Childhood memories❤️ heees aan waligeed duugoobaynin. Sanadkii aqoonsiga 2024 inta soo booqatay is muujiya. Jamhuuriyada Somaliland Guul iyo gobonimo Allah ha idin barakeeyo dadkaygow❤️❤️❤️
@@hamz233 maxaa gariir ah ina adeer dee runtaa fiican hishiiskii xataa wuu burburay somaliland iyo ithopia mideeda kale hadii England 🇬🇧 aad ka heli laheedeen garab istaag wax bay ahaan laheed lkn iyadii ayaana tiri somaliland waxba ma iibin karto teeda kale wadan noqon maysaan amrka somalia la ,aanteed😭😂🇸🇴🇩🇯🔥
Soomaaliland guul guul Heestan waxa la qaaday 2009 kii Caawa waxa aan u dhagaysanayaa sida inay hada la so saaray 8/5/2023 sacaduna 10:18Pm hargiesa Wakhtigan dagalbaa ka jira laascanood ilahay ha ka qaboojiyo Somaliland my heart ❤❤❤❤❤❤
Somaliland farac xitaa ima galin hadana heestan markan maqlo si baan u farxaa oo jiririco ayaa iga kacda waa hees dareenkeda wadata alwayss happy 18 may shacabka qrxda badan io jamhuridyada barakeysan ee somaliland 💚🤍❤ from muqdisho somalia 🇸🇴🤍
Wlh waa idiin jeclahy dadkeygii somaliland heeskan jiririco baa iga kcdaa mrkan dhagesto love you long life idin rajeynaa walaladey , your brother from Xamar cadey ❤
Waa calan umad soomaaliyeed waligaa ha dhicin mar hadaanba magaca somaliyeed uu meesha ka maqnayn waxaan mesha uga jeedaa dad badan oon jeclahay aun sida kuluc , dararamle , maryan mursal , saynab cige heestaan calan kasta oo somali ah waa matali karyaa i am wiil abgaal mana necbi reer somaliland calan yahow ha dhicin ha dheeliyin waligaa dhisnoow we should came back again walaalaheen soo bar baara inta dhimatay aun
Walhi heestan waxan filaya inay so baxday 2009 ki ila imaka o ay tahy tarikhdu 2023 ki waxan dhagaysta heestan wayo waxay i tusinasa inan hanti leeyey walhi somalilan ilove you so mach😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤love
wll halkay aheed meshan ma somaliland lagu dhex qaday iso sheeg 😢all ilhyow anigo yar ayn maqalyah lkin ma aqno meshay waxso fanni iskugu yimadeen meshay aheed iyo calnka qurux badan ee u hesayn 😢
Reerkas reer sheekh isxaaq reer laga guursado oo gob ah weyaan gabdho qurqur badan Beey leeyihiin oo sharaf badan hdii nasiib ku ii ogolado inaan ka guursado aad baan u jchy.
Wxa lagu jira sanadki 2022 5 14 may and still watching the most favourite song and feeling ilove my country wlhi 😭😭🥺🥺jiroo joog somlind💚🤍❤🌍🌍🌍🌍🌍🌍🌍weliga ha dhicin
Maanta oo ay taariikhdu tahy 18 may 2024. Oo an joogo burco. Aan watana gaadhi basi ah waxa aan dhageysanaya heestan. Calanyow ha dhicin. Waxn dadkayga iyo dalkeyga u rajeynaya. Horumar balaadhan iyo in ay weligood jiraan oo joogaan. 💚🤍❤️
Allahu Akbar heestan oo aad ii cajabisay la isuguna yimid 13 sano ka hor magaaladan aanu joogno ee Lobdon, waxaan daawanayaa maanta oo ay Taariikhdu tahay 17/May/2023, Berina waa Damaashaad kale ilaahow nabada noo adkee yaa Allah si ubadkayagu u horay maraan waalidiintayaduna u nastaan. Viva Somaliland ❤❤
2022 BILAABMYA HAPPY NEW YEAR I LISTEN CÀLANYAHOW HA DHICIN XUSUUS BARIGAN YARAA DHGYSAN JIRAY WAANAN KU JAASI JIREY IMIGANA QIIMAHEEDA GRANAYA OO LA OOYAY 😢😢
2024 baan dhagaysanaya maalin isniin ah oo waqti badan kasoo wareegay 2009 dhamaan fanaaniintaa haasta qaadaya waa dad qiimo agteena kaleh ilaahay jannada ha nagu kulmiyo 😢 xasuus hadaad iga danbayso isoo xasuusi reply iisoo gala jiilka iga danbeeyoow
I just found my dad after 25 years … he lives in Somaliland… I can’t believe my mom wouldn’t tell us our qabil because she hates my tribe. It’s like she hates part of me… THIS BEAUTIFUL PART!
Alle sharafkii iyo quwaddii aad lahayd hasoo celiyo dhulkaygoow😢 Aad baan ku jeclahay laakiin tuug iyo cadow ayaa kuu tashaday oo ku kala jarjaray oo raba inay gaalo Ethiopian ah gacanta kuu galiyaan, Alle hakaa badbaadiyo inta dhuuni raaca ah iyo inta ku neceb ba😢❤
heestan waa hees qiimo badan leh waxaan xasuustay malinkii iigu horeysay waxaan ka maqlay waaxda iftin ee dagmda Ahmed dhagax waxayna ahayd 18mey waxayna ahayd 2009 hadana waxaan dhagaysanaya iyadoo 18 my wax yar ka hadhay 15:17 am taariikhduna 28/03/22 wakhti badan ka bacdi walina meel uma dhaafin ciidaydii wanan jeclay somliland Wana u God galayaa
Calankygiiii wlhi wxan ka jecLhay Ma jirto clankyga io somalilandba aydon xta ahen 18 may ayan hddana mrkasta dbagaystaa jacayl an u qawo Legends wawayn ayan halkan ka arka Frxiya Fiska , bacado, keep Up
Ii door Calanka Sidii Qof Bay Ula Hadleen Yaab Isaaqow Naga Daaya Soconweyday Goojacde Ayeey Ku Soo Afjarantay On the Record 25 Agust 2023 Waxbaa Balaha Iga yaacay
Hestan mrkan maqlo wan ilmeya runtii .wakhtigas ay so baxday markay tvga qaranka ee SLNTV ka so gasho ayy hoyaday ooyi jirtey Alle cimriga ha u siyadiye,fanaaniintana magacyadooda ii kala sheeg sheegi jirtey iyado ilmeynaysa Aniga oo ioma yar ah oon hees xata garanayn. 14 sano ka dib ayn dib u dhagaysanaya Alxmdllh 2023. Calanyahoow ha dhicin💚🤍❤
Calanyahow ha dhicin 🔴⚪🟢
From Galmudug 💙🤍🟢
Thanks jacayl ❤
mahadsanid walal ❤
Kkkkkkkkkkk
😊😊😊@@khadarali9655
Heestan anigoo yar baan maqli jiray runtii waa mid dareen gaara leh noolaada Deriska xalaasha ah from Puntland
Guul ahaada❤
Long life ❤❤
Childhood memories❤️ heees aan waligeed duugoobaynin. Sanadkii aqoonsiga 2024 inta soo booqatay is muujiya. Jamhuuriyada Somaliland Guul iyo gobonimo Allah ha idin barakeeyo dadkaygow❤️❤️❤️
I'm watching this in 2024.
Somalilanders all over the world LOVE their country SOMALILAND❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@@username5747aaway aqoonsiga iyo wadanka aad sheegayso walal waakan calankiina🇸🇴😂😂😂
Aaway aqoonsika😂😂😂😢
@@MARYAM-12105 qosol gariirku waa maxay? yaan lagaa dareemin adeer riyo maalmeed baad ku jirtaaye yaa ibnu AMISOM mise ATMIS baad ahayd😂
@@hamz233 maxaa gariir ah ina adeer dee runtaa fiican hishiiskii xataa wuu burburay somaliland iyo ithopia mideeda kale hadii England 🇬🇧 aad ka heli laheedeen garab istaag wax bay ahaan laheed lkn iyadii ayaana tiri somaliland waxba ma iibin karto teeda kale wadan noqon maysaan amrka somalia la ,aanteed😭😂🇸🇴🇩🇯🔥
Soomaaliland guul guul
Heestan waxa la qaaday 2009 kii
Caawa waxa aan u dhagaysanayaa sida inay hada la so saaray
8/5/2023 sacaduna 10:18Pm hargiesa
Wakhtigan dagalbaa ka jira laascanood ilahay ha ka qaboojiyo
Somaliland my heart ❤❤❤❤❤❤
Somaliland farac xitaa ima galin hadana heestan markan maqlo si baan u farxaa oo jiririco ayaa iga kacda waa hees dareenkeda wadata alwayss happy 18 may shacabka qrxda badan io jamhuridyada barakeysan ee somaliland 💚🤍❤ from muqdisho somalia 🇸🇴🤍
Huno sharfanid❤🙏❤️
Dadku uu is wada yahy anba somaliya farac kuma lihi hadana heesahooga qaarba dhiigu ikacaa
Muhimadu wa inad somali tahay calankana wakagii😊
Nasab Baad tahay Wll
Team 2024 😢
Heesaha lagu jecelyeybey ka mid tey duriyada inadeer❤
Me😊❤
@@XiisRahma ✋🏻
Me
@@nagiibofficial3174❤✋🏻
Calan yahow waligaa ha dhicin 💚🏳❤ kampala 🇺🇬 7, Dec,23
Waa salaamayaa saaxibada heestaan xasuusta ku reebtay ee soo raadiyey kadib markii ay arkeen Ikraan Caraale iyo Fiska oo dib xasuustay! 18 May 2024. Somaliland guul baan idin rejeeynayaa waana idin jecelnahay Wllayaal From Mogadishu❤️😭
Uma dhageysanayo in aan jeceley 18 may lkn waxaan xusayaa uun caruurnimadii 😂
We are Somalilanders and we love May18th!!!!!💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️🏴🏴🏴🏴🏴🏴@@shariifmedia3307
@@shariifmedia3307oo miyad necebtay 18 may
Hambalyan reer soomaliland idin leeyahay reer awoowgay from puntland 🇸🇱
Calnka siralyon dhulka dhig ee kaga ku fan wax yaho wada buka. 🇸🇴❤️
Ok mhd znid anisa botan
Thank you
Shugrn awoowe mhdsnd
@@Somal_26 wad xanusnysa nio orod
Ilove somaliland from puntland 🇸🇱👑🥰
Dariska xalaasha❤
I just found my dad after 25 years. He is living in Somaliland. Are you there?
@BowDownToTheQueenx Hi sis how are you
I am not there but I am Somali and i can help you to get your dad
Alow citiraafka soomaliland itus ❤❤❤ from awdal borama
Heestan waa iska jeclahay from puntland
Hayska jeclaane micna u jeclaw
Qadaadweyn Foqol Qadaadweyn
Wlh waa idiin jeclahy dadkeygii somaliland heeskan jiririco baa iga kcdaa mrkan dhagesto love you long life idin rajeynaa walaladey , your brother from Xamar cadey ❤
still my fv song 2024 😢 dhulkygi Somaliland ❤❤❤
Same ❤
Childhood memories ❤️ sharaf iyo gobonimo ku noolow wllo Allah ha inoo barakeeyo Dalkeena Jamhuuriyada Somaliland
👍🥰🥰
Habeenkas Wan Dawanayay Waxan Filaya Inay Ahayd 2009 Anigoo Yar Cawa oo Ay Bishu Tahy 20/03/2022 Habeen Isniin So Galayso 2:08 Daqiiqo 13 Sanno Kadib Waxan U Dhagaysanaya Somaliland Jacayl Iyadoo Aanay 18 May Ahyn Ilahy Ha Inoo Barakeeyo Wadankeena Nabadana Ha Inoo Siyaadiyo Cid Kasta Oo Xumaan Inala Doontana Ilahy Ha Inaga Qabto ❤️❤️
Aamiin wllo anba caawa waxaa u dhagaysanayaa somaliland jacayl markastaba cadowka somaliland hoose guul somaliland wadangaygiiyoow💚🤍❤️
Dflhfavhkkksqavuk
Aamiin Aamiin wll
amiin wll
Caawa kawaran sidee dareemosaa
Waa calan umad soomaaliyeed waligaa ha dhicin mar hadaanba magaca somaliyeed uu meesha ka maqnayn waxaan mesha uga jeedaa dad badan oon jeclahay aun sida kuluc , dararamle , maryan mursal , saynab cige heestaan calan kasta oo somali ah waa matali karyaa i am wiil abgaal mana necbi reer somaliland calan yahow ha dhicin ha dheeliyin waligaa dhisnoow we should came back again walaalaheen soo bar baara inta dhimatay aun
Walhi heestan waxan filaya inay so baxday 2009 ki ila imaka o ay tahy tarikhdu 2023 ki waxan dhagaysta heestan wayo waxay i tusinasa inan hanti leeyey walhi somalilan ilove you so mach😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤love
Dad bynu nahy dal iyo dad ba leh ilhy ha ino barakeyo wxn dhegysanyaa ana 30/3/2023😢
Wan joogay habeenka walihi habeen ka wanagsan ma jirin
تحية لاخوننا شعب الصومال من اليمن 🇾🇪 اخوكم يمني الاصل صومالي القلب ❤
Thnks my pro my alh protect to all our prothers of yemen
Soomalilnad Gayiga fanka io fanaanka hoyga abwaanada io hawraarta hoyga xornimada io nabada hamblyo cidiina18may from jig jiga❤
Maanta ay taarikhudu tahay is isniin 2/4 habeenka waan xasuusta waxay ahayd 2009 waan joogay hadda jacayl aan uqabo dalkayga iyo calankayga Ayaan heestan udhagaysa noolow somaliland jiro joog Wllo love isaar Haddad somalind jeceshahay🥰🥰♥️
Somalilander dhaba wankuslmy 💚🤍❤️✊🏽
wll halkay aheed meshan ma somaliland lagu dhex qaday iso sheeg 😢all ilhyow anigo yar ayn maqalyah lkin ma aqno meshay waxso fanni iskugu yimadeen meshay aheed iyo calnka qurux badan ee u hesayn 😢
@@DekaMuse-g2yhaa wll soomaliland ahayd waliba Hargeisa Meeshu waa tiyaatarka weeye inader wakhtibay ahayd we love ❤ somaliland❤❤
Heestan markaan dhagaysanayo jidhidhico iga kacda wlh. Jecliyaa Abtiyaashay. Dhiigo biyo maha. Guulaysta abtiyaaal idinka iyo inta aad wada dagtaan. Somaliland guuul. ❤❤❤❤❤
Ibnu xalal ibnu xalal dhalay abtiyasha wa indhaha somali abti gulayso
@@AbwanMagalo abti Laba cali kuwada hadli mayso inaad tihiiin xadaarada soomaalida. Happy 18 May baaan ku leeyahay adiga iyo dhamaaan Landers'ka.
Bal hees noocaasa ha sameystaan qadaadweyntu 😅😅
Adeer fanku reer sheekh isaxaq ayaa leh samystana. 😊😊
Horta anaba danbile ahba mxan ka sheegi wax iska cad 😂
😂😂
Hambalyo somaaliland nin kastoo iska hadla waxba nagama galin anagu cidna xaasid kuma nihin adeer ninkii na xaasida waxba naga qaadimaayo guuul guul qaranka somaaliland
Heestan anoo yar ayaan qaadi jirayy😢caliyoow ha dicin ayaan dhiHHi jirayy❤ xasuus qayliyaa
Happy 18 maY somaliland
Ax sxb imikana inagoo dad waweyn ah alle dalka haynoo daayo wax kasta wu inaga mudan yahay
Yaa war wanu jooganay yar lahayane 😂😂😂
Somaliland !!!! Stand up! May Allah swt bless and keep us safe ameen
Geesi dhiidhiyaa
Dhiigiisii qabtaa
Waa laguu dhintee
Calanyahoow Weligaa ha dhicin 😢💚🗯❤
Reerkas reer sheekh isxaaq reer laga guursado oo gob ah weyaan gabdho qurqur badan Beey leeyihiin oo sharaf badan hdii nasiib ku ii ogolado inaan ka guursado aad baan u jchy.
alle haku sharfo wl sida aad no jecshy ale haku jecldo 🙏🏿🫶🥹
@@DekaMuse-g2y aamiin wll adaa mudan
Wxa lagu jira sanadki 2022 5 14 may and still watching the most favourite song and feeling ilove my country wlhi 😭😭🥺🥺jiroo joog somlind💚🤍❤🌍🌍🌍🌍🌍🌍🌍weliga ha dhicin
17 may ayaan daawanyy waliba subaxaas waxan ugu talo galay in aanu safka kajeedino😢maadaamo 18 may khamiis noqotay ❤hadheelin oo hadhicin🥺🥺🖤
Maanta oo ay taariikhdu tahy 18 may 2024. Oo an joogo burco. Aan watana gaadhi basi ah waxa aan dhageysanaya heestan. Calanyow ha dhicin. Waxn dadkayga iyo dalkeyga u rajeynaya. Horumar balaadhan iyo in ay weligood jiraan oo joogaan. 💚🤍❤️
Dhaayihiyo Naftaa
Kgu dhololayoo maankaad dhaydaa
Calanyahoow weligaa ha dhicin😥💚🗯❤waqaa dhisnoow❤❤
Farhiyo fiska iyo ikran araale gabdho yar yar ayey ahaayeen
Haaa aad
My country wllhi waa la ilmeyey calanyahaw hadhicin apidka😭🤲🤲🤲🤲💚⚪❤️💚⚪❤️😘💋
Somali wayn baa ka macaan ❤
@@yusuf123somali orodo doonade somali wayntad ka shekaynayso 🙄
@@Alizia396 Lascanood aya kamaqaan, Borama iyo Cerigabo xita walaga goyn kara. Calan isaaq anytime aya dicikara
After 14 years ban dawanaya 2024 ilaahow calankayaga iyo dhuljayagaba no barake oo noo dhowr😢❤
Heestani waxay ka mid tahay heesaha aan laso kacaamay markasto aan maqlana imaanka Somalilander nimadu 100/300 bu inoqda ربي اجعل هذا البلد آمنا ❤🤍💚
I love this song, waaban ku qiiroodaa !
•Dhamac iyo dab baan kuu dhexqaadayoo dhubada u dhigee calanyaw calanyaw waligaa ha dhicin
•Dhaayihiyo naftaa kugu dhalanayoo maankaad dhaydaa calanyaw calanyaw waligaa hadhicin.
•Geesi dhiidhiyaa dhiigiisii qabtaa walaguu dhintee calanyaw calanyaw waligaa hadhicin
•Ceedan dhaarsan baa dhunin iyo awood kugu dhawrayoo calanyaw calanyaw waligaa hadhicin
Aamiin
Allahu Akbar heestan oo aad ii cajabisay la isuguna yimid 13 sano ka hor magaaladan aanu joogno ee Lobdon, waxaan daawanayaa maanta oo ay Taariikhdu tahay 17/May/2023, Berina waa Damaashaad kale ilaahow nabada noo adkee yaa Allah si ubadkayagu u horay maraan waalidiintayaduna u nastaan.
Viva Somaliland ❤❤
14 kadiib baan dawanayaa we love reer ayeeydey❤❤❤❤❤❤❤❤
2022 BILAABMYA HAPPY NEW YEAR I LISTEN CÀLANYAHOW HA DHICIN XUSUUS BARIGAN YARAA DHGYSAN JIRAY WAANAN KU JAASI JIREY IMIGANA QIIMAHEEDA GRANAYA OO LA OOYAY 😢😢
Viva somaliland from rahweyn❤
Mahadsanid wallo❤
Wlhi 15'April 2023 ayaan heestan dhegaystay waana aan ooyey
Dhulkayga wax ku khiyaaso ma aqaano
2024 baan dhagaysanaya maalin isniin ah oo waqti badan kasoo wareegay 2009 dhamaan fanaaniintaa haasta qaadaya waa dad qiimo agteena kaleh ilaahay jannada ha nagu kulmiyo 😢 xasuus hadaad iga danbayso isoo xasuusi reply iisoo gala jiilka iga danbeeyoow
2024 Yaaa Ila Dhagysanya
Happy 18 May Dadkeygi ❤️🔥✊🏻
hmblyo 18 reer Somaliland from puntlnd ❤❤
Calanyaw waligaaa ha dhicin somaliland guuul meel 😢❤❤🤲
I just found my dad after 25 years … he lives in Somaliland… I can’t believe my mom wouldn’t tell us our qabil because she hates my tribe. It’s like she hates part of me… THIS BEAUTIFUL PART!
Wll waxaan xiisaynayaa dhagaysiga qisadaada xageen kaala so xiriiraa
Are you really serious dear ?
It is very sad , welcome if you are from ISAAQ empire, you are very lucky
@@Hustlerman99 yes I am serious. I got into contact with my dad too and plan to visit Hergeysia next summer 🤩
Somaliland is reality no body can change like it or not !! God bless Republic of Somaliland
Pp
Buyu baaq bkkl. Daazho bnjioo bacaaac
Dhulbahante just did done that 🤣
Calayow hadhicin ❤
Laakiin maxaa cawrooyinka aan asdurnayn iyo ragan isku dhexqasay lafteeda waa xaaraan keenikarta cadho illaahay
😊😊😊
Team 2025 😢😢alw nodhowr
Alle sharafkii iyo quwaddii aad lahayd hasoo celiyo dhulkaygoow😢
Aad baan ku jeclahay laakiin tuug iyo cadow ayaa kuu tashaday oo ku kala jarjaray oo raba inay gaalo Ethiopian ah gacanta kuu galiyaan, Alle hakaa badbaadiyo inta dhuuni raaca ah iyo inta ku neceb ba😢❤
Aamin😢
heestan waa hees qiimo badan leh waxaan xasuustay malinkii iigu horeysay waxaan ka maqlay waaxda iftin ee dagmda Ahmed dhagax waxayna ahayd 18mey waxayna ahayd 2009 hadana waxaan dhagaysanaya iyadoo 18 my wax yar ka hadhay 15:17 am taariikhduna 28/03/22 wakhti badan ka bacdi walina meel uma dhaafin ciidaydii wanan jeclay somliland Wana u God galayaa
From soool somaliland yaa ka dawanayo xiligan 2022 lam somalilander mrkn qabiil ka tago sool ishacaynabo hotel
Allow nabada no siyadi anigo yr ayan heesta maqli jirayn mnta so boqday 2024❤
Maryan mursal
Walee iney ciyartay
Ayeyo caafimad
Tama yan ku rajeynaa 🤲🤲
Ciyarta ayaa iga gadan2
Maxamed Axmed kuluc Alle hakuu naxariisto
Waxaan hubaa in aad heesta calanka 🇮🇷 Dib u so booqan doonto 🤗 Hada iga danbayso Like Dhac ku sii 👍😁
Halkaa waxaa iiga muuqda laba fanaan oon aad ujecelahay waana labeentii fanaaniinta labadaba alle haw naxariisto MAXAMED AXMED KULUC IYO ACMED CALI HARUUN DARARAMLE AHUN
Axmed cali haruun dararmle wuu noolayahay wlal waxa dhintau maxamed axmed kuluc alle ha u naxariiste
Viva Republic of Somaliland
forever Insha Allah
Guuuul somaliland. Heestan waaxay kicisaa shucuurtayada ❤ 18/ may / 2024
😓😭wlhi WA ilmeyneysa hada Qalbiga Ka dhageysato
heestii qiirada😢😢😢😢😢 somaliland nolow waligaa ha dhicin
Sahra halgan baan halkaa ka arkaa
Mujahidadii waata calanka kuwada labisan ee heesta qaybteedu ugu dambayso .. calan yahaw ha dhicin... 2021 baan dhagaysanayaa anoo yar baan heestan jeclaa
Waa hees aan waligeed duugoobayn ❤calanyaw hadhicin hadhicin ha dheeliyin waligaa dhisnaw💚🤍❤️
heestan anoo yar dhegaysan jiray caawa 14sanno ka dib ayaan dib usoo raadiyey jacayl aan u qabo calankayga💚🤍❤️🥺😢
Woow cesh cala hees ❤from muqdisho inkasto hestan mar hore la qaday hadana aniga cawa ayey iso garty inabane cadi maha
Still watching my favorite song 💛🩵❤️
my country somaliland
Same from xamar ❤😢
Aniga mogen wio 😊😅😮😢🎉😂❤ wathelyaay can
That song 🎵 😍 was sparkling ✨ 😍 💛 nice I'm from somaliland aswell so talk somali girl ur I am not sure how much she will want
Mine is Somalia
A very interesting and inspiring song. I do admire it
Somaliland guul 2024 Ramadanta dhagaysanaya kama xiiso dhaco heestan ❤
Hanoolato
6-5 -2024 habeen isniin ah saacadu waa 6:23 Ayaan dhagaysanaya hestan 18 may wxa Ka hadhay 12 cisho farxad Ku nolada dadkaygii mel wlpa o aad jogtaan from Gabiley ❤❤
Happy 18May from Sanaag-Somaliland 🇮🇳
Mar haday somalidiii is wada cubayso ninkasta meeshiisa ha,utashaDO
ana aaan amxaaro iskaga hoosjiro
Hmplyo Hmplyo reer somaliland
Mahamad shaafi diyo From dhagbuur somali galpeed ❤❤❤❤
24/4/2024
Very nostalgic ! , one day we will be a recognized country inshallah my people .....
18 may waxa ka hadhay wax yar alle hayna gaadhsiyo❤
AMEEN wll
Calankygiiii wlhi wxan ka jecLhay Ma jirto clankyga io somalilandba aydon xta ahen 18 may ayan hddana mrkasta dbagaystaa jacayl an u qawo
Legends wawayn ayan halkan ka arka Frxiya Fiska , bacado, keep Up
After 13 years ago
I listen somaliland guuul💚🤍❤
Halkaa wxa iga muuqata farxiya fiskoo yar eesh calaa😅
Wlhy markii heestasi soo baxday ciyaal ahaa Waxan u aqaanay inay leeyihiin caliyow ha dhicin xasuus caruurnimo 😢😢
Kkkkkkkkk caliyow ha dhicin
02 05 2023 waqtiga heestan laso galiyey waxa kaso waregtay tiraba 13 gu' intaas oo waqtiyana waxaanu ilaahey ka rajaynayey inuu nabada noo siyaadiyo imikana sidoo oo kale alle nabada ha inoo siyaadiyo 😊
Who is watching 2024 may 😮😢
Me😢
Also me😢
Me😢
Me too. Wish I was home to celebrate with our people
I am ♥️♥️♥️🌹😢😢😢😢
JIDHIDHICO WADANINIMO AYAAN DAREMAYA 13 SANO KAHOR AYAAN TV GA QARANKA KA DAWAN JIRAY SOMALILAND IYO CALANKAAS BAYNU SOMALIDA KALE DHEERNAHAY ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Abwaan sangub kolay geeri kuguma maqal cimriga alle hakuu dheeriyo from puntland 🇸🇱
Sangub maaha ee waa mohamed ahmed kuluc alle ha u naxariiste labadoodabee waa isku eegaayeen
2024 ❤happy 18 dadkeygih
Wlhia kma kaftamo dadkygah iyo clankaygabah 🥹🥰🫶🏻😩
May 01 2024 happy 18 may all somalilanders
21/08/2024 5:51P.M
Allaw barakee😊
2024😢
2009 ayaan xaafad jaarkaa ka daawanjirnay markaasa lay odhanjiray bax nayaa waaxay heestu
Abwaan cali seenyo markan wuu hagar baday ❤❤❤❤
Yaa daawana 2024 biish may 💚🤍❤️
Ii door Calanka Sidii Qof Bay Ula Hadleen Yaab Isaaqow Naga Daaya Soconweyday Goojacde Ayeey Ku Soo Afjarantay On the Record 25 Agust 2023 Waxbaa Balaha Iga yaacay
Yaa hada dawanaya 2023😊
Aniga☝🫀❤
Calanyahow ha dhicin hadheliyin waliga sare calankayga barakaysanow ❤❤❤ happy eighteen may dadkaygow ❤
I never get tired of listening to this song. #4everSL
Caawa waxa la wada sugayaa insha allah iney beri subax dhacdo doorashadii madaxweynenimo insha allah waxaan taageersanahay isbedeldoonka iyo musharax madaxweyne abdiraxmaan maxamed abdilaahi cirro waxa ugu weyn ee aan heestan u daawanaaayo ayaa ah inaan wadankeyga jecelahay rabana insha allah inuu alle nabadaas noo sii siyaadiyo somali inteed walalyaal aaminta noo soo raaciya😢🤲
Hestan mrkan maqlo wan ilmeya runtii .wakhtigas ay so baxday markay tvga qaranka ee SLNTV ka so gasho ayy hoyaday ooyi jirtey Alle cimriga ha u siyadiye,fanaaniintana magacyadooda ii kala sheeg sheegi jirtey iyado ilmeynaysa Aniga oo ioma yar ah oon hees xata garanayn. 14 sano ka dib ayn dib u dhagaysanaya Alxmdllh 2023.
Calanyahoow ha dhicin💚🤍❤
Allh haw naxariisto
Dhamac iyo dabaan kuu dhexqaadayo wajiga udhige
calanyaow hadhicin
Waliga hadhicin❤
I love Somaliland wlhi
Mahad baladhan from awladul casima hargeisa
@@abdishakurfaisal3985 hx resend ex f see ex lol
Ck3j loo do😮😮 zzzxxwdßxlx
Xx see😮 see why dear😅 waa w ew Zasà❤wcm the kf do
Happy 18 may Somaliland 2021 💪
2024 fanaanti wakhtiga weli qaarba sidoodi ah msha lh Age is. A number kk
Cabikarim raas uu ooyey😭😭😭
My flag
Wlhi heesan markaan dhagaysto waxaan ogaad inana hanti haysto alle hawdin dhawro reer Somaliland 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Alxmdulilah Alihii iga beeray isaq ayaaa mahadaa lEh naftEyda wan ka jEclahy dalkeyga io calankEygaba 💚🤍❤️
13sano kadib ayan dhageysanaya heestan yaranteydii ayan dhageysan jirey wlhi somaliland maftanu uhureyna yar iyo weyn ba mshalah ❤🤍💚
Excellent ❤
God bless somalind for ever
Happy 18 my dadkaygiyoow🎉❤ dabaal dag wacan bari insha allah
❤2024 Old is Gold Guul Dalkayga Somaliland