hees wadani ah tashatay somaliland

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • heestani waa hees wadani ah oo ka hadlaysa meelo badan sida guumasigii ingiriska, burburkii dagaaladii somaliya, hormarkii iyo dimuqraadiyada ay gaadhay somaliland

Комментарии • 42

  • @user-ql8ez2kh8k
    @user-ql8ez2kh8k 3 года назад +8

    Heestan waxan xasuusta 2008 iyo 2009. Barigi xisbigi UDUB iyo Madaxwayne Daahir Riyaale Kaahin. Masha Allah Somalilander illahi iga dhigayba mahadleh waan ku faana waanan jecelahy dalkayga iyo dadkayba, Insha Allah guul iyo horumar dhamaan Somaliland iyo somalilander walba.

  • @maajidkilaasvlogs3870
    @maajidkilaasvlogs3870 4 года назад +7

    Anoo yar baan ka daawan jiray tvga qaranka wana jeclaa heestan guul somaliland 💚🤍❤️

  • @one10channel78
    @one10channel78 4 года назад +5

    Allow dhowr somaliland wlhi naftaydaan u hurayaa dhulkayga one love my people somaliland alle haynoo dhowro dalkeena iyo dadkeena iyo diinteenaba

  • @Hooda36
    @Hooda36 11 лет назад +10

    love Snm SOMALILAND dadkaaygaa love SOMALILAND dalkaaygaa Alloow dhaawr somaliland cadowga hajabo love aamiin

  • @maalintashuhadadasnm7819
    @maalintashuhadadasnm7819 11 лет назад +11

    guuul guul somaliland allow no da dalkaygaa hooyo ee somaliland

  • @maajidkilaasvlogs3870
    @maajidkilaasvlogs3870 4 года назад +6

    Yaa dawanaya 2020

  • @cabdishakuursiciidcabdi3058
    @cabdishakuursiciidcabdi3058 4 года назад +5

    Heestani xasuus gaara ah ayay igu leedahay, 2009-dii annoo dugsiga hoose/ dhexe ee Daalo dhigta ee ku yaalla magaaladda Ceerigaabo ayaani dheggaysan jiray. Waaggaa waddanka doorashaa ku soo wajahnayd.

  • @hamsetaani5338
    @hamsetaani5338 3 года назад +3

    Mnsha allh Dhulkeyga hooyo Somaliland allow noo dhowr

  • @naasirjaama603
    @naasirjaama603 2 года назад +2

    wakhti Ayey Ahayd dadka badankoodu waxay commenkoda dhiibteen 11 sanno kahor ilaa 8 sano kahor inti nool Alle cimriga ha ubarakeeyo intii dhimatayna Alle Ha u naxariisto cadwga Ay Somali leedahayna waa argagixisada mudana in lala jihaado Somalia iyo somaliland from Hargeisa 💚💭❤

  • @kamadaaye
    @kamadaaye 13 лет назад +4

    tashatoo somalilaland taladii lixdankii tasowdee ka halowday tub qalocan ka qaaaday tabcadii lala eegtay taladii ka danbaysay xaqeedii wada towday maanta waa isku tiire>>>>>
    maasha allah xaqiiqaduu ka hadlay thnx uploader sxb aad ayaad u mahadsan tahay qaali thank u very much

  • @ahmedali-zy6ub
    @ahmedali-zy6ub 10 лет назад +9

    masha allah Somaliland guul iyo gobonimo

  • @cabdiqanimuxiyadin4791
    @cabdiqanimuxiyadin4791 6 лет назад +6

    mazha allah alle ha dhowro somalland

  • @fuaadmohumed9146
    @fuaadmohumed9146 3 года назад +3

    Guul soomaaliland

  • @ladnaawil1705
    @ladnaawil1705 4 года назад +10

    Dalkaygu wallhi waa dhiigaygii ku faana hbn iyo dharaarba

  • @Last_King2023
    @Last_King2023 8 лет назад +9

    Long live the Republic of Somaliland

  • @idirisahmed2950
    @idirisahmed2950 4 года назад +7

    Gabeygi gariye ee gurmaad ayey heestan ka bilawanta.

  • @NimoDaad
    @NimoDaad 3 месяца назад

    Masha alaah heestan imbadan baan day dayaayay mahadsanid walaal

  • @Mrsharoobo
    @Mrsharoobo 13 лет назад +5

    axsan lalalehe dr.carabayte midho fiican buu sameeyey good samalaiana tashatay

  • @majmusmaxjam
    @majmusmaxjam  14 лет назад +10

    somaliland waa ay tashatay sida ay heestu kuu cadaynayso waxaanay ka tashatay adiga iyo inta xaasidka ah ee marka ay maqlaan inay somaliland meel sare gaadhay la moodo in loo soo sheegay geeridi hooyadii ee waxaan ku odhan lahaa .................

  • @majmusmaxjam
    @majmusmaxjam  13 лет назад +7

    adaa mudan sxb,

  • @hamseabdi9019
    @hamseabdi9019 2 года назад +3

    2009 kii ayay Somaliland meeshii ugu fiicnayd maraysay.

  • @asdssa2714
    @asdssa2714 4 года назад +5

    SNM sharaf kor kiina ha ahaato

  • @hamdaali601
    @hamdaali601 6 лет назад +4

    Guuuuuuul 😍😍😍😍😍😍😍💚💚💚💚💚🗯🗯🗯🗯🗨🗨🗨🗯💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏guuuul 😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @abdirizak.MAhmed
    @abdirizak.MAhmed 6 лет назад +7

    Codkii Jaamac Riyo iyo Fannaaniinta

  • @esmaxalva4953
    @esmaxalva4953 7 лет назад +7

    somaliland guul

  • @hooriaxmed2000
    @hooriaxmed2000 Год назад +2

    Dr mahamad Ahmed abdi dr carabayto waxuu sameeyay hees midho wanaagsan

  • @asdssa2714
    @asdssa2714 4 года назад +5

    cadaw soo toyan maayo tog kastuu ka yimaado

  • @cadnanm.mascuud5052
    @cadnanm.mascuud5052 7 лет назад +6

    Cadow soo toyonmaayo
    Tashatay somaliland

  • @asdssa2714
    @asdssa2714 4 года назад +3

    ❤❤❤❤

  • @hibaqmaxmed5047
    @hibaqmaxmed5047 8 лет назад +5

    tashatay somaliland kii diidayoo qarac,calamkana waxa uu shegaya in ay somaliland soo noqoto ay tahay hbnkii xalay ee tagay dhimasho ayaan ka xignaa

  • @hashiosman4532
    @hashiosman4532 3 месяца назад +1

    2024❤❤❤

  • @smartmustafemedia8511
    @smartmustafemedia8511 Год назад +2

    Heesaha Somaliland Kuwa ugu Fiican ayay ka mid tahay

  • @ngibrahim6726
    @ngibrahim6726 11 лет назад +5

    Somaliland is 53 years but only decided to be on its own for the last 22 years. To the ignorants around the horn of africa feel sorry for your ignorant behinds and educate yourselves. Notez bien: Somaliland does not have time for rooth
    less haters.VIVA SOMALILAND

  • @sucaadmoh627
    @sucaadmoh627 5 лет назад +3

    Tashatoo somaliland taladii lixdanki i no somalia is a black day

  • @sooraanmire7791
    @sooraanmire7791 5 лет назад +4

    Tashaoo somaaliland cadaw Soo tohyan mayo

  • @abdiazizyousuf6935
    @abdiazizyousuf6935 9 месяцев назад +1

    Heestan fannaanka qaaday waa kuma?

    • @jannadalajaara402
      @jannadalajaara402 8 месяцев назад +1

      Waxa qaadaya Jaamac riyo AUN
      Wuxu ahaa abwaan, laxamiiste,iyofanaan aad ucod macaan
      Waxa uku geeriyooday magalada hargaisa
      Alle ha u naxariiste
      Waxuu ka mid ahaa xildhibaanada golaha baarlamanka somaliland
      Waxaanu geeriyoday
      Isago xilka xildhibaanimo haya ,
      Alle naxariistii jano ha ugu deeqo isaga iyo intii dhimatayba ka mid ahaa xildhibaanadii baarlamanka somaliland

    • @user-uq4dv7ed9p
      @user-uq4dv7ed9p Месяц назад

      Jaamac riyo sidoo kale waa abwaanka leh heesta caanka ah ee ciidanka somaliland....
      Dareenkaygow askari waxaan ahay aan dayacin ​@@jannadalajaara402

  • @IbrahimMohamud-le4dy
    @IbrahimMohamud-le4dy Месяц назад

    Waa baa anni idinkuu