BULSHADA SOMALILAND

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • 18-05-08
    happy birthday somaliland

Комментарии • 315

  • @mohangostoso5692
    @mohangostoso5692 Год назад +18

    Waxn xasuusta xafada new hargeisa ku noolaa2008-2009 heestan wiil dooli ladhaho ijeclesiye xiliga kubada ciyareyno dhulka (ciida) dhunkan jiray 🥰 rer xamar ahay wan jeclahay bulshada rer hargeysa ❤️

  • @Ayanna838
    @Ayanna838 3 года назад +17

    Manta ayay heestani noo baxaysa guul iyo gobanimo dhaman bulshada somaliland
    💚☁️♥️

    • @jannoomer7263
      @jannoomer7263 3 года назад +2

      Xppt culayski queue gaba waxan isku ilawsiinayay
      Cod bixin aan boob lahayn
      Ku shubashiyo been ahayn🥰🥰

    • @Ayanna838
      @Ayanna838 3 года назад

      @@jannoomer7263 saw maha qli 🥰

    • @jannoomer7263
      @jannoomer7263 3 года назад

      @@Ayanna838 aad qali

    • @zirhamsa
      @zirhamsa 2 года назад +1

      Hda ma noshy

    • @Ayanna838
      @Ayanna838 Год назад

      @@zirhamsa haa wllo😊

  • @mss___jungkook3546
    @mss___jungkook3546 2 года назад +20

    I'm still waching 2022 alxmdilaH for everything 🙂🤲

  • @GalaGymka
    @GalaGymka 3 года назад +16

    1/06/2021 watching this Somaliland parliament election and supporting Barkhad Batuun and cabdkariin ahemd mooge. One love Somaliland 💯👑😎

  • @alimahamed6858
    @alimahamed6858 3 года назад +9

    2006 wakhtigan class 8ka aha Ayan ku xasusta asxabteydi schoolka koxdeydi kubada dhalinti anu haswaha gabdhaha isku raaci jirey nolol quruxded wan soo dhaafney,hadana kali Ayan ku daganahay meel aaney asxab iyo family toona iga dhaweyn I miss my hometown 😢

    • @Hamdamowlid5
      @Hamdamowlid5 3 года назад +1

      class 6 ban ahaa wakhtiga ala mxa wakhti qurux bdn la so dhaafay wll

    • @alimahamed6858
      @alimahamed6858 2 года назад

      @@Hamdamowlid5 wakhti xasusleh oo xiiso badna dadku is jecla la iska war-hayn jirey ayu aha hada qof walba mobile kisa ayu saxib iyo wax walba kadhigtey, nolosha hore xasusteda ayunban niyada kudhista wana kuso noqda heskan markasta o an xasusahaygi ubahdaba

    • @hibaaqcalimaxamuud1122
      @hibaaqcalimaxamuud1122 Год назад

      Sorry😞

    • @barwaqoosman6121
      @barwaqoosman6121 5 месяцев назад

      Xgad jgtaa hada😢

  • @ahmedmo8814
    @ahmedmo8814 6 лет назад +21

    heestan 7 sano ka hor bay soo baxdey walina somaliland horey u socotaaa #Somaliland_Is_in_myblood

    • @lunibark9978
      @lunibark9978 3 года назад +2

      10sano kahor walina waan jeclahay inan daawado alllow qarankayga daa 🙏

    • @alimahamed6858
      @alimahamed6858 3 года назад +3

      @@lunibark9978 15 sano ka hor 2006 ayey soo baxdey RUclips ka aya laso galiyey 12 sano kahor

  • @ahmednadiif473
    @ahmednadiif473 2 года назад +9

    2010 beri hore igu danbeysay heestan emotional song 🎵😢😭
    still watching 15.11.2021

  • @amiinlixle2853
    @amiinlixle2853 3 года назад +7

    Somalind yaa heestan ku raaxeysanaya 💚🤍❤️ 2021 18 my iyo Eith wada socda 🦋🥰

  • @mohamuudsubeer5876
    @mohamuudsubeer5876 3 года назад +17

    Still watching 2021 31may alxmdlilah for everything 😍

  • @boqorkabeelweyntagarxajis6803
    @boqorkabeelweyntagarxajis6803 7 лет назад +17

    Codbixin aaan booblahayn kushubashiyo been ahayn axyaa wadankayga qaliga ah somaaliland allow dhowr hestan waxan daawanaya 24/9/2017

  • @pink00103
    @pink00103 15 лет назад +18

    S
    So
    Som
    Soma
    Somal
    Somali
    Somalil
    Somalila
    Somalilan
    Somaliland.........♥♥

    • @MohamedAhmed-ps2gd
      @MohamedAhmed-ps2gd 2 года назад +1

      Legend of legend aar manooshay pro 🙏🙏🙏🙏🙏

    • @zirhamsa
      @zirhamsa 2 года назад

      @@MohamedAhmed-ps2gd alle ha unaxirsto

    • @sacathcade
      @sacathcade Год назад

      ​@@zirhamsamiyu dhintay😂😊

    • @zirhamsa
      @zirhamsa Год назад

      @@sacathcade ma ogi lkin qof nool iyo mid dhinty naxrista ale wa ubhnyin

  • @jannoomer7263
    @jannoomer7263 3 года назад +5

    2021/05/31
    Manta waxan soo codeeyay
    Doorashadi golaha wakiilada iyo deeganka ee Somaliland waliba akhtiyaarkayga
    Waxa xusid mudan inaan ka duwanaa gebi ahaan familygayga
    Oo aan doortay 2 xildhibaan oo gaar ah
    Alxamdulilah hargiesa laga hela
    Markaan queue ku jiray waxa maskaxdayda ka guuxaysay "Cod bixin aan boob lahayn
    Ku shubashiyo been ahayn"❤

    • @abdijabarabdillahi3223
      @abdijabarabdillahi3223 3 года назад

      Boorama miya laga helin qof ikhtiyarkisa wax udooran

    • @jannoomer7263
      @jannoomer7263 3 года назад +1

      @@abdijabarabdillahi3223 waa laga helaa meel kastoo Somaliland ka mid ah
      Se anuu hargesian ka hadlayay halkaas baan ka codeeyay

  • @MoShaafici
    @MoShaafici 6 лет назад +11

    13 November 2017 is a special day to me my body is far from my home but my heart is in my country wish you good luck my beloved people and county

    • @ahmedmo8814
      @ahmedmo8814 6 лет назад

      history has been made and somaliland has became a role model for africa and rest of the world.. Been far from our land will not prevent that feeling of ownness. you wont beleive that all somaliland are determined to unite and stand as one through thick and thin...

  • @xuliyxiizofficil3866
    @xuliyxiizofficil3866 5 лет назад +45

    Inta dawanysa 2019 like ha ila dhafina somaliland guul waligeed ❤💬💚

  • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
    @weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 лет назад +12

    My nation my blood my land my world 4Ever and always proud #SOMALILNDR
    Yaa ila daaawanya sunday 😍Nov. 21 2018 👈

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 5 лет назад +3

    Waah waah xasuus dheer baan Galay viva jamhuuriyada somaliland heestan anigoo yar baan dhagaysan jiray 2008 maantana Waa 104/01/2019 allow cimriga noo Ďhëěŕë allow dalka noo barakee like somalilanders

  • @mohammedhassanademadem
    @mohammedhassanademadem 3 месяца назад

    Beautiful rhythms splendid lyricism ... Angelic voice ... You are the nightangle of Somaliland 🦢🕊️🦢🕊️🦢🕊️🦢🕊️🦚🦢🕊️🦢🕊️🦜🦜🦜

  • @kingking-iu2tl
    @kingking-iu2tl 8 лет назад +11

    mansha allaah wan ku farxaa marwalba oo aan arko . wlhy wan u xiisay wadankaygii ilaahay haynabad keene ilaahayna haw siyadiyo nabada iyo horuumarka buuxa viiiiiìiìiiiiva soomaalind

    • @qurankareem2639
      @qurankareem2639 3 месяца назад

      Saxib wali ma nooshay,beriga aad daawanaysay anigu waan yaraa😂alxamdulilah manta daawanYa ana😂

  • @moha.abdi1
    @moha.abdi1 2 года назад +1

    Heestan waxan ku xasuustaa ololihii doorashii 2008-2010 wakhtiga waxaa shidnaa madaxwayne daahir riyaal kaahin allow nabada ugu wad reer somaliland😘🤲

  • @user-ql8ez2kh8k
    @user-ql8ez2kh8k 5 лет назад +11

    131k views, 11 years and 13 dislikes. Somaliland illahay cadawged ya jabiyo 💚⚪️❤️

  • @Ayni88
    @Ayni88 3 года назад +7

    13 sanno kadib💚🗯❤
    Somaliland oo hore u socotay

  • @sacadaxmed8779
    @sacadaxmed8779 3 месяца назад

    Baskasi waan saranahay waan xasusutaa waxan ku jiray Kanbaynkii Xildhiban. Maxamed cumar xaashi
    Wakhtigasi waxaanu ka nimid Eripotka Hargeisa oo aanu ku soo dhaweynay Musharax ❤
    Allow cimriga noo barakee iyo cafimadkaba

  • @Ninwaxbadanognaj
    @Ninwaxbadanognaj 4 месяца назад +1

    Nin bayr liyo xaasidkii
    Badhaadhaha noo kordhiyo
    Barwaaqadu dhibi jirtoow,,
    ❤❤❤❤❤❤

  • @geeskaafrikasomaliland
    @geeskaafrikasomaliland 9 лет назад +27

    Vive Jamhuuriyadda Somaliland

  • @user-wj7he4ci2v
    @user-wj7he4ci2v 2 года назад +2

    runtii heestan si gaara ayaan u jecelay waayo wakhtigaas gadhiyaasha dawlada ayaan ka maqli jiray anoo ciyaal iskuula

  • @guleid1936
    @guleid1936 3 года назад +3

    31may 2021 Maalin qaaliya somaliland guul subaxnimadii hore ee saaka waxa guriga ka baxanay anig iyo hooyaday Si nabad galayo ah ayaan codka u soo dhiibanay waxana noo baxaysay heesti kuluc ee uu samayeya duncarbeed
    Waaba baryay bilicsan Arooyo baxsan maalin boqoran

  • @zamiirdaacad8066
    @zamiirdaacad8066 3 года назад +3

    Ma arag hees wadani ah oo ka macaan 2021

  • @ikranosman8912
    @ikranosman8912 4 месяца назад

    Three years Ayan jiray markay so baxday iminkana anigo oO Wayn Ayan daawanayaa ❤

  • @yestomc
    @yestomc 16 лет назад +3

    heesta inta aan aad ka u xiiseeyaa waxay tahay
    (Nin Bayrliyo Xaasidkii, Badhaadhaha noo kordhiyo, barwaaqadu dhibi jirtoooow, Xornimo noo buuxsantoo bislaataye noo hanee.)
    thanks sxb Macaane.

  • @napiihamahamed6425
    @napiihamahamed6425 7 месяцев назад +1

    2024 yaa Ila dhagaysanayaa forever somalilnd ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @XogtiiMilk-om2or
    @XogtiiMilk-om2or 4 месяца назад

    Heestan waxaa ibaray 2010 waxana ibaray anoo dhigta malcamad nin la odhan jiray saleeban meel kastoo uu aduunka ka joogo waan salaamaya sidii baan uxasuusta heestaa caawo at tahy 24/April/2024 9:17am 😢😢❤

  • @guuleedrojo1162
    @guuleedrojo1162 3 года назад +5

    inta daawanaysa 😊😁😄2021 ❤💙like inoo saara 👍💔👍👏👌soomaaliland hanoolaato 💚💛❤✌👋✋👈

  • @ahmeddeeq507
    @ahmeddeeq507 8 лет назад +10

    Viva somaliland jiro joog wadankayga hooyo

  • @boramarealestate
    @boramarealestate 6 лет назад +5

    Wow heestan habrowadaagay ayaa ayaa dhagaysan jiray 2009, 18 may caawa soo xasuustay 29/11/2017 , viva somaliland

  • @salamkala14
    @salamkala14 Год назад +2

    ❤❤❤❤ I love SOMALILAND so much 😢

  • @oldschool9316
    @oldschool9316 Год назад +3

    Memories 😭❤️ For ever ilove my country

  • @samiaelmi
    @samiaelmi 15 лет назад +11

    bulshada somaliland nimco yasin viva

  • @ezrahupdirahman1747
    @ezrahupdirahman1747 4 месяца назад

    15 years kadibaan soo booqday somaliland guul iyo gobonimo wadankaygii

  • @cadnanm.mascuud5052
    @cadnanm.mascuud5052 7 лет назад +10

    Cod bixinaan boob lahayne ku shuba shiyo beenahayne xisbiyo loo bara tamiyo qabiil waa laga baxeee taasaan been ahayn wale
    nimco yasiin♥

  • @ahmeddeeq507
    @ahmeddeeq507 8 лет назад +21

    reer Somalia waxan leeyahay somaliland socote tashada waxba haku mashquuline wyo hadii kale waynu isnaqana sidii siyaad barre loo galay ayaa laydin gali wlhi

  • @zayidapdi912
    @zayidapdi912 Год назад +1

    Heestan galabta ayaan dhagaysanayaa 6/Aug/2023 maalin axad ah time 5:40 wlhi Anoo yar baan heestan maqli jiray

  • @AbdirahemSaeeddualeh
    @AbdirahemSaeeddualeh 3 года назад +3

    2021?

  • @musehussein3093
    @musehussein3093 3 месяца назад

    Yaa Salaam allaw muxuu ahaa waqti fcn waqtigaasi yaa allah nabada noo siyaadi❤

  • @hodmakaise4204
    @hodmakaise4204 3 месяца назад

    Proud to be Somalilander❤
    17 may 2024
    🥰 Xorimo noo buuxsantee bislate noo hanee
    Xasidiintii meeye 😂

  • @quruxleeyisaaq
    @quruxleeyisaaq 13 лет назад +3

    Manshallah Nimco quruxleey! hees add iyo add oo macaan bay so sartahay walee waa woooooof!

  • @Amiencaska
    @Amiencaska 3 месяца назад

    Habeen weyn weeye caawa waa 18 may 2024 aad ayaana u faraxsanahay haddii aad iga dambayso like ii saar

  • @AbdirashidAhmed-di7ms
    @AbdirashidAhmed-di7ms 3 месяца назад +1

    I’m still watching 16/ May /2024 ❤

  • @bashiirbadall234
    @bashiirbadall234 10 месяцев назад +1

    25/ 8/2023 ka dib ilaahow somaliland noo barakee❤❤❤

  • @abdirahmaanmaano4307
    @abdirahmaanmaano4307 Год назад +1

    5/ may/ 2023 happy 18 may still waching ❤

  • @guulaystayaalgeedigawadaay701
    @guulaystayaalgeedigawadaay701 5 лет назад +3

    Walaahi heestan waan ku aqliyaystay

  • @cabdiraxmanaxmed9982
    @cabdiraxmanaxmed9982 Год назад +1

    Mashala waa hees qaliya wa xassus manta wa 2023 4 13 khamis

  • @mrissyas
    @mrissyas 15 лет назад +2

    Waaw, i love Nimco Yassin and Somaliland!!
    qaaliya xaasidku wuxuu ahaa Afweyne ee adigu xaasid ma tihid madaama aad heestan dhagaysatay!

    • @MohamedAhmed-ps2gd
      @MohamedAhmed-ps2gd 2 года назад

      🙋🙋🙋🙋🙋🙋🤣🤣🤣🤣🤣🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲2021

  • @nimonaruuroh340
    @nimonaruuroh340 9 месяцев назад +1

    Still watching 20/11/23 ❤❤

  • @cabdallaadan4294
    @cabdallaadan4294 4 года назад

    nimco yaasin caraale halyey qaran 8/7/2009kii waxajooga oslo noorway somaliland iyo shacabkeeda guul waan idin ku farxa kuwa xamar jooga 2021da waa burburayaan waxba haku darsaninaa waa dardaran nin wayn caalamkuna isaga idiin baahan

  • @abdiaziizofficial9669
    @abdiaziizofficial9669 4 года назад +1

    Qaeanimada somalilnad illahay ha xiftiyo my country is my blooood
    GuuuuuuuuuL incha allah waa 9/03/2020 isniiin from ustaria

  • @maxamedxidig1825
    @maxamedxidig1825 14 дней назад

    Heestan ila 2024/8/25 ayaan dhagaysta wan jeclahy somaliland for ever ☝️

  • @AbdiasisFahad
    @AbdiasisFahad 4 года назад +2

    waayo waayo 2008 I remember wllhi when I was child

  • @qooqane65
    @qooqane65 15 лет назад +1

    qaaliya,qofka heestan jeceli maba noqon karo xaasidka somaliland,waxan rajaynayaa inaad tahay saaxiibka somaliland,somali fayow oo caqli saliim ah leh,waxaan saas u leeyahay,somaliland waa dhul somaliyeed cidna cadow kuma aha,takale waxaan filayaa in somaliland oo degan,barwaaqoah,dimoqradi ah aanay cidna khatar ku ahayn
    calaakulixaal thanks qaaliya
    viva somalilanta cusub

  • @ogaansho2827
    @ogaansho2827 4 месяца назад

    Imika ayay ii baxaysaa masha allah alleh wadanka iyo dadkaba hanoo dhawro

  • @nimcn77
    @nimcn77 2 года назад

    Still watching 18/may/2022 Xsuus Wlhi 2008-2009 Tvga Qaranka ka daawan jiray Anoo yar😓

  • @kafia71
    @kafia71 14 лет назад +1

    woooow wowoooow that is my song BULSHAADA SOMALILAANAY BISHARA MA UGTIHIIN WAT A SONG WOOW THANKS NIMCO YASIIN MONEY OF SOMALILANDER'S ARE SAAYING TO U THANKS AGIAN,,, I LOVE MY FLAG AND MY PPL.. GO SOMALILAND GO,,,

  • @mohaamiin311
    @mohaamiin311 2 года назад +1

    wawarey walhi hees xusus ah 2007 Dawan jirey

  • @molyeman6680
    @molyeman6680 3 года назад +1

    2021 inti dawanaysa like hayladhaafina💚❤💭💚

  • @cadnancumar9984
    @cadnancumar9984 3 года назад +2

    Wxn daawanayaa maalinkii natiijada batuun iyo mooge❤❤

  • @burco8060
    @burco8060 3 года назад +2

    Walahay wan qiiroday waa hees wadani ah
    Allow somaliland dhawr

  • @arafaatabdirahmaan6165
    @arafaatabdirahmaan6165 4 года назад +2

    2020 yaa halkan so booqday

  • @mohamedapdiqadir6191
    @mohamedapdiqadir6191 2 года назад +3

    wan ku jeclahay wadankaygow💚💭❤😪

  • @feysalmaxamed3433
    @feysalmaxamed3433 2 года назад

    2010 dhegensa jiray xusuus wlh hormarka somaliland waa ku faraxsanay❤🩸

  • @harguees
    @harguees 16 лет назад +5

    A Primeur For U Bro well done. Somalilandey Congratulation

  • @user-lc5zk4um1l
    @user-lc5zk4um1l 4 месяца назад

    Inta daaa wanaysa 5/ 5 / 2024 love saraaa

  • @jamaalibraahim4180
    @jamaalibraahim4180 4 месяца назад

    Gawaadhidii Koomishanka ee lasaari jirey Makarafoonka ayaan xasuuatay.

  • @galbisabdi5807
    @galbisabdi5807 3 года назад +1

    Queen Nimco, still watching 26 June 2021

  • @mohamedsalahawil8078
    @mohamedsalahawil8078 6 лет назад +4

    walleee somaliland tagtay
    by xamar
    guuuuuuul wadankyga dhiigayga dheecaankyga
    wllhy dhiiga ayaan idiin hurayaaaa intaan qurbaha ka imaado hadiii wax idin soo gaadhay
    kugu faanaaa somaliland

    • @abdirahmaansacad1184
      @abdirahmaansacad1184 3 года назад

      Wllo waad mahadsan tahay hadanu nahay dhalin yarada somaliland

    • @mawaahipqalbimustafe2197
      @mawaahipqalbimustafe2197 8 месяцев назад

      Talow imika ma Noodhay under aad dhiiga u shubtide 6yrars ka Hor hadlaysaye😂😂

  • @ismacilmuse5785
    @ismacilmuse5785 5 лет назад +3

    9 march 2019
    Caawa ayay heestaasi igu banaantahay inaan dhegaysto

  • @gudoonmohamuudabdi109
    @gudoonmohamuudabdi109 3 месяца назад +1

    15/5 /2024 may😊😊😊😊🎉🎉🎉❤❤❤ soomaalilad is muujiya

  • @qooqane65
    @qooqane65 15 лет назад +4

    maasha alaaah,

  • @hajicaaradhuub1073
    @hajicaaradhuub1073 3 года назад +1

    Barigii Nolosha bilaa warwarka ahayd! Heestan Wxn dhagaysan jiray ano ciyala imkana Ilahayow cimriga noo barakee

  • @ahmedmoge9352
    @ahmedmoge9352 6 лет назад +1

    30/8/2018🙄😍💌💪💪 waxbarashadu waa hubkii baahida lagu reebayee📚📚

  • @Hamdamowlid5
    @Hamdamowlid5 3 года назад +1

    hesta waxn ku xasuusta primarygi class 6 bn aha marki aan dawan jiry tvg qaranka ardaydaydii alifdoon bn xasusty wlhi dad aan ka jclaa oon wax la dhigty garan maayo dhamntin farxad ku noolada

  • @asmacarapio1201
    @asmacarapio1201 10 месяцев назад

    Still watching 26/10/2023❣
    Old is gold❤

  • @amiinapiipmohamudamiinapii1058
    @amiinapiipmohamudamiinapii1058 Год назад +1

    I'm still waching 2023 mazha Allah 😍

  • @MoShaafici
    @MoShaafici 6 лет назад +5

    Who is here because of 2017 election to the somaliland Republic

  • @apdirahmanawaale6667
    @apdirahmanawaale6667 7 месяцев назад +1

    Waxn dhagYzanaya galb jimce aH 2/2/2024 zomaliland way talaabzaTy ilaahow nimcada noogu wad

  • @mysomali
    @mysomali 16 лет назад +6

    Nice video, thanks Macaane

    • @Xamuudichannel
      @Xamuudichannel 3 года назад +1

      Waqtiga commentga qorayse tlow kwrn ma noshhy😬😬🤨😐🤔

    • @mohaamiin311
      @mohaamiin311 3 года назад

      @@Xamuudichannel ha wa ikan😂

    • @Xamuudichannel
      @Xamuudichannel 3 года назад

      @@mohaamiin311 😍😍😍 maxa wa ikana dee🤣🤣

    • @mohaamiin311
      @mohaamiin311 3 года назад

      @@Xamuudichannel 😂

  • @abdirahmanhariir9277
    @abdirahmanhariir9277 4 года назад +3

    Hello all Somalilanders wali waxaan dhagaysanayaa 2020♥️
    #Somalilandwaligeed

  • @abshiryuusuf2008
    @abshiryuusuf2008 Год назад

    I’m still watching 2023 happy 18 may dadkeygii

  • @AbdiasisFahad
    @AbdiasisFahad 7 лет назад +6

    Somaliland is my blood

  • @updirahmancaydiid6517
    @updirahmancaydiid6517 7 месяцев назад +1

    Wxnn dhegaysanaya 2024 bishi 1aaad ❤

  • @vipcalafdoon7974
    @vipcalafdoon7974 2 года назад +1

    Heestan anoo yara ayaan tv ga ka dawan jiray somaliland

  • @abdul-rahmanbelel
    @abdul-rahmanbelel Год назад

    05 feb 2023
    Iam stil listening this song
    waa maLinti LascanOd ka dhacdaY dhipaatadi foosha xumaYd iLahay somaLiLand dhipka haka duLqaadO

  • @najahsaleban4098
    @najahsaleban4098 2 года назад +1

    Inta dawanaysa 2022 like 👍

  • @XogtiiMilk-om2or
    @XogtiiMilk-om2or 7 месяцев назад

    Still watching 2024-01-26 5:16 galbanimo jimce bulshada soomaliland 😊

  • @yassinnabadon5370
    @yassinnabadon5370 5 лет назад +1

    Xornimo noo buuxsantee bislaataye noo haneeya😚😙

  • @cabdiraxmanaxmed9982
    @cabdiraxmanaxmed9982 Год назад

    mashIa wa xasusu manta waA 2022 10 29 ila 2009 ayan dhagsan jiray dugsiga dhigan jiray e joy

  • @khalidapdi6204
    @khalidapdi6204 4 месяца назад

    Wlhi caruurnimadii heestan ixasuusisaa 2005 ama 2004 soo badly heestan caadi ahaanteeda

  • @monnashaficishakir6340
    @monnashaficishakir6340 2 года назад

    Still I’m watching 23/1/2022 xasuus wlhi wadanka no daa oo nabada no adkee

  • @mubarakmahadmohamed
    @mubarakmahadmohamed Год назад

    11 may 2023 ayaan dhagaysaa oo xaalada somaliland allow sahal tahay. Lascanod allow nabad kadhig😢😢

  • @cabdiwaliwaliaadan3296
    @cabdiwaliwaliaadan3296 Год назад

    Waxaan daawanayaa 18 may 2023 32 sannadii somaliland ka soo wareegtay Old is gold

  • @ahmetzhakir9068
    @ahmetzhakir9068 2 года назад +1

    2022 Yaa dawanaYa🥰

  • @ismailawilhassan233
    @ismailawilhassan233 7 лет назад +6

    Wlahi heestani ladh iyo xusuus ayey igusoo kicisay wagaan ahaa dugsiga dhexe
    Ax yaa hees wadani ah