1

    Great Video You Are An Amazing Journalist 👏 ❤️

  • @farmaajoanigagardadiyey
    @farmaajoanigagardadiyey 13 дней назад +1

    Waa wariye xaqiiqda na tusiyey

  • @Xaliimoxuseen-ir3pg
    @Xaliimoxuseen-ir3pg 13 дней назад +1

    Sxp Mahadsanid soo gudbintaada

  • @abdifitahmohamed535
    @abdifitahmohamed535 12 дней назад +1

    Ilaahayow wadankeena amaan nooga yeel

  • @mahdnova3465
    @mahdnova3465 13 дней назад +11

    Put your money in Somalia

    • @waare
      @waare 13 дней назад +1

      Amni majiro sxb, naftuna wax qiina ah kamalahan Somalia!

    • @artenwarsame6991
      @artenwarsame6991 13 дней назад +2

      Money is not safe in Somalia

    • @mahdnova3465
      @mahdnova3465 12 дней назад

      @@waare fulay

    • @mahdnova3465
      @mahdnova3465 12 дней назад

      @@artenwarsame6991 fulay

    • @Alleyesonrafa10
      @Alleyesonrafa10 7 дней назад

      My money is not save in Somalia 🇸🇴

  • @halbeegtrading7632
    @halbeegtrading7632 9 дней назад +2

    Aniga fikirkeyga waxa ii muuqda booskan ery baneeyeen Somalida u haajirtay Kenya waxaa buuxin doono Somali wadaniyiin ah dibna u dhisi doona dalka kana dhigi Doona xarunta Ganacsiga Geeska Afrika iyo Afrikoo dhan 😊 Center loo so noqon doonana Ayaga ayuu noqon doonaa Kuwa bexeena meshooda Allaha ku nabad yeelo😊

  • @Worldin60-g4q
    @Worldin60-g4q 8 дней назад

    Aniga waxan jooga wadan indonesia ladhaho aduunka cirfkiisa kale ah hadana maku dareemeyo sidaan kuderemeyey wadankyga mar marka qaar duruufaha nololees ee qoys ayaa sababa inuu qofku meeshi ujecla intu katago meelkalo aado waan jecelahay wadankygi wadankasto aan tagana waxu doono ahaado ma lamid noqon karo wadankygi ilahay hano xasliyo wadanka inshalh aniga inta saxibkeyna wadanka hanagu sooceliye with peace and love❤

  • @faahiyecawad359
    @faahiyecawad359 13 дней назад +4

    Fashil siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayey arintani tilmaameysaa, Soomaalidu dalkooda waa jecelyihiin laakiin madaxda Soomaalidu uma jeedaan iney dadka dalka ku sooceliyaan

  • @khaalidahmedhusseine5216
    @khaalidahmedhusseine5216 14 дней назад +2

    Bro horomar ayaa sameysay muuqalo micno leh editing level sare eh good job

  • @Ubax114
    @Ubax114 12 дней назад +1

    Allow wadanka nabad bog dhig 15 sano kadib insha allaah somali baan usolabanaya

  • @muheeahmed1407
    @muheeahmed1407 13 дней назад +3

    Dadka Somaliyeed kuwooda wadanka lacagta ka xadey ayaa keeniya u cararaya Nairobi xataa (madaxweyneheenii) ayaa dhul ka baryaaya Kenya iyo Tanzania)!!!

  • @Dr.Qalinle
    @Dr.Qalinle 11 дней назад +2

    Nio aniga waxaan jogaa Mogadishu
    Reyadaydda waa in aan Nairobi Ganacsi kafuraa
    Mooj sababta 20:50

  • @SharmaFarah
    @SharmaFarah 12 дней назад +2

    In laga jawabo suashas wax wayn mahan
    Sababta dadka oga hajirayan dalka waa in uu dalki amni kajirin dadkana lagu lenayo
    Amniga waa waxa ogu muhimsan dad iyo dunyaba 🙌🫶🇸🇴

  • @SR-zj3cs
    @SR-zj3cs 10 дней назад +1

    Ya rabi Somali oo gargar 😢

  • @Feeedomlove
    @Feeedomlove 13 дней назад +3

    Qurbaha kasoo labtay mpls minnesota usa 🇺🇸 jada wacan degay xamar caruurtaydii kuway dhalen kuway sii dhalen. Family 29. Marka alxamdulilah 🇸🇴 somaliyey wadankina ku so noqda wax dhamo maleh

    • @Runcandle-principality-prince
      @Runcandle-principality-prince 11 дней назад

      Shaqo la'aan iyo mustaqbal la'aan aa wadanka looga cararay. Adi haddii aa maal naftada iyo ilmahaga uquuri kartid Alx dheh. Dad badan taasi awoodi Karin aa jiro

    • @Feeedomlove
      @Feeedomlove 11 дней назад

      @@Runcandle-principality-prince ma idinnfahmin dadka somalida ee xoolohoda gelinayan kukuyada wadankoda aya laganhadlaya xoolahaga somaliya gasho wadan shishisheyebwadakaga maha

    • @Feeedomlove
      @Feeedomlove 11 дней назад

      @@Runcandle-principality-prince FREE NFD FREE somaligalbed FREE palestine

  • @abdimohammed6068
    @abdimohammed6068 12 дней назад +3

    Even the guy is in Esleigh is selling different flag of tribes but only ONE Kenyan Flag and that is the disease

  • @faahiyecawad359
    @faahiyecawad359 13 дней назад +2

    Kama jawaabi karaan madaxda Soomaalyeed mexey dalkooda iyo dadkooda u hagaajin waayeen oo dadka ugu celiyaan Soomaaliyeed

  • @Mohammed-g1h2s
    @Mohammed-g1h2s 7 дней назад +1

    Waxa wadanka looga tagayo
    1-sunnada haday kaa muuqato ma nabad galay sid wadan keena soomaliya
    2-wadan ki aan u dhalanay xornimo kama heli karno
    3-hadaad ka hadasho diin adoo joogo soomaaliya dhalin yarona tahay waxaat tahay argagixiso
    4-majirto sharci iga celin karo askariga somaliga ah)
    Afartaas qodob ayaa sabab u ah

  • @rahmaanwarisse3197
    @rahmaanwarisse3197 4 дня назад

    Nabad galiyada waa mihiim waana aas aaska noolasha dhabta ah

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 13 дней назад +2

    Xasan shiekh ilahaw naga qabo xasan xasaskisi iyo carudhigayurtisi ayuu eadanki ka

  • @pascalpharand8080
    @pascalpharand8080 13 дней назад

    Great Video and thanks Abdijaliil

  • @noradenabdekarem2917
    @noradenabdekarem2917 10 дней назад +1

    Sxb magaalooyinka soomaaliyeed so bandhig oo Soo shaac bixi

  • @muctasimsaed4101
    @muctasimsaed4101 7 дней назад

    Where there is no peace there is no investors.

  • @user-j2i9d
    @user-j2i9d 10 дней назад +1

    Waxaan calanka badan oo ninka shesheyaha kala garanayo qabiiladda Somalia aan ka yaabanahy 😲
    Wllhi waxaan oo dhan dalkeen mudan yahay guryahaan iyo mashaariicdaas lkn qabiil dhulka na dhigay 💔

  • @sudiyusuf5269
    @sudiyusuf5269 День назад

    Nabad hadii laga waayo dalkaaga ,meeshii nabad taal ayaa la aadayaa ,meel walba ilaah baa iska leh intaan noolaanetsaana waaba yartahy,amaanky wax lagu khamaati karo maaha!waan jecelnhy dalkayaga iyodadkayagiiba ‘laakiin amaanku waa ka horeeyaa wax kasta ,xataa cunto inaad hesho amaan baa ka horeeya,hooyba

  • @fatahabukar
    @fatahabukar 13 дней назад

    Thanks for The information brother

  • @abdullahiibrahim2674
    @abdullahiibrahim2674 13 дней назад +11

    Asc....nairobi kenya waxaa iigu danbaysay 2001...waxaan kunoqday 2023 last year.wixiu aan kusoo arkay dhankasta.
    1...meel nolasha aad qaali utahay dhankasta.
    2..meel gury dabaqyo ah laisku faanayo.oo aadan qoraxna arkaynin
    3..caafimaadka aad buu uliitaa dhankasta waana qaali
    4..maciishada sida cuntooyinku waa qaali
    5..kirada guryaha waa 2 jibaar qaali ah
    6..korantada Mar marka qaarkood waaba iskatagtaa.waana qaali
    7...biyaha tuubooyinka guryaha waa wasaq oo lamacabo.
    8..waxbarashadu waa qaali dhankasta
    9..amni xumo dhankasta
    10..dadka shaqeeya oo mushaar aad uyar lasiiyo bishii???
    Waxaad arkaysaa dad 7 beri shaqaynaya..oo bishii lasiinayo 150 us dollar???
    Nb..waxaan sabab u ah nolashaas qaaliga ah
    1..culumada oo iskufaana dabaqyadas dhaadheer
    2..ganacsato manaxayaal ah dhankasta
    3..dilaaliin manaxayaal ah siiba iibinta iyo kireynta guryaha.
    Somaali alleweyne ayaa umaqan meelkasta ay dunida kajoogaan.😮😢😢😮
    Asc..wabillaahi tawfiiq

    • @hodandahir8111
      @hodandahir8111 13 дней назад

      Wllo Kenya waxa kag ficn tahy Somali xaga amiinga so hadan amiin ka jiran Kenya Somali kum socaraan lakin intala ad shagtay wa saxa

  • @mustafaasalaam7488
    @mustafaasalaam7488 13 дней назад +4

    Nairobi 2013 kii baan soo dagay waan ka shaqaystay,ka guursaday,4 caruur iigu dhasheen, school iiga dhigtaan.
    Waan ku liibaanay kuna dhaqmay.
    Wadankayga waan ku noqon doonaa markii ilmahaygu ay wax bartaan oo koraan 20 sano kadib.

  • @osmanjama3591
    @osmanjama3591 10 дней назад +1

    3bedroom daganahay Mombasa waxa ugu jiraa 300$

  • @danjirmedia6075
    @danjirmedia6075 12 дней назад

    Mahdsnd sxb

  • @kayfmohamed565
    @kayfmohamed565 10 дней назад +1

    Dee wll maxaa wadanka la dhisaa qabyaalad baa ina dhibtee way fiicnaan lahayd hal magaalo in Yurup loo ekaysiiyo sida xamar ama garowe ama hargaysa oo dadku is dhex galaan lkn unukaa leh baa la oran hadhaw marka dadku hays dhex galaan saas baa fiican amnigana halagu dadaalo si dadka dhaqaalaha haysta kalsooni uhelaan

  • @abdisankushassan8148
    @abdisankushassan8148 7 дней назад

    Sababta ugu weyn wadanka Looga Haajirayo waxa u sabab ah Amni La'aanta , Qabyaalada , Iyo Sido kale Maamul Goboleedyada Sababto dowlada Dhexe Iyo Governorada Maamulka Goboleedyada Unity ma ahn Qof waliba Qabiilkiisa ayuu u tuugso taga hadana taasi waxa kaga sii daran Qof Waliba Madaxweyne Qaran ayuu isku haysta midba midka kale ayuu ficilna Xushmad iyo kala dambeyn ha sheegin😢😢😢
    @Abdijalil Seediyow mahadsanid

  • @user-he9hz2uw1g
    @user-he9hz2uw1g 2 дня назад

    subxaanallah qabiil kasta calen

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 2 дня назад

    Waa naaiib daro in dadkeena wali TIIH ku jiraa waxaa kaloo nasiib daro ah in shir QURBO joog lagu qabto Doha. waxaan rajaynayaa mustaqbalka lagu qabto dalka gudihiisa.Ilaahaw umadeena dhibtaan ka saar❤🇸🇴

  • @abdikadirali117
    @abdikadirali117 13 дней назад +2

    FARMAAJO WAA MAREEXAAN XAMAR UNUKAA LEH BAA QARANKII DAMAA KADIGY HAL QABIIL MISNA DOWLADIINA KAWADA DIGAY GANACSI

  • @exenjoya
    @exenjoya 6 дней назад

    Wadan aan wadan keena eheen ayaan dhiseena somalia wee wentahay mee maal gashtaa melaha nabada ah

  • @guirehmoussa8848
    @guirehmoussa8848 13 дней назад +1

    Somalidu wahay raban ammni .

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 13 дней назад +1

    Dal aan dalkaaga aheyn waa dareen ku joog.muwaadin dalkaada aamin oo quruxso.

  • @ibrahimhassan689
    @ibrahimhassan689 11 дней назад

    Abdijalil come to Mombasa here too we have many Somalis

  • @mustafaahmad4717
    @mustafaahmad4717 6 дней назад +1

    Ganacsatadi somalida sadX sani u dambesay wadanka wa ka carareen waxana la ogaaday dowladnimada somalia ineysan ku tagneen tiirar adag waqtigi doorashada kadib ciidamo qabiileed oo magalada lasoo galiyay lacagti ugu badneed markasaa bakaaro lagala baxay

  • @RaxmaCabdiraxman-q7p
    @RaxmaCabdiraxman-q7p 13 дней назад

    Walaahi waa arin aad ukhatar badan soory dhulkayga hooyoow

  • @abdirahmanburyar
    @abdirahmanburyar 13 дней назад +2

    Suaasha saxda ah waxaa weeye why dadku oga tagayaan wadanka, ee ma'ahan dadku wadankii way ka tageen??????????

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn 5 дней назад

      Wa shall fuduud amni laan

  • @kismachannel
    @kismachannel 4 дня назад

    Waxaan ku xasuusinaa in maalinkasta xamar ay soogalaan dad Shanta soomaaliyeed kakala yimaaday weeyna kashaqeestaan weeyna kuladanyihiin Alxamdulilah

  • @AbdiqaniFarah-e3l
    @AbdiqaniFarah-e3l 13 дней назад +1

    Xasan iyo dani iyo muuse ..melay kala goosten oo waxay jecelyihin kasameyan ... qabailadodana ku taagersan yihin .. Cid ku nolankarta maleh .. Dhinacna argagixiso baa ku dili ... Waa Dal ba ow yaa ku leh......

  • @idmanahmed7719
    @idmanahmed7719 5 дней назад

    Dadka waa in ey dhaqaalah wadankooda kaleyaan, waa aqli xumo wadan aad qoxooti ku tahay in aad dhaqaalo galiso. Hadii aad dhaqalaha kalisid wadankaga waxaa is badlaayo wax badan, gaajada, dagaalka, aqoon laanta, iyo wax badan oo kale

  • @abdiqadirabdullahi5415
    @abdiqadirabdullahi5415 11 дней назад

    The biggest issue is there no law that states any Building, Restaurant, Residential area have to account for parking space when they buy the land.

  • @LiibanJelle
    @LiibanJelle 12 дней назад +1

    Hhhhhhhhh war dalka, kenya aan ku darsano aragtideyda

  • @ZAKIABDALLA1
    @ZAKIABDALLA1 13 дней назад +1

    Sxb dowladda maad u sheegtid in ey nabada ka shaqeeyaan kenya aniga waxaan joogaa 1 bil iyo maalmo intaan joogay 1 mar xataa xabad maan maqal soomaaliya markaan kasoo tagaayay maalin walba xabad maqli jiray nidaamka soomaaliya intuu kan yahay nabad sooma socoto dowlad islami ah oo danta shacabka ka shaqeysa ilaahey hanoo keeno nidaamka hada jirana allaha burburiyo

    • @Mo_Am_Mo
      @Mo_Am_Mo 11 дней назад

      Dowladee ka hadlee xasan Sheikh iyo farmaajo ayaaba Kenya maalgashiyo ku leh sida guryo iyo ganacsiyo ! !

  • @Mohamedgafdiid
    @Mohamedgafdiid 13 дней назад +2

    Ninka kenyanka ah sida uu ukala sheegayo magacyada qabiilada soomaliyeed iyo calamo beenaadka soomalida sorry to see that 😢😢

    • @User-T-c2v
      @User-T-c2v 13 дней назад +2

      Wa xaqiiq jirta Xamar marka e noqotay Xaar reer sheegto o waliba qarax dil jogta ya ku aminaya naftisa maalkisa reerkisa Somali da issues jira si dhab ah ugu ma hadlan Maaglo kasta Reer a sheegtay Hargeysa Xamar GAROWE KISMAYO BAYDHABO Marka Xaqiiqda ka hadla

  • @deeqmaxamed2480
    @deeqmaxamed2480 21 час назад

    Somalia ma meel la joogaa meel nolol iyo shaqo daaye noloshaadu ayna save ahayn oo aad Mar walba Ricky u joogtahay ninkii awoodaa ha iskaga haajiro

  • @princemoe-yussuf
    @princemoe-yussuf 11 дней назад +1

    Wadan aan diiiin iyo dhaqanba lahayn oo dulmiga sacad walba kasocdo,qabyaaladna kadhamaanayn,yawaye qofka waalan oo ubadkiisa iyo dhaqalihiisa kucelinaaya?

  • @Hunger388
    @Hunger388 12 дней назад

    ❤❤❤❤

  • @fauzyahmed6765
    @fauzyahmed6765 13 дней назад

    So sad really 😢

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 13 дней назад +1

    Somalida qaldan dal shisheeyaha lacagtoda galiyan turkey sida lo galey we ogyihiin Kenya cunsurinimo bilaaben naceeb Ka dhan somalida marka somalida dalkodi wax udhaama maleh dhib iyo dheef hau ahaado

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 13 дней назад

    Cabdijaliilow habo soomaalidu waa dad yaableh aad baan u caloolxumaaday soomalia wey ka shalayn hadaan rabi ur u bixiin

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 13 дней назад +1

    Dadka somalida ahi warun
    Cadaw badan oo dibada ah
    By leeyihiin lkn ????
    Waxa ka daran 70%cadawga Gudaha oo wax walba ka drn
    Lkn wali kuma baraarug sanin
    (Siyaasi xun iyo qabyaalad)

  • @yussufshimoy2530
    @yussufshimoy2530 13 дней назад

    A.JALIL Aniga xitaa commentigan waxan
    Ka soo qorey dalka dibaddisa, waxan go'ansanayey East Africa xadii aan kulaabtu
    KENYA an rabey in aan imaado.

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 13 дней назад

    Somaliya 🇸🇴 🇸🇴 waxey ledahay xebo quruxbadan iyo dul aad uwanagsan o qabow iyo kulel laheyn iyo dul wax sosarka ku fican 3 wabi wa dul barwaqo ah hadaleh dadki wa qaxayan wa dad qurbo jacel waxey jacelyahin iney dulsar ku ahadan bulsho kaleh mahan dad wadaniyin ah 🇸🇴 Somalia wa dalka ugu fursadah fican daqalah iyo daganashah wa raqis maceshada dalka hada banesan dadk kale aya ima done o kafidesa dona wa loso fafakanaya damir labo somali😢

  • @sudiyusuf5269
    @sudiyusuf5269 День назад

    Ma qurba joog keliyaa dibada maalgashanaysa aawey ganacsatadii iyo madaxduba waa kasii horeeyeen qurbo joogta inay maalgashadaan nairobi iyokenya dhan a,

  • @mahadkamaal129
    @mahadkamaal129 13 дней назад +1

    Waxa uu ahaa muuqaaal aad uxiiisa badan sxb

  • @User-T-c2v
    @User-T-c2v 13 дней назад +1

    Xaqiida QABIIL qurun Horumar la,aan cafimad la,aan Qarax jogta ah adigu ma joogi lahed???