Это видео недоступно.
Сожалеем об этом.

Somaliland, May 18 - Bulshada Somaliland'eey Bushaaroy

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 июн 2007
  • Bulshada Somaliland'eey Bushaaroy ma'ogtihiin, waa hadaladii Mustafa Kiiko iyo codkii fanaaniinta Somaliland - By Somaliland Net

Комментарии • 114

  • @arafaatabdirahmaan6165
    @arafaatabdirahmaan6165 3 года назад +10

    yaa halkan yimi 2021 si'y heestan u dhagaystaan?👍

  • @AbdirahemSaeeddualeh
    @AbdirahemSaeeddualeh 5 лет назад +11

    yaa dhegaysanaya 2018😢😭

  • @alimussa5560
    @alimussa5560 3 года назад +10

    The sincerity and humility can be clearly seen in the Faces and Voices of these Somalis of Somaliland a yearn for their independence. Not Hate of Somalis as portrayed by others But Love for Being Independent and Development Deeply Rooted in a Formula of Equality , Inclusitvy, Transparency, Fairness Accountability Formulated on a Regionalism. Not tribalism. Viva Somaliland for Ever , Honesty pays. Viva the Blessed Republic of Somaliland.

    • @Bhax12
      @Bhax12 3 месяца назад

      Ll❤❤❤l❤❤lmnnnnnnn. ❤❤❤m❤❤❤ ❤❤❤. ❤

  • @asma-ahmedabdi2935
    @asma-ahmedabdi2935 3 года назад +4

    2021 31 May alxmdulah waxaa dhacday doorasho isku sidkan golaha wakiilada iyo deegankaba illahay ayey mahadi usugnaatay nabadna way ku dhacday 💚💭♥️Somaliland hanoolato waligeed

  • @wardajama6879
    @wardajama6879 7 лет назад +16

    this was the most lit 18;th may ever i had this video at home as akid and we would watch it over and over again.

    • @shako7423
      @shako7423 7 лет назад +1

      Ricegum 100% same tou you wlhi it was best 18 may anniversary this make my self proud to be somalilander i was 9 years old
      Memorable moment

    • @ayanma5660
      @ayanma5660 7 лет назад

      Ricegum 100% hahah walahay me too😂😍

    • @kg6987
      @kg6987 2 года назад

      Omg same here haha 🤣🤣🤣🤣

  • @markihoremaxadtidhi916
    @markihoremaxadtidhi916 2 года назад +5

    This is the united Somaliland before kulmiye qudhmiye!
    Now muse shani is destroying somaliland from the inside.

  • @avoidgamer4919
    @avoidgamer4919 2 года назад +3

    Intii 2022 dhageysanaysa like sara
    Caawa 29 dec 2021

  • @salahbhai5789
    @salahbhai5789 3 года назад +5

    Bilkheyre waan ognahay somaliland will be somaliland 4 ever guul iyo gobonimo 15__March__2021 Time__09:40 Am__monday

  • @worldwidedahabshiil
    @worldwidedahabshiil 12 лет назад +4

    I LOVE YOU SOMALILAND.. SNM TO THE GRAVE
    ADAAN KUU NOOLAHAY

  • @TheEmraan97
    @TheEmraan97 10 лет назад +4

    Beautiful song , Beautiful singers , Beautiful people.

  • @smartmustafemedia8511
    @smartmustafemedia8511 3 года назад +4

    It is 2020 and this is real. Xaasidiintu Ma guulaystaan

  • @farhanalmani1772
    @farhanalmani1772 3 года назад +2

    13-05-2021 habeen ciida

  • @SanaagSomaliland
    @SanaagSomaliland 16 лет назад +7

    Bakhaylkii iyo Xaasidkii
    Badhaadhaha noo kordhay iyo Barwaaqadu dhibijirtow
    Xoornimo noo buuxsantee, Bislaataye noo hanee!!

    • @MohamedAhmed-ps2gd
      @MohamedAhmed-ps2gd 2 года назад

      Legend of legend aar manooshay pro 🙏🙏🤣 2021

    • @hodanmohamed8046
      @hodanmohamed8046 Год назад

      @@MohamedAhmed-ps2gd may baan u malaynayaa 🤣🤣🤣

  • @bashiirbadall234
    @bashiirbadall234 8 месяцев назад +1

    13/12/023 hadaad iga danbayso lives iisar ❤❤

  • @smooth2477
    @smooth2477 17 лет назад +5

    hottttttttttt song biggg up somaliland gun shottsss praaaaaaaaaaaab

  • @shako7423
    @shako7423 7 лет назад +3

    Xornimo noo buuxsantee bislaatayee noo haneeya soomali maxamedeey
    Somaliland 😍

  • @carsanya
    @carsanya 16 лет назад +4

    Waxaanu nahay qaran wadankooda jecel.Somaliland alaha noo siyaadiyo.xuduudayada inaanu ilaalino waa waajib saaran nin walboo somalilander ah degaankuu doono ha noqdee.

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 14 дней назад +1

    I watched it 2008

  • @Jijigatimes
    @Jijigatimes 14 лет назад +4

    iiddoor hees wuu yaqaanaa

  • @muuseyaasiin1480
    @muuseyaasiin1480 3 года назад +2

    Hamplyo somaliland mash Allah ha inoo is

  • @siamabdiris99
    @siamabdiris99 Год назад +1

    Hh hestan xasuus by igalisy ano yar tvga qaranky ka so dhici jirty 🤣 2022 November 5 ba dhgysanaya ❤️

  • @pescurlers9845
    @pescurlers9845 3 года назад

    Malinkaasi saaid uma xasuusto lkn waxan hubaa inan joogey halkaasi
    I was 12 yrs old
    Alxamdulilah dhulkii hooyo ayaan hada jooga ee somalia
    Midnimo somalia inshalah geeska afrika
    Maalin carafo ciid ah tuesday 20 july 2021

    • @Oneofakind49
      @Oneofakind49 2 года назад +1

      stop lying akhas this is a SOMALILAND video for SOMALILANDERS, get lost

  • @danabbcumar3137
    @danabbcumar3137 8 лет назад +1

    ilaahay raxmaansanaa

  • @ahmedadem1829
    @ahmedadem1829 4 года назад +1

    2020 17 may ❤❤❤❤❤❤❤

  • @baachirdaahirismael2668
    @baachirdaahirismael2668 8 лет назад

    manshaalah amin

  • @laascanoboy
    @laascanoboy 12 лет назад +2

    GO SOMALILAND!

  • @BurcoAli
    @BurcoAli 14 лет назад

    wow

  • @worldwidedahabshiil
    @worldwidedahabshiil 12 лет назад +1

    Dabkeeni wakaa Baxee
    Bidh-bidhyee caalamkii
    Bidhantiisii arkeeeeeeee
    Nin bary iyo xaasidkii
    Badhaadhaha noo kordiyo
    Barwaaqadu Dhibi Jirtooooooooooooooo
    inaba caaaaaaaaaaadi maaha SNM 4 LIFE

  • @Samatar85
    @Samatar85 11 лет назад +4

    SOMALILAND HA NOOLAATO, SOMALILAND HA JIRTOO HA JOOGTO...KA NAXAW NAFTAWAA, KII DIIDAW DILAAC

  • @xamsexasan8952
    @xamsexasan8952 7 лет назад +1

    allow allow somaliland dhawr
    heestani dhiga dhaqajisay

  • @MacquulAliyasin
    @MacquulAliyasin 5 месяцев назад

    💚💭❤

  • @AsuumHossain
    @AsuumHossain 2 месяца назад

    2024❤❤❤❤

  • @rooblee
    @rooblee 15 лет назад +1

    peace&love allsomalia:)

  • @user-yj3im8ve4o
    @user-yj3im8ve4o 3 месяца назад

    Somaliland guul 2024/4/28💚🤍❤️

  • @wizlion3808
    @wizlion3808 Год назад

    09/10/2022 ❤

  • @ahmedsaidahmed5438
    @ahmedsaidahmed5438 2 года назад

    Coment 9 jan 2022
    Daawashadii 1aad may 2006
    Caawa waxaa heestan isoo xasuusiyey Guuri-Xildhibaan Caqdilqaadir indho indho, oo aan daawadey barnaamij live ah oo uu ka qabtey suxufi ilig.
    Blessed republic of somaliland.
    😢

  • @user-jo3qr8nl2b
    @user-jo3qr8nl2b 5 месяцев назад

    2024😢😢

  • @adecamalabo9792
    @adecamalabo9792 3 года назад

    Cawa ayan dhagaysanya anigo12sano jira igu dambaysay waynka dadkii layga aberay ❣️❣️❣️❣️❣️❣️👈

  • @SomaliViper
    @SomaliViper 16 лет назад +2

    jealousy is making them watch it

  • @talentfilmz7026
    @talentfilmz7026 3 месяца назад

    Hambalyo calanka qaranka soomaaliland ka naxoo nafda waa

  • @qooqane65
    @qooqane65 15 лет назад +3

    waar dadkan reer konfureedka ma talyaani baa dhalay in dha adagaa.
    dad iyo dal ka horeeya ayay sheeganayaan iyagoo ismaamuli kari la oo maatidii calankan ay sheeganayaan ku hoos laynaya,

  • @smartmustafemedia8511
    @smartmustafemedia8511 3 года назад +1

    DEC 2020 YAA IGA DANBEEYA?

  • @YASMINPHS
    @YASMINPHS 16 лет назад +1

    i do knw wat freedom means and i aint gonna expn coz i would of became a teacher if wanted to expln thngs and i'm enjoying the song. i have no prblms with somali anmy blood line is s-lander
    i have no idea of wat u just sd sry so just kp on enjoying da song and i'll do da same bt if haven't got anything nice to say thn dont say anything

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 4 года назад

    Heestan walee waay ku haabntey maantaa olaaax indhio yartii ba a Hargeisa calaan ku leh

  • @qooqane65
    @qooqane65 16 лет назад +2

    cajib oo xaliimokastuumo11 miyay wali nooshahay?
    viva somalilandgirl and yeelkeed

  • @amiirkaumada9957
    @amiirkaumada9957 3 года назад +2

    I was there that night It was 2006 london uk 🇬🇧
    I’m not somalilander thou waxaan meesha u tagay baashaal
    Waagay london shidneyd iga dheh
    Hada london reer miyabaa kasoo buuxsamay

  • @Bhax12
    @Bhax12 3 месяца назад +1

    S❤

    • @Bhax12
      @Bhax12 3 месяца назад +1

      Oh yes darling

    • @Bhax12
      @Bhax12 3 месяца назад

      100% promise!!!!!!!!

    • @Bhax12
      @Bhax12 3 месяца назад

      Don’t fucking piss me off

  • @MacquulAliyasin
    @MacquulAliyasin 5 месяцев назад

    Illhy ha no daayo dalkeyga
    Somaliland

  • @shugriahmed926
    @shugriahmed926 Год назад

    Dalkaygii ❤️❤️❤️

  • @udu4eva
    @udu4eva 14 лет назад

    Dabkii waakaa noo baxee. noo hanee

  • @worldwidedahabshiil
    @worldwidedahabshiil 12 лет назад +1

    DABKEEENII WAKAA BAXEE
    BIDH BIDHAYEE CAALAMKII
    BIDHAANTIISII ARKEEEEEEEE

  • @danabbcumar3137
    @danabbcumar3137 8 лет назад

    wooooooow
    viva somaliland oo miyay fahmayaanba gudhuudu

  • @madheedhle
    @madheedhle 15 лет назад

    VIVA Somaliland nation. will stay as nation forever thats 97% of peoples promise. We went to XAMAR 1960. uncoditionally united with the south . Look how much Somalilanders did admired and loved building a great nation for Somalis. Today we call that era as bluff, apathy, emptyness, failure of desire. who is responsible? isn't that those who bombarded Hargeisa, Burco with Somalia air power and artillary, and as result killed over 150,000 human beings! so back off unionists. That era has gone!

  • @khadarj3347
    @khadarj3347 11 лет назад +1

    Cajiib:
    Yaa gumaysan jiray oo ay xornimada ka qaateen.
    Waa gumaysi raac, u barooranaya gumaysigii gabdhaha ka guursan jiray.

    • @abdishakuur3380
      @abdishakuur3380 7 лет назад +1

      #Khadar J
      faqashtii

    • @maanoche9742
      @maanoche9742 5 лет назад

      Khadar J anaga lama gumaysan ee waa nala ilaalin jiray ee idinkaa wabiyada la idinkaga tallaabi jiraybaa

    • @jirfe
      @jirfe 5 лет назад

      You fucking faqash no more in aad 2 bada galabnimo bendoo nugu soo rogtaan somali halkii noo damqan jirtey oo aan 1960 ula midoowney koonfur sidi shantii soomaali weeyn loo helo siyaad bare ayaa gaagixiyey

  • @MrMusdapha
    @MrMusdapha 12 лет назад +1

    SNM

  • @cadaaawe
    @cadaaawe 16 лет назад

    It's really A BIG question?!!!! Wht are they celebrating? Exactly s unknown......!!!
    Will de blood rain comin soon in Somalia???

    • @jirfe
      @jirfe 5 лет назад

      What he did siyaad bare maybe you didn't born yet that time but you have to researche

  • @worldwidedahabshiil
    @worldwidedahabshiil 12 лет назад

    BAXSANE CALANKEENA IYO WARKEENII LA BAAHIYOOOOOO
    DABKEENII WAKAA BAXEEEEEEEE

  • @hisdaleass
    @hisdaleass 13 лет назад +1

    Isaaq or Die.... Nothing major !

  • @leilafan123
    @leilafan123 13 лет назад +3

    Viva Somaliland :) Haters, keep watching our videos, and pity our country :D it must annoy you for us to success :L Instead of hating us, become like us. It's time to act like humans, not like animals. Much love. SOMAAALIILAND

  • @qooqane65
    @qooqane65 17 лет назад +1

    abdul78699,waxaan kayaabayaa inaad kuwaalato kelmada somaliland,takale somaliland maanta ayay kaamilantay kolhaday qabsatay laaska saaxiib dadkaaga dhinac karaaaaaaaaaaaaaaac,
    alayle bagay isbarteen geesiyadii dhuloos iyo dhabayaco, gool somaliland cisi kunoolaw

    • @masuulsare8099
      @masuulsare8099 Год назад

      Masha allh 15 sano ka hor baad waxfahan sanayd inaad ficantahay ayaan rajanayaa legend hore

  • @cadaaawe
    @cadaaawe 16 лет назад

    YASMINPHS, U didn't eva answer ma Question? I asked Ya ' Wht R U Celebratin 4?' Dun tel me u got freedom coz u dun eva knw wht freedom s! so whn u knw Non-Muslim s in Somalia N u R keep lokin 4ward To b far frm ur blood dat s wht wonders me!! Am telling u dat U will c ONE DAY wE sTOOD uNITED!!!! yH I enjoyed dis song!!

  • @qooqane65
    @qooqane65 15 лет назад

    qaloocanhj,caday18 aniga igu haleeya anigaa nigiska/kastuumada madaxa ugu duubayee,haday ku qarwi waydo isaaq isaaq sheekhii kuma banaani,lol

  • @QaloocanHj
    @QaloocanHj 15 лет назад

    Cadey18, sida ii muuqata waxaad tahay quruxlay lakiin nin xoog leh oo geeljire ah ma u bahantahayna?.

  • @mohamedjama9504
    @mohamedjama9504 3 года назад

    Waxan daawanaya xilu uu fuaad cumar fanka ka fadhiiatay
    Nimco yaasina reerki ay ahyd ka digo rogatay

  • @qooqane65
    @qooqane65 16 лет назад

    inaabti salaan sare
    halkaa kaga hay habraha oo dhami waa kugu adiga.kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    viva somalilandgirl we love you
    bye

  • @qooqane65
    @qooqane65 16 лет назад

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk,xaliimo kastuuma waa ciyaalkii kacaanu meelaha kasoo helay ee latuuri jiray, anigaa warkeedii soo helay ,kkkkkkk,hadaba adigu idoor iyo darood midna matihide hays waalin isdeji kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @qamuunyo
    @qamuunyo 16 лет назад

    Xaasidka ka naxaya guusha somaliland bal yara fikir, let this be a lesson for you, I am sorry that you are still behind the curve, to build a nation your must be sincere and honest, but you are lacking those ingredients, therefore watch and learn instead of wasting valuable time on hating Somaliland.

  • @hayaanhalyey8964
    @hayaanhalyey8964 6 лет назад

    Xaraam iyo been .com

  • @qooqane65
    @qooqane65 16 лет назад

    kkkkkkkkkkkkkkkkk,waar shaw waxan faqashtu meelba magaadhsiisna!!!!!!KKKKKKKKKKKKKK fartaaba gaadhaysa,muraradilaacbay ku dhawdahay kastuumo11,makaftankiibaad run run mooday isdejidee madoqonbaad tahay, kaftanka golahana haynaga xumaynin,"waxalayidhi afkii wax caayaa ninleh uunbuu kuyaalaa"!!!!!

  • @SomaliViper
    @SomaliViper 16 лет назад

    i see all the xabashi abuse has final gone to your head. loooool

  • @nastradamous000
    @nastradamous000 16 лет назад

    xidigo hadad sgu kalsontahay why hide? Don't diss our issak queens i would take 1 over u anyday because they are 1 n'a million

  • @Dhegayste
    @Dhegayste 14 лет назад

    You dm shit ..don't have any prove.. Afsomali ku hadal hadaad wax cadayn ah hayso na keen ....
    waxaad ka sheekaynaysaa khuraafaad iyo wax aanay waxba ka jirin Idoor baa yuhuud ah iyo sheeko. waar aamus yaanay malaa igtu kaa cawdubilaysane..Dhulbahante iyo Isaaq waa dad walaalo ah oo is dhalay dhinackasta waad ka helaysaa ,ta kale Dhulbahante iyakaa dheha Abti ....Miyaad i ogtahay in aan dhulbahante ahay?

  • @Biid143
    @Biid143 14 лет назад

    no more somaliland is working